Silsiladii Gayaan Abwaan Daauus oo Kasoo Jawaabay Gabay Cajiibna Usodiray Nimco Bedra

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • #Qiso cajiib ah wiil Gabdh uu jeclaa oo #camoola aheyd indhahiisi ubadalay
    • #Qiso cajiib ah wiil G... Silsiladii #DALJIR Qeybtii 2aad Abwaan Daauus maanso lamagac baxday Danta-Guud • Silsiladii #DALJIR Qey...
    Indhaweeydba galeeyda gabay
    Gooyayoo nacaye
    Maansooyinkii maanan galin
    Goonida ahaaye
    Magorfeeynin suugaan intaan
    Gaashanka uleexsho
    Aafagaalka guriyo xidiyo
    Goor lawada seexday
    Gudcurkoo mugdi ah gama’a leeyl
    Galin dhaxaadkiiye
    Gogashii hurdada guud galjiif
    Gama,a la!idiidye
    Gabaygii gayaan layidhi ee
    Dadka wada gaadhay
    Isagoo gaman Gamun sidiisi
    Xalay iso gaadhyee
    Hadba gabayga geesbuu maraa
    Lagu garqaadaaye
    Ninwaliba garaadkiisuu hadlaa
    Garasha xeelkiiye
    Anigoo garaafiyo xumaan
    Cidina ugeeysan
    Guhaad iyo xaniyo gaf reraad
    Waa iga garanuuge
    Aan galgawla maantoo kalay
    Garasha doontaaye
    Garoowiyo nugaal Goldogob
    Gobta bari taalo
    Galkacyiyo sanaag golaha sool
    Guri Buuhoodle
    Galgaduud dhaxdeed guriceel
    Gasha Caabudwaaqe
    Garas baleey gobta xamar degtiyo
    Gacal shagaanaade
    Guuxaa wabi shabeeliyo
    Gobalka hiiraane
    Goobweeyn baydhabiyo gosha,
    Juba gudaheeda
    Gedo gobal sariyo garbahareey
    Gudaha ceelwaaqe
    Gaarisiyo wajeer mandheera
    Geeska mooyaale
    Godey iyo shilaawiyo guntiga
    Garab jabuutaawi
    Gabileey guurtidaa degtiyo
    Gibil hargeeysade
    Gobaladaa aan wada gocdiyo
    Intaan wali gaadhin
    Anoon kala gorfeey somalidu
    Gees ukalaqaadin
    Oon reera gaar Tilmaan iyo
    Gacan tobaleeynin
    Godooy waa kuuwada gayaan
    Gabi ahaantoode
    Geenyooy midbaan rabaa inan
    Guudka kacadeeyo
    Reerkaad gayaan doorateed
    Gacanta utaagtay
    Oo inaad guursatiyo calaf
    Gubasha uriintay
    Oo inaad gogal uqaadiyo
    Gooni ugu beeydhay
    Gob inaay wada yahiin baan
    Kula garanaaye
    Inankaad gayaan doorateed
    Gabayga uqaaday
    Inankaad guura dheer cishqiga
    Godey ugu heestay
    Inankaad gabaanimo udiideed
    Garaad ugu yeedhay
    Astaan gaar ahoo lagu garta
    Golaha nookeen
    Waxba gabayga yuu ila gudbine
    Waan guntahayaye
    Guurtidii ladoortaan rabaa
    Inan farin wada garsho
    Gobaad sodhawaw iyo waa inad
    Dhahdan gacalo nokalay
    Waa inaad guursataan gabadha
    Goorta haatadan e
    Waa inaad gacan qaadaan
    Guurti xididko dhan
    Waa inaad gabaati yaradiyo
    Guri utaagtane
    Waa inaad geel dhalay gesliyo
    Gani bixisaane
    Waa inaad gamaan geenyiyo
    Faras kageeysaane

ความคิดเห็น • 121

  • @maryamkilwe8037
    @maryamkilwe8037 2 ปีที่แล้ว +5

    Mashaa alaha meel fiican ayaad marisay daauudow sidaa ku wad

  • @halimogure289
    @halimogure289 2 ปีที่แล้ว +10

    Abwan keyga wan ku wataaa

  • @warismohamud8888
    @warismohamud8888 2 ปีที่แล้ว +4

    Maansha allah Abwaan Daa’uus, illaahay ha kuu xifdiyo carab kaaga.

  • @user-ju1yd9xj4w
    @user-ju1yd9xj4w 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah abwaan daa uus yar Allah kubarakeeyo hooyo

  • @luulabdi2448
    @luulabdi2448 2 ปีที่แล้ว +3

    Manshaaa Allah huno Abwan cod mcn. .Dumashidena Diyar beynu unahay

  • @abwaanbarako6902
    @abwaanbarako6902 2 ปีที่แล้ว +7

    Guuleyso abwaan guuleyso

  • @dheemanluul4545
    @dheemanluul4545 2 ปีที่แล้ว +7

    M.a abwane

  • @sacidasiman2340
    @sacidasiman2340 2 ปีที่แล้ว +7

    Mansha Allah

  • @rodahassan929
    @rodahassan929 2 ปีที่แล้ว +6

    Ninkan codkiisa iyo gabaygiisu waa isu qalmane guurso isaga

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 2 ปีที่แล้ว +4

    Maa shaa Allah, Ilaahey cod buu ku maneeystey abwaakani. Keep going abwaan

  • @ebadoali7519
    @ebadoali7519 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa Allah Jazaka Allahhu fariid

