Deg Deg Somalia Kenya & Itoobiya Oo Heshiis Gaaray, Tanaasulka Villa Somalia

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ก.ย. 2024
  • Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
    #WARKA #DEGDEG #WARARKA
    GARAAD TV
    Garaadtv Wararka Caalamka
    Garaadtv Wararka Somalia.
    Garaadtv Warar Deg Deg
    Garaadtv Xogta Caalamka
    Garaadtv Dowladda Somalia.
    .
    GARAAD TV
    Garaad Somalia.
    Garaad Somali News
    Garaad Itoobiya.
    Telefishinka Garaad.
    Warka Caalamka.
    Warar Deg Deg ah.
    Garaad tv today
    Garaad tv manta
    Garaad tv wararka maanta
    Garaad tv youtube
    wararka caalamka 2021
    Wararka Caalamka 2013
    Garaad tv Turkey
    Wararka Shalay Garaad
    Garaad Somaliland
    Garaad tv Puntland.
    wararkii ugu danbeeyey
    news today wararkii maanta
    Garaad wararka bariga dhexe
    Garaad madaxweynaha
    Garaad Muqdisho
    Wararka Soomaaliya
    Garaad Nairobi, Kenya
    Garaad Arrimaha Soomaalida

ความคิดเห็น • 25

  • @Xasbunalahwanimcawakiilan
    @Xasbunalahwanimcawakiilan 4 หลายเดือนก่อน +6

    Masha Allah ❤😂 heshiish ka itoopiya iyo soomaaliya allaha rumeeyo heshiish qeyrqaba

  • @alimohamed6918
    @alimohamed6918 4 หลายเดือนก่อน +5

    Yaaa ku soo celi
    Warkaa wir Car Amxaar uraag dhalay.
    Ey ey dhalay.

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 4 หลายเดือนก่อน

    Itoobiya Ma Rabno Heshiiskooda Badda Soomaaliyeed ayey Rabtaa

  • @AbdiLibaax-r5h
    @AbdiLibaax-r5h 4 หลายเดือนก่อน

    Itoobiya Ee Dhulka Sooomaaliya Qayb Kamida Xoog Ku doonaysa Abniga Nabadgalyo Ee Kala Saxiixday Waamaxay
    ?Maxaa Qaĺdan

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 4 หลายเดือนก่อน

    Abiy jaaniskiisa Wuu Helay Soomaali kala Qoqoban oo Tabar yar ayuu arkay..............

  • @khaliifmahadalitifoow1908
    @khaliifmahadalitifoow1908 4 หลายเดือนก่อน

    FIIRI HESHIISKANI CIDII WAX FAHMEYSO WUXUU DHIBAATO KU YAHAY ITHOPIYA, SOOMAALIYANA WAA UDAN, SABABTOO AH WAXA LOOGA HADLAYAA ARINTA XUDUUDAHA, DEEGAANKA, CAAFIMAADKA, XANAANADA XOOLAHA I.W.M.
    UGU DANBEYN SHIRKANI ARIMAHA BULSHADA AYUU QUSEEYAA, WAXA DHANKA SIYAASADA KA QUSEEYO QODOBKA XUDUUDAHA OO SOOMAALIYA DAN WEYN UGU JIRTO, TAASOO HOOS UDHIGEYSO RAJADII ITHOPIYA EE BADA.

  • @WarisMire
    @WarisMire 4 หลายเดือนก่อน

    B

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 4 หลายเดือนก่อน

    Mudane madaxweeyne yeeli meeyno inaan ka tanasulno kursiga ururka midoowga afirka dan kastaba hanoogu luntee

  • @khalifmahmud4770
    @khalifmahmud4770 4 หลายเดือนก่อน

    Kanoqda hishiis beenadka injirey haddii rag ku yaqana is arkeysan

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 4 หลายเดือนก่อน

    Cabdi weli nin zhaqo maaha inta uu isagu is eeg eegayo ayeey shirarku soo xirmayaane geeya nin siciid dani wato kkkkk

  • @frederic172000
    @frederic172000 4 หลายเดือนก่อน

    Where did you get your news??? Or is it fake news to keep your subscribers???? Halkeed wararkan ka keentaan? Mise waa war beenaad aad inta idin dhagaysata aad ku maaweelisaan???

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 4 หลายเดือนก่อน

    Musharaha Raila Odinga ee ka soo jeeda dowladda Kenya, nin naceeb dadka iyo dalka haliisna ku ah dalka, haddii looga haro kursiga ay raadinayso Somalia ee Foysiya Hagi Adan, u sharaxantahay.
    Waxaanu ku raacsanahay Ambassador Fiqi oo ka soo jeeda K/Galbeed asago ka hadlay arrintan.

  • @cabdilaahi6540
    @cabdilaahi6540 4 หลายเดือนก่อน

    Beenaale beenaale beenaale

  • @husseinhassan1096
    @husseinhassan1096 4 หลายเดือนก่อน

    Somalia 🇸🇴 is a BIG joke 😂😂😂😂😂

  • @AnmTV3329
    @AnmTV3329 4 หลายเดือนก่อน +2

    Xasan Shekh go aan malahan Somalia wuxuu ka dhigay bilaa tayo

    • @DaadirMohamed-t8x
      @DaadirMohamed-t8x 4 หลายเดือนก่อน

      Hawiye naceeb miyee kaa tahay??

  • @aliwarfaa8946
    @aliwarfaa8946 4 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    RER OOYAAYE AMA RER QAXAAYE BEEN BADANAA ILMO SHEYDAAN AH AYAA TAHEY ILMO MUNAFIQIIN AH AYAA TIHIIN DHAMAANTIIN

  • @AbdiHassanabdi007
    @AbdiHassanabdi007 4 หลายเดือนก่อน

    Waxaani dowlad wax kama yaqaanaan Sidee Itoobiya oo nagu soo duushsy uu ( wasiirka soomaaliya matalayey uu Itoobiya u hor fariisan karaa?, yaa direy wasiir kaan aaway ra,iisal wasaarihii dalku?

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 4 หลายเดือนก่อน

    Kursiga uruurka midoowga afrika inaan helno waa muhiim waana ku eedeeyn doonnaan shacabka soomaaliyeed cidi ku lug yeelata inaan kursigaas weeyno

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 4 หลายเดือนก่อน

    Xassan sh waa u dhamaatay Soomaaliya Ma Hogaamin Karo ha iscasilo..........sorry

  • @Abdullahi-g2j
    @Abdullahi-g2j 4 หลายเดือนก่อน

    Waddanka somalidu wuu lumayaa haddii ay wax waliba sidan sii ahaadaan.

  • @yusufahmed6493
    @yusufahmed6493 4 หลายเดือนก่อน

    To my astonishing there somalia cut relationship with Ethiopia but still having relationship and signing agreements with it

  • @jamacadan2200
    @jamacadan2200 4 หลายเดือนก่อน

    Marna kama tanasulimey inaan ka tanasulno hadi aanahay somaaliya gudonimada afrika oo fowsiya nagu mataleyso somaaliya guul fowsiya insha allah .

  • @HousseinBarkhadli
    @HousseinBarkhadli 4 หลายเดือนก่อน

    Hawaawiga moussa bixi