Nasiib waxan u yeeshay noloshayda 16sano inan la noolaado Aabahay waliba nolol farxad murug adayg iyo fudayd ba leh Aabahay wan u xiisay inta qof bini aadama loo xiiso wlhi wan tabayaa garabkiisii albaabkii maalintaa igu furmayna wali wuu banaan yahay waanu banaanaan doonaa😢 Aabooy illaahay jannada ha inagu kulmiyo intaan kaa dambeeyo wan kuu soo ducaynayaa 🥺💔😭🤲🤲🤲🤲
Aaabe Mcn majiro qof ka muhimsan dunidan said kugu xisay aabe mcn waligey mku ilawi doni ilhow janatul firdowz ku casum walidkeyga dhamantod 😭❤️😭
Aamin yaarabi😊
Aamiin 😭
Ilaahow kuu naxariso abo macan
Aabahay macaan naxariista waasaca ah allah siiyo 5 bari buu sii assan'yahay allow janada naagu kulmi yaa rabi😢🤲🏻
Amiiin aamiin dhamateeen intiii muslimiina
Amin amin
Amin😢
Ilahay haunaxariisto 😭
Bbvcbbbbccb@@abdirahmanmohamedadamow9239
Mnsha Allah sheikh danbigaada io kan waalidkaadaba Allah hadhaafO waalidkeenana illaahey ha u danbi dhaafo❤
Alloow labadeyda waalid janada gali oo u waasaci wllh waan arkay xanuunka ay leedahay waalid la aanta ilaahoow u naxariiso 🤲😭😭😭
ILLAHAY walidiinteyna JANATUL FARDOWZO HA KU CASUMO AMEEN YA ALLAH
Ilahy ha kuu naxariisto Aabe mcn ilahy janatul fardawsa hakaa waraabiyo qabrigana hakuu wasiciyo wan kuu xiisay Aabe mcn❤️
Indhahaygu may qaabanin dhawaqisana ma maqlin😢😢 runti nasiib uma yeelan inaan Aabahay dunida ku arko Aabe Allah jantul fardawsa ha inoogu kulmiyo 🤲🤲🤲🤲
😢😢😢😢 Waalidka Baari u Ahaado Waliba ugasii Baari Ahaada Markay Xanuunsan yihiin iyo markay Gaboobaan😢
Allah unaxaristo abaheyga runti abbe la anta xanunkeda qof abbe hesan aya daremi karo allow qalbiga noqaboji 😥😥
allow waalidkeen noo xafid allow unaxariiso waalidkeen yaa rabi oo janadada ku casuum ❤❤
Sheikh, illahay ha ku xafido, AMEEN YA ALLAH
Masha Allah
aloow abe laan hanagadhigiin iyo hooyo laan wa abare aloow noaadgy
Illahay aabayhay iyo hooyadayba janada ha nugu kulmiyo aaamiin yaaa rabi
Aabaha wanaagsan Waa hadyad Ilaahayaw aabahay u naxariiso😭😭😭💔
Aabe ilahy naxariisti jano kuu waydiinaya😢🤲
Aduun io aqiro ha unaxariisto Aabo Io hooyo mcnto😪😰😰😰🤲🤲🤲🤲
Allahayow Aabe La,aan Ha idhigin Aabe mcne Cimri dheer io Caafimad bdn Allah haikaa siiyo 😥🤲🏻
aamiin😊😊❤❤
Amin amin
Allaw u gargaar walidkee geridooda ka hor towbad nasuux ku arsuq❤😊
Aabe ilaahay cimri dheer haku siiyo
Nasiib waxan u yeeshay noloshayda 16sano inan la noolaado Aabahay waliba nolol farxad murug adayg iyo fudayd ba leh Aabahay wan u xiisay inta qof bini aadama loo xiiso wlhi wan tabayaa garabkiisii albaabkii maalintaa igu furmayna wali wuu banaan yahay waanu banaanaan doonaa😢 Aabooy illaahay jannada ha inagu kulmiyo intaan kaa dambeeyo wan kuu soo ducaynayaa 🥺💔😭🤲🤲🤲🤲
Ilahayow u naxariiso Aabahy
Allow abahey unaxariso❤❤❤❤ macn Allow janadha nakulmi
Aabahy qali alle hasiiyo farxada iyo hooyomcn❤❤❤
Ilaahayow aabahay mcn unaxariisto oo janata fardawsa gee 😭😭❤️❤️🩹allow hooyaday mcn iidaa aduun io aakhiraba❤️❤️
Illaahayoow waalidiintayo u naxariiso
Qabriga u waasici, janna fardoowsa ka
Ku israaq😭😭😭😭👐👐👐👐👐👐 yaa rabi
Amiin yarapi 🤲
Illaahayoow waalidiinteyda unaxriiso aduunka iyo aaqirada yaarabi🤲🤲🤲😢😢😢
Aabe allah kunaxaristo 😢😢😢
رب اغفر لأبي مغفرة من عندك وارحمه كم رباني صغيرا واسكنه الفردوس الأعلى يارب ❤
واجمعني به في الفردوس الأعلى يارب العالمين 🤲
Ilaahow aabahay cimri dheer iyo caafimaad sii
Allaha aabehey unaxariisto
sheekh allah ha ku xafido aamin amiin 🙏
Aabo mcn cimri dheer iyo cibaado suuban
Haa walaahi ilaahay ha noodaayo❤❤❤
Nacama Abe mcn Allaha ku naxariisto 😢
Alow aabo mcn ii caafi😭🤲 iina xafid aakhiro iyo aduunba
Amiin
😢 naxaristan abe siiyo😢rabiyaw ubadkayga igasii😢😢😢😢
Illahy ha noo daayo hooyo iyo aabo nimcooyinka aynoo hayan ma soo koobi alxamdulilah 🥰😢💯🙏
الحقيقة كدا يا ايهناس
Alle aabahy io hooyady ha iidaayo 😢😢😢😢😢
May Allah bless us all❤
manshalah sheikh mohamed xalike alle haku barakeeyo
Aabo allé ha Ku naxaristo
Allahayow abehey unaxaristo ilahayow udambi daf 😢😢
Ilahow kunaxriso abo mcn..... ma middle door of paradise get closed 💔 since u left us .... ya Allah have mercy upon ma daddy......
