Fasirka Riyada Qof Dhintay Oo Soo Noolaaday | Fasir Cajiib ah.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • #TOLMOONE_PRODUCTION

ความคิดเห็น • 37

  • @fahmoxuseen6843
    @fahmoxuseen6843 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah shiq barak lah

  • @leylamohamed2689
    @leylamohamed2689 2 ปีที่แล้ว +12

    Aniga hooyadey ayaa dhimataya anoo 1 sano jira inta badan weey ii timaadaa ha iga tagin anoo dhahaa ayeeyna iga tagtay allha ka raali noqdo naxasiistii jano allha ka waraabiyo subaxaas ilaa maalintaas oohin ayaan ku jiraa walahi dadne lama hadlo 🤲😥😭😥😭😭😭😭

    • @Mustaqiim22
      @Mustaqiim22 ปีที่แล้ว

      Allaah ya raxma raaximiin Illaahay ha u naxariisto hooyadaa iyo dhamaan walidiinteena

    • @urejahussein6121
      @urejahussein6121 ปีที่แล้ว

      Sami ilaahey ha u naxariisto hoyo sadaqo u bixi abaayo

    • @ifraaxcabdilaahi338
      @ifraaxcabdilaahi338 ปีที่แล้ว

      Iskuriyan ku riyoney alle hano barkey

    • @Fatma_932
      @Fatma_932 8 หลายเดือนก่อน

      Allah ha u naxarisyo dhaman maytida wll u duceya sadaqona u bixi

  • @IfkaIfrax
    @IfkaIfrax 9 หลายเดือนก่อน

    Sheq aniga iifasir waxaan kuriyoodey hajigey horey udhintey iyo walaashey.oo.haajigey oo aan isqabno oo gurigeena aan dulsaar kunahay oo galmo sameyneyno hadana mafaraxsaneen walashey oo dhimatey oo soonolatey oo walaalkey oo xanuunsan wadeyso iiso fasir shiiq alah hakubarakeye

  • @raaxoaxmad5914
    @raaxoaxmad5914 2 หลายเดือนก่อน +1

    Shiiq ani waxan kuriyodaa mar walbo igu solaalaabato ilmaheyga ayeydod o dhimatay o nala jogto aamusan ilmaheygana guur magaarin waa yar yaryihiin

  • @l-me335
    @l-me335 ปีที่แล้ว +2

    Gbr sxb tay ah ba ilaa iyo maliti ay dhimty way igu so lalabata mnta xatah waku riyoday si dhaba ayan ugu diceyay mnta ikhy ha u nxtisto

    • @Amalilkacas
      @Amalilkacas 3 หลายเดือนก่อน

      Sadaqo ubixi wll😢

  • @maxameddenni9633
    @maxameddenni9633 2 หลายเดือนก่อน

    Sheikh waxan kuriyoday iyado masas kalarka cirka leh bulug iyo cadaan ah oo cirka kaso dadanaya sida roobka hadana dunidn kuwada daadsan😢

  • @najmamohamudhassan3965
    @najmamohamudhassan3965 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ayeeyadey geeriyotay oo noo imaaday waliba nawameydineysa abtigey oo yarankeeda ah 😢

  • @shiinewaasuge7690
    @shiinewaasuge7690 2 ปีที่แล้ว +1

    Shiq qeyr allah hakusiyo waxan arkay hoyadey oqurqxbadan wajigedan iftin kabaxyo waeyixanaqsand ilamahadlin waisofirisay kali gorhore ayeydhimatay ifasir qeýr allah hakusiy

  • @asmamohamedisse6324
    @asmamohamedisse6324 2 ปีที่แล้ว +2

    Habeen hre bn ku riyoonayey aabahay oo 3 sano ka hor dhinty marka hre asigo xanuusan bn ku arkya riyada oon scon krin xtaa markas aniga garab galaya cunto siinya wax walba anigo u qabanaya markas anoo qolka u wda si uu u seexdo ilmeynyana aabo ha iga tagin kuso cel celinya mar kasta buu ii dholacadeynya marka qolka geeyo isla markiiba ilma yariisa bu isu badalin ilma yar oo qurux bdn oo iska qoslya bu noqonya cidii fasirkeda grneysa iny igaso jawaban bn rajeyn
    Aabo mcn illhy nxriis waarta ha siiyo 🥺🤲🏻

  • @SagalcalibashiirSagalcalibashi
    @SagalcalibashiirSagalcalibashi 6 วันที่ผ่านมา

    Qaraano ma ahan wllo magaranayo dumar waye😢😢😢😢😢

  • @Aruujaawad
    @Aruujaawad 7 หลายเดือนก่อน +4

    AABO MCN IIKA DHINTY ILHY HAUNXARIISTO IIKU SOODUCEEYA😭😭😭🥺🥹

  • @khadroxaashi2319
    @khadroxaashi2319 ปีที่แล้ว

    Ilahay ha unaxaristo abtigay

  • @mamanadiifofodey1498
    @mamanadiifofodey1498 ปีที่แล้ว

    Asc sh. Waxan kuriyoo day qof dhintay oo ii yeeranayo lkn inta anan u tagin oo intan sucocday ayankatoosay

  • @AmaalMaxamed-uh8wi
    @AmaalMaxamed-uh8wi ปีที่แล้ว +2

    Masha allah❤

  • @HamdaIbrahim-u2w
    @HamdaIbrahim-u2w 2 หลายเดือนก่อน

    2jeerban ku riyooday aabahy oo geriyooday oo laba jer noso nolaaday iahy haw naxriisdo😢😢

  • @coolcatschitah6394
    @coolcatschitah6394 2 หลายเดือนก่อน

    S A W ❤️

  • @abdirahaman4811
    @abdirahaman4811 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc walaal waxaan kuriyodey
    Anigoo cayaal farban quraan ka barabo Ardey iladegaale
    Intuu igacararey qof kale sowatey Isla duksigii laigu dakrey

  • @CumarAadan-f2d
    @CumarAadan-f2d 7 หลายเดือนก่อน +1

    Waxan kuriyoday qof dhintay kucasumay gurigeyga iBaLan qaday in u gurintono Wil iyo gwadheyda ya ofindono baLnqad kisa ayan laha riyada marka gurmaysan Gari Wali wacrur

  • @abdulaahiahmed1417
    @abdulaahiahmed1417 ปีที่แล้ว

    mahadsanid wll

  • @Fartaay
    @Fartaay ปีที่แล้ว

    Sheikh ifisir ani wllky odhinty arkay wuxuna ahyn dad hab isasi kadibne idhhy ani madhimanin abayo dadka idhaqi aabo maku jiry ani mu ikasi way sas u idhhy wuna faraxsana wka suga sheikh plz iso fasir

  • @haniahmedhussein7670
    @haniahmedhussein7670 2 ปีที่แล้ว

    ASC sheikh iso jwb please waxan ku riyoday ayeeyo 2021 aye dhimatay iyado nool OO xanunsan Ayn ku riyaday dad safar ka imanaya OO so booqanaya plz jwb wan ybnhy

    • @maxamadmocow7915
      @maxamadmocow7915 ปีที่แล้ว

      Shiq wxan kuriyodsy walalkega fhintsy ofaraxsan ogawar laciyarayo gawar wen khan gaar ah laciyarayo Ban atkay

  • @RuqiyaYacqub
    @RuqiyaYacqub 11 หลายเดือนก่อน

    Waxa igu kalifay inan meshan imado, wa marki labad ee an kuriyonayo abahey oo 2014kii may date 16 dhintay inu aso socdo kuriga yimado aso wax dhibna ey kamuqan hadana qabrigisa kulabto

  • @deeqomaxamedcabdi5187
    @deeqomaxamedcabdi5187 9 หลายเดือนก่อน +1

    Shiiq ilmaheyga guur ma garin 6 jir igu weyn mida kale walal key oo dhinty oo nool hooyo la sheekey sanaayo kuriyoday

  • @munadahir1159
    @munadahir1159 2 ปีที่แล้ว

    Qof dhintaay oo haddana aros aah baan ku riyoday maxeey fasirdeyda tahay

  • @Hindajaamac-rw9cf
    @Hindajaamac-rw9cf 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @maxamedaxmed6044
    @maxamedaxmed6044 2 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad ayaad u mahadsantahay

  • @umuikhlas5720
    @umuikhlas5720 2 ปีที่แล้ว

    Riyada xabagta maxawaye ifasir

  • @kaamilkaka9485
    @kaamilkaka9485 11 หลายเดือนก่อน

    Waxan Ku riyode wiil dhinte o sonolade o sixun o oynayo Maxa kugu dhacay madugan jirin Miya Ayn leyahay wuxu ileyahay ha wan Dugan jire Maxa kugu dhacay o ileyahay ilahey I'ma darnaani wixi Ku dhacay Wu IGA qarinaa

  • @umuikhlas5720
    @umuikhlas5720 2 ปีที่แล้ว

    Waxa marwalba ku riyoda walalkey sanad ka hor la diley mar asago faraxsan arkey marna dadkii diley ishegayo dadki wajigoda laiga qariyey

  • @jibriilsheikhismailjobriil7675
    @jibriilsheikhismailjobriil7675 2 ปีที่แล้ว

    Csw