ความคิดเห็น •

  • @maxamadcabdi-tu9lq
    @maxamadcabdi-tu9lq 4 หลายเดือนก่อน +2

    Alahaw naxaristo shiiq qudub

  • @oats2330
    @oats2330 ปีที่แล้ว +4

    Awoowe Qudub

  • @gaashAhmedgaash
    @gaashAhmedgaash หลายเดือนก่อน

    Alle hawnaxaristo marxum maxamed ali oo maanta geeryoodey

  • @warwannaagchannel7241
    @warwannaagchannel7241 ปีที่แล้ว

    Waad salaamantihiin adiga iyo saroflahaaga iidoori

  • @aadammiito6526
    @aadammiito6526 ปีที่แล้ว +3

    97 jir masha allah

  • @abdinor8028
    @abdinor8028 ปีที่แล้ว

    Waa arin wanagsan

  • @somalinetflix3533
    @somalinetflix3533 ปีที่แล้ว +1

    Capital city ayay ahayd Sheikh intii u dhaxaysay 1884 ilaa 1945.
    Historical city my birth place.

  • @haydar378
    @haydar378 ปีที่แล้ว +2

    Dadka ugu cimri dheer Somaliland waxa laga helaa Sheekh iyo Ceerigaabo

  • @ahmedsirad8855
    @ahmedsirad8855 ปีที่แล้ว +1

    My home town

  • @hayaan2418
    @hayaan2418 ปีที่แล้ว +2

    Heesaha iskadaa pro

  • @caaliyoabdikadir4366
    @caaliyoabdikadir4366 หลายเดือนก่อน

    Awowe qudub 🥹 AUN

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 ปีที่แล้ว +1

    Asc wll isku day markaad hadlayso
    Inaad si degan u hadasho
    Macnaha ha dedejin waxaad sheegayso.

  • @axmedmowlid8786
    @axmedmowlid8786 ปีที่แล้ว

    Sarikan Ma Adigaa Leh. WAXANI xayausisi ka badane

  • @mawliiddheeg1367
    @mawliiddheeg1367 ปีที่แล้ว +1

    🤔🤔🤔❣️❣️❣️

  • @sahramohamed6039
    @sahramohamed6039 ปีที่แล้ว +3

    Salaam sharaf lkn jinow dhanaankaa ban ubaahanahay yaraan baa iigu dambaysay

  • @cabdiraxdaaxmed4234
    @cabdiraxdaaxmed4234 ปีที่แล้ว +1

    NOO SOO KARDHI ZXP😅

  • @maryama1487
    @maryama1487 ปีที่แล้ว

    Maqoladii inabartay baa qoma luudka intaa unba laga fa iday

  • @madhaafantv6596
    @madhaafantv6596 ปีที่แล้ว

    Gobolka saxil tariikh dheer somalilnd

  • @mohamedomer7262
    @mohamedomer7262 ปีที่แล้ว +1

    Oo imika ma waxaad na leedahay Sheekh baa Hargeisa ka hor shaahaysay

  • @hayaan2418
    @hayaan2418 ปีที่แล้ว

    Hhh hawl adag baad haysa lakn titile muqaalka macaane

  • @cabdiraxdaaxmed4234
    @cabdiraxdaaxmed4234 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @bajadhuunyare3785
    @bajadhuunyare3785 ปีที่แล้ว

    Reerkan sanab engiriisa ah inay caabudaan ayaan ka baqayaa waa wada suufiyaal waalan 😂😂😂😂

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 ปีที่แล้ว +1

    Karin Conqor Raguda ceel gerdi Xiis way ka horeeyeen Sheekh oo waxay ahaayeen magaalooyin camiran laakiin dadkii deganaa ayaa hawd u soo did baxay
    1700'kii Nimanka Yeesif waxay wax ka soo dejin jireen kana dhoofin jireen magaalada karin ama haber jeclo waxay lahaayeen dekedo caalamiya oo ku jira Google map adna waxa tidhi shaah la cabo waxa ugu horay sheekh waxba kama jiraan sxb taa iska hubi
    Berbera qolyaha Nuux ismaaciil iyo Reer wacays ayaa iyaguna import iyo export ku lahaa Berbera wayna camirayd.

  • @nimcaan175
    @nimcaan175 ปีที่แล้ว

    Dhukan maxaa horay loogu sobandhiwaayay

  • @lambaryuduf5932
    @lambaryuduf5932 ปีที่แล้ว

    ❤❤😂😂😂😂

  • @GGuulleedd
    @GGuulleedd ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂😂😂