Imaam Nawawi Salafi Miyuu Ahaa Misa Ashcari? || Sh. Xassaan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • BOOQO daarulxadiith​​​​​​.com Hoyga Barashada Cilmiga Sharciga Ah...
    Kusoo Biir Channelkeena Telegram​ Si Aad Uga Faa'iidaysato... Sidoo Kale Lawadaag Asxaabtaada...Ku Dhufo Halkaan 👉t.me/Daarul_Xa...

ความคิดเห็น • 46

  • @maryamaabdirahmanhussein596
    @maryamaabdirahmanhussein596 3 ปีที่แล้ว +7

    masha allaaaaah sheikh Xassaan Rabbow inoo xafid

  • @saidhashi2856
    @saidhashi2856 3 ปีที่แล้ว +2

    Masaladan aad buu u cadeyey Shekhu. Shukaran. Jazakallah.

  • @camaryare6718
    @camaryare6718 3 ปีที่แล้ว +2

    M.a sheekh abu salman alle ha xidfiyo aamiin

  • @alcamirialcamiri5343
    @alcamirialcamiri5343 3 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا شيخنا

  • @abdiazizaliissa9286
    @abdiazizaliissa9286 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah mufti

  • @abeyabdi2598
    @abeyabdi2598 3 ปีที่แล้ว +1

    ماشاءالله شيخنا الفاضل حفظك الله

  • @isxaaqcali7288
    @isxaaqcali7288 3 ปีที่แล้ว +1

    Sh alle kahyr haku siiyo amin alle hnoo dayo sheekha

  • @raidal-dacwa7969
    @raidal-dacwa7969 3 ปีที่แล้ว +2

    حياك الله وبياك شيخنا الفاضل

  • @axmedyare8913
    @axmedyare8913 3 ปีที่แล้ว +2

    شكرا الف الف مرة يا شيخ حسان

  • @calinuurdaahir3971
    @calinuurdaahir3971 3 ปีที่แล้ว

    Asc sh xassaan ogow ilaahay malaha sifaad

    • @cabdulahidubad2018
      @cabdulahidubad2018 3 ปีที่แล้ว +1

      Subxanallah war Allah kacabso sheydaan ibliiis baad tahay Allah asagaaba sheegtay inuu leeyahy sifaaad

    • @abu3aalya
      @abu3aalya 3 ปีที่แล้ว +1

      @@cabdulahidubad2018
      Kani wa gaal rasmi ah, Jahmi Ashari, mana aha Shaydan kaliya. Ku rid qodobada ku habon melaha ku habon. Diidmada uu leeyahay sifoyinka illaay iyo sidaad ugu jawabto jilicsananta iyo damqashadas ma aha mid la janqadi karta xumanta hadalka.

    • @abu3aalya
      @abu3aalya 3 ปีที่แล้ว

      cabdiuhali ahki Kayr ba ku rajenaya

    • @muktarmohamud937
      @muktarmohamud937 8 หลายเดือนก่อน

      99 magac ee Allah sifooyin ma aha miyaa?😂😂 walilaahi asmaaul xusnaa

    • @abdullahiqaasim7120
      @abdullahiqaasim7120 3 หลายเดือนก่อน

      @abu3aalya diintanbadigu iskama lihid , qofka xita riddoba 3 beri aya la siyaye u kaadi oo waxa lagayaba koox inay baadiyayse talo iyo tusale sii.

  • @diiffarah3663
    @diiffarah3663 ปีที่แล้ว +3

    IMAMU Nawawi Ashcari weye kitabkiisana wad aqrisaneysan.xagana waxa ledihin ashaciro wa baadhi.

  • @antonioxiirane9221
    @antonioxiirane9221 ปีที่แล้ว +2

    Hada ma waxaa leedahay imaamu nawawi wuu cabsaday oo xoog buu ku qaatau ashaacironimada😂
    Imaamu nawawi qof aaan alle eheen kama abdi jirin
    Mida kale waxaa tiri imaamka fiqiga ayuu gooni ku ahaa oo marka imaamku ma caqiido la'aan buu ahaa soo caqiido muusn haysan😂
    Mida kale beentada maa iska daysid noo keen meeshay taarikhda kaga taalo ashaaciradu dadkay dili jireen
    Qof walbaa og imaamu nawawi inuu ashacaro ahaa adinkana waxaa uga waxaa ku gaalayasiisan ma aqaan ee odayahow waalani afkaaga naga qabso

