xamar

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • xamar

ความคิดเห็น • 59

  • @AbdulAli-ff8uf
    @AbdulAli-ff8uf 6 ปีที่แล้ว +7

    Wale siyad bare dalka wax wuu uqabtay lakiin gacmahena ayaan somalaay kuduminay.
    Let’s make Dhulka Hooyo Great Again

  • @socdaal
    @socdaal 17 ปีที่แล้ว +4

    Horay ayuu u yiri Barre " Anigu hadii aan dhinto Dhul waan ka tagayaa ee Dad kama tagin" !!!

  • @abdalamoha405
    @abdalamoha405 ปีที่แล้ว +1

    Video gaan waxaa lasoo dhigay tariikhada aan dhashay

  • @weightloss802
    @weightloss802 4 ปีที่แล้ว +1

    Hadda ayaan daawanayaa 2020 waxaa lasoo dhigay youtubeka 14 sanno ka hor videogaan, meeluhuu sheegayo hadda badankood dad ayaa dhistay ama weli way burbursanyihiin, haddii aan kusoo gaari sidii ay 80kii ahayeen anigaa gacantayda iyo dukumentiyadii iyo khuburadii wax badan bay i tari lahayd laakiin waa soo dhisayaa insha allah. 💪💪💪💪💪

  • @xalimo18
    @xalimo18 17 ปีที่แล้ว +1

    bigabdi and greatersomalia don't start.. just forget and move on.. make things better and don't live in the past

  • @maryamaabdullahi5600
    @maryamaabdullahi5600 4 ปีที่แล้ว +3

    Alxmdu meelahaas aad soo marte hada way soo kabsadeen wana la dhise qaarkoodne waba loo dalxiis tagaa allow dalkena dib ha u celin

    • @mohaamiin311
      @mohaamiin311 3 ปีที่แล้ว

      Amiin

    • @mohodinPliano
      @mohodinPliano 4 หลายเดือนก่อน

      Wa benta wax dhisan olashego majirto wadankana waxey kadhigen meel shacabka kudhacan

  • @blvr10
    @blvr10 6 ปีที่แล้ว +1

    Walhi markuu leeyahay madheer dib ukabashadeeda aad ulayaabay sababtoo ah 6 sanoo dagaal african union iyo shabaab aa ka dhacay meesha lkn hada alxmdlih wax walbo weey is badaleen waloo meelihii caanka ahaay qaarkood bubursanyihiin .....
    From muqdisho👏👏👌

  • @Ayanle86
    @Ayanle86 15 ปีที่แล้ว +2

    Ninka hadlaya ma cabsi badan ayaa ka heysa in madfac ku soo dhaco, neeftuur badanaa.

  • @qalxeero
    @qalxeero 15 ปีที่แล้ว +2

    daaroodkan waxaa ku nacay cabaadka iyo cuqdada. Xamar meel aan aheeyn kuma noolaan kartaan miyaa? Guryihiina iskaga samra oo dhulkiini iska jooga. Xamar waa la dhisayaa mar dhow. insha allah

    • @cabdixakiim1527
      @cabdixakiim1527 2 ปีที่แล้ว

      Nio hada manoo shahay

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 ปีที่แล้ว

      Xamar hadaad dhisayso ma xaaraan baad ku dhisi maxaad dadka guryahooda ugu diidaysaa

  • @dafaryare
    @dafaryare 17 ปีที่แล้ว

    syrian somali hooyadaa anaa wasa mareexaantii k dhashay wase afweyne aa saan dalka ka dhigay

  • @willkafican6906
    @willkafican6906 7 ปีที่แล้ว

    Alaha yoow wadan keyna sidii hore ku so cali

  • @atube0
    @atube0 15 ปีที่แล้ว

    We use to live in Xamar weeyne, so nice area but know? ASK youreself bro
    Insha allah or country wil be the same as 20years ago!!!

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 ปีที่แล้ว

    Mooryaan bal siday dalka ka dhigeen eeg waxay garanwaayeen magaalada idinka leh ee dhaqaalaysta bililiqo iyo burbur bay ku sameeyeen

  • @geeska
    @geeska 18 ปีที่แล้ว

    the only thing that we need right now is peace ,rebuilding will come gradually,it's only matter of time as they say time will tell!!!!

  • @NonChalante
    @NonChalante 18 ปีที่แล้ว

    it is every somali to think about rebuilding from the bottom up...

  • @mrjamac
    @mrjamac 15 ปีที่แล้ว +1

    subxana alaah sidaan miyaa u danbay say xamar wayaab umadii xamar deganeyd e xalasha aheyd haday arki la hayaan fidowyagan wey oyn la hayaan lakiin xamar waxa helay dad aan ka naxeyn oo xolo ah

  • @geeska
    @geeska 18 ปีที่แล้ว +2

    people learn from their mistakes I hope that this things never happen again. N.B. iskuulka oo tebiyaha magaciisa garan waayey waxaa la dhahaa YAASIIN CISMAAN waxaana loo aqooni jirey GUGLIELMO MARCONI, jiriirico aa i qabatey iskuulkaas ayaan dhigan jirey yaraanteydi.

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 6 ปีที่แล้ว

    Madbacada waxa xitaa jiingadihii fiiqdey mooryaan
    Bartamaha schoolkii waa la fiiqdey.cajiib mooryaan faras magaaladii xitaa umaba aaboyaaley.postadii la fiiqey kuwani ayaa somali kula ah waa dugaag USC .jubba xitaa dariishadihii laga la bax mooryaan dhiigyo cab ah maba daahirto alla maxan faristey BAR FIAT

  • @Drammaboi1
    @Drammaboi1 9 ปีที่แล้ว +1

    IF Caydiid wasn't an idiot Somalia could have been saved from all these destructions after Siyad left the country. Somalia would never be the same if we dont stop supporting warlords. Most of them are dead but the remaining ones need to be eradicated. such as Cabdi qaybdiid, Siilaanyo, Faroole, Axmed madoobe, Shariif sakiin, Sheikh shariif. iyo dhamaan inta xoog wax ku raadisa ee caqliga dhiman.

  • @liband773
    @liband773 15 ปีที่แล้ว +1

    hope we will get our recognition...hope we will help our brothers to build their nation....

    • @barhom2777
      @barhom2777 ปีที่แล้ว

      are you still alive?

  • @yaawaaye8370
    @yaawaaye8370 8 ปีที่แล้ว

    AHIYA DALKA SOMALIA WAA DALKA HOOYO

  • @Somtales
    @Somtales 13 ปีที่แล้ว

    War cadaadey, ar xaafadaan xaafadeydi ahaa, 3:22 hotel jubba meehaas sxbkey aa kasoo faniiney asoo qoowley raadinaayo :D. june 2005 a igu danbeysay, lkn 05:54 waa dhabarka gaadiidka booliska, 09: 30waa iskuulka yuusuf alkowneyn. 10:43 i miss there also subixi khamiista 3 dhexda 1 boortiyeeri :D

    • @Special_Meionezz
      @Special_Meionezz ปีที่แล้ว

      11 sano kadib walal hada nooshahy aad ban kusalamayaa

  • @biis100
    @biis100 16 ปีที่แล้ว +1

    heeeey xamare ma aaragtay
    haddii aad aragtay maxaad u baduujineee
    xaasisid yow iskaadhaaf xamar dadkeeda ayaa ka maqan

    • @Special_Meionezz
      @Special_Meionezz ปีที่แล้ว

      15 sano kadib walal hada nooshahay aad ban ku salaamayaa

  • @keysi07
    @keysi07 15 ปีที่แล้ว +1

    Hawiye destroyed xamar... they still fighting and killing one an others.

  • @WinstonKing
    @WinstonKing 15 ปีที่แล้ว

    reer muqdisho somalidu waxy ku maah maahdaa falaari gil gilasho kaagama dhacdo marka somali xamar nabadeeda ayay u xanibantahaye sidaan wax kabadala

  • @ahmeddiiriye4624
    @ahmeddiiriye4624 4 ปีที่แล้ว +1

    I hope who ever responsible the destructions, killings,looting,raping will now suffer in their graves because they were worst than animal