Ilaahow aabahey unaxriis 😢😢😢😢😢😢😢
Ilaaheye u naxariiso aabe mcn ilaaheye unaxariisato hooyo mcn aamiin aamiin aamiin yaaarabi
Allow aaabahey cimri dheer iyo cafimaad iiisiii kheyr qaba iyo hooyo mcn
الهم ارحم ابي كما رأبيا ني صغيرا
Xanuunka ay leedahy qofka isagoo yar Allihii abuuray ka jeclaady .......Allow kuu naxariiso
Aabo mcn allah caafiyo
ilahey igama qado wlhi waxan amin sanahay aabahey haduh igafogafo waxn amin sanhy inan nolan karin 😭🤲
Ilaahoyow aabahay u naxriiso
اللهم ارحم أبي 🤲🏾
Ilahey ha unaxaristo abehey
Aabe iyo hooyo alle haunaxariisto
الله يرحمك يا بأبي اللهم ارحمه امي وابوي
Ilahey aabahey unaxariiso
Alle haku xafido aabo aakhirana haku naxariisto❤️
Aabahay aad baan u jeclahay
Mashaa alllhu
Scw ❤
Allhadulla🎉chanadi❤alahgeyochanadi🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
So emotional😭😭😭😭😭
ILLAHOW Xaqa nawafaji,AMEEN YA ALLAH
Nimco khadar
Ala sheekhu sharax wanaagsan jasaa ala khayr
حفطك الله يا أبي
Amin
Allow unaxariiso abaheymcn amiinamiin yarabe 🤲😭😭
Allow unaxriiso hooyo iyo aabe aduunyo iyo aakhiro ba
Masha allaah
Illaahow aabahay unaxariiso janada fardowsa allaha isku kaaya tuso anoo sadex jira buu dhintay alla yaa raxmu
Allahay Ha kuu naxariisto Aaboo mcn
Allahow abahey unahariso aqiro iyo adun baa
Jasaa kalah kheyr
Ilhy cimriga kuu dheere iyo cafimadkaba Aabe mcn
الهم ارحم ابي كما ربباني صقيرا
Ilaahay aabahay mcn unaxariisto
allow aabahay u naxariiso😭
ILLAHEYOW ABAHAY MACAN UNAXRIS RABBIYO RABBI KHAFUURU RAHIIM JANTUL FIRDOWS GEE
Aabe mcn allow ku naxariiso yarbi aabe mcn ka samri lahey nolosheyda 27/5/2023 malinta ku waye aabo😢😢😢
Abo ilahay haku zharvo aduun io aakhiro❤
Allh unaxariisto ape mcne 😭😭😭😭😭😭😭
Ilahow unaxariso abayasha all
Aabe alle ha ku naxariisto 30 cisho ayuuu mootanyahay alle janada ha ku geeyo
Mashaa allaah tabaaraka laah
Ilaaahyow aabe mcn janatul fardoosa kii
اللهم ارحم ابي
😢😢😢😢😢❤❤❤❤
Aaamiin aamiin aamin aamin aamiin
Alle ha u naxariisto aabe mcn jannada ha inagu kulmiyo
Allah akbar aniga hoyo mcn ma heysto alow walidken u naxariiso
الله يرحمك ابي كما ربياني صغيرا
❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤ 14:05
14:09
❤-4-@@MaxamadFanaxmaxamad
@@CaashoNuurcali-l3yll
ءامين يارب العالمين
Ilaahayoow ku naxariiso aabo, uuna naxariiso dhamaan aabayasheen
AbOoo❤
Ilaahoow waalidkeen u naxariiso
😭😭Emotional
Mashaallaah
اللهم ارحمه ابي وامي
Waxaan leyahay aabo fcn waxaan rajeynayaa ana in aan noqdo ubat fican aamiin
Noloshu adakaa Aabe la'aan😭💔
Ilahow waalidka noo dhaaf❤❤
Aabahy allah unxrsto 3sanokahor ayu dhintay😢😢😢😢
Allow u naxariiso wall qaali
So Emotional
Ilaahay haunaxariisto aabo janotul fardowso ilahay hageeyo