tafsiirka quraanka sheekh umal Al Baqarah 1------29

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024
  • tafsiirka quraanka sheekh umal Al Baqarah 1------29

ความคิดเห็น • 253

  • @queen.abdi1
    @queen.abdi1 ปีที่แล้ว +39

    Maantay taariiqdu tahay 29 April 2023 aa bilaabay tafsiirka quraanka in muda ah ku hamin jiray i..a walaalayaal iisoo duceeya in alle ii fududeeyo oo dib ii celin 😢❤❤❤

    • @luxuries7181
      @luxuries7181 ปีที่แล้ว +2

      hye wali mawada ana manta bilabaye

    • @SAMANE2021
      @SAMANE2021 ปีที่แล้ว +2

      Ilaahay hakuu fududeeyo hana kugu sugo ukhtii aniguna waan dhigaa khaasatan dumarka ayn udhigaa

    • @laylasaid7273
      @laylasaid7273 ปีที่แล้ว +1

      anna maantaa bilaabay

    • @xayaath
      @xayaath ปีที่แล้ว +1

      Hlked mareysa iminka madamey 5 bilood april ka danbeysey mantana aytahay September xppti w iga xasusinun

    • @usaamemahamuud
      @usaamemahamuud 7 หลายเดือนก่อน

      Ilaah hakuu fududeeyo

  • @faliselmi
    @faliselmi ปีที่แล้ว +5

    Illahow quraanka kuwii fahma oo ku dhaqma naga dhig🤲

  • @LuisAlamari
    @LuisAlamari 3 ปีที่แล้ว +57

    In badan ayaan Niyada ku hayay Tafsiirka quranka inaan Barto Cawa ayan bilaabay oo March 30 2021 iso duceya inu ilahay ii sahlo

    • @istahilhassan3638
      @istahilhassan3638 3 ปีที่แล้ว +2

      Ana maanta, sura baqara aan biilaabay, 5/16/2021 🥅 goal kaygu waa 6 months insha Allah January 2022 ila soco yaa waa tartamaynaa, kkkkk

    • @deeqaibrahim9560
      @deeqaibrahim9560 2 ปีที่แล้ว +1

      Ma sha allha ana mantan bilabay 2022

    • @omartikey2553
      @omartikey2553 2 ปีที่แล้ว

      Masha allah wll ✅🥰

    • @joblessbillionaire2619
      @joblessbillionaire2619 2 ปีที่แล้ว

      Istahil iyo apdulhakim tafsirka madhamesateen mise

    • @bestrong5233
      @bestrong5233 2 ปีที่แล้ว

      Maashaa Allah wali wadaa mise waad joojisay

  • @Footballgamer1589
    @Footballgamer1589 7 หลายเดือนก่อน +3

    Ilaahay haku barakeeyo sheekh aqoonyahan umal

  • @hiboahmed8214
    @hiboahmed8214 9 หลายเดือนก่อน +3

    Mashallah allah noo fududaaye yarabi

  • @xamdisheikh2644
    @xamdisheikh2644 2 ปีที่แล้ว +13

    جزاك الله خير الجزاء يوم لا جزاء الاجزاءه

  • @inahussein2748
    @inahussein2748 5 ปีที่แล้ว +51

    Allah noo saqiro barashadaQuranka kariimka shq adne allah kaa abaalmariyo

  • @walalahakheyrkajecel2151
    @walalahakheyrkajecel2151 4 ปีที่แล้ว +19

    Shugran sheikh umal wan jeclahay wllhi tadsiirkisa

  • @fardawsam816
    @fardawsam816 5 ปีที่แล้ว +25

    MaashaAllaah. Wajazaakallaahu sh umal

  • @laylakassim2240
    @laylakassim2240 4 ปีที่แล้ว +11

    Jazakallahu khayr sheekh ilaahay waxaan kabaryayaa inuu kugu daro kuwuu udanbidhaafay adigiyo ehelkaagaba Rabigeen haxifdiyo. Ilaahow barashada quraanka iyo kudhaqankiisaba noo fudufee ❤❤❤❤❤❤ allahuma aamiin.

