Wlhi heestaan anoo muda dhagagsan baan xaley mar aan dhar dHaqanayey shitay muda sedex jeeer baan kuceshadey xasuus hore bey igalisay Xaly taariikhdu waxay ahyd 11/7/2021 Maanta waa 12/7/2021
Waxaan is waydiiya mana walan mise dad maskixiyan jiran ba jiira jaceyl qof an soomarin majirto badankodana laguma gulaysto way yartay inta ku gulaysta hadana walahi qof an ii rabiin wan qancaa anigu waliba xanuun iyo dhibato iyo wax anan filaneen tii ugu darnayd la igu dhigay anigun ba is xisabiya dib isugu noqda markaa dadkan lanyaba walahi ilahay ka foogaday ee dadka dabo gala qof walahi haduna ju rabin siikastoo nafta ugu keen to kuma soo jeedsanyo nolol samaysta Allah amina umadeey subxaan waxani wa aduunyo waxkasta langu sameeyay hadana we move on it's life
Mudo badan ayaan waday maawelada naftaado😥😥alla
Rabiyo xanunka iga dulqaa😥😥😥😥😥Mohamed talow sidan rabay maiinoqondontaaaa❤
Xuuma jaceyl lagu kala boodo allow inti is jecel isa sii inti isqabtana isu daa aamiin aamiin aamiin
ayaan mohamed aad buu uxanuun badanyahay hadii lagula jaro xariga jacaylka
amiin
AamiiN
aamiin
Rutii Hestan xasus ayan u hayaa
Hestaa dareen adag oo jcyl wadato
Rabbow intii is jecel isku xafid ❤🤲
2019
Qofba dhinac ubadi
Xasus 2013 jaceylke ugu horeye naftayda u qaday shaqsi balse is calman waayne 😓😓😓 ax ax jaceyl aan lagula wadin xanun badana
😥😥😥😥😥😥😓😓😓😭😭😭
😥😥😥😪😪😭😭😭😭
Intuuse igu maaxane
Micida igu adkaysanee
Mahadhadiisu igu badan
Midkalaan lahaystaa
Marna imaadan odhanine
Uurkoo mariidaad
Afka malab kayeeshood
Isu kay macnaysood
Murug aan i hayn iyo
Mushkilo igu abuurtee
Ayaad muran ka taagtood
Macasalaama igu tidhi
Kaamana mutaysane
Axdi aad u meel dayan
Waxa dhaanta mayadee
Filanayn maryaneey
Marna kaama filanayn
Inaad maya ileedahay
Walow maanta aad tidhi
Isma naqaan
Hadaad mooday caashaqu
Maalma qudha inuu yahay
Micnihiisa maad garan
Mawliyo ciyaarbaad (mawliyo ciyaarbaad oo miisaan ahaan carabka uu ku saxay micna ahaana ahaa maaweeliyo ciyaarbaad mooday saa adiguye
Moodaysaa adiguye
Ereyada qoraalkooda aan aad isaga hubino
Khabiir👏
2019?????? Almost 2020 .....
Intuusan igu maaxane
Micida igu adkeysan
mahadhadiisa igu badan
Midkalaan la haystaa
Mar-na imad oranine
Uurkooo..,
Haaa haaaa
Mariiid ah afka malab kayeeeshood
Isku key micneesayooo
murug an iheynin iyo
mushkilad igu abuurte
Misano murun ka taagtoo
macsalama igu tiri
Axdi aad u meeldayin
Waxaa dhantay mayadiiiiii
2k18 like yaan LA ila Dhaafin...
Ax yaa Hees waayo waayo SoO xasuusta wlhi
Fuaad Lazzol miyaad Ku jirtey habeenka
Wlhi heestaan anoo muda dhagagsan baan xaley mar aan dhar dHaqanayey shitay muda sedex jeeer baan kuceshadey xasuus hore bey igalisay
Xaly taariikhdu waxay ahyd 11/7/2021
Maanta waa 12/7/2021
"Jacayl aad u meel dayan, waxaa dhaanta mayadee"........ Hoobal boqor ah buu ahaa Bashiir Cali Xuseen 😥🥰
"filanmayn maryaneey"maaha laakiin waa"bilaneey maryaneey marna kaama filanayn"
Ayaad muran ka taagtood
Macsalaama igu tidhi
Kaa mana muteeysanin
Axdi aad umeel dayin
Waxaa dhaanto maya dee
*Fadlan qoralka iska saxa.. khaladaad badan ayaa kabuuxo. #2019💦💪
Hobolka wayn ee Bashiir cali xasan ❤
Waaw Xasuus Waqtigu Ma Soo Laabato
Thanks walaal.
