Nabad ma jirto mahad kawanle dad so la lushay dadki gabdhahi caruurta ku so hos noqday iska celiya Moryanta so dushay Mareexanow 5 ta a hada ka rebtay reerka ogow hada u dhibka garay yan lo nefijn
@@Sultann-g7f waxa doqon kuwi Ceyr o gabdhaha carurta xasuqay naaq munafaq mooryaan wa wax kuwas iyo wax la mid ka ah adiga o kale in gacana bir leska celiya ha cabadin Marka e Mareexan gacantoda ku garto wali ba dumar ma dilin rag isku shegoyal mooryaan ah dhagta dhiiga u daren
Man shaa allah waa wax fcn oo darisnimada iyo wada nolashahiina anfaceeysa teda kale waa inaa soo dhiibtan qofkii wax dila 70sano ayaa is dirireyseen waxna ma faidin nabada ku nolada shukran ader 🎉🎉🎉🎉
MASHA ALLAH aniga waxan ahay marexan wa in laso dhaweya Walsh's ceyr fadlan umada halaso so dhaweyo arintas umada Somaliyedna markey falanqeynayo arinta nabada fadlan kashaqeya nabada hadi kale iska amusa ISLANKA wa in wanag laga shaqeyo so dhaxda walalayal
Reer mudug waligood nabad ay daacad ka yihiin ma dhexmarin hadana umma malaynayo maxas yeelay rabi subxaanuwatacaalaa quluubtiinuu arkaaye dan kama lahan daahirkiina inta gacan ku dhiiglaha laqarinayo nabadi idinka fog waxaan idinkugula talinnayaa inaad nabada ka shaqeysaan ood qabataan gacanku dhiiglaha tiirkana taagtaan
Balanbale ha sheegan adoon yhy 😂😂😂 mxd la ooyeysaa noo wada game ka airport reero dhisteen ada gafuurka kuso taagaye ileen adoon wax ma dhistaan adoon yhy
soomaali oo dhan ayey maalin walba ka dhaceysaa dadkii walaalaha ahaa oo ilma abtiga ahaa iyo ilmo edaba ahaa waa musiibo soomaaliya ku soo koradhey ilaahayow soomaaliya ciqaabta ay isgaliyeen adigaa ka qaadi ksro ee ka qaad sokeeye isdilaaya cadow banaaka ka soo duuley ayaa laladirijiriy ee dadkii isladaganaa see lookala xiraa oo kidaar loogu kala xiraa
Hada Shiikh leska dhiga go weyn la so qada na marki carurti gabdhahi mareexan xasuqen xata ragg ma dilin e matada e ku noqden Mareexanow ha yelin hada 5 ta ka celisay la soco ta
Gabdhahi maato caruur la dilo hada baaq Mareexanow benta iska jira kan wa munafaq waxa u afka la qaloocsaday Mareexan naceyb kisa wa kuwa ka dagi la dahay gobolada dhexe o Mahad Kawanle la luush so siyo
Adeer la isma gaarin, ISLAATII TUUGANIMO MA KU OGAYD, DAD CUN NIMAY KU DARSAYAY, GARDARADII AYAY KU DARSADEEN, INAY SHEEGTAAN BALANBALE, INTAAD DHULKAYGA SHEEGANAYSID NAVADI DHEER. WAXBA HA II AF MACAYN, WAA GUULDARADA, UL BAAS WAX KU FAHANTAAN
Abtiga was mooryaan waxa ma garabto gabdhaha mareexan kan dilay a hada na dhahaya Reer abtigey Mareexanow 2024 indhaha fura o mar dambe habardigir ha amina wa reer munafaq iska celiya
WAR WAA WAR FIICAN , EE HESHIIYA WAXAAD TIHIIN UMMAD MUSLIM AH OO WALAALO AH ADINKAANA DAD ISU XIGA. DAAROOD, HAWIYE , MAREEXAAN IYO HABARGIR TOONA DAN IDIIN MAHAYO ADINKAA ISKU DAN AH OO ISLA DEGGAN
masha allah ,aniga oo mareexaan ah, waan soo dhawaynaynaa baaqa nabada.war mareexaanow qaata. nabada.heshiiska khayr baa kujira.
