ความคิดเห็น •

  • @ogaansho
    @ogaansho 5 ปีที่แล้ว +338

    aad ayaan ugu farxay dhamaan commentiyadiina - runtii markaan akhrinaayo waxaan dareemaa farxad aanan lasoo koobi karin - waad mahadsantihiin dhamaantiin

    • @xassansiciidjaamac1895
      @xassansiciidjaamac1895 5 ปีที่แล้ว +4

      Walal qali waad mahadsantahay aadna waanu kuu jecelahay alle haku barakeeyo aduun iyo aakhiroba walaalo nosooo badi insha alllh barnaajyadaada aadbaanu ugu baahanahaye

    • @bashiirxuubey1312
      @bashiirxuubey1312 5 ปีที่แล้ว +2

      Omar inshar waxaan rabaa in an kula kulmo

    • @abdifatahosman4090
      @abdifatahosman4090 5 ปีที่แล้ว +2

      Alle hakaa abaal mariyo sidaad aqoonteena maskaxeed u kordhiso..❤

    • @boqorkajaceylka4837
      @boqorkajaceylka4837 5 ปีที่แล้ว +2

      OGAANSHO sxb Omar inshaar 5daqiiqo ayu socday313 comment ayaa heshay🤔 warcadi matahid chenelkan tageraha kowad ayan ahay

    • @ARAYE10
      @ARAYE10 5 ปีที่แล้ว +2

      OGAANSHO sidoo kale waan kugu faraxsan nahay

  • @sadikjama5772
    @sadikjama5772 5 ปีที่แล้ว +26

    Cumarow salaama Saaxiib.
    Maanta aan furo barnaamijkan waa mid muhiim ah.
    Jimce wanaagsan dhammaan ummada Soomaaliyeed.

  • @khaled__k2
    @khaled__k2 5 ปีที่แล้ว +55

    Masha Allah walal #cumar_inshaar
    Shaqsiga ugu fusxada fcn Somali TH-camrs ka walahi wan ku aminsanahay walal

    • @体育频道-h1b
      @体育频道-h1b 5 ปีที่แล้ว

      khaled k2 walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo

    • @khaled__k2
      @khaled__k2 5 ปีที่แล้ว +1

      @@体育频道-h1b bro wan ku saray adna ii sar wad aragta 5k ba I dawataye

    • @abdikadirali2492
      @abdikadirali2492 5 ปีที่แล้ว

      *Sxp ereyga ah waan ku Aaminsahy maxaad kla jeedaa?*

    • @khaled__k2
      @khaled__k2 5 ปีที่แล้ว

      @@abdikadirali2492 bro afsomali ayaan ku hadlay tan kale qofkii wax fcn la yimaado wa in lagu xirnadaa TH-cam hadad samaysto oo ad wax fcn so galiso walagugu xirnanayna

    • @duudekaahiye4199
      @duudekaahiye4199 5 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid sxb sare anshaar

  • @mohamudfarah8784
    @mohamudfarah8784 5 ปีที่แล้ว +25

    Aad baan ugu faraxsanhaya in aan ereyo iyo taariikh badan xambaaro oo aan kaa faaido

  • @abdifatahosman4090
    @abdifatahosman4090 5 ปีที่แล้ว +29

    Channel-ka ugu faa'iidada badan Channels-ka Soomaalida... Halkaa ka haay walaalkey Omar Inshar❤ Alle hanoo badiyo adoo kale...

    • @hamdihashi9828
      @hamdihashi9828 5 ปีที่แล้ว +1

      C.ftx intana ma iga horeysaa hh

    • @abdifatahosman4090
      @abdifatahosman4090 5 ปีที่แล้ว

      Haa Hamda Hashi sxby adna Ogaansho maa ku xirantahay❤

    • @hamdihashi9828
      @hamdihashi9828 5 ปีที่แล้ว

      @@abdifatahosman4090 Ha baraadar

  • @qumanosmaan4001
    @qumanosmaan4001 5 ปีที่แล้ว +51

    Anigaa ugu horeeeya Like isiin aan arko waxay tarto😁😁😉😉😉

  • @shucaybinhoo9581
    @shucaybinhoo9581 5 ปีที่แล้ว +34

    Alle walaalkay Omar inshar Run ahaantii alle dartii ayaan Ku jecelahay waxaad tahay shaqsi aan Ku farxo markuu barnamij soogaliso waan farxaa😍😍😍😍