  • @mohamedhire7620
    @mohamedhire7620 2 ปีที่แล้ว +9

    Keep going aptii mcn ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @halimohaashi762
    @halimohaashi762 2 ปีที่แล้ว +1

    Sharaf bad ledahy abwan the first right comm

  • @ifrahjama630
    @ifrahjama630 2 ปีที่แล้ว +4

    Great voice masha Allah illaahay ha ku Xiftiiyo

  • @hargeleproduction9505
    @hargeleproduction9505 2 ปีที่แล้ว +7

    Nin culus

    • @marwishbbe8080
      @marwishbbe8080 2 ปีที่แล้ว

      Masha Allha walalkey Abwan Daus

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 2 ปีที่แล้ว +2

    Maashallah Maashallah Maashallah Maashallah Maashallah Maashallah Maashallah Maashallah Maashallah Maashallah Maashallah Maashallah Maashallah Maashallah Maashallah Maashallah Maashallah Maashallah Maashallah Maashallah Maashallah Maashallah Maashallah Maashallah

  • @ikram8461
    @ikram8461 2 ปีที่แล้ว +5

    I don’t know half of the things he said but I love it💕😂

  • @afeydaraa5303
    @afeydaraa5303 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a dhigalin ayad Naga mudantahy
    Allah kuxifdiyo

  • @sacidasiman2340
    @sacidasiman2340 2 ปีที่แล้ว +5

    Hormar wacan abwankeyga

    • @user-xv9sw2yy5j
      @user-xv9sw2yy5j 3 หลายเดือนก่อน

      000000000000000000

    • @user-xv9sw2yy5j
      @user-xv9sw2yy5j 3 หลายเดือนก่อน

      0000000000000000000000

  • @celwaaq
    @celwaaq 2 ปีที่แล้ว +1

    Waw cajiib abwaan masha/allah

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 2 ปีที่แล้ว +2

    🙏👍🐪🐎✍❤ masha allaha bartedii baad dhhigtay

  • @saynabisman5275
    @saynabisman5275 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah abwaan ilahay haku xifdiyo horay usoco

  • @maceyyusuf3760
    @maceyyusuf3760 2 ปีที่แล้ว +3

    Sax masha alah

  • @nasratmohamed4890
    @nasratmohamed4890 2 ปีที่แล้ว +3

    Waaw sodhaweya gabadha

  • @eglandahir7235
    @eglandahir7235 2 ปีที่แล้ว +2

    keep going my brother

  • @rodahassan929
    @rodahassan929 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah

  • @haaniquen2890
    @haaniquen2890 2 ปีที่แล้ว +4

    Codkaga iyo maskaxdada allaah hakuu anfaco

  • @fatumabarre1610
    @fatumabarre1610 2 ปีที่แล้ว +3

    Maasha’alaah, maasha’alaah,maasha’alaah xafidaka laah 💗❤️❣️💕

    • @foziyacaabi3004
      @foziyacaabi3004 11 หลายเดือนก่อน

      DHAANTOW CDDEWWIKIT7

  • @somcaafimaad7009
    @somcaafimaad7009 2 ปีที่แล้ว +3

    Maashallah soo booqda hirgelinta cuntada dalka hooyo somali Community kitchen

  • @muhammedadem5968
    @muhammedadem5968 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah Wllo

  • @ifraaxaxmed9999
    @ifraaxaxmed9999 2 ปีที่แล้ว +1

    Mash allaah wllkay

  • @ibadofarah9914
    @ibadofarah9914 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allaah tabaraka Allaah 💚💚💚

  • @abdiazizahmedurur649
    @abdiazizahmedurur649 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha.allaah Abwaan Daus Horay u soco sxb

  • @idiriskariye6292
    @idiriskariye6292 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah abwaan wan ku wataa horay usoco runtii young hadraawi ayaa tahy

  • @AhmedHassan-bq5my
    @AhmedHassan-bq5my 2 ปีที่แล้ว +2

    Mshlh abwaanka barteeda bad dhigtay

  • @mahatmohamed9035
    @mahatmohamed9035 2 ปีที่แล้ว +2

    Great voice mashallah adeer utilize your talents
    Create content,protect your gifts.
    Garissa.ummah pharmacy.

  • @queenzaam466
    @queenzaam466 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc abwaan see thy abwaan waxan rabaa inaan kula soo xidhidhi see ku helaa waxaan rabaa gabey aroos aan urabaahe plz

  • @abdikadirshidow2756
    @abdikadirshidow2756 2 ปีที่แล้ว +1

    ماشاءالله تبارك الله

  • @hoodoxassan7968
    @hoodoxassan7968 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashallh allh hku xifdiyo

  • @binuashkir6764
    @binuashkir6764 2 ปีที่แล้ว +2

    mash allh good voice

  • @abdirahmanabdi3175
    @abdirahmanabdi3175 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah abwankayga❤️❤️

  • @luqmanyare9543
    @luqmanyare9543 2 ปีที่แล้ว +2

    Mansho alah

  • @haaniquen2890
    @haaniquen2890 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah

  • @makkocumar1638
    @makkocumar1638 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah haray usoco

  • @abdimuhumed6761
    @abdimuhumed6761 2 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allaah

  • @AhmedHassan-bq5my
    @AhmedