Best simple henna design / cilaan aad uqurx badan oo fudud

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 147

  • @hodanaxmad5517
    @hodanaxmad5517 ปีที่แล้ว +2

    Waaaaw abaayo waan cusubahay lakiin wuuquruxbadanyahay ibar walaalo👈💋👑🥰🥰🥰🥰🥰👑👑

  • @caishacllaahi67
    @caishacllaahi67 ปีที่แล้ว +3

    Borasho lamid ah queen mcnei m.a qurux badan 😍🤩😘🤗😚

  • @seinababuukar3916
    @seinababuukar3916 2 ปีที่แล้ว +16

    Mansha alaah gacantada alaha kubarakeeyo abaayo mcn

    • @munalucky3892
      @munalucky3892  2 ปีที่แล้ว +3

      Aamiin abayo❤️🙏🏾

  • @lovelyqalbidagan9843
    @lovelyqalbidagan9843 2 ปีที่แล้ว +15

    𝙂𝙖𝙘𝙖𝙣𝙩𝙖𝙙𝙖 𝙖𝙡𝙡𝙖𝙝 𝙠𝙪𝙪 𝙗𝙖𝙧𝙖𝙠𝙚𝙮𝙤 𝙙𝙚𝙖𝙧 𝙩𝙚𝙖𝙘𝙝𝙚𝙧

  • @sacdiyamaxamed794
    @sacdiyamaxamed794 ปีที่แล้ว +1

    Maadhallah walaalo qaali

  • @SaharoAhmed-g3i
    @SaharoAhmed-g3i หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah Abaayo no Soo badi nashqadahan

  • @maranmohamed8237
    @maranmohamed8237 2 ปีที่แล้ว

    Waaaw waan kahelle hore usoco👊👊👊

  • @shukrimaxamed326
    @shukrimaxamed326 2 ปีที่แล้ว +3

    Hno qaàli allaha kucaafiyo cilmigana allaha kuubarakeeyo🤲🤲

  • @afnaancabdiraxman1378
    @afnaancabdiraxman1378 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah xppti keep going

  • @ملكةالضحك-ج4ط
    @ملكةالضحك-ج4ط 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah allah haku barakeyo sis

  • @rawanahmed-zm4hk
    @rawanahmed-zm4hk ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah ilahay Hano kaa daayo ❤❤❤❤

  • @fadumo7265
    @fadumo7265 2 ปีที่แล้ว

    m.a wlh qurux cilaan gadud aa i yaley hal xabo aan horey ka saartey lugta gacan dahab mlpo🥰

  • @maryanibrahimcabdi876
    @maryanibrahimcabdi876 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah ustaad muna gacan taada allah haku barakeyo

  • @فاطمةبنتيوسف
    @فاطمةبنتيوسف 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxan cidiyaha kucadeeyo wll muna isogali xppti

  • @فاطمةبنتيوسف
    @فاطمةبنتيوسف 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah wll muna mahadsanid nashqadaa fudud imadanbaan kasugayee noosoobadi wll qali malmahan walagu wayee maxa kuhelay

    • @munalucky3892
      @munalucky3892  2 ปีที่แล้ว +1

      Mcne wan joogay wan ka yara mashqulay 🙏🏾❤️

  • @ayaancabdi2770
    @ayaancabdi2770 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a qurux waaye xubi qaali waaxan kuwedinaa meeshada shaqo maledahay mise ubahantahay qof buugagta diyariya Abaayo cilaan saar baan barte lkn kuma shaqeeyo buugagta naahaqadeytoda waan kasaa xappti walaahi meela wax kabilaawo Aawa aqoon la ahay xitaa shahaado cilaan saar waa heystaa plz jawaabta

  • @cigexuzeen3225
    @cigexuzeen3225 2 ปีที่แล้ว +3

    Ayy abaayo hore u soco 😍👸😍

  • @xamdasagal4518
    @xamdasagal4518 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allh manta igu horeysa chanelkagh wanan ka helay