  • @mohaburhan222
    @mohaburhan222 5 ปีที่แล้ว +4

    Wan jeclaan laha sidado kale inan wax soo tabiyo lkn meelan ka bilaaban garan waayaa noso badi taarikhyada sxb👏🏼👏🏼👏🏼✌👍

  • @fadumosheikh601
    @fadumosheikh601 5 ปีที่แล้ว +15

    Masha Allah Al ustaad cumar inshaar hore usoco ♥♥

  • @quruxdheman3239
    @quruxdheman3239 5 ปีที่แล้ว +65

    Walikey lek hal xata leyma sarin isara plz🙏

  • @ibrahimwarsame3488
    @ibrahimwarsame3488 5 ปีที่แล้ว +9

    Mahadsanid Ustaad Allaha ku barakeeyo🖐❤

  • @Muhanad_You003
    @Muhanad_You003 5 ปีที่แล้ว +3

    ManshlaH Nabigeena iGula saliYa scw 😍

  • @djpolo687
    @djpolo687 5 ปีที่แล้ว +10

    Fist one ogaansho wllo yaa iga horeyay bal liketa hayla dhaafina 😍😍😍👑

  • @maandhismedia8449
    @maandhismedia8449 5 ปีที่แล้ว

    Shukran Ustaadd Cumar inshaar ilahay aqoonta iyo aqligaba hkuu xifdiyo wll

  • @zakariyeraul8908
    @zakariyeraul8908 5 ปีที่แล้ว +8

    Maasha Allah wl wxbadan ayaan kaa faaideystey horo usoco chanalka ogaansho go for ward inta igu racsan like igu caawiya

  • @ahmedaliiabdalla
    @ahmedaliiabdalla 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allh Omar Ishar Maclin wax badan Ayaan Ka Faiday Cilmina waan Kaqatay Mnatay Wxana Impire ugu waweyn Calamka

  • @ilyaascabdi6244
    @ilyaascabdi6244 5 ปีที่แล้ว +5

    Mashallah ajar iyo xasanaad allaha ka siiyo wll runti barnamijyo nafteena wax ka badaly aya nooso diyaarisay

  • @mohamedibrahimmohamed8258
    @mohamedibrahimmohamed8258 5 ปีที่แล้ว

    Asc cumar waad mahadsantahay baraarujintada iyo dhiragalinta ummada islamka waxaan kacodsanaya inaa nosodiyarisid mowduuc ku sabsan balwada iyo dhibaatadeeda iyo waxyelada ummada islamka. Mahadsanid

  • @apdllembappe8221
    @apdllembappe8221 5 ปีที่แล้ว +6

    Mnshlaah #Cumar inshaar macalim zare noolow intay nololi jirto
    Cimri Dheer iyo cipaado zuupan

  • @Muwaxid10
    @Muwaxid10 5 ปีที่แล้ว

    Omar Wax Badan Oo Aan Sawirka Raadiyo Bal Dhamaadkii Waan Helay Sawirkada Masha Allah Aad Baad U qurux Badan Thy Wll Mcn Nin Wax Utarey dhalin yarada soomaliyeed Alle Haku Barakeyo Aduun Iyo Aakhiraba Walalkayga Wlh Alle Darti Ayan Ku Jeclahay Waxan Raba In Noqdo Sida Adiga Cml Qof Aqoon Yahan Insha Allah

  • @cabdiraxmaansamajecel1861
    @cabdiraxmaansamajecel1861 5 ปีที่แล้ว +6

    masha allah allow ku barakeey

  • @freehmt2328
    @freehmt2328 5 ปีที่แล้ว +17

    Hore usoco zxp Omar inshar channelka kaliye ee ugu jeclahay channelda inta igu raacsan Like

  • @abdow4104
    @abdow4104 5 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah walal #cumar_inshaar 🇸🇴✌😁جميل جداشكرا

  • @gungpung5865
    @gungpung5865 5 ปีที่แล้ว +1

    Tariikhda Andalus wax nooga soo diyaari adoo raliya omer thanks💯♥️

  • @muna2378
    @muna2378 5 ปีที่แล้ว

    masha allah cod macan o saafi ahy illahy ha ku barakeyo cumar cimrigan allah ku barakeyo

  • @nuurulislam2479
    @nuurulislam2479 5 ปีที่แล้ว +1

    Bare Cumar Inshaar Mahadsanid.

