Maanta xaalka wu is badal lamaanahan wey kala tageen!!! Raska xaaskiisii hore iyo adnan ayaa hada isla jaan qaado baaro iyadana mid kale ayey u baaqdaa rashka laftirkiisa gurigiisii wu dumay mid kale ayuu qabaa cajiib waa dhoor sano ka hor farxadaan
Waa beentooda 2016 July 2018 December 2years 7 months ayeey ila socdeen nin in uu naag garoob ah 3 jeer uu aroos u dhigo Cadnaan in uu soo caan boxo ayu rabaay bara waa lagu so caan baxaaye 😂😂😂😂 Cadnaan fananiinta sidu ku baran laha sociale media u ku so gali laha ayu ku dadalaay guurkabo qiimo uma leheen sida u arko ninkaan waa snake ee iska jira
Boqortooyada ogaa way ka dhalatay quruxda sharaftaa dadnimada kartida daganaanta isku kalsoonanta xishoodka waa gobtii ay ka dhalatay ayay.ka keentay baaro saan ku soco abyo marnaba haku daysan naagaha nimankooda ku dhag dhago hadana arimahooda social media kaga sheekeeya saan ku soco dear
Inta marky kuli good kala cara reen dawa nayso like
Ani walashey iyo dumashigey wada nolaada isku duqooba❤
Mxa leeskuduqooba waa laisfuray
Ducadaaan maqbuuul manoqonin😂😂😂😂😂😂😂
Faiza ducadada lama aqbalin 😂
Ducadaada lama aqbalin🥰🤣
🤣🤣🤣
Masha Allah lamanaha qarniga Walshy zamzam iyo walalky Adnan farxad Ku noolada🙏🙏🙏
Keep going
Maanta xaalka wu is badal lamaanahan wey kala tageen!!! Raska xaaskiisii hore iyo adnan ayaa hada isla jaan qaado baaro iyadana mid kale ayey u baaqdaa rashka laftirkiisa gurigiisii wu dumay mid kale ayuu qabaa cajiib waa dhoor sano ka hor farxadaan
Mnsha Allah Zamzam iyo Cadnaan Lamaanaha qarniga Anigoon idin Aqoon ayaan arooskina wlhi dhowr jeer dawaday mnsha Allah 👏👏💞🌸💞
In ad wilka isga boqadan aye eheyd secamal rashka asaga ayuu aha in la boqdo walhi rasha waaa maskiin masha. Alllh
Waa isla halkee huno
M sh Allah Flmy Adnaan Baaro 🙏👏👏🥰🥰 Qoys wanagsan Horay usococda *Waa idin so dhawenayaa*
🙏🙏🙏
Mashaa Allah cadnaan waa wiil dagan xaaskiisa lajecel hormar m.a famil buuxa❤❤❤
Masha allaah isku wara awid insha allaah yaarabi Ramadan mubarak famil kudayasho 😘
Mnzh allh couple's of year❤❤
Ilahay walidkaada haunaxariisto amiin gabdhaha ne riyadeeda xajka waa u rumobee amiin
Mashalah ilaahey igeeyo aniga isoo duceeyo makka
Wlhi walidky wuu dhintay markaad dhahday wan ilmeyay ilahy ha unaxaristo janatul firdwso allh geeyo I.a samir iyo iiman allh kasiiyo aniga xitaa aapehy dhintay dhmn intii dhimaty allh unaxaristo samir iyo iiman allh naga wada siiyo😭😭😭😭😭❤❤❤
2016 ilaa 2018 4years maa u dhaxeeso walee inta ila aragtay inee been kapuuda like saara🙏
Ramadan wng sn first
Adnan iyo zamzam keep going
Rashka wakusalami bro.. igu salam Xafso qurux
Rashka boy masha Allah Ramadan Mubarak
Mashallah my beautiful people
Mnsha allah baaro iyo cadnaan saasa idinka rabaa qurux
Inta dawanaysa 2022 afartodi oo kala tagay like 👍 isaar
2016 waa waqti fog so qisadiina kasoo sheekeeya oo dhamaystiran MashallaH family qurux badan baatihiin🙏✨