  • @muktarige3991
    @muktarige3991 3 ปีที่แล้ว +5

    Maanshaa allah tabaarakallah, ♥️🍇🍇🍓🍓🍅🍅🍒🍒🍒💗💖💖💖💖♥️♥️♥️♥️🍇🍓🍓

  • @nimcomahmed880
    @nimcomahmed880 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah tabarakallah Allah cimri dherer iyo cibaado suuban

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 4 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah Shiekh illahay haka awalmariyo Anaga neh illahay hanaga dhigo kuwi quranka kareem kuu camalfalo jazakallah qeer

  • @maxamuud13
    @maxamuud13 7 หลายเดือนก่อน +2

    Mansha allah

  • @halimohassan4451
    @halimohassan4451 4 ปีที่แล้ว +12

    Mansha alaah sheekhanaa ilaahay haku xifdiyo hana ku sharfo ilaahay janatul firdowsa aclaa hakuugu bishaareeyo aamiin 💔🌺👏❤️❣️❣️💚💚💝🌺💔💔❤️❤️

  • @queenqueenqueenqueen5733
    @queenqueenqueenqueen5733 4 ปีที่แล้ว +8

    Mash Allh Aloow ku xifdi sheekh umal

  • @mariafarah1287
    @mariafarah1287 4 หลายเดือนก่อน +2

    Msha Allah sheikh Allah hku xifdiyo. /10/5/2024

  • @zakariaali1949
    @zakariaali1949 10 หลายเดือนก่อน +2

    Maaashaaa.allaah

  • @hawohassan3714
    @hawohassan3714 5 ปีที่แล้ว +15

    Ilahow janatul fardowsa kuugu bisharee yaa rabi

  • @cabdulahiaxmed5882
    @cabdulahiaxmed5882 5 ปีที่แล้ว +9

    Maasha allaah sheeq maxamed umal

  • @iamnasra1271
    @iamnasra1271 4 ปีที่แล้ว +12

    Mansha alah alow diinta na fahamsii oo jidhka toosan na mari

  • @abuanasahmed8496
    @abuanasahmed8496 3 ปีที่แล้ว +17

    الله يحفظك شيخ

  • @abdiwaliosman9739
    @abdiwaliosman9739 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah sheikh umul ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️❤️jazakalaah kheyr

  • @mahdichannel402
    @mahdichannel402 4 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah

  • @qayaadiina2394
    @qayaadiina2394 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh tabarallh jasakallh sheekh marwalaba nosoo badi 💯💯

  • @HipaaqAliwarsame-pl8gp
    @HipaaqAliwarsame-pl8gp ปีที่แล้ว +3

    Masha allah Alleh ahku xafiido anaga xifdiga hano fudaydiyo

  • @cabdirisaaqali6871
    @cabdirisaaqali6871 4 ปีที่แล้ว +5

    Man sha Allah

    • @zakiyusuf8234
      @zakiyusuf8234 2 ปีที่แล้ว

      💞💞💞💞💞💞💞ale hakasiyo ujuur sh.

  • @deeqafarah7410
    @deeqafarah7410 4 ปีที่แล้ว +5

    maasha Alah jazaakalaahu khayr sheekh umal

  • @aminaguleid4543
    @aminaguleid4543 4 ปีที่แล้ว +6

    Mashallah

  • @caishaluul6021
    @caishaluul6021 4 ปีที่แล้ว +21

    Masha allah الله يحفظك شيخ امل

  • @munaabdinaasir7588
    @munaabdinaasir7588 4 ปีที่แล้ว +4

    Jzkq sh maxamad cabdi umal xafidulaah🤲

  • @hindiaosman3299
    @hindiaosman3299 4 ปีที่แล้ว +7

    Maha Allah

  • @haboonqalanjo9274
    @haboonqalanjo9274 4 ปีที่แล้ว +10

    Allah hanoo fududeeyo barasha qur aanka kariimka ah aamiin

  • @siciidoabdikadir3352
    @siciidoabdikadir3352 4 ปีที่แล้ว +12

    Masha allh ilaahy shikha ajar ha ka siiyo anagana anugu anfaco amiin amiin

  • @kaligiiduulofficialmedia583
    @kaligiiduulofficialmedia583 4 ปีที่แล้ว +6

    MaashAllah Allow aadan dhib arkin inta aad aduunka ku nooshahay.

  • @cllhicali4541
    @cllhicali4541 3 ปีที่แล้ว +2

    Msha allah alal haku xafida shekhunaa umal

  • @aushaibraahim4166
    @aushaibraahim4166 4 ปีที่แล้ว +4

    maasha allaah jazaaka allaahkheyr sheikh

  • @ahmedsaladahmedmohamed65
    @ahmedsaladahmedmohamed65 2 ปีที่แล้ว +4

    الله يحفظك شيخنا الفاضل

  • @hassanmohamed5100
    @hassanmohamed5100 3 ปีที่แล้ว +7

    Asaxaabey isoo duceeya quraanka kiciskisa aya igu adag in ilahey ii jilciyo isoo duceya ad buu igu adagyahay please isoo diceeya

    • @istahilhassan3638
      @istahilhassan3638 3 ปีที่แล้ว +2

      Allah ha kuu fududeeyo, wax kale iska sida heesah, hana is dhibin u nasnaso, canjeelo iyo bariis baasto yaree, sonkor halqaado maalinti, 5gm. Ka dib maskaxda ayaa kuu furmaysa insha Allah, adna ducayso.