  • @aadanhassan9521
    @aadanhassan9521 5 ปีที่แล้ว +1

    walal wan ku salaamay sawtkaaga allah ha dhowro waligayga ma aanan maqlin sawt sidan umacan marka quranka laga soo tago allahu yaxfadka

  • @hafa5ahmed
    @hafa5ahmed 5 ปีที่แล้ว +1

    Shukran jazakallah walal omar inshaar 😘🙏💝🙏

  • @samrahareed3660
    @samrahareed3660 5 ปีที่แล้ว +4

    Ilaah baa been ka fog wiilkan markan dhageysana aad ayaan ugu raxeya micnaha waa qof dagan o Ilaah siyey sod aad u mcn masha Allah Ilaah ha ku xifdiyo walalkeyga

  • @duranabdo90
    @duranabdo90 5 ปีที่แล้ว +8

    Aniga oo aan wada daawan muuqaalka ayaan like saaraa sababtuna waxay tahay In aan hubo inay ku jiraan waxyaabo faa'iido noo leh Cumar Inshaar👍

    • @barreboss3699
      @barreboss3699 5 ปีที่แล้ว +1

      Walaal subscribe iisaar anna waan kuu saareee

    • @duranabdo90
      @duranabdo90 5 ปีที่แล้ว

      @@barreboss3699 waad iga haysaa wll.

    • @barreboss3699
      @barreboss3699 5 ปีที่แล้ว +1

      Haa wlaal mhdsnid

  • @maxamuudcalilbrahim8132
    @maxamuudcalilbrahim8132 5 ปีที่แล้ว +2

    Macalin cumar muuqalkan wuxuu sodhacay anoo jooga meel buqa oo aan sahlanayn in kagu daawado Laguna raaxaysto codkaaga marka dib ayaan udhigty mahadsanid macalin cumar inshaar waankusalmy💟💟💟💟💟

  • @ccaziizmaxamedcalasow1211
    @ccaziizmaxamedcalasow1211 5 ปีที่แล้ว

    Thnks wll aad baan u jaceyl barnaamijka aad soo dhigto

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah walalkay #Cumar_inshaar saad noola wadagtay imbiraaduriyadda mahadsanid

    • @hoodaaleproduction5256
      @hoodaaleproduction5256 5 ปีที่แล้ว

      Walaal Waxa aan Si Xushmad leh kaaga Codsanayaa inaa subscribe ii Saarto

    • @abdiabdirisaq6076
      @abdiabdirisaq6076 5 ปีที่แล้ว

      Aan kuu saaree maxaa faaido ah aan kaa helaya

  • @osmanabdilkhadir6215
    @osmanabdilkhadir6215 5 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad ayaad u mahadsantahy wll Omar inshaar Allana haku barakeyo wll hortaada qeer gadaashaada qeer

  • @shakirmaxamedshakir1129
    @shakirmaxamedshakir1129 5 ปีที่แล้ว

    Waa kanalka dad waynah soomliyeed thanks cumar inshaar zxp ilaahy caqliga hakuudayo

  • @لمحبينالطبخ
    @لمحبينالطبخ 5 ปีที่แล้ว

    Waxaad aad u jeceshahay taarikhda wax soo gudbinta iyo in aad wax bdan akhrisid oo baartid allah hakula garabgalo aad ayad ugu mahadsanthay soo gudbinta muqaalo wax tar le
    Hormar wacan wll

  • @XARAGO
    @XARAGO 5 ปีที่แล้ว +6

    Omar inshar aad baad u haleeshay wlhi keep going first viewer this video

    • @hoodaaleproduction5256
      @hoodaaleproduction5256 5 ปีที่แล้ว

      Walaal Waxa aan Si Xushmad leh kaaga Codsanayaa inaa subacribe ii Saarto

  • @nuurdiin8489
    @nuurdiin8489 5 ปีที่แล้ว

    All ha Ku nuur inshar inta wanagsan ayaad ka hada sha

  • @MohamedAhmed-qh2jz
    @MohamedAhmed-qh2jz 5 ปีที่แล้ว

    Alla macalin #cumar# inshaar marwali ba waan kula socona alle hakuxif duyo😍😍😍

  • @bandhigchannel2462
    @bandhigchannel2462 5 ปีที่แล้ว

    Thanks omar waxa tahay halyey somaliyeed horay u soco

  • @maxamedmaxamuud5632
    @maxamedmaxamuud5632 5 ปีที่แล้ว +1

    Wax walpo hadaan arko waan ka socdaa dhanka TH-cam lkn omar inshaar
    Waa phylasophka somalia
    Like waa codsi 🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @craxiin_key797
    @craxiin_key797 5 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid Omar inshAr wll

