Subxaanllaha aduun waxaa mareynaa xumaantii wanaag la moodey ciyaalkan 2025 baadiyaha laka keeney walib social media ilabaha moodeya war ilahay ka cabsada
Waxaan ku sheego ayaan garan waayey waa qof xumaan u badheedhay cadaabta dad bay u baahan tahay Laga yaabaa maalin inay hadalkaa ka qoomamayn doonto Ilaahay ha soo hadeeyo
Waa anbi inaa xumaan sameesid waxaa ka sii daran inaa banaanka keentid dadka aa sheegisid ee ka xun hadee qarsaden xumantooda soo ma dhaman NAARTA HA IDIN TAAGERTO AA NILEE YAHAY ileen waxa ku tagertay waa un sheydanimo
Umada ka daa dhaqan xumada adoo viwe raadimya umada ha fasahaadinin Ha ka qayb qaadan faafinta macsida xabaal baa ku sugaysa video guna waligii waa ku jirayaa adoo dhintay xataa
Bishaaro bilkheyr Alle.kabaq balayo lama sadsado dadka xunxuna warkooda lama raaco Aduunka waalaga tagaa xishoo xijabkana waa wajib Alle nasaarey Alle aan ka baqno
Please wasiirka waxaa la rabaa in dadka aad wareysaneyso ka fiirsato ogow waa anshax xumo inaad dabo iyo naas. gabadhaan ku ag fadhisana xishood ma leh. dhaqan xumo ayaa ka muuqata . Joog ninyow sharaf kuuma aha ee waa kuu fool xumo. Dad xishoonayo dhaqan fiican leh keen
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم ( إن مما أدرك الناس من كلام النبوة الأولى : إذا لم تستح فاصنع ما شئت )
يَـٰٓأَيُّهَا ٱلنَّبِىُّ قُل لِّأَزْوَٰجِكَ وَبَنَاتِكَ وَنِسَآءِ ٱلْمُؤْمِنِينَ يُدْنِينَ عَلَيْهِنَّ مِن جَلَـٰبِيبِهِنَّ ۚ ذَٰلِكَ أَدْنَىٰٓ أَن يُعْرَفْنَ فَلَا يُؤْذَيْنَ ۗ وَكَانَ ٱللَّهُ غَفُورًا رَّحِيمًا,
Waad haleeshay sxb
Heer waxaynu gaarney xumaanta aynu ku faano zubxaanlaaah xishoodkii wuu dhintey❤😢😭😭😭
Waano abuuris aa ka horeysay markii la dhahaayo sidan waaye ee walasheyna illhy ha so hadeeyo oo tuso macanta xijaabka amiin
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم ( إن مما أدرك الناس من كلام النبوة الأولى : إذا لم تستح فاصنع ما شئت ) .❤❤❤❤
Subxanallah ilahow nacafi adiga wax cafiye yaa rabi walley ilahey kabaq maxa waxan uso wareysatey uf ten le nacbahy
Qof qiima leh noo keen qoftaan waa qof nolosha ka dhacday
rabiyow adaa hanunka hayee soo hanuuni gabadhaa iyo kuwa la midka ahi
Bisinka xijaabka reer baadiyo miyaa ahay aaa subxanalaah
Waxan xijaab aheyn dhar umabà aqaano
Subxaanllaha aduun waxaa mareynaa xumaantii wanaag la moodey ciyaalkan 2025 baadiyaha laka keeney walib social media ilabaha moodeya war ilahay ka cabsada
Sxpkey shabalaaza dadka noocaan oo kale ah dadka ha hor keenin
Shaydaanbaa umacaaneeyeye allaah soo hNunsho anka iyo ayadaba
Waxaan ku sheego ayaan garan waayey waa qof xumaan u badheedhay cadaabta dad bay u baahan tahay
Laga yaabaa maalin inay hadalkaa ka qoomamayn doonto
Ilaahay ha soo hadeeyo
Nio Sharaftaada Waa Kuciyaartay,Qof Wanaagsan Umada Horkeen
Istaqfuru Allah
first comment 10000 like 👍