    • @muktarmohamud937
      @muktarmohamud937 8 หลายเดือนก่อน

      Wahaabiyo way waalan yihiin😂

    • @HanadCumar-ui1ec
      @HanadCumar-ui1ec หลายเดือนก่อน

      Hhh sababta mataqaan, hadii imam nawawi eey dhahan Ashcari buu ahaa, kitabadey akhristan oo arbacinki u horeeyo bey dhigayan, Nawawi iyo xaafid ibn xajar ba waa sheegta 😂

  • @mohamedbariise4853
    @mohamedbariise4853 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc daarul xadiith muusiga naga dhaafa blz

    • @aatochannel35
      @aatochannel35 3 ปีที่แล้ว +3

      Cilmiga ka fa,idayso Music majiree

  • @marwanalashcari2124
    @marwanalashcari2124 2 ปีที่แล้ว

    Biin baad shegtay

  • @cumaryusuf5782
    @cumaryusuf5782 3 ปีที่แล้ว +1

    Ashcariyo ma diidana sifaadka uu sheegaayo lkn qaabka aad umacnaysaan ayaan la ogolayn

  • @gureey3185
    @gureey3185 5 หลายเดือนก่อน

    Nawawi waa owliyo carabka xasaan alaa kaleexiyay ee xasaan wax madayn jirin

  • @maxamedxasan7484
    @maxamedxasan7484 3 ปีที่แล้ว

    Kani sheekh maahe waa munaafaq

  • @Cabaas6004
    @Cabaas6004 6 หลายเดือนก่อน +1

    Beenaale khaain Ah

    • @AbdirisakAhmed-g3i
      @AbdirisakAhmed-g3i 4 หลายเดือนก่อน

      Hye adiga runta nosheeg

    • @kalenooc4938
      @kalenooc4938 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@AbdirisakAhmed-g3inawawi mushrik gaal jahmi ah ayuu ahaa cudurdaar loo sameenayo majiro

  • @OmarAli-qk4ku
    @OmarAli-qk4ku 3 ปีที่แล้ว +1

    Jaahil baa tahaye imaam nawawi waa meyd maanta ha xaman qidh iyo xero beele

  • @omarlikasi8555
    @omarlikasi8555 3 ปีที่แล้ว +3

    نحن نقول مشائخنا هم سعيد الدارمي وأحمد بن حنبل وغيرهم من أهل السنة وأنتم مشائخكم هم القرافي وبشر المريسي والنووي وابن حجر وابن تيمية الجهمي العاذر بالجهل وغيرهم الزنادقة نسأل الله العافية

    • @HusseinAli-yc2gp
      @HusseinAli-yc2gp 3 ปีที่แล้ว +3

      إتّق الله ياأخي
      واعلم أن لحوم العلماء مسمومة

    • @shiikhmaxamed4050
      @shiikhmaxamed4050 2 ปีที่แล้ว +3

      هذا الکلام فيه ملاحظات الامام النووي وابن حجر لهما منة عظيمة علی الامة الاسلامية اذن لابد من احترام وتقدير علماء الاسلام وعدم طعنهم وشتمهم وازدراٸهم فالعجب ممن يقول انه من الزنادقة ولکن اعطم منة منهما علی الامة شيخ الاسلام ابن تيمية رحمه الله فانه دافع عن مدهب السلف الصالح ورد فرق منحرفة کالجهمية والرافضة والمعتزلة والخوارج والاشاعرة والماتريدية وغيرهم من اهل البدع

    • @sabmanjama1063
      @sabmanjama1063 7 หลายเดือนก่อน

      ابن تيميه شيخ الاسلام كان اقرب منك حنبلتاً يا خارجي

    • @kalenooc4938
      @kalenooc4938 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@HusseinAli-yc2gp هذا قول الجهمي زنديق ابن عساكر

    • @kalenooc4938
      @kalenooc4938 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@sabmanjama1063 ابن تيمية عاذري جهمي ويقول بفناء النار

  • @TheMohadam
    @TheMohadam 3 ปีที่แล้ว

    Beenloowe

  • @hassanak8904
    @hassanak8904 2 ปีที่แล้ว

    Ogo hadalka aad sheegeysi oo beenta ah
    Mar ayaad ka shalaadi doontaa xasaanow