Nabad aay Habargidir ku baaqday waxaay lamid tahay nabad uu Waraabe ugu baaqay xoolaha! Nabad buu ugu baaqayaa wuxuuna sheeganayaa qeyb Balanbal kamid ah! War dudaag ha aaminina!
naa umada daa nabada ku baaqday doqon wax ma garato ah o nabad diid ah munafaqad dadka isku dira@@Madaxey-r2f
Nabad ma jirto mahad kawanle dad so la lushay dadki gabdhahi caruurta ku so hos noqday iska celiya Moryanta so dushay Mareexanow 5 ta a hada ka rebtay reerka ogow hada u dhibka garay yan lo nefijn
@@Sultann-g7f waxa doqon kuwi Ceyr o gabdhaha carurta xasuqay naaq munafaq mooryaan wa wax kuwas iyo wax la mid ka ah adiga o kale in gacana bir leska celiya ha cabadin Marka e Mareexan gacantoda ku garto wali ba dumar ma dilin rag isku shegoyal mooryaan ah dhagta dhiiga u daren
@@Wrd-x8h idiga qawaariij kal kaal adiga burcad ah adiga dadka ugu doqonsan xolayahow mar danbi kuma jawabo adiga iyo amsaalkada
Man shaa allah waa wax fcn oo darisnimada iyo wada nolashahiina anfaceeysa teda kale waa inaa soo dhiibtan qofkii wax dila 70sano ayaa is dirireyseen waxna ma faidin nabada ku nolada shukran ader 🎉🎉🎉🎉
Nabadu waa wax wanaagsan laaaaakiiiiiin ma jirto wax aad balanbal ku leedihiin ee rabbi ka xishooda
Ma jirto Beelo la kala yiraahdo Waqooyi Balanballe ama Cayr igo Waqooyi Balanballe Marreexaan
Maasha ALLaah. Wcs Wr Wb. ALLaha idinka Ajar siiyo. Sidaa si la'eg Soomaaliyeey u kala Nabda Insha ALLaah sidaas baa Adduun iyo Aakhiro noo wada roon haddaa Soonaali nahay. Kheyrka iska wada kaashta sidaas baana Raali ahaanshaha ALLe Subxaanahu Watacaalaa ku jirtaa. Shukran.
Maasha Allah waa arin wanaagsan ayaad ku dhawaaqeen Allaha idin barakeeyo. Nabadna allaha idin dhexdhigo
Mansha Allah
Ilaahay dhexdiina Nabad waarta
Ha dhigo
MashaAllaa Qeer alaha idin siiyo nabadoonadha cayr
Mansha allaah maslaxo dhexdiina allaah ha dhigo
tolpw cayr goormay yeeshen balanbal
Koofurta Balan-bal waxaa daggan Cayr.Degmada waxaa afarta jiho ka daggan Cayr.Balan-bal waxay ahaan jirtay xero military,waxaa Xoog ku dajiyay walaalaha Marrixaan Siyad Barre 1980.waan ogahay MARRIIXAAN dhul badan ayuu isugaba lumiyay.
Masha allaah ugaas allaha ku xifdiyo nin alle kuxiran ayaad thy nabad waarta alle hakeeno
GOOD NEWS ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤. NABADU WAA QAALI.
Allaha nabad dhex dhigo umadda aamiin.
Mansha allaah nabad allahaydin yeelo dhamaantiinba
Ilaahay haxafido nabadoonada wanaaga ka shaqaynaya
.masha Allah
Mashallah ❤
Odoygaas waa gobonimo hadlay allaah hortii, nabad buu ilaahay ku makhraati gashaday walaalaha mareexaanow Nabadaa la qaata odoyaashaas
Walaallayaal reer Gurceeloow, xilligii dawladdii dhexe ee Soomaaliya, Gurceel waxay ahayd Tuulo hois tagta Dh/mareeb, haddana dabtiinna ayaa idin tustay in ay tiraahdaan waxaan nahay Reer Balanbal. Haddaba, nabadda aad ku baaqdeen waa wax aurux badan, laakiin hadalkiinna ah waxaan nahay Reer Koifurta Balanbal sax ma ahan. nalooma dusin karo hadalka. waxaan tihiin Reer Koifurta Dh/mareeb.
Koofurta Balan-bal waxaa daggan Cayr.Degmada waxaa afarta jiho ka daggan Cayr.Balan-bal waxay ahaan jirtay xero military,waxaa Xoog ku dajiyay walaalaha Marrixaan Siyad Barre 1980.waan ogahay MARRIIXAAN dhul badan ayuu isugaba lumiyay.
Cayrka koonfurta Balanbale ee Odaygu sheegayo Ma wax jiraa ? from Harti
Koofurta Balan-bal waxaa daggan Cayr.Degmada waxaa afarta jiho ka daggan Cayr.Balan-bal waxay ahaan jirtay xero military,waxaa Xoog ku dajiyay walaalaha Marrixaan Siyad Barre 1980.waan ogahay MARRIIXAAN dhul badan ayuu isugaba lumiyay.
Mansha Allah tabaarka Allah waan soodhaweyaa babadan odayaasha Amiin Amiin yaa Rabbi Allah
Marshall allaab Waa hadal Wanaagsan Nabad Badad allaha Ku Soodabaalo Guuleysta
Aamiin
Allaha nabada xoojiyo nabad doono hadal quruxbadan oo nabad keena allaha ka dhigo reer Ayaanle waa mashan ka soo tafiirmay
Allow Kgeyrkaan iyo hadalkaan Urumee
balance balabale mareexaan bay leh balanbale koonfur iyo waqooyi ma kala laga ee ee soohdi ban abuurah shul Laguna qaato
Waadmahadsanantahiin Ragii Reer Ceyrow
Masha alaah
MASHA ALLAH aniga waxan ahay marexan wa in laso dhaweya Walsh's ceyr fadlan umada halaso so dhaweyo arintas umada Somaliyedna markey falanqeynayo arinta nabada fadlan kashaqeya nabada hadi kale iska amusa ISLANKA wa in wanag laga shaqeyo so dhaxda walalayal
Mashaallah. We are all brothers at the end of
Heshiiya
Manshaa Allah adeer allah haa ina dhowro dad ahalka iyo qaraba ah waaya somali d5 haa qataan cood sigaan guul iyo gobanimo umada somaliyad
Mansha allah
Iilaahay nabad dhixdiina ha dhigoo, mid waarta, ci, aamiin
Nabadu waa nolol waana wax wanaagsan balse intaad ku hadaaqeysan balanbal baan wax ku leenahay, nabadi inka fog.
Masha allaah kuligiin kii waxdiliba hala toogto labada dhinac
Nabad wax kawanagsan lawaa illaahayow umada somaliyed nabad dhexdhig mansha allaah reer tolkeyow qaata nabada
Allah nabad hakayelo dhexdina
Waa soodhaweyneynaa nabada waa muhiim
Amiiin Amiin
gogoshaada go go shahada ayaa ka horeysay
Marriixaan xooggooda ayeey ku joogaan Caabud-Waaq.
Laakiin basar iyo caqli ayeey ku joogeen Balan-Bal,waayo afarta jiho ayuu Cayr ka daggan yahay Balan-bal.asal ahaan degmadu waxay ahaan jirtay xero military.1980 ayaa isla askartii Marrixaan la dajiyay degmada Balan-bal.hadduu dagaal dhaco
degmadu waa go'doon.waana sababta ay u dhisteen AIRPORT.
Waaa yaab intiisa le eg goormaa balanbal cayr yeesheen kulahaa koofurta
Gobi waa taas manshallah.