  • @jabshe09
    @jabshe09 15 ปีที่แล้ว +2

    xamar ilaah ha u gargaaro dhib u dhiman malaha dagaal qabiil dagaal mooryaan qabqable qabiil amxaaro dagaal diimeed wadoodo waashay waxaa dhiman kaliya hobolada waaberi iyo iftin inee madaafiic isku ridaan

    • @theworldstarchannel3824
      @theworldstarchannel3824 4 ปีที่แล้ว

      10 ban sano kadib ayaan ku qoslay qoraalkaaga sxb maanta muqdisho weey is ba dashay alx horamar baa kasocdo wll

    • @ahmeddiiriye4624
      @ahmeddiiriye4624 4 ปีที่แล้ว

      Kkk Hobolada waaberi Vs iftiin Band
      Xasan aadan samatar Vs Sulfe
      C/qaadir Jubba Vs Shimaali
      Maryan mursal botan Vs Sahro Dawo

  • @Zakbiochem
    @Zakbiochem 17 ปีที่แล้ว

    if the commentator says 'runtii' one more time..

  • @cheyyene
    @cheyyene 14 ปีที่แล้ว

    @DIBJIR1 Boowe, Ceyntanku waa Ceeb ee iska ilaali.

  • @somaliHQ
    @somaliHQ 15 ปีที่แล้ว

    abe siyaad was the best zoo keeper
    look what they did to the city,,,subxanallah
    hamar people distroyed siad barre goverment just like they distroyed ajuraan state
    hamar people love distroying stuff

  • @WinstonKing
    @WinstonKing 17 ปีที่แล้ว

    Inqudaac, somali diidoow, Mogadishu is ruined but it still has more people more fame. poor somalidiid mentality.

  • @iagosamet
    @iagosamet 16 ปีที่แล้ว

    no more tripezim

  • @somaliHQ
    @somaliHQ 15 ปีที่แล้ว

    siad barre used to protect hamar people from abdulahi yusuf,snm and aidid the butcher of hamar
    in 2006 ethopian flag was raised in villa somalia home of the last father of somalia
    shame shame
    tell the last person to but out the light, the show is over, hamar died in 1991 when siyaad"the lion" barre left
    good night folks
    lets forgive and forget each other creat your own hawiyedom darood will creat their own daroodland
    hawiye killed somalinimo
    good night

  • @thepestcontrol6031
    @thepestcontrol6031 16 ปีที่แล้ว

    I did not buy this then?

  • @thepestcontrol6031
    @thepestcontrol6031 16 ปีที่แล้ว

    Toxobow, you are making it appear like a joke but, your input is very important. I took a note of it, primse I stay away from your goof.

  • @khalaf2007
    @khalaf2007 16 ปีที่แล้ว

    dont blame ethiopians neither abdulahi yussuf. mogadishu was one of boomest cities in africa, did the ethiopians came over night and destroyed? hawiye clans chased every other somali tribes out of the city, so we left the city behind our goods and memmories. Isaq went back to there regions so do the daroods. the question i want to ask you is were the beauty of mogadishu. hawiye killed, raped and lotted everything they came around. dont blame other blame ya self.. go to bosaso and hargaisa

  • @somaliHQ
    @somaliHQ 15 ปีที่แล้ว

    shame on you
    don`t blame darood you are 100% responsible for the distruction of hamar
    darood didn`t distroy bossaso
    isaaq didnt distroy hargeisa
    isaaq tricked hawiye into rebelling against siad barre

  • @cheyyene
    @cheyyene 14 ปีที่แล้ว

    @DIBJIR1 WIIl Hargeisa buuqa jooji, Adiga war fiican ayuu reportigu kuu sheegay oo sartii jirde oo taagan ayaa la idiin diyaariyey hadii ABID aad usoo qaxdaan XAMAR

  • @Muniza
    @Muniza 16 ปีที่แล้ว

    eheheheh, somali jahiliin walah qabiil aa ku jirtiin, wadamada kalene tuuksada adinkoo wada foolxumo badan aqas

  • @RedSeaCoral
    @RedSeaCoral 15 ปีที่แล้ว

    oh please give your clan rant a rest will you?
    you point fingers at the qabilist fighting in xamar whilst ur a bloody clan basher yourself, saxib naga dhaf fitnada, qabil and clan blame is the last thing we need so please take a long vacation from this type of thinking.