DEG__shacabki lascanod o xabsiga laga buxiyay iyago slland kudhawaaqaya &maraykanka o cawa deg deg a

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 13

  • @NajaxKhadar-i9r
    @NajaxKhadar-i9r 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    War kasi wa run wayo ana joga o xalay ayay lay isku hayastay warka

  • @Aadanxuuseen.aadanubaxale
    @Aadanxuuseen.aadanubaxale 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa runtaa. Waa Qalad weyn in Yeman laga duqeeyo Somaliland. 1. Adhigeenu wuu iib waayi. Dakedda berbera na way fadhiisan.

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maad garan. Francis, maraykan iyo Abiy waxay rabaan lnay xeelad ku qabsadaan Saylac.

  • @SabadAdan-y6w
    @SabadAdan-y6w ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂

  • @CabdiYare-p6s
    @CabdiYare-p6s 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Roobey nabadey

  • @Ogaalchenel
    @Ogaalchenel ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somaliland iyo putland haystaacaan

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somalidambe oxiidhidh aylayèelato majiirayso somaliland dalkeda iyo dadkaba horumardooda waykufilantahay

  • @umalkhayrcali9280
    @umalkhayrcali9280 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa wax laga yaayaqsoodo in citiraaf somaliland ku raadiso saldhig militari oo laga weerari doono dad islaam ah oo Yemen ah. Wax la aqbali kari ma ahan.

    • @fatimahashim5596
      @fatimahashim5596 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      SOOMAALILAND WAA QARANJIRA OOJOOGA WAANA MUQADAS KANAXOW NAFTA WAA

    • @qaayiboibraahim6672
      @qaayiboibraahim6672 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @umalkhyr. Ama hala yaayaq soodo ama hala wiswiso dan iyo heelo nagama hayso muslin iyo somaliba waa kuwa noogu daran.
      markaWall waxkasta oo ay danteeda ka dhex aragto somaliland oon ahayn wax qaranimadeeda dhaawacaya iyo diinteeda Way samaynaysa maraykan baad ka hadashaye xataa yuhuuda noqoto heshiis baa lala galaya hadii ay danaha somaliland wado.islaamku hadaanu danaha qarankan ogolayn maxaa noogu jira diintu hanaga dhaxayso.somaaliyaba so muslin maaha iyo qadar hadana so dhibatada somaliland kama shaqeeyaan miyaan isaaqu muslin ahayn maxaa loo dhibaateynaya cidna iyagoon ku mashquulin ba meelkasta oo ay soomali joogto hadimada isaaq iyo somaliland uun laga wadaa
      Lkn waa maxay markasta oo ay arkaan somalidu somaliland oo danaheeda iyo horumarkeeda ka shaqaynaysa maxaa caqabado loogu sameeya so xaasidnimo maaha balse cidna loo joojin maaye horaa loosoconaya.
      Habaar iyo ducana ugama baahna bini aadam

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    𝑺𝑶24𝑻𝑽 𝒘𝒂𝒓𝒊𝒚𝒆 𝒒𝒂𝒂𝒍𝒊𝒚𝒂 𝒂𝒍𝒍𝒆 𝒉𝒂𝒌𝒖 𝒃𝒂𝒓𝒂𝒌𝒆𝒆𝒚𝒐 𝒈𝒆𝒆𝒔𝒊 𝒒𝒂𝒓𝒂𝒏 ❤❤❤ 𝒈𝒖𝒖𝒍 𝒄𝒊𝒊𝒅𝒎𝒂𝒅𝒂 𝒒𝒂𝒓𝒂𝒏𝒌𝒂 𝑺𝒐𝒎𝒂𝒂𝒍𝒊𝒍𝒏𝒅 💚🤍❤️