Mashaal Allaah my pro rashka aad ayan Idin jeclahay adiga iyo xaaskaaga xafso keep going
Aad iyo aad ayaan idin salaamay - one love from Manchester ❤
Msha Allah wll
WAA.SAHAL 🇩🇯. DJIBOUTI..OO.DJIBOUTI. JOOGA
Masha allh aad bn ujeclahy wilkan gdbhan adnan iyo samsam Nolal aan dhaman idin rajeynayaa wn idin jecalahy❤❤❤
hadane wala kala yace 😭😭😪bara nin kle aye gursan rabta 😂😂💔
2016 ayn is barany ayad dhahdeen 2018 wn is guursany 4 years na wn wada socony se cml hee 🤗
Waxab kaa yar siyaa
Way qaladameen
Kkkkkk ani xataa xisaabaa kumqnaaaa
xisaabtaa kawareertay sababtana waa Coronavirus+Ramadaan kkkkkkkkkk
Waa beentooda 2016 July 2018 December 2years 7 months ayeey ila socdeen nin in uu naag garoob ah 3 jeer uu aroos u dhigo Cadnaan in uu soo caan boxo ayu rabaay bara waa lagu so caan baxaaye 😂😂😂😂 Cadnaan fananiinta sidu ku baran laha sociale media u ku so gali laha ayu ku dadalaay guurkabo qiimo uma leheen sida u arko ninkaan waa snake ee iska jira
Vaar vaar 2016 isbaranay ayuu dhahay
2018 waa ismahersanay sidee afarsano xariirkiina usocday marka
Majoogti leee 😂😂😂😂
Msha Allah lamanaheygi isku wara Abid wlshy zamuu io duma AdnaN❤❤❤🙏
Masha allah baaro way xishoonee
Boqortooyada ogaa way ka dhalatay quruxda sharaftaa dadnimada kartida daganaanta isku kalsoonanta xishoodka waa gobtii ay ka dhalatay ayay.ka keentay baaro saan ku soco abyo marnaba haku daysan naagaha nimankooda ku dhag dhago hadana arimahooda social media kaga sheekeeya saan ku soco dear
M. A Allah ni xifdiyo lamanaha ❤🙌
Mashaallh Ramadan Mubarak bro Adnaan iyo marwadiisa quruxda badan I love u guys hooray usocda iyo hero rashaka salamantihiin
Couple goals MashaAllah ❣️may Allah make your dreams come true 🙏🏻
Mashallah
From Rashka Boy ✅
Masha Allah abyo baara hamigaga ilahey hakuyelo xajkana watagesa adiyo xajigaga cadnaan insha allha
adnan & Baaro lamaano an jeclahay m.a❤
m.a noloda aabid fmly qurxoon
from rashka boy. mashallh lamaane quruxbadan hore usocda
Ilaahay ha idin barakeeyo
Masha Allah wan idin salmay dhanti Ramadan Mubarak ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👌🏻
Afartodaba hada way kala rooreen guurka social media aaba saas ah 😂😂
hada waxa wada socda cadnan &xafsa
Rashka boy ayaan ka socdaaa maasha allaah isku waara abowe iyo abayo ❤️
Waw Masha Allah
Wwwww mansha allh lamane qurux bdn ito rashka oo wareysi aan cadi ahyn ka qaadey
Masha Allah
Manshaa Allah My Beautiful Family walashay iyo dumashigey farxad kuwaraa Abiid💑❤️❤️❤️
Masha allh baaro waa gabar xishood badan daganah saa allaha kugu siiwadoh
M.A wlh rashka boy wariyal bdn ayu kawareysi fcnyhy keep going lamanaheygi❤
Masha allah 😘😍😍😍❤❤
Mashaallah😍😍💓💖
Masha allh ilahy ha idin dhowro family qurx badan💗💖😍💋
Masha Allah 😍😍
Ilaahay haku geeyo walashey
Rashka xaaskiisa iyo baaro inay isku cod egyihiin inta ila dareensan so yaaca🤣🤣🤣 adnaanow bowe sln sare adi my dmshi
♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🤲🤲🤲🤲👍👍👍👍❤️🌹🌹🌹👌♥️👏
masha alaha ramadan kariim
ManshaAllah iskuwara Zamzam iyo cadnan also rashkaa iyo Muslimah qween apid farxad adun iyo akhiro mabruk walal illahey hainbarakeyo u r example to the youth of today ManshaAllah rashka illahey hakubog dayo badal kheir qabo Ramadhan Mubarak Asc wr wb cafwan❤
Lamaanahan mala wa lacayuumay ilahyoow naga bad baadi isha jinka iyo ta insigaba
ManshaaAllah cadnaan iyo zamzam. Farxad kunoolaada
MashaAllah 💋💋💋💋
Amiin
Ramadan Mubarak
Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
2016 is barteen 4 years wada socdeen 2018 nah wey is arooseen!😂😂😂😂 sheeko walan oo been ka buuxdo😂💀
Waan yaabay Hhhhh
4 sano eey saaxiiba ahaayeen 2018 neh wey is guursadeen saas waaye fahma
2016 ee aheed barashadooda koowaad waxayna dhaheen arooskeena 18ka uu ahaa see kudhacda inaa iska saayeen 4 sano ish macqul
RASHKA pro keep going
M.a 😂😂samsam lamahana qariinka marke ladhahy mxa ku qososhay😂😂😂🙊anyway keeping guys
Heestii bn xaasuustaa masha allh dheha
M.a baaro and adnan love you so much wllahi allaha iďin dhowro🥰🥰🥰🖤🖤🖤🖤
maashala soodhawaaw wallshay qaali iyo saygeeda hacmo furan kusoodhawaaw
MAchallah ilahey ani barakeyo wllo adnan iyo zamzam
Masha allah rashka iyo cadnan labadinaba wan idinka socda nolada lamanaha an jeclahy❤❤❤👌
Masha Allah from rashka boy
M.a keep going guyz official Adnan & rashka boy but I wll be a mong u one day one time for u media I.a so keep going I am u fnce
M.a wlshy and wlky allah idiin barakeeyo
Sidaa isku barateen jacaylkini ilaaherkan sidu aha marxaladkasta noso gudbiya barnamijkas aa xiiso uyeelayo chanelka waa talo
Team rashka boy iyo hafsa❤👋
From razhka boy
So painful hada dawaneysid ayago kalatagey
Mashaallah lamano qurux badan allaha nideysto CWO nigu sobiraaa keep going 💞
Mashaa allah Waan ku faraxsanahay lamaane is jacel.
Mnsha allh lamanha qarniga alh ha idinxifdiyo
From team Rashka boy❤❤
From Rashka boy one love 🥰
M.a isku wara abid 🤴🏻👸🏻😻
Rashka boy keep goin zamidy zamzam 😚😚😚😚😚
❤️❤️❤️❤️❤️
Masha allaah walalkey qali adnaan model iyo rashka boy keep going adnaan
Inta 2022 firsaneso
Waiga qosliyen wlh sisy io pwe isla jira 💪🏿🤴🏿👸🏻🤲🌺
waxan kasocda rashka horay usoco
Mashalaah qoys qurux bdn farxaad kunolaaadaaa
Inta video gaaan 2023 dawanaysa
Waxeey dheheen waxaan isbaranay 2016 waxaana iskuursanay 2018 waxaana wada soconay 4sano sideey kudhacday afarsano waa laba sano
Mncha AllaH Guulaysta Lamaanaha Qarniga
Msha allaah lamanaha qarniga Wan idiin salaamay
Wariyaaaal badan ayuuu ka suaal quruxbadanyahay rashka wlh👌🏻👌🏻👌🏻👌🏻
From rashka boy kasocda👋
Isoo dhaweeya pal
Masha Allah Walal horay usococda ilaah ha ini daayo walal
Masha allah❤❤❤❤❤❤❤
Form rashka boy🤴🥰
Mansha lh alle ha isku kiindayo lamaanaha qarniga
Baro waa qofa dagan oo nadafada badna adnan waa wila edaba leh masha allah rotal family