  • @abdiwahidahmed5355
    @abdiwahidahmed5355 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allH cilimiGaga alLh ku deysto

  • @qamaromar2005
    @qamaromar2005 5 ปีที่แล้ว

    masha Allah illahey ha Ku xafido all ustaad Omar inshar

  • @alcasaa22channel19
    @alcasaa22channel19 5 ปีที่แล้ว

    Cumar iinshar guuley walaalkey muslimka ah

  • @abdisalansuniyale9805
    @abdisalansuniyale9805 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah
    maanta waa malin khyr badan aanu ku SALINO❤ XABIIB❤ keeNa❤ SUUBAN ❤#SCW💓💓

  • @Mohamud-Bay
    @Mohamud-Bay 5 ปีที่แล้ว

    shukran Qanatul Majallah aadban u dawaday

  • @maxamedsaki9046
    @maxamedsaki9046 5 ปีที่แล้ว

    Alle cimri dheer iyo caafimaad haku siiyo wll

  • @sacadmoussa4
    @sacadmoussa4 5 ปีที่แล้ว

    Mhdsanid macalim cumar 👍🏽✨ cilmiga alaha ku kordhiyo 😻

  • @gartehasssn7699
    @gartehasssn7699 5 ปีที่แล้ว +2

    Wariyahaan codka macaan waan jeclahay alla dartis ayan ku jeclahay wlhi your voice amizing

  • @warfadayur1301
    @warfadayur1301 5 ปีที่แล้ว

    masha Allah bro, waa taarikh xiiso leh, cilmina kujiro,
    tarikhooyinka bal noo soo badi hadii eey kuu suurta galeeyso,
    ilaahay hakaa abaal mariyo, aqoonta aad soomalida ufaa ideeyneysid

  • @hodanmohamed9420
    @hodanmohamed9420 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Uma maleeynayo codkiisa oo kale nin leh inuu Somali KU jiro allow ku dhoowr codkana kaama xidho 😘

  • @y4ska37
    @y4ska37 5 ปีที่แล้ว +8

    M.a sxb codkaaga waa ku raaxeestaa Allaha ku xafido

    • @体育频道-h1b
      @体育频道-h1b 5 ปีที่แล้ว

      Yaaska !!! Walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo

    • @y4ska37
      @y4ska37 5 ปีที่แล้ว

      Waanku Saaray adna iisaar

  • @mohamudmahamedabdille8715
    @mohamudmahamedabdille8715 5 ปีที่แล้ว

    Ogaansho xaqiiqdiii aad baan ugu helaaa dhaamaan bar naa mishyada Ogaansho markalee ustaad Hurmar wacan ayaa kuu ra jee nayaaa

  • @chaosbalr9051
    @chaosbalr9051 5 ปีที่แล้ว +1

    Ogaansho chanalka aad iyo aad baan ujeclahay sababta aan makaca uga dhiktay my Brother horumar iyo guul baan ku rajeeynaa😍❤❤

  • @cabdowtube2663
    @cabdowtube2663 5 ปีที่แล้ว

    Lpx omar inshar hore u soco guul ayaan kuu rajaynayaa

  • @maalsanmedia3265
    @maalsanmedia3265 5 ปีที่แล้ว

    thanks omar inshar hagaha dhalin manta wxn ka codsanlaha ina ku so kordhiso barnamij ciwankisu yahy wax ka baro dhulka hooyo oo badana an aqoon buuxdo ulahen dhalinta ku barbarty burburka

  • @CasmiOnlineAcademy
    @CasmiOnlineAcademy 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah waa tariikh an inbadan ka faiday Mahadsanid Bro

