Ibrahim Caydiid oo ka hadlay Kiiska Maxamad Abiib, Ganacsade uu Cirro udigey iyo dagaalka Huwanta

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 107

  • @MrDaud6380
    @MrDaud6380 หลายเดือนก่อน +18

    Ibrahim caydiid legend
    Somaliland future president
    Allah Amin Amin

  • @Sumayo987
    @Sumayo987 หลายเดือนก่อน +7

    Waaaw labadan nin waa sunta xadowga cimridheer illahay hayidin siiyo cadowgiinana illahay ha jebiyo

  • @aminahyusuf4959
    @aminahyusuf4959 หลายเดือนก่อน +4

    Thank you my dear Ibrahim Calykdid and Saciid.

  • @user-xj9jx5cg8o
    @user-xj9jx5cg8o หลายเดือนก่อน +10

    Siciid iyo ibrahim daljir noolaada

  • @JamalAli-pz6kn
    @JamalAli-pz6kn หลายเดือนก่อน +2

    MUJAHID IBRAHIM CAYDIID WAA HAYLEY QARAN❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤THANKS FOR SPEAKING THE TRUTH

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh หลายเดือนก่อน +6

    Xildhibaan ooyaaye maalinba cidkalaa kushaqaysta waana lagu shubtaa waana calooshiisa ushaqayste marhaduu qofku caado qaate yahayna meela kama baydho😮

  • @user-dv7cs4iq5q
    @user-dv7cs4iq5q หลายเดือนก่อน +8

    Masha allah guuuuul soomaliland guuuuul geesi guuuuul ❤❤ Ibrahim 🎉🎉🎉🎉🎉guuuuuul ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 หลายเดือนก่อน +5

    Cadilaahi darawal xaqbuu ku taagan yahay sharcigii waxaa loo jabiyey cirro

  • @aishamuuse202
    @aishamuuse202 หลายเดือนก่อน +6

    Guul iyo gobonimo Somaliland mashallah ❤️

  • @hiboomarisse5854
    @hiboomarisse5854 หลายเดือนก่อน +4

    Mansha Allah ❤❤❤

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ft หลายเดือนก่อน +11

    Guul iyo gobonimo somaliland, cadowga gudaha iyo dibada ha jabo

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh หลายเดือนก่อน +5

    Guul soomaalilaan ilaahay cadawgeena hajebiyo

  • @abdif142
    @abdif142 หลายเดือนก่อน +2

    Ibrahim hi is a hero🎉🎉🎉🎉

  • @abdif142
    @abdif142 หลายเดือนก่อน +2

    The legend Ibrahim caidid🎉🎉🎉🎉

  • @user-vd5ub1dr7u
    @user-vd5ub1dr7u หลายเดือนก่อน +5

    Waxan leeyahay ciro iyo xirsi ganacsatada habarawal iyagaa iska leh lacagtooda doorashana ku gelimaysaan

  • @idrismhussein3691
    @idrismhussein3691 หลายเดือนก่อน +4

    Wariye siicid ciise iyo mujahid Ibrahim caydiid ilahay ha iidin xafiido Amiin guul iyo goobanimo somaliland ❤❤❤❤❤❤aad iyo aad vaad uu mahasantihiin illahay hadin xafiido amiin amiin amiin

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 หลายเดือนก่อน +4

    Alxamdulillaah mau
    Xirsigaab cirromadhane
    Iyo xisbigoda fashilmay

  • @user-kw9di6lk9t
    @user-kw9di6lk9t หลายเดือนก่อน +3

    Ibrahin caydiid ilaahayaw noo barakee geesiyaasha qaranka waad nabararujisay soofashili cadawga

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 หลายเดือนก่อน +3

    WAAN IDIIN SALAMYE Siicd iyo Ibrahim maxa cadowge idiin Deegysn🎉yan kaa naxow naafte waa