  • @saafiyusuf2336
    @saafiyusuf2336 3 ปีที่แล้ว +4

    Shiikheena allaha noo barakeeyo anagana allaha noo fududeeyo barashada tafsiirka aamiin yaa rabi

  • @madehassan7862
    @madehassan7862 4 ปีที่แล้ว +4

    JzkaAllah qhayr

  • @nafeesanafeesah8820
    @nafeesanafeesah8820 4 ปีที่แล้ว +6

    جزاكم الله خيرا

  • @nimcoabdullahi3560
    @nimcoabdullahi3560 2 ปีที่แล้ว +2

    YAA RABI 🤲🤲

  • @mustalifadaahir5150
    @mustalifadaahir5150 4 ปีที่แล้ว +4

    Jazaakallah sheikh

  • @luxuries7181
    @luxuries7181 ปีที่แล้ว +1

    iso duceeya manta ayaan bilaabay tafsiirka quranka

    • @CabdiqaniMaxamuud-g6h
      @CabdiqaniMaxamuud-g6h ปีที่แล้ว

      Ana wuu iisocdaa oo waxaan marayaa 10 ju
      20 jus ayaana iihadhay. Se waxaan kuugu hambalyaynaa inaad macaansan doonto tafsiirka quraanka Amar ilaahy oo aadam siideyn doonin hadiiba aad shiikh umal Ka bilowday

    • @luxuries7181
      @luxuries7181 ปีที่แล้ว

      ​@@CabdiqaniMaxamuud-g6hxifdin ayaan raba inan waliba kusii daro i.A

    • @CabdiqaniMaxamuud-g6h
      @CabdiqaniMaxamuud-g6h ปีที่แล้ว

      @@luxuries7181 Lkn profile Ka waxa kuusaaran muxuu ahaa walaal

  • @filsanmaxamed4735
    @filsanmaxamed4735 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allh❤

  • @Sudaistawane
    @Sudaistawane 3 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خير الجزاء شيخي الفاضل العالم

  • @maxamednuuradin8108
    @maxamednuuradin8108 4 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaah ilaahow kuwa rumeeya oo xifdiya naga dhig

  • @abdimohamoud7443
    @abdimohamoud7443 2 ปีที่แล้ว +2

    Shugran sheekh, Ilaahay hakaa jasaa'i siiyo

  • @markabaadan8815
    @markabaadan8815 3 ปีที่แล้ว +3

    MansjaALLAH😍😍

  • @farhiyoabdullahi3579
    @farhiyoabdullahi3579 4 ปีที่แล้ว +2

    Subxanalah laxawla walaquwatah ilabilah

  • @ahmedgurey7141
    @ahmedgurey7141 3 ปีที่แล้ว +2

    Jasaak Allaahu khayran

  • @fathiahmed1468
    @fathiahmed1468 4 ปีที่แล้ว +2

    Jazaakumullah sh umal ilaahay ajarkiisa haku siiyo

  • @cabdiwahaapmacruuf6955
    @cabdiwahaapmacruuf6955 3 ปีที่แล้ว +3

    illahay haku xafido shiiqoow🙏❤

  • @shaygooshmedia119
    @shaygooshmedia119 2 ปีที่แล้ว

    M.A Alle ha ku barakeeyi sheekh umal

  • @fatimamoalim494
    @fatimamoalim494 2 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خير شيخ

  • @sucdi1758
    @sucdi1758 2 ปีที่แล้ว

    Masha alaha sheekh umul jisakalahu kheyr

  • @hodanali748
    @hodanali748 4 ปีที่แล้ว +2

    maasha allaah

  • @InterestingFacts901
    @InterestingFacts901 3 ปีที่แล้ว

    Maashallah allha barakeyo sheik maxamed umal

  • @bushraapdullah7297
    @bushraapdullah7297 ปีที่แล้ว

    Jazaka Allah dhmntiin

  • @NasriinAbdiwaahid
    @NasriinAbdiwaahid 3 หลายเดือนก่อน

    Jazaka allah❤🎉

  • @farahabdikarim7148
    @farahabdikarim7148 4 ปีที่แล้ว +8

    Maasha allaah ruur calaa ruur

  • @amindeeq3211
    @amindeeq3211 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa allah sheikh alaaya axfidak 🌷🌸🌹💞

  • @cayush5900
    @cayush5900 4 ปีที่แล้ว

    M.a ilahay Hana tosiyo Amin

  • @kobciyehofficial9826
    @kobciyehofficial9826 5 ปีที่แล้ว +5

    Shiek ala haku barakeeyo

  • @keynan5408
    @keynan5408 2 ปีที่แล้ว

    Ma.. shaykhi allaha adun iyo aakhiro ku xafido jannatul firtoowsol al aclaa allaha kugu abaal bariyo❣️❣️❣️❣️❣️❤️❤️

