Wareysiga Todobaadka ganqcasiga Muruqmaalka: Maxamad Cali Nuur ismaqiiq, Liil Baliil Aabihiis

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 34

  • @ImraaniyoIsmaqiiq
    @ImraaniyoIsmaqiiq 3 ปีที่แล้ว +10

    Maasha allah nin shaqeesto waaye waankugu faana abwaan keega marna sxbke marne aabahee oo kale waankugu raac sanahay waana kugu taageer sanahay

  • @miftaaxtube2907
    @miftaaxtube2907 3 ปีที่แล้ว +4

    Adeerkeey mcn Maxamed Cali Nuur Ismaqiiq Salaamaad 🙏

  • @aqoon23
    @aqoon23 3 ปีที่แล้ว +6

    Liilbaliil Aabbihii
    Adeerkeey Maxamed Cali nuur

  • @mudaneqoor2117
    @mudaneqoor2117 3 ปีที่แล้ว +6

    Abwaan ismaqiiq Ahaa
    Baarakallaah

  • @abukarsomali4569
    @abukarsomali4569 3 ปีที่แล้ว +4

    Wow ismaqiiq Eshcalaaa capitaan wallhi wan ku haystaa capitanka ismaqiiq 🥰🥰

  • @cilmimaxamed9572
    @cilmimaxamed9572 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha alah ader alaha ku barakeeyo❤

  • @yaasirhassan2517
    @yaasirhassan2517 3 ปีที่แล้ว +2

    Adeer love you a very hard working 💪man mashal

  • @ismailxusen7654
    @ismailxusen7654 3 ปีที่แล้ว

    waxan hubaa markuu liil baliil muqalkaan araky wuu ilmeye sababta ma taqaan uu ilmeye waa hadlka aabihiis iyo naxariista ka muuqata legend isma qiiq wan ku wataa adeer mcn hadan Nirobi joogi lahaa wllhi waan kula shaqeyn lahaa lkn waan ka xomagay adeer mcn

  • @ahmedjeylani5188
    @ahmedjeylani5188 3 ปีที่แล้ว +4

    Good job dheh, keep going good really iska wax uqabso. Shaqo xamaali wee dhaantaa oo qof kale aad ushaqeeneesid Hadiipa aadan dhaxal aapahaga kaaga dhiman iska xoogso 👍

  • @deckyusuf7427
    @deckyusuf7427 3 ปีที่แล้ว +2

    Nin weyn waku wadana adeer keep going❤️

  • @MuhAaloveOfficial
    @MuhAaloveOfficial 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Abahey Mohamed Ali Nur Ismaqiiq Aad Ban Kugu Faraxsanahay Hormar Wacan 👑🥰💯🤟

  • @yasminseadmohamud7815
    @yasminseadmohamud7815 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallah ader alle haku barakeeyo 💯

  • @ismailaden7
    @ismailaden7 3 ปีที่แล้ว +4

    Abwaan ismaqiq Nin wax badan og

  • @dekomohamed3363
    @dekomohamed3363 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah walalkey

  • @mx9990
    @mx9990 3 ปีที่แล้ว +2

    Big man

  • @Caska143
    @Caska143 3 ปีที่แล้ว

    Ismaqiiq Nin Qaali Guuleyso aabo 🙏🙏

  • @ayaancabdi2770
    @ayaancabdi2770 3 ปีที่แล้ว +2

    Liil baliil waa duceysanyahay lkn kuwa kale mooji in loo duceeye lkn liil baliil Abihiisa u canbareeye m.a waa wiil qalbi fiican

  • @tushjamac1765
    @tushjamac1765 3 ปีที่แล้ว

    M a walahay cabitankisa aadbuu uficanyahay ma Ilahay haxifdiyo

  • @alidhicis9313
    @alidhicis9313 3 ปีที่แล้ว +3

    abti shaqaa sharf leh

  • @dragondeuces5328
    @dragondeuces5328 3 ปีที่แล้ว

    America ban jooga ninkan wlh waa nin aad uu wanagsan oo shaqeysanayo asxabteydha oo nairobi jooga ba iga waramen mashallah juice kisa ina mar cabo ban filaya inshallah

  • @Daarta.Libanta
    @Daarta.Libanta 3 ปีที่แล้ว

    masha alah waxaan ka mid ahay customiskiisa oo biyaha ka caba runtii aad buu ucabitaan wanagsanyahy

  • @inacumeeyr178
    @inacumeeyr178 3 ปีที่แล้ว

    Adeer waxa ku darsan laha marku subinayo inu madaxa koofida la gashto cook cml inu subsado madam manto dhan shiday o cabitaan, alle haku barakeyo adeero

  • @somaliyouthinnairobi5982
    @somaliyouthinnairobi5982 3 ปีที่แล้ว +4

    Nin xaaji saleebaan.oo laan dheere ah

  • @AliAhmed-gp5vq
    @AliAhmed-gp5vq 3 ปีที่แล้ว

    Walhi abwaanka waa hadkay waa in aan shaqalaha kabaxa

  • @mohamedmadaale824
    @mohamedmadaale824 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allaah ismaqiiq waa xariif suashi ahayd mudadi 3 sano ee aad shqadaan ku jirtay wax hanti ood ka samaysay majirtaa ? Wuu qariyay 😃

  • @timojilac7852
    @timojilac7852 3 ปีที่แล้ว

    Ninkan cabitankisa hadan cabin malintaas caajis aya isaran horay usoco ismaqiiq nin dhalinta ay kudayato aya tahay....

  • @maxamedcali1668
    @maxamedcali1668 3 ปีที่แล้ว

    Xamdi wariye calami ah ayaad tahay waxaana ku faraxsanahay in aad so qabatay abwaanki filimada ino sameyn jiray lakin iska dayey ee xamadi abwaanka murti ayaa kabuxda ee wareysiyada badi aad abwaanka aad layelaneysid

  • @abdirashidabdihamid3996
    @abdirashidabdihamid3996 3 ปีที่แล้ว

    Walhi ninkaan canitaankisa waan ku heysana hadaan nahay kastankisa

  • @maryanmohamud2386
    @maryanmohamud2386 3 ปีที่แล้ว

    Walle cabitaan ka an kaa iibsano mid lamida waligee macabin macaan wlh

  • @maryanmohamud2386
    @maryanmohamud2386 3 ปีที่แล้ว

    Shaqo aa sharaf leh

  • @AhmedMohamed999-f3o
    @AhmedMohamed999-f3o 3 ปีที่แล้ว

    Xamdi kadiye wariye calamiya ayaad tahay runtina waxaad gacan ku qabatay abwaanki filimadisa aan firsan jirnay o iska daayey ee abwaanka murti badan ayu hayaa ee wareysiyo badan inoga qabo

  • @inacumeeyr178
    @inacumeeyr178 3 ปีที่แล้ว

    Adeer caga uu ku gado ma yaro nus litarka ah iyo asiga inu ka wayn yahay mahe kama yaro ha fiirsho arintaas