Subaxalllh Subaxalllh 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 so ayyada rabiy maxisabidono
Walalay aduun kaan waa laga tagayaa ee ilaahay ka cabsu xibaabka waa lagu faanaa ee ceeb maaha shaydaanka iska naar
Subxaan allha 😭
Foolxumo iyo indho adayg ayay isku darsatay xijaabka ayay dhahday reer baadiye maan ahay subxaan allah
Walahi gabdhaha somaliyeed qaarkood xishoodki ayaa goaan kaqatey
Tan ÿaa ridwaan isaack ugeyo😂
wlhi gabartan dad ka xun ayaa jiro lkn qof wngsan iska dhigo qoftan fudeed moyee lkn waa gabar wngsan oo qalbi xab xab ah waligaa tuhun qof hagu qiimeynin calaa kuli xaal Wan tageera bishaaro bilqeyr❤
Waa anbi inaa xumaan sameesid waxaa ka sii daran inaa banaanka keentid dadka aa sheegisid ee ka xun hadee qarsaden xumantooda soo ma dhaman NAARTA HA IDIN TAAGERTO AA NILEE YAHAY ileen waxa ku tagertay waa un sheydanimo
Balayo aad tageray ee iska aamus 😅macdur ayaa tahay
Dadkan bilaa dhaqanka iyo diinba aan lahyn dadka ha barin saxiib shabalaaza
Ilaah swt ha so hanuuniyo 🫣
Subhana laah 😢😢😢😢😢
Allah haku caafiyo wlll
Subxnalah dhimashada ma'ilaawday 😢
Subxanal allah
Sxb dadka qaar inaa wareysato samcadaada ayey dhib kutahay fadlan muqalada xiga kafiirso
Sax
Waa runtaa wlahi sxb
Nio horta qofwalbo maslintuu dhinto ayuu xaqiiqada arkaa 😢 ilaahay qaatimada hanoo wanaajiyo
Dad sharafle oo nolasha meel kagadhey wareysi ka qaad. Masuuliyad kaa saaran waxad soo gudbineyso shabalaasa
Waziir don't bring someone likes for ur shows cz she will destroy ur dignity
Ka so dar anigana balan wye wakugu sigesana lovena maku sarayi se ku yeli😂
Waziir quftan Allah ha cafiyo
Adimaa waalid leh wllhi waa lagugu qasaaray runtii tan Allaha soo hanuunsho
Wllhi bisharo blyo qof wngsan waye dadaa siraayo but allh so hanuuniyo wllshen🙏🫶😭
wlhi aana dhahee war isku xishoo qof yaheeey
Nolasheydi wlshy mcnto ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wazirka wlhi cawa sidan kama filenin quf dhintey ayaa no kentey Wan ku salama
Tan waa waalan tahay 😢sorry wixii dhalay 😮
Macsiley faido ma la hen ewelba 😅
اسف اسف اكمل لك الايه الحين بعطيك( قل يحييها الذي انشاها اول مره وهو بكل خلق عليم)
Dabada laga wasa tan cml😂😂
Waziirka ey ey dhaly AA thy😂😂😂
Shiikh Shantaaye. Ayaa ku soo qawanaa ye. Abaayo
Wasiirka qof taan qof nolosha kadhacay waaye
Aqlaaqda haka dhumin gabdhaha sharafta leh mida kale waresigada aa qalad eh Subxanalah Ilahey haiso Hanuuniyo
Subxanaallah
From balayo maka socdo lkn from shabalaas
Bishaaro
Micnaha hadad ledahay anaga maxa naga galay😂😂
Bisharo bilqeyr yaaban😂😂
Noocaan camal wasiir hakeenin
Subxaanallaah dadka qaar ka ilaali TH-cam kaaga
😂😂,,😂😂😂😂
Walaala yaal naqancelin halageeyo
ilaahey ha so hanuuyo
Wazirka Waa kaa haayaa
Waa habaranthy midan allha soo hanuuniyo🙄
Bishaaro bil qeyr
Bilkheir iyo rer baadiyo miyan ahay markan xijaab xiranayo