  • @aliabdi5708
    @aliabdi5708 หลายเดือนก่อน +4

    Hadii u maantaa Badbado sidaa ma ku jog saan donaa waa mayaa thanks

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 หลายเดือนก่อน +3

    Ibraahim Caydiid iyo wariye siciid

  • @MumtaazCapdirahmaan
    @MumtaazCapdirahmaan หลายเดือนก่อน +3

    Geesi qaran

  • @mustafejirde4620
    @mustafejirde4620 หลายเดือนก่อน +5

    Guuuuuuul somaliland ❤❤❤

  • @ikraammahmoud790
    @ikraammahmoud790 หลายเดือนก่อน +2

    Geesi qaran dhalay ibrahim caydiid

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 หลายเดือนก่อน +3

    XAFIISKU SHEEGA UGA FURAN SOMALILAND JABUUTI WAA IN UU ISKA DIFAACAA BEENTAA INA ABIIB

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh หลายเดือนก่อน

      Waasidaa waxa laga sugayaa inuu beeniyo ama rumeeyo

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 หลายเดือนก่อน

      @@FaadumoMaxmuud-qu9kh KOLAY DHEXDEENA WAXBAA QALADAN

  • @user-xj9vk8dk2o
    @user-xj9vk8dk2o หลายเดือนก่อน +3

    ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-vo4tj3zi6h
    @user-vo4tj3zi6h หลายเดือนก่อน

    Masha allaah gulaayso Ibrahim caydiid geesi geesi dhalaay. Siciid adiguna gulaayso aamiin somaliland guul iyo gobonimo ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-lr6mr8rb8s
    @user-lr6mr8rb8s หลายเดือนก่อน

    Mashallah mujahid Ibrahim

  • @abdif142
    @abdif142 หลายเดือนก่อน +1

    Viva somaliland

  • @mahadfahmi375
    @mahadfahmi375 หลายเดือนก่อน +1

    Caruurtu reerkooda Uma badnayn.

  • @TheLedon1
    @TheLedon1 หลายเดือนก่อน +5

    The first to like

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 หลายเดือนก่อน

    Run sheeg badthy muwaadin Mujaahid Ibrahim caydiid anti Somaliland meel.baad saarta

  • @husseinmohamoud4227
    @husseinmohamoud4227 หลายเดือนก่อน

    Guul somaliland wad mahadsantihin aqonyan Ibrahim Caydiid iyo saxafi Saciid cise 🎉🎉🎉🎉

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 หลายเดือนก่อน

    ❤❤Guul waarta باذن الله Somaliland ❤❤❤❤❤❤

  • @ashaosman-sy8nm
    @ashaosman-sy8nm หลายเดือนก่อน +1

    Ibrahim caydiid iyo Siciid chisel Ileyey waa labada halgamaa een kasee xan habeen iyo maalin difaac qaranka allaah hadhawro amiin amiin……

  • @YonisAhmed-e8w
    @YonisAhmed-e8w หลายเดือนก่อน

    Asc indr waxan ahaya nin reer ysomalinad warabixin baan haya🎉

  • @ahmedfarah5928
    @ahmedfarah5928 หลายเดือนก่อน +1

    REPUBLIC OF SOMALILAND LAND OF DEMOCRACY AND STABILITY IN THE HORN OF AFRICA.
    MOU MEANS TO US THE FIRST AFRICAN COUNTRY THAT CONNECTS WORLD TO AFRICA AND THE RECOGNITION MEANS BEYOND ETHIOPIAN BORDER.

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 หลายเดือนก่อน +1

    MAXAMED AW SICIID XISBIGIU DOONO AYUU CAAWIN KARAA YAA SHARCIGEE U DIIDAYA

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 หลายเดือนก่อน

    Suti Gaashaan Guulaysta بإذن الله 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Red_Sea349
    @Red_Sea349  หลายเดือนก่อน

    youtube.com/@redseanews24?si=Dtu2e--7dRZPwjJQ

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ft หลายเดือนก่อน +1

    Anigu waan ka shakiyey gabadhii kiniya nooga timid ee lahay dumaroow nin fiqiir ah ha guursani ,kiniya ayay degen tahay maxay uga dhex odhan wayday ,naagta ha la baadho ,😢

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 หลายเดือนก่อน

      Asiya umadda ilaahay muslinku ha kaa nabad galo ilaahay iyo qiyaamaha miyaad la hor tegaysaa xumaanteeda subxaanalaah gabadhaas waa shiikhad daacada

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 หลายเดือนก่อน +1

    Ibraahim somaliland wuu ka lacagaystay iyo cayda gudoomiye Hirsi

    • @nasrinaliisse5317
      @nasrinaliisse5317 หลายเดือนก่อน

      Runti iyo dhalishuuu dhincaa wadaani caayba lo yaqanaa waxaay iyagu ku jiraan ee wadanaa caaay mahaaa wa cadi yaab 😮wixi laga xishooon jiraaay miyaa wadaani ku xaragotaaa ilahooow dadkaan benta shubayaaa aafka dhulkaaa u gaaaali ooo gumeeee ilahooow ka dibadaa iyaga ka daraneeer dhabarka ka jabiiiii waxbaaa kulama aheee jaliil qadiraa ooo qawiyaa adigaa ayaa eeeh raboow cadowgan gudaha dhbarka ka jabiii oo mucjisooo iyo calamad ka mujiii