  • @abdirahmanmahamud6911
    @abdirahmanmahamud6911 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh

  • @ibra11yusuf87
    @ibra11yusuf87 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha alAh

  • @asmaaabdirahman3051
    @asmaaabdirahman3051 ปีที่แล้ว +1

    Caawa ayaan bilaabayaa tafsiirka qur,aanka taariikhdu waa 5/1/2023 inshaa Allah isoo duceeya ikhwaanii WA akhwaatii

    • @luxuries7181
      @luxuries7181 ปีที่แล้ว

      ila in intee la eg ayaa ka gartay😊

  • @hajiraadenovirus4164
    @hajiraadenovirus4164 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah alaah shiiq umul jisakalahum Qeer

  • @kaltummohamud1267
    @kaltummohamud1267 ปีที่แล้ว

    Jazakumullah khayr

  • @mustafemaxamed6085
    @mustafemaxamed6085 3 ปีที่แล้ว +1

    Jasaka Allah shiikh

  • @abdulkadirmohamed8038
    @abdulkadirmohamed8038 2 ปีที่แล้ว +1

    masha allah ❤❤❤

  • @ardoahmed3070
    @ardoahmed3070 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah jzk

  • @farhiyaahmed9257
    @farhiyaahmed9257 4 ปีที่แล้ว +3

    جزاك الله خير ❤❤

  • @eymanabdikadir
    @eymanabdikadir ปีที่แล้ว +1

    jazaakalaahu kheer

  • @maysaan50
    @maysaan50 2 หลายเดือนก่อน

    Jazakallah khyr

  • @cadaaladaxoogleh408
    @cadaaladaxoogleh408 11 หลายเดือนก่อน

    Salalaahu caleyhi wasalam ❤❤scw scw❤

  • @shacniinamuuse1407
    @shacniinamuuse1407 4 ปีที่แล้ว +2

    Tafsiirka albaqro bas waaye bee

  • @nasteexoaa6872
    @nasteexoaa6872 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah sheekh umal allah xifdiyo

  • @HodanwacdiWacdi
    @HodanwacdiWacdi 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @safiyaabanur9545
    @safiyaabanur9545 4 ปีที่แล้ว +4

    Maasha allah

  • @rukiasamow411
    @rukiasamow411 9 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah mahadsanid sheikh umal❤❤❤❤❤❤❤

  • @JawaahirKainan
    @JawaahirKainan 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @farhiyaabubakar5397
    @farhiyaabubakar5397 2 ปีที่แล้ว

    ii duceeya inu ilaahy inaxariisto🤲💙

  • @zamzamarten7354
    @zamzamarten7354 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah tabaaraka allaah sheikh alle ha ku xifdiyo

  • @ifrahahmed4290
    @ifrahahmed4290 ปีที่แล้ว

    MashaAllah TabaarakaAllah Allah habarakiiyo sheikha

  • @whatscooking3608
    @whatscooking3608 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah illahay haku barakeyo sheekhow

  • @sahramohamed197
    @sahramohamed197 ปีที่แล้ว

    Baaraka laah shiiqa iyo cidii soo galisaba.

  • @sayqaali7173
    @sayqaali7173 ปีที่แล้ว +1

    😊❤🎉yes

  • @aaminahussein3026
    @aaminahussein3026 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah alle haku xifdiyo shiikh umal

  • @ahmedlgadseer1950
    @ahmedlgadseer1950 3 ปีที่แล้ว

    Baaraka Allah sheekh umal

  • @qalidega5055
    @qalidega5055 ปีที่แล้ว

    MashaAllaah ❤❤❤

  • @duniyobbc3748
    @duniyobbc3748 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alaaah ilaaheey haku xafido

  • @abdulnoor6811
    @abdulnoor6811 3 ปีที่แล้ว

    Wajazaakalaah sh Umal

  • @Ali-xu9ei
    @Ali-xu9ei ปีที่แล้ว +16

    Mashallah. Sh, keep going forward… love your translations. ⌚️

  • @abdirahinboreali5096
    @abdirahinboreali5096 4 หลายเดือนก่อน

    22 /5/2024 ayaa bilaa baa insha allah ii soo duceeya axbaabi fillah

  • @MunuXanshow-fs3du
    @MunuXanshow-fs3du 9 หลายเดือนก่อน

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxameddeeq9275
    @maxameddeeq9275 3 ปีที่แล้ว

    m.sh sh. umal ❤❤❤❤❤

  • @mulkimohamed8922
    @mulkimohamed8922 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a ilhy haku xifdiyoh