🎉🎉🎉
Ceeb looma dhinto 😭😭😭😭
Waxaan diyaar u ahay qaftaan ina m.a Khaliif camal ka dhigo😂
Musee ka joog😂
@@GurayHayaan my wll😂
Wraa gabadha ka dhamow wllhi ani wn tageraa puzharo eee nio reer comment ka dhamada gabadha
Bushaara anaa bari futada kawasay😊
Ani isoowac
Maxaa lagaa soo wacaa@@CaashoCabdifaarax
Waziir naagtan iyo waxa la midka aha iskadaaa ama su aalo adag weydiii
Bishaaro .05 Kama bixiyeen
Kafiirso waxaad noosoogudbee wasiiir
Tan lacnadi hakudhacdee tan meeshaan kudanbayn xumaa
Gofkii hijaab qaato reer baadi miyaa qofkii hijaabka gaato sharaf ayu leeyahay adiga oo kale ma ahan
Videogani waa wada emational damage😂😂😂😂😂
21:32
Xulahaga meqowaye😅😅😅
Umada ka daa dhaqan xumada adoo viwe raadimya umada ha fasahaadinin
Ha ka qayb qaadan faafinta macsida xabaal baa ku sugaysa video guna waligii waa ku jirayaa adoo dhintay xataa
Naaag Buuuran Aqli Malahan Horaa Loodhahay
8:46
Waziir wax sharaf leh nooken maxaa kaa qaldan
wxba kama shegyo lkn illhy ha soo hanuniyo xijabka rer badiynimo miyaaa
Bilkheir😂😂😂
Tasty allh hadu hanuna ladona haha nunuyo ha dunaladonin rabiy ,aumada hakaqabato
waziir waxan kulawadagayaa aqriyo قل يحييه الذي انشاها اول kadib kutuf biyo tahlill ah kadibnah marso timaha walall ok مره وهو بكل خلق عليم
Hadan beebi sheeq ma i heda sheey daan aa tahaye😊
😮
Bishaaro bilkheyr Alle.kabaq balayo lama sadsado dadka xunxuna warkooda lama raaco Aduunka waalaga tagaa xishoo xijabkana waa wajib Alle nasaarey Alle aan ka baqno
Maalin aan maanta ahayn ayaad qoomamayndoontaa futadayda iyo naasahayga anaa iskale ood godyar kaligaa kunoqon
Wazir nin Sharaf Leh thy wasaqda hataban ayadaba wasaqeysan
Qof aaaad keeento maad weyday wasiiir waxaan orad xadeeda ucili
Baso gabadha wixii lagugu caynayo jooji dheh adne waa laga joojina cyyda
😂😂😂😂😂😂😂😂😂 8:37 8:40 8:40 8:41 8:41
Balayo lahow😂
Video ka hayaaa ma soo dhigaa
Tan waa walanthy
21:11 Adika tiktokeyka maxaa video iika horimaaday😂
Bishrah blqyraa
Waziir noocaanookale hadaad keento cid kudaawaneyso malaha dad aqoonle keen naag siilkeeda beecineeyso aanoo keenee caqliga hanaga caayin
Bisharo waa la xeri doonaa mar labaad
Please wasiirka waxaa la rabaa in dadka aad wareysaneyso ka fiirsato ogow waa anshax xumo inaad dabo iyo naas. gabadhaan ku ag fadhisana xishood ma leh. dhaqan xumo ayaa ka muuqata . Joog ninyow sharaf kuuma aha ee waa kuu fool xumo. Dad xishoonayo dhaqan fiican leh keen
qof walba waad casuuntay wll😢
Oo mxaa ka micnaa mrka😂😂
Reer baadiye maan ahay markaa xijaabka aroos ku aadayo kuteh waa jaahilad weynaatay oo ilbaxnimada si qaldan u fahan tahay naa xijaabka ma fahmi kartaa waxaa uu yahay Allehii ku abuuray ayaa ku amray oo ku yiri haddii aad tahay gabar muslimad ah xijaabka xiro waa ku xaragoon kartaa meel walba waad ku aadi kartaa casri walba waa casrigiisa xijaabka