  • @GaranwaaMedia
    @GaranwaaMedia หลายเดือนก่อน

    Mohamed abiib madaxweynaha awdal state

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh หลายเดือนก่อน

      Kaxaysta gaajadii iyo qarafadiisuu nala dhaafayaaye😅

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 หลายเดือนก่อน +1

    Arinta aynu maanta maqlaynaa waa mid argagax ku ridaysa dad badan oo somaliya baydhabaa ethiopia laga xukumi doonaa kismayo kenya u jeesanaysa ethiopia dhul laga kiraynayaa hadaad maqli jirtey smaliya kenya iyo ethiopia lagu kala dari doonaa maanta dhayday ka cadahay cidina ma badbaadi doonto illaahay rag haw bixiyo maanta somali oo dhami gebi bay ka lulataa'e

  • @muzhdhool2353
    @muzhdhool2353 หลายเดือนก่อน

    Yes cidkasta oo dambi lagu helo halala xisaabtamo cidina sharciga kama wayna wa loo simanyahay madax iyo minjoba

  • @user-hr1dq9sv8m
    @user-hr1dq9sv8m หลายเดือนก่อน

    Madax sare

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 หลายเดือนก่อน

    XIRSI WAA JAAHIL ARGAGIXISO AH OO NECEB QARANKA SOMALILAND LAGAMA YAABO IN UU HABARJECLO ULA YIMAADO WAXA UU WALAAQAYO HABARYOONIS NA WAXBA UMA KEENI KARO

  • @rashidnoor3970
    @rashidnoor3970 หลายเดือนก่อน

    Ganacsadayasha sacad muuse ayuu u soo jjestay wadani imaka loo yaba

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 หลายเดือนก่อน +1

    Ibraahim sidaa iminka somaliland u jeceshahay eed u difaacayso markuu Ciro qabsada sidaa u difaac hadaanad mushahar ku qaadan cayda Ninkaa habarjeclo ee Xirshi eed hadh iyo habeen caydo

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh หลายเดือนก่อน

      Anagaa xirsi ladhalanay mana rabno waana huwan cirro isna waa lamid

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj หลายเดือนก่อน

      Ibrahim caydiid waa ninka kaliya ee in uu khadka siyaasiyiinta jifadiisa runtaa usheegay ee khaladkoodana soo bandhiga waxba ha isku dation in aad ka dhikto nin reer nimu ku shaqeeya waa geesi reerkooda umku cadeeyay khaladkooda waliba wadano oo reerkiisu difaaco ayuu runtaa uwada sheegay in syna ahayn xusbi qaranka Somaliland sinaba loogu asminikaro ciraha aad soo haday qaaday ceebtiisa isagaa fashila

    • @qurbaawis642
      @qurbaawis642 หลายเดือนก่อน

      @@HindaAbdulle-fl2jj waxay somaliland dhan ogtahay inuu ku macaashay cayda Hogaamiye Xirsi iyo besha habarjeclo sheekadaasna 3 blood ayaa uga hadhay

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 หลายเดือนก่อน

    Khaniiskii baad waraysanaysaa daboolaha ahaa ee muuse biixi iyo ina kaahin futada iska wasi jireen

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh หลายเดือนก่อน

    Putlaan magoosan karto waayo dal dalkale kubiiray may ahayn lkn waa maamul hoodtaga muqdisho

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz หลายเดือนก่อน

    𝐈𝐛𝐫𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 𝐜𝐚𝐲𝐝𝐢𝐝 𝐰𝐚𝐚𝐧𝐮 𝐤𝐮 𝐭𝐚𝐚𝐠𝐞𝐞𝐫𝐧𝐚 𝐬𝐱𝐛 𝐧𝐨𝐨𝐥𝐚𝐰 𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐡𝐚𝐚 𝐝𝐡𝐞𝐞𝐫𝐞𝐲𝐨 𝐜𝐢𝐢𝐦 𝐫𝐢𝐢𝐠𝐚𝐠𝐚