Umada islaamka allaah ha soo hadeeyo dulmiga xaqdarada xadgudubka diinta islaamka iyo biniaadamka khayr aduun iyo aakhiro laguma helo ilaa cadho allaah mooyee dadku waa daris wadaaga abti ehel qaraabo xigto xigaal islaanimo iyo soomaali oo sina ku kala tagayn guri kasta ku wada jooga nabad iyo allaah ka cabsi allaah ha dhex dhiga dulmiga allaah baa iska xarimay umadiisana ka xarimay nicmada diinta islaamka iyo nicmada allaah ha lagu shugriyo oo uu allaah ku eegayo in lagu shuvriyo iyo in shaydaan kaa qariyo nicmadaas oo ku qirxiyo dulmiga qabyaalada xadgudubka xaqdarada aduunka iyo akhiro toona khayr laga helayn
Reer mudug waligood nabad ay daacad ka yihiin ma dhexmarin hadana umma malaynayo maxas yeelay rabi subxaanuwatacaalaa quluubtiinuu arkaaye dan kama lahan daahirkiina inta gacan ku dhiiglaha laqarinayo nabadi idinka fog waxaan idinkugula talinnayaa inaad nabada ka shaqeysaan ood qabataan gacanku dhiiglaha tiirkana taagtaan
Film ki Ceyr la fahan nabad marka dharbaxo xun lagu dhufto Guul Wagar dhac rag rag dhalay iska celiya mooryaan Mahad Kawanle so hubeeyay
Balanbale ha sheegan adoon yhy 😂😂😂 mxd la ooyeysaa noo wada game ka airport reero dhisteen ada gafuurka kuso taagaye ileen adoon wax ma dhistaan adoon yhy
maya, waa in la musaafiriyo, ma sii joogi karaan.
Marka yaad ka awood badan tahay maras yahay 😂
Nabada miyaa idinka dartay
Maydkii ma aasateeen wwx maras ah o nabad ku hya ada jire adoontii keenodiideey @@guuldoon1
dowladi ma jirto iyadaa isku dirta dadkiina idiinka imaada dowlada wax haka maqlina soomaali kursi iyo doolaar ayaan iimaankii ka qaadey yaan la idinsoo dhex galin dhakhsana u kala dhex gala khayer iyo ajar ayaand iyo jano aad ku gashaan 0ka heleysaan ilaahey
Mooryaanta Balanbale goormaa yimaadeen? war Balanbale wallaahi in aan lagu heshiinayne,Kuraceel meel ka sukaysa yàan LA idinku arkin.
soomaali oo dhan ayey maalin walba ka dhaceysaa dadkii walaalaha ahaa oo ilma abtiga ahaa iyo ilmo edaba ahaa waa musiibo soomaaliya ku soo koradhey ilaahayow soomaaliya ciqaabta ay isgaliyeen adigaa ka qaadi ksro ee ka qaad sokeeye isdilaaya cadow banaaka ka soo duuley ayaa laladirijiriy ee dadkii isladaganaa see lookala xiraa oo kidaar loogu kala xiraa
Umada alle hakalaqaboojiyo.maxay iakudirirayaan ayaga gaaajo udhintaye.
Cayroow nabadu waa fiican tahay laakiin ku dara inaad bixinaysaan magtii dadkii dhintay,iyo daawaynta waxa nool. Waayo iyada oo nabad lagu jiro oo nabadii hore dhamaan baad dagaal dib u biloowdeen ,sidee la idiin aaminayaa inaad hadana nabad ku baaqdaan magna bixin berina ad hadana rag kale dishaan. War cad oo raganimo leh iyo go,aan qaadasho adag iyo mag isku celin baa loo baahan yahay.