  • @abdisamadvlogs5466
    @abdisamadvlogs5466 5 ปีที่แล้ว +5

    Cumar inshaar mash allah allah ha ku xifdiyo

    • @hoodaaleproduction5256
      @hoodaaleproduction5256 5 ปีที่แล้ว

      Walaal Waxa aan Si Xushmad leh kaaga Codsanayaa inaa subscribe ii Saarto

  • @abdifitahqorane8258
    @abdifitahqorane8258 5 ปีที่แล้ว

    Ogaansho meel waxbadan laga faa,ido thanks walal

  • @zakarieofficial2760
    @zakarieofficial2760 5 ปีที่แล้ว

    MzHa alH
    Wll IlaHy ha ku XifdiYo

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 5 ปีที่แล้ว

    Shukran omar inshaar🙇‍♀️🙇‍♀️

  • @amiinaxmed9962
    @amiinaxmed9962 5 ปีที่แล้ว +6

    Waad mahadsantay

  • @najmaabdalle5895
    @najmaabdalle5895 5 ปีที่แล้ว

    Marka video sogaliso waba iska farxaa waxa ogahay wax anan ogayn inan baranayo o wax ka faidayo mahadsanid omar inshar

  • @c.casiismohamed4564
    @c.casiismohamed4564 5 ปีที่แล้ว

    mashalalah walal xagaa ka sii wad kharbadan baan kuu rajaynayaa alle hortii

  • @abdikaniaynab
    @abdikaniaynab 5 ปีที่แล้ว +5

    والله بالله waan ku aamisanhy omar inshar

  • @ogow1877
    @ogow1877 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah cumar jaraka allahu qayr

  • @abdihakinjamadaar147
    @abdihakinjamadaar147 5 ปีที่แล้ว +1

    Wcs walaal Asxaabta Qaali aha Haben wanaagsan 👌🏻👌🏻🙋🏽‍♂️🙋🏽‍♂️🕊💚💙 Rabiyoow Raxmaanoow Soomalida u Roonoow. Amin
    Amin

  • @iamcj7880
    @iamcj7880 5 ปีที่แล้ว +21

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته استاذ عمر كيف حالك☆

    • @体育频道-h1b
      @体育频道-h1b 5 ปีที่แล้ว

      Moha Love Sabna walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo

  • @burakobte146
    @burakobte146 5 ปีที่แล้ว

    Masha allh sxb mcn waxbadan kaa faa uday alaha kuxifdiyo

  • @Ibra20000
    @Ibra20000 5 ปีที่แล้ว +4

    Zxp barnaamij goortaad soo geliso waan farxaa

  • @abdifataahmohamed6648
    @abdifataahmohamed6648 5 ปีที่แล้ว +1

    Mnzha Allah wll ilahy hkaa abaalmariyo waxyaaba anu kaa faa iidnay tiro maleH

  • @medmoussa149
    @medmoussa149 5 ปีที่แล้ว

    ma shaallah fadlan walal haalka kawaad banamijka ogaansho waad saxsantahye ee fadlan nofaideh

  • @abaskhaliif6076
    @abaskhaliif6076 5 ปีที่แล้ว

    Allaha ku barakeeyo wll cumar

  • @fahamkanolosha
    @fahamkanolosha 5 ปีที่แล้ว +2

    Maaha Allah codkaaga walo xiisa marna lagama caajso Alle haku xafido

  • @somalicomedy1950
    @somalicomedy1950 5 ปีที่แล้ว

    Keep going USTD. Omar iishar

  • @suldanabdi6631
    @suldanabdi6631 5 ปีที่แล้ว

    masha allah walal omar inshar qofka ugu fican somalida dhan youtube ka aya tahay hormar badan ayaku rajenaa pro

  • @malaak10le
    @malaak10le 5 ปีที่แล้ว

    Shukran Ustaad Omar channelkaada waa channaalda Somalida aan ugu jeclahay ❤ Horay u soco ustaadi👏👍💪

  • @Somalitiktoklive3
    @Somalitiktoklive3 5 ปีที่แล้ว +2

    Gulayso Walal cumar

  • @maxamedsaki9046
    @maxamedsaki9046 5 ปีที่แล้ว

    Wllhy waxaad tahay quf aan ku raaxaysto codkiisa iyo sida wacan ee uu wax u tabiyo alle haku barakeeyo wll noolaw inbadan

  • @tripleaabdinasir1597
    @tripleaabdinasir1597 5 ปีที่แล้ว

    masha allah thanks wll omar inshar

  • @queendaryeela2214
    @queendaryeela2214 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ustaad cumar inshaar Alle haku xafido💞

  • @abdirahmanmohamedabdullahi8195
    @abdirahmanmohamedabdullahi8195 5 ปีที่แล้ว

    asc walaal aad iyo aad baan ugu faraxsanahay websiteka aad iyo aad baan ula socdaaaaa masha allah