  • @user-so1hl4km9o
    @user-so1hl4km9o หลายเดือนก่อน

    Cunsri ayaatahay biilaa asala soomlilan waxba kuu mayalaan heegoy

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh หลายเดือนก่อน

      Huubo qudhunlaybaad tahay bilaa asala soomaalilaan waxba kuumayaalaan ragiilahaaba ilaashanaya😅

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 หลายเดือนก่อน

    LACAGTII DHIIGSHIIL WAXAY KU DHAMAATEY XIRSI FUTO GAAB IYO HUWANTA WAANA ARIN CAD DHIIGSHIIL OO KA SOO HOR JEEDA QARANIMADA SOMALILAND WUXUUNA CAAWIYAA HUWANTA GUDAHA IYO TA DIBEDA EE DAGAALKA KULA JIRTA

  • @KhadarCilmi-wv9cn
    @KhadarCilmi-wv9cn หลายเดือนก่อน

    SUTTY GAADHAN WAA HALYEEYO AYNU DHEERNAY QARAMO O ADUUNKA

  • @a.bismail6492
    @a.bismail6492 หลายเดือนก่อน

    Maxamad Abiib wuxuu dib ugu soo cararay gobolkiisii ​​siday uu u difaaco. Maxamad Abiib waa caadow! waa in aynaan dhegaysan hadalkiisa laakiin aynu daawanno ficilladiisa!! ama reer Borama wuu badalaa ama waanu badali doonaa. GUUL SOMALILAND GUUL CIDANKA QARANKA!

  • @SiciidDool-sc3mq
    @SiciidDool-sc3mq หลายเดือนก่อน

    halkani waa xarunta dadka buka kahadlaan

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 หลายเดือนก่อน

      Wa xaruunta tooshka lagu iftiimiyo khiyamada ciro

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 หลายเดือนก่อน

    Waar ku wrens isqaa ahiba wey lakulmaan cida ayrabaan ee halaiska ilaaliyo waxa yaabaha dalka iyo dadkaba ha laisku duubnaado oo reer somaliland waain ay iska jiraan waxa yea sha Kala dilikara bushadeena. Guul iyo gobanimo for Somalilad. Hala xidho Ciro, hersi, jama sha, Mohamed abiib ama ha laiska daayo kuligood

  • @abdirihinyare1064
    @abdirihinyare1064 หลายเดือนก่อน

    Ibrahim dufle

    • @asiyahmed-cs3ft
      @asiyahmed-cs3ft หลายเดือนก่อน

      Waxad tahay ,ayaad ibraahim ku sheegaya ,geesi somaliland ah viva ibraahim caydiid

  • @EmanAhmed-fk4cy
    @EmanAhmed-fk4cy หลายเดือนก่อน

    💚🤍❤️

  • @abdinasirdheegissa2636
    @abdinasirdheegissa2636 หลายเดือนก่อน +1

    Qolada safaaradda S/Land maxay u beenin waayeen iyagu haddii ay tahay arrintu been abuur.

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 หลายเดือนก่อน

    MAR WALBA YIMAADA SOMALIAND SIDAY KU DHICI KARTAA?????

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 หลายเดือนก่อน

    WAX BAA BAALAHAYGA YAACAY

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 หลายเดือนก่อน

    Cali mareexaan uma qalmo wasaaradaa waa jaahil socail midia ha the new technology ga waxba kalama socdo ma jiraan dhalinyaro wax baratay oo la jaan waadi kara istimaalka social media ha

  • @user-op2lk3vl2n
    @user-op2lk3vl2n หลายเดือนก่อน +1

    Hada waxa igu magaalada ah in ay suldaamo iyo garaado ay ku kummerne jigjiga

  • @mahmoudxasan7041
    @mahmoudxasan7041 หลายเดือนก่อน

    Red sea news 24 wax kalaa nagaga soo baxay meeshaas ma lihid

    • @mahmoudxasan7041
      @mahmoudxasan7041 หลายเดือนก่อน

      @@Red_Sea349 wallaahay anigu markaan qoray qoraalkaagan danbe kana fiirsaday qoraalka wixii hore uun baa igaga soo baxay markaa xaggee wax ka khaldan yihiin barnaamijkaagana aad iyo aad baan u jeclahay una xiiseeyaa inaan dhegaysto ibraahim caydiid iyo adiga