Balanbale lama wada,laha muran badanaa reer guriceel kuqabso miyaa waryaa islaam ah yaab,
Afka waxa la qaloocsay munanaf nimo Reer naceyb MAREEXAN SHARAF TISA KARAMA WA DAGAAL ISKA CELIYA MOORYAANTA SO DUSHAY
Keena nimanka geestey dhibka
Dad islam shegana hadana malin kasta is dilaya bila macno
Hada Shiikh leska dhiga go weyn la so qada na marki carurti gabdhahi mareexan xasuqen xata ragg ma dilin e matada e ku noqden Mareexanow ha yelin hada 5 ta ka celisay la soco ta
adeerow balanal cayar yeeshen
nabad baa naas la nuugo leh maasha allaah nabad baan idinla qadanay hadaan beeshii gabadha uurka leh ee reer warsame nahay ilaah dhibka naga qaado kuwa jiriga ah dadka laynayo illaah ha soo hanuuniyo hadeysan hanuun laheen illaah ha inaga qabto
Hadaad run sheegaysan sooqab qabta nimanka hubka iskalahaa 34 years ayaa nabadii diideen oo haba reer isku qaadeyseen.calacal looma baahna ee ragaas qaatiliinta keena ragey dileen ayaa loodilayaa nabadiina wase
Sax
Gabdhahi maato caruur la dilo hada baaq Mareexanow benta iska jira kan wa munafaq waxa u afka la qaloocsaday Mareexan naceyb kisa wa kuwa ka dagi la dahay gobolada dhexe o Mahad Kawanle la luush so siyo
Goormay balanbale wax ku yeesheem
Ceyroow. Weliba reer ayaanloow ragii fiyow iyo liibaan lahaa saaka waa maxay cataawgu ma saneefaradii baa idin edbiyay aabow tanoo kale walee ayaanle waa jabay
Adeer la isma gaarin,
ISLAATII TUUGANIMO MA KU OGAYD, DAD CUN NIMAY KU DARSAYAY,
GARDARADII AYAY KU DARSADEEN, INAY SHEEGTAAN BALANBALE,
INTAAD DHULKAYGA SHEEGANAYSID NAVADI DHEER.
WAXBA HA II AF MACAYN, WAA GUULDARADA, UL BAAS WAX KU FAHANTAAN
Habardigir mel kasta la jogo wa in leska dhiciya dulmigoda Hadi tahay Balanbale BAYDHABO Marka Galkacayo Baladweyne
Hala qabto dan bii la yaasha
Ku noqda guriceel Nacalad baa idin dhashaye
Abtiga was mooryaan waxa ma garabto gabdhaha mareexan kan dilay a hada na dhahaya Reer abtigey Mareexanow 2024 indhaha fura o mar dambe habardigir ha amina wa reer munafaq iska celiya
❤❤❤❤❤❤❤❤🥰♥️♥️♥️♥️💘💘💘💘❤❤❤❤❤❤❤❤❤
WAR WAA WAR FIICAN , EE HESHIIYA WAXAAD TIHIIN UMMAD MUSLIM AH OO WALAALO AH ADINKAANA DAD ISU XIGA.
DAAROOD, HAWIYE , MAREEXAAN IYO HABARGIR TOONA DAN IDIIN MAHAYO ADINKAA ISKU DAN AH OO ISLA DEGGAN
Haddaan dagaal lagu kala adkaan dhuqdhuqda iyo dulmiga naga dhamaan mayo. Mareexaan madaxooda xabadda kulul baa galo lkn hadal magalo
Inad Balbala DAGTAN Maba Aheen EE GUURA Adeer HABARANEY Cidi DARIS LANOQOTO dagaal kanasan mayo ee naga guura
ragga aad leedahay guura waa kuwii Gedo kuu qaxinaayaay 120-sano.
Hadanahay reer balanbale? Ya balanbalae ku siiyay? Waa gogol fidsi. Carow car car dhashay batahina gurigina sheegta
odayaalow maxaad markey bilaabaan u tagiweydeen meesha dagaalku ka bilaawdo inega waxaan is iri odayaashii galmudug wey wada dhinteen dadkanu fariisan maayaan ee horey ka kakaca oo inteysan dhimashadu badan kher alahaidinsiiyo mudug kusoocilya xigmadey laheyd
Hasan munaafaq ayaa lacag ku bixinaya colaada qabiilada somaliyeed..
Munaafaqiinta ayagaa is yaqaana adna munaafaq kalaa tahay
Nabad baa dadka deeqda
Anagaoo ah Beesha Reer Warsame ee Koofurta Dhuusamareeb warkaa dhabada iska geliyaa doofaar doofaar dhashay
Darood marbuu qabasha lahaa markii ceryka ey lahayeen diyaarad namadulmari karto hagee jirten ?? Marka hada is 2 late