  • @warsameaadan5254
    @warsameaadan5254 5 ปีที่แล้ว

    noolow sxb caqligaaga fiicana allah haku barakeeyo

  • @nimcaanmohameddinimo8766
    @nimcaanmohameddinimo8766 5 ปีที่แล้ว

    mahadsanid omer inshar

  • @abdalayareabdiaziz5845
    @abdalayareabdiaziz5845 5 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid

  • @alizilver3779
    @alizilver3779 5 ปีที่แล้ว

    Asc mudanne OMAR INSHAR

  • @mohamudfarah8784
    @mohamudfarah8784 5 ปีที่แล้ว +4

    Asc Ustaad Omar inshaar

    • @hoodaaleproduction5256
      @hoodaaleproduction5256 5 ปีที่แล้ว

      Walaal Waxa aan Si Xushmad leh kaaga Codsanayaa inaa subscribe ii Saarto

  • @abdisalamabdi1910
    @abdisalamabdi1910 5 ปีที่แล้ว

    M.a wall waxaa thy qof wax bdn og ilaah hakuu ziyaadiyo cilmiga

  • @yusufmahmoud4535
    @yusufmahmoud4535 5 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad allah haku siyaadsho aqoonta

    • @hoodaaleproduction5256
      @hoodaaleproduction5256 5 ปีที่แล้ว

      Yuusuf
      Walaal Waxa aan Si Xushmad leh kaaga Codsanayaa inaa subscribe ii Saarto

  • @atroyoutube5689
    @atroyoutube5689 2 ปีที่แล้ว +1

    Wll waxan ku weydiinayaa 2su aal? 1 maxay faa ido leedahay boqortooyo? 2 maxaeyse faa ido daran leedahay boqortooyada?

  • @Elmi.451
    @Elmi.451 5 ปีที่แล้ว

    Mnshaa alah chenlka ogaansho runtiii waan la dhacayy thnks bro horay usoco qeer alaha kusiiyee

  • @realforextradersomali1929
    @realforextradersomali1929 5 ปีที่แล้ว +1

    Ha lagu saliyo nabiga (ScW)
    Like and comment

  • @mlaambalawzha
    @mlaambalawzha 5 ปีที่แล้ว +3

    Macluumaad aan caadi ahyn

  • @libannassirkoodbuur6909
    @libannassirkoodbuur6909 5 ปีที่แล้ว

    Mcha allH macalin shugran omer inshaar

  • @abokormaxamed8782
    @abokormaxamed8782 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah sxp cumar inshaar

    • @hoodaaleproduction5256
      @hoodaaleproduction5256 5 ปีที่แล้ว

      Abokor
      Walaal Waxa aan Si Xushmad leh kaaga Codsanayaa inaa subscribe ii Saarto

  • @dugsiquraanonline9015
    @dugsiquraanonline9015 5 ปีที่แล้ว

    ustaadow aad iyo aad ayaa umahad san thy aniga wax badan ayaa kaa faa iday kheyr allah ku siiyo

    • @barreboss3699
      @barreboss3699 5 ปีที่แล้ว

      Walaal subscribe iisaar adna waan kuu saaray mhdsnid

    • @dugsiquraanonline9015
      @dugsiquraanonline9015 5 ปีที่แล้ว

      +cilmi kororsi ustaadow kheyr allah ku siiyo cilmigana allah ku barakayeeyo aniga horta waan ku jacalahay aad iyo aad ayaan kuu jeclahay waxbadan ayaa kaa faa iday wllhi chennelkada maraha qaar haduu soo daaho waa dhararsanaya.
      lkn comment kama soo bixi jirin ilaahey haku barakeeyo markasto oo aan dhamaysto video ga waan ku ducaynayaa macallinkayga ayaad tahay wax badan ayaa kaa faaiday

  • @nimcocabdilahi9010
    @nimcocabdilahi9010 5 ปีที่แล้ว

    akhii waad mahad santahy jasaakallaahu khayraa

  • @yaztobashiir8413
    @yaztobashiir8413 5 ปีที่แล้ว

    caqliga hawaayin wll
    jazakalahu khair

  • @mohamedahmedjamac2657
    @mohamedahmedjamac2657 5 ปีที่แล้ว

    mzhllh waad Ku mahadsntahy wll barnaamijyada qrxda bdan ee aad nala wadaagto.
    io muqaalada tayada leh