"Habaryoonis Ayaa Tumata Durbaanka Garxajisnimada Ciidagale Ma Tunto"Gudoo Faysal Cali Waraabe .

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 34

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 2 หลายเดือนก่อน +2

    Neef cml wllee waa xoolo ka waran subeer awal iyo habarjeclo neefow faaruqow?

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa nacas feysal caano macaan cadowgiisu siiyo

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 2 หลายเดือนก่อน +2

    dadka garxajis nin kaan waad taqaanaan haku mash quulinina

  • @adiljakatooreahmed3396
    @adiljakatooreahmed3396 2 หลายเดือนก่อน +2

    nacas

  • @Somfox1
    @Somfox1 2 หลายเดือนก่อน +3

    Faysal oo Somalinimo ka hadlaya kkkkk

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah feysal umada halo shaqeyo yaan laga shaqeysan

  • @faaraxxasan9610
    @faaraxxasan9610 2 หลายเดือนก่อน

    Oday beri seefi latagtay yaan lgu mashquuli.

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 2 หลายเดือนก่อน +1

    feysal nina maaha raga garxajis na in ladoorto dani uguma jirto

  • @SanaagSomaliland
    @SanaagSomaliland 2 หลายเดือนก่อน +3

    Faysalow inta aad isleeday Heego cod ka raadso, yaan suurta la afuufin. Heego walaahi aanay cod kuu hayn. Waar tolka dhinac ka raac.

    • @salmaomar-m1v
      @salmaomar-m1v 2 หลายเดือนก่อน

      Kkkkkkkkkkk war maxaad la heahay

  • @aminaomer6330
    @aminaomer6330 2 หลายเดือนก่อน

    Wakhtiga hayska lumin

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaan 2 หลายเดือนก่อน

    Geesi geesi dhalay

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 หลายเดือนก่อน

      Kani waa habar awale maha garxaajis

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p 2 หลายเดือนก่อน

    Garxajis malxiis cod ku lumin maayo

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 2 หลายเดือนก่อน +1

    hal waa run garxajis qofna dooran maayo oo maryo alool waa isku raacsan yihiin laakiin ciida gale habaryoonis maxey uga baahan tell hey idinka un baa magacan dadka leydin kaga dhicin jirey

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 หลายเดือนก่อน

      Garxaajis waa mid

  • @faaraxxasan9610
    @faaraxxasan9610 2 หลายเดือนก่อน

    Millais siyaasaded oo aan xor ahayn reerku way ku ogyihiin shaqada aad hayso hadlkaagu waa dhuusa mabaaqato mana upto opa

  • @mohamedgaiyte2808
    @mohamedgaiyte2808 2 หลายเดือนก่อน

    Jubkii goojacade iyo ictraafkii ethiopia oo la waayay ayaa sababay in maanta faysal somalinimo ka hadlo... markii hore waxuu odhan jiray amxaarka iixiga

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 2 หลายเดือนก่อน

    waar viida galo xisbigaan nin raga udhiiba qofkaana gawaadka ahna kabadala xisbiga

  • @YaasinAxmed-i9g
    @YaasinAxmed-i9g 2 หลายเดือนก่อน

    Jawaabwaxakuufilan inaad 3 jeerdhacday

  • @salmaomar-m1v
    @salmaomar-m1v 2 หลายเดือนก่อน

    AMA ina ilay xabsiga ugu tag ama ina gaase daarood waxaad tahay wuu ogyahay. Magacaa Garxajis ayayba kaaga xishoone fadhigay kaaga kici lahaayeen

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 2 หลายเดือนก่อน

    waagii horana faqashta buu hablaha ugeyn jirey hadana waa gawaad habar awal musow kab kale afka kaga dhufo dee

  • @abdiabukar379
    @abdiabukar379 2 หลายเดือนก่อน

    Mucaarad, mucaarad kale oo ina adeerkii mucaaradaya waa nacasnimo. Kan inuu Ciro dalka xukumo miyuu u heestaa 😂

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 2 หลายเดือนก่อน

    cismaan cumar dool markii laxidhey wuxuu yiri waad ogeydeen maantana waxaas buu ku hadlayaa muuse biixina kab buu afka kala dhacey

  • @faaraxxasan9610
    @faaraxxasan9610 2 หลายเดือนก่อน

    Faysal horgal la dirsado ayuu gx uyaqaan faysal cid ku aamineysaa majirto iska xuluulayso .0⁰00000000000000

  • @AbdiAdaan-p2l
    @AbdiAdaan-p2l 2 หลายเดือนก่อน

    Faysalow waxad tahay musharax markaasad garxajiskale fogaynaysa waxaad tidhi codka garxajisow wadani siiya markaasay laguhu dooranlahaa iska daa xaasidnimada wadani iyo habaryoonis ku gashay

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 หลายเดือนก่อน

      Garacdii habar awake munafaqdoodi

  • @Faisa-f8c
    @Faisa-f8c 2 หลายเดือนก่อน

    Oday Doqon ah waxaa dhalay sac sac muse Garxajis muxuu kugu falayaa 25 years ayaad hangool sidataa oo sac sac muse kuu dhiibay ,
    Cid ku dooranaysa ma’ jirto

  • @MohammedAli-pf6yv
    @MohammedAli-pf6yv 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ha ku talax tagin
    Raga aad ka djalatey.
    Adigoo u hiileneya kuwii kuu bixiyey cadow gudaha

    • @MohamedYousuf-zo2mt
      @MohamedYousuf-zo2mt 2 หลายเดือนก่อน

      Ciidagale cadowga gudaha kuma jiro😂😂😂 kaftan

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 2 หลายเดือนก่อน

    Fayslow ader dadkaana dhinac ka raac pls
    Eeg cidla haka walan
    Adna reeerks hoose ayuunbaa durbaanka ku tuma
    Muse bixina iyo xisibaga kulmiyana runta ader aan ku sheeg cidlo haka walanne
    Jeegaan bay u daaran ama tuntaan lkn way u shaqayn wayday maanta wa lgu fahmay
    Waddni iyo cirro waxy durbaanka u garacyaan somaliland la wada leeyay
    Hdii klena ninkasta tuuldiisi bu ku noqon
    Ee iska cibdaayso maaasidk gal ader
    Cid intaas ku sheegtana maad garan wayday toolkaaa naaarbay kgu wadaan

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 2 หลายเดือนก่อน

    Aabahaa nacasnimada ka was markii horeba gaani baa ku wasi jiray

    • @mohamedhassanhoussein8627
      @mohamedhassanhoussein8627 2 หลายเดือนก่อน

      Nin wayn hadaad tahay kuma fiicna hadalkaasi waxaan se filayaa inaad si xun aad ku dhalatay marka hadal kaaga la eego