ibrahin Caydid oo kahadlay xisbiga Wadani oo Barnamijki isha ee hore ukeenen hadana imika diidan,

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ส.ค. 2024
  • Mustafe Indhotaag, waa channel ka shaqeeya. siyaasadda iyo arrimaha bulshada Soomaaliyeed,
    sido kale soo gudbinaa, Taarikhihii hore ee dhulka soomaalida, Xayaysiisyada. kala soco wararkii u dambeeyay ee arimaha bulshada.
    Mustafa Indhotag. It's a channel that works. Somali politics and social issues,
    also submit, the past history of the Somali land, advertisements.
    Follow the latest news on social issues
    Follow my page Thanks
    / mustafeindhotaag

ความคิดเห็น • 16

  • @user-ir3kh1gg6j
    @user-ir3kh1gg6j หลายเดือนก่อน +2

    waar

  • @mohamedosman3596
    @mohamedosman3596 หลายเดือนก่อน +2

    Waxqalba luguma Hadlee isla yaaba sidee loogu codeynayaaa card ka jawaanada ku jire ee Cardiff Irish lagu eedeynaayo

  • @mouhoumedhassan3197
    @mouhoumedhassan3197 หลายเดือนก่อน +2

    Ibrahim noloow

  • @fardusaw9688
    @fardusaw9688 หลายเดือนก่อน +2

    Ibrahim caydiid waa geesi geesi dhalay runta u sheega cadawga somalilan ee gudaha

  • @cabdibile-ch9zt
    @cabdibile-ch9zt หลายเดือนก่อน +1

    Marwalba nooc bay inoogu dhigayaan markii hore na waxay ina la haayeen isha budeeda ha lagu daro maantana waxa ay ina leeyihiin isha budeeda yaan lagu galin suura gal maaha arintaasi cidina ka yeeli mayso hooyadood baa la wasaa. Ka yeeli mayno kaadhadhka ay jawaanada ku sitaan

  • @warsamekhadari7892
    @warsamekhadari7892 หลายเดือนก่อน +1

    Kaadhadhka sool wwaaa laxaayiraya dhaman goobaaha dhulbahante laga qaatay dooda caqliga salimaka ma qadanayo

  • @awliyomaxamed8529
    @awliyomaxamed8529 หลายเดือนก่อน +1

    Naca sesana ibrahin

  • @warsamekhadari7892
    @warsamekhadari7892 หลายเดือนก่อน +1

    Kulmiya alaab dhacdy weeye

  • @cabdilaahimahamed8892
    @cabdilaahimahamed8892 หลายเดือนก่อน +2

    Duufle muxuu ka hadlayaa isagu ma komishanbaa 😂😂😂

    • @fardusaw9688
      @fardusaw9688 หลายเดือนก่อน

      Faqashyay shut up

  • @user-ir3kh1gg6j
    @user-ir3kh1gg6j หลายเดือนก่อน +1

    waar ruunta siida weeye xalaadu waa indhaha ayaa kala saxaya qoofka leh kadhka coodayinta marka ibrahim boogti ayaad tabatay cadiridaq khalif daawdar ayaa wata kubada marka reer somalind baa daad aan waax magrata aah ayay u haysatan taasina waa hadi lagayelo ariinkasina waA lomafadhi wallaahi

  • @user-vt7fk1kx1k
    @user-vt7fk1kx1k หลายเดือนก่อน +1

    Duuflow, wax walba ka jawaab hilib ku cun, wax yar sug

    • @fardusaw9688
      @fardusaw9688 หลายเดือนก่อน

      Faqashyay be quite

  • @warsamekhadari7892
    @warsamekhadari7892 หลายเดือนก่อน +1

    Ibrahinaw caqliga cayarta nooga daaa xiniyuhu waxna masameyaan meel xuna kama foogadan kulmiye expired weeye

    • @cumarcali5512
      @cumarcali5512 หลายเดือนก่อน

      Walee tuug iyo tuug gargaar ibraahin ku waalay

  • @user-xt5he8qx4v
    @user-xt5he8qx4v หลายเดือนก่อน +1

    Beenle