  • @maryamcilmidoon3688
    @maryamcilmidoon3688 2 ปีที่แล้ว +1

    Msha allah abyo wanba sugay nashqadan mahdsid

  • @hodanaxmad5517
    @hodanaxmad5517 ปีที่แล้ว +1

    Gacanta alle hakuubarakeeyo abaayo

  • @shamsoceydiidchannel2273
    @shamsoceydiidchannel2273 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa allaah anaa uhoreya caawa❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @bisharoabshir3811
    @bisharoabshir3811 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allah laaquwata illaa billah allah yaxfadaka yaa rabbi munadeyda

  • @muniracadeyomar5509
    @muniracadeyomar5509 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah abyo xagee jolts waxan raba bookga cilanka

  • @amiirocadey1958
    @amiirocadey1958 2 ปีที่แล้ว

    Ayyyy ale ha ku xaafdo abyo hore u soco ❤️👸🖤

  • @zeinababdisalam9803
    @zeinababdisalam9803 2 ปีที่แล้ว +6

    Mnshllah qurux waye abayo ❤️❤️❤️❤️❤️🥰

  • @bilanmohammed8603
    @bilanmohammed8603 2 ปีที่แล้ว +1

    oo wll waxaan doonayaa lamabarka henna

  • @xilwaali9953
    @xilwaali9953 2 ปีที่แล้ว +1

    qof walbo meesha uu ka ooman yahay allaha kawaraabiyo 😘😻😻😻😻❤

    • @nawaldeeqa6311
      @nawaldeeqa6311 2 ปีที่แล้ว

      Aamiin adigama Allaha ku xifdiy

  • @laylamahamoud3384
    @laylamahamoud3384 2 ปีที่แล้ว +1

    Ha

    • @samihasalma937
      @samihasalma937 ปีที่แล้ว

      I wish she could be using English

  • @najmaibraahim1201
    @najmaibraahim1201 2 ปีที่แล้ว +2

    masha alah❤😊 nuusoo badiy

  • @hoodomahad8365
    @hoodomahad8365 2 ปีที่แล้ว

    Qali alle abalkaga jano haka dhigo you are my leader🥰🥰👍

  • @amiiraismail2402
    @amiiraismail2402 2 ปีที่แล้ว +1

    xagejot wllo😘

  • @xabiibomuuse6096
    @xabiibomuuse6096 ปีที่แล้ว

    Abaayo cil inaan bartan rabaa sida ugu fudud oon ubarakaro iisharax quruxeey waxaan rajeenaa inaad codsigeyga tixgelido🥰

  • @wardamohamed
    @wardamohamed 2 ปีที่แล้ว +1

    Manshalh qaali hore u soco

  • @shadiyodahir4414
    @shadiyodahir4414 2 ปีที่แล้ว +1

    Hore u soco masha allaa qali😍😍

  • @ayansaed2451
    @ayansaed2451 ปีที่แล้ว +1

    Masha allllh

  • @jihaanshariif7915
    @jihaanshariif7915 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah tabaaraka rahman ilaahey gacmahaga haku barakeeyo

  • @umalbuetysalon7297
    @umalbuetysalon7297 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh ale gacanta ha ku barakeyo teacher muna lucky ibraahin💖♡😘😘

  • @nashaadaxmed3145
    @nashaadaxmed3145 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha Allah hure usoco wll

  • @mohamedcadd2067
    @mohamedcadd2067 2 ปีที่แล้ว +1

    Maan sha alla

  • @asmacali2506
    @asmacali2506 2 ปีที่แล้ว +1

    MashaaAllh gacanta Alllaha kuu barakeeyo

  • @caasharashiidibraahim3567
    @caasharashiidibraahim3567 ปีที่แล้ว +1

    Hore usoco qalbi

  • @naciimo3199
    @naciimo3199 2 ปีที่แล้ว

    Abyo cilanka wan kasa lkn wax yar iga dhiman shaqo sii aby inta idhiman neh ibar xpot waku tagera wna jelchy cilnkga xppty pls help me wlsha so ma.ihi abyo mcnt😭

  • @fariidaabdisalansalaad4739
    @fariidaabdisalansalaad4739 2 ปีที่แล้ว +2

    M.a gacan dahabteena

  • @nuuradheman3438
    @nuuradheman3438 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah

  • @haninehaa5018
    @haninehaa5018 2 ปีที่แล้ว

    Abayo waan kahelay lkn inaa mariya raba mugdi Ayaa ku jira

  • @yaasmiinabdi523
    @yaasmiinabdi523 2 ปีที่แล้ว +1

    Maansha alh walaash 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @asmacabdi57
    @asmacabdi57 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh wllo soopadi

  • @xayatinamaxamedisxaaq6423
    @xayatinamaxamedisxaaq6423 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a abaayo Allah Ku barakeyo

  • @bushracadey2319
    @bushracadey2319 2 ปีที่แล้ว +5

    Maasha allaah qurux waaye ❤❤❤

  • @KakaNice-vg4cm
    @KakaNice-vg4cm ปีที่แล้ว

    Wan kotagera walal nacan love yuo

  • @fihiimayuusuf1238
    @fihiimayuusuf1238 2 ปีที่แล้ว

    Mash Alh washy mcn

  • @musesucadosucado4600
    @musesucadosucado4600 2 ปีที่แล้ว

    Manshlaah hore usoco

  • @faadumociise4379
    @faadumociise4379 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah ilahay gacantada allaha ku barakeyo

  • @farxiyodoole3650
    @farxiyodoole3650 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh tabarakallh qurux abaayo

  • @adoontiiallehoodohappy719
    @adoontiiallehoodohappy719 2 ปีที่แล้ว

    masha allh wlshay muuno eebe swt abaalkaaga jano haka dhigo mcnto

  • @yurubabdiali3107
    @yurubabdiali3107 2 หลายเดือนก่อน

    Maasha alaah

  • @zaynabsamatar8387
    @zaynabsamatar8387 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah tabarakalah abyo adoo raliya dawada sida loo qaso ma noo soogalisid

  • @azmahayaanle1608
    @azmahayaanle1608 2 ปีที่แล้ว +1

    Mnzha Allah wll

  • @fartunxasan1396
    @fartunxasan1396 2 ปีที่แล้ว

    Cilankan m a abayo in la isaro ayan raba wana aqana bukiyerka maheli kara iso jwb

  • @afnaancabdiraxman1378
    @afnaancabdiraxman1378 2 ปีที่แล้ว

    Ilahay cilmigaga haku ziyadiyo

  • @FalisFaaid
    @FalisFaaid หลายเดือนก่อน

    waa kuu xisay abayo❤❤❤

  • @haboonfaarah9047
    @haboonfaarah9047 2 ปีที่แล้ว

    gacanta daji wll xooga dagdag waaye

  • @samsamahmedamiin1712
    @samsamahmedamiin1712 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah Muna Ibrahim axmed abayo gacanta allaha kuu barakeeyo cilaanka waa qurux badan yehe waana jecleeste m.a guulo kale allah ku gaarsiiyo aniga dhmaan Facebook TH-cam TikTok accountiyadaada dhamaan waa kugu xirantehe lkn inaa onlain cilaan igu barto wax badan Kaa codsanaye iisoo jwb

    • @munalucky3892
      @munalucky3892  2 ปีที่แล้ว +2

      Abayo wan qaban doona insha Allah

  • @أجملالوردة
    @أجملالوردة 2 ปีที่แล้ว +1

    Haa anigu hadaan ku arkay waana kugu soobiiray waan kugu farxay hore usoco

    • @munalucky3892
      @munalucky3892  2 ปีที่แล้ว

      Welcome mcne🥰🥰

    • @أجملالوردة
      @أجملالوردة 2 ปีที่แล้ว

      Wll noloshu kuma xumayso marna hacaajisin istiqfaartana badso siculaysku kaaga dago

    • @najmaahmed8851
      @najmaahmed8851 2 ปีที่แล้ว

      @@munalucky3892 mcnto love u from kenya alaha cadawga hakaqabto

  • @ekeronur9287
    @ekeronur9287 2 ปีที่แล้ว +2

    Waw masha allah

    • @faizaabdalla9976
      @faizaabdalla9976 2 ปีที่แล้ว

      Masha Allah abaayo mcn gacanta Allah hakubarageyo clangs aniga Allah haibao💋💋🤩

  • @khaalidsamatar7284
    @khaalidsamatar7284 2 ปีที่แล้ว

    Wahyahy qurxer

  • @maryamcabdirisaaq4411
    @maryamcabdirisaaq4411 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh abyo mcnto isgoska badka ma saran tihiin qali