Hees dareenkeda wadata 14/12/2023✌
Alla ya rahma abdi nasir macalin hadana guled simba dhageysanaa bal mishan wax murdi ku jirto beel eeka
Wlhi 2020 aya dawanaaya
Heestan hada maglo 2016 aya so xasuusta marki saxipaday 2sano wada socney kadib ilma adeerked iga raacdey 😭😭😭😭
🥲🥲
23 /12/2022 Dec subax jimca
6:48 murugo 😪🤦♂️
malinkale 😪 murch 10/3/2023》🤦♂️
Hees macaaan ah waqti waa kii horay
23-09-2023 Habeen Xusuus LeH🥺❤️.
wayo waayo wlhi nice voice 😘😘😌
Ayaad muran ka taagtood
Macsalamo igu tiri
Kaamana mutaysan
Axdi aad u meel dayin
Waxaad dhaanto mayadee
Xaaax wuu xunyahay jacelka
Nin helaa yaqaan
legend ruuzi absolutely!
Waxaan is waydiiya mana walan mise dad maskixiyan jiran ba jiira jaceyl qof an soomarin majirto badankodana laguma gulaysto way yartay inta ku gulaysta hadana walahi qof an ii rabiin wan qancaa anigu waliba xanuun iyo dhibato iyo wax anan filaneen tii ugu darnayd la igu dhigay anigun ba is xisabiya dib isugu noqda markaa dadkan lanyaba walahi ilahay ka foogaday ee dadka dabo gala qof walahi haduna ju rabin siikastoo nafta ugu keen to kuma soo jeedsanyo nolol samaysta Allah amina umadeey subxaan waxani wa aduunyo waxkasta langu sameeyay hadana we move on it's life
Jecel waa jiraa cuduur an la filan iyo cilad weye cashaqu caada wuxu u leyahy naftaa inu cadadshee
@@hassankhalif3651 hadey wax fahmeso wad ushegtay .
Marka ad hees qoral u badilaysan iska hubsada qoralka urko marid ah weyan waxuna qoray urko mayidaad somaliyeey ila ega
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 midkala la heysta marna imadan oranine 😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥
12 January 2020 Axad 12:26
😭😭😭😭😭😭😭😢😢😢💔💔
Mirihii m.x.gacal laxankii iyo codkii bashiir cali xuseen
2019 yaa ila daawanaya hestana
Yaagaaro heesihiihore
eesh calaa hees wakaa
Mudo badan ayaan wada mawalada naftaado
Kuu miyaa yay hadalko si Aan ku maqsuudiyo
Meermeerinaaye
Anooon mooday xaajadu meel wacan marayso
Meher kaliya no hadhay
Ayad muranka darto macsalama Igu tidhi Kamana
Mutaysane axdi aad u meel Dayan waxa dhanta maye dhe
Filanayn marnayaney marna Kama filnanayn inad Maya ileedhy
Walow aad manta igu tidhi isma naqaan
Hadad mooday cashaqu inu yahay maalmo qudhu yahay
Cilmigiisa mad baran maweeliyo ciyar bad modaysa adiguye.....
Dadkan majiilkii Dambaa
Maad noosheegtaan
Arayada heesta Abwanka iskaleh iyo
Riwadi aykujirtay Ama Qisadii lagasameyay heesta
Uurkoo mariid ah baa
Afka malab kayeeshoo
Iskukay macaysoo
Murug ah ihayniyo
Mushkilo ugu abuurtee
Ax ax Arayo Damqasho leh
Ax ax ax
2019❤️❤️🙏🙏 from hrgisa caday
Www
Hees cajiib ah dareen adag in la cabiro markaad waydo qof molosha ku amintay misna aad jeclataay cajaib
hestan qof ayaa isoo qori jirey lkn fahan uma lehen lkn hada waa fahmey
Aragsan Omar 😂😅😂
Hees aad ujeceyl
mudo badan ayaa heestaa qof ii qaadaye lkn maan garanayne micnaheeeda hada ayaa fahmaye micnaha dhabtaaa
Hodan Ali maaweelo iyo ciyaarbaad moodeysay haye. 😂😂
Lool
Hadda raadi qofkiii
😑
Macnihiisa maad garan🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤
aXsaN here MicNihiisa madbaraN
Heestan xasuus aya i gelisay wlhi
VIVASOMALIA1, good job
2021 ismuujiya like 👍🏻
Waa xaqiiq 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
تبا للعشق.
Hadad mode cashaqa malmo qudha inuu yahy mic nihisu ma adan garan.waa hees daren jacel han barsan.🤣14_9_2022.baydhbo
2018 yaa illa daawanaaya 🎶😍🎶
🙋😊
Maria Jama
Heestaan waxa logu tala gale naagaha aan jaceylka aqoon ee heesta ame adi ka hadleysa
@@iaw2401 jacayl wax la yiraa ma jirtee ka sexo magalka nio
2021🙈🤔
Hadaad mooday caashaqu maalmo qudha inuu yahay micnihiisa maad garan maaweelo iyo cayaar baad moodaysaa adiguye ereyada kadaaya cayaarta
😢
hodan ghhhhhhhh fanny tahy
😑