    • @Red_Sea349
      @Red_Sea349  หลายเดือนก่อน

      youtube.com/@redseanews24?si=G9XF8F6IHTVvWJv1

    • @Red_Sea349
      @Red_Sea349  หลายเดือนก่อน

      Waa kan
      youtube.com/@redseanews24?si=G9XF8F6IHTVvWJv1

    • @mahmoudxasan7041
      @mahmoudxasan7041 หลายเดือนก่อน

      @@Red_Sea349 mahadsanid waan helay

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 หลายเดือนก่อน

    Jagada laysku haysto Muqdisha ee la yidha raysalwasaare-ku-xigeen maaha wax Somaliland khuseeya . Kuwa jagadaas doonaya maaha dad Somaliland shaqo ku lehe waa cadaw ilaa ay waxaas ka toobbad-keenaan

  • @Jibriil595
    @Jibriil595 หลายเดือนก่อน

    Ma gudbe

  • @ibraahimcabdi6426
    @ibraahimcabdi6426 หลายเดือนก่อน

    Waa dadka muuse lugooyay

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh หลายเดือนก่อน

      Waxaa huwan ka ahaw

    • @asiyahmed-cs3ft
      @asiyahmed-cs3ft หลายเดือนก่อน

      Waa rag aan la iibsan karin ,maha iib ,ibraahim caydiid iyo muuse😂

  • @ibraahimcabdi6426
    @ibraahimcabdi6426 หลายเดือนก่อน

    Kani waa jaahil tuulo ka tagay bad baan bixinayaa ayuu leyahay

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh หลายเดือนก่อน

      Ilbaxnimada isku muuji adigu

    • @asiyahmed-cs3ft
      @asiyahmed-cs3ft หลายเดือนก่อน

      Labada adiga ayaa jahil ah ,waayo dalalka hodanka ah ee dadku ay y qwxeen ,waxay iibsadan waxa ay leeyihiin ,wax maal gashaday dalal kale ,ma dhagax madhan ayaad ku fadhiyey ,dalkan waxuu leeyahay waa la kiraynayaa

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 หลายเดือนก่อน

    Ibraahim nin weyn baan moodayey arinta badda wuxuu sheegay in ethiopia ku farxsan tahay waa gartood bad iyo dhul weligood aanay helin bay heleen somalina waxaay leeyihiin aan ooyee albaabka ii xidha arinta badda waxaa ku xidhan somali oo la wada waayo dhul iyo dadba oo lagu kala daro wadamada jaarka illaahay fitnadaa biyo ha ku shubo waa tii ugu weynayd ee ebed dhegaha somalidu maqlaan

    • @aishamuuse202
      @aishamuuse202 หลายเดือนก่อน

      Badda dadkii lahaa baa utashaday maad ka hadshid gobolka bakool ee la hoos geeyay itobiya

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh หลายเดือนก่อน

      Soomaali kulahaa soomaalidaad sheegayso xambaaro bada aad sheegtayna ragii lahaabaa bixiyay oo kireeyay gurguurte iyo geelana waanu kaga adkaanay😅😅😅

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 หลายเดือนก่อน

      @@FaadumoMaxmuud-qu9kh dadkiinan taageera MOU ga dadka waxaad ku didisaan xamar waxaad bixinaysaan maaha waxaad idinku leedihiin waa wax ummada somaliyeed kawada dhexeeya khaas ahaan kuwa SL hadaad aniguna waxaan ahay qof ka soo jeeda SL hayna halaagina somaliyi wax inama wada yeelini waxaa wax yeelada geysta oo soomaali oo dhan u geysta waa hal reer fursaday inagu wax yeeleeyaana inagaa siina oo ay ugu dambaysey tii lasacanod hadaynu u diidno fursadaa awood ay inagu wax yeeleeyaan mala xitaa inama soo hawaysanayaan

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh หลายเดือนก่อน

      @@halimadirie5301 dee 7biloodbaad qaylinayseen haar xasan masaajida kabaha lagaluu gaadhay geelana waaka xanuun loola cararoy maxaad ujoojin waydeen waata lasaxeexayee

    • @aishamuuse202
      @aishamuuse202 หลายเดือนก่อน

      @@halimadirie5301 itoobiya maxay dhul somali uqabsan wayday markay burburtay dawladdii siyaad barre illeen Easy bay u ahayde mise probagandada iyo beer jilicsigaad run mooday

  • @Red_Sea349
    @Red_Sea349  หลายเดือนก่อน

    youtube.com/@redseanews24?si=Dtu2e--7dRZPwjJQ