  • @muunaahmed3725
    @muunaahmed3725 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh qurux

  • @zmzamnasir4605
    @zmzamnasir4605 2 ปีที่แล้ว

    Man sha allah gacanta alle haku barakeeyo

  • @nimoaahmed5551
    @nimoaahmed5551 2 ปีที่แล้ว

    muna madoobaysta magaceed aad isticmaalayso mida ma wax madoobeeya ayad ku dartay

  • @aadannuur6520
    @aadannuur6520 2 ปีที่แล้ว +1

    Runtii aad ayuu uqurux badan yahay

  • @neimadaher1934
    @neimadaher1934 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah 💝💝💝

  • @hafsoahmed9433
    @hafsoahmed9433 2 ปีที่แล้ว

    M.a qurux

  • @ayaanaxmed2004
    @ayaanaxmed2004 ปีที่แล้ว +1

    Aba cilan mad dadka bartan balis iso jawab

  • @salmamaxamed7049
    @salmamaxamed7049 2 ปีที่แล้ว

    ibar saaxiib

  • @saynabmaxamud3205
    @saynabmaxamud3205 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah wll Qaali

  • @fardusdhuux7395
    @fardusdhuux7395 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wunurayaa maansha allah

  • @maryanaxmed4642
    @maryanaxmed4642 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo cilaan inaa barto ayaan rawaa icaawi online ahaa

  • @aminahassanismailameen6058
    @aminahassanismailameen6058 2 ปีที่แล้ว +2

    masha allaah qurux waaye

  • @لولومحمد-ح1ت
    @لولومحمد-ح1ت 2 ปีที่แล้ว

    Qurux eemaaa tartiiiib nooobartid iteejooogtaaaa xabiibti

  • @abdiqadircali7924
    @abdiqadircali7924 2 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allah abaayo

  • @shukriapdi3627
    @shukriapdi3627 2 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allah

  • @halimomuse9358
    @halimomuse9358 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah qurux🥰😍💝💖💝💖💝

  • @malyuuncabdilahi6406
    @malyuuncabdilahi6406 2 ปีที่แล้ว

    Walalo may ibari

  • @najmoabdirahman4133
    @najmoabdirahman4133 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a abyo

    • @fawsiaali1286
      @fawsiaali1286 2 ปีที่แล้ว

      Asc muna manaha alaah waan jeclahay cilaan saarkaaga

  • @dhindhiin3885
    @dhindhiin3885 2 ปีที่แล้ว

    M.sh keep goin sis😇❤💕💖

  • @hibobadal3427
    @hibobadal3427 2 ปีที่แล้ว

    Asc abayo xaged kuledahy

  • @calicabdisalaanmaxamed5785
    @calicabdisalaanmaxamed5785 6 หลายเดือนก่อน

    حلو وووووو❤🎉

  • @laylamahamoud3384
    @laylamahamoud3384 2 ปีที่แล้ว

    Haa

  • @Gms788
    @Gms788 7 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @fahmoalia2333
    @fahmoalia2333 2 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @umumushtaaqbeautysalon9654
    @umumushtaaqbeautysalon9654 2 ปีที่แล้ว

    Maanka deeqday muna lucky xpipti nolow intey nolol jirto

  • @nimcoooismail3101
    @nimcoooismail3101 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha alla

  • @umuannas8127
    @umuannas8127 ปีที่แล้ว +1

    Waaw 😍😍😍😍😍

  • @fadxaahmed5585
    @fadxaahmed5585 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah

  • @quruxdumar1476
    @quruxdumar1476 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah walashayi muno

  • @shukriahmad5075
    @shukriahmad5075 2 ปีที่แล้ว +2

    Maaha allah abayo walagu wayee setahy

  • @thestrongperson519
    @thestrongperson519 2 ปีที่แล้ว

    Timo maad samaysaa wllo

  • @amaalmohamed7876
    @amaalmohamed7876 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah z00wad apaay0🥰💔💕✨

  • @Lulu-fp7fl
    @Lulu-fp7fl 2 ปีที่แล้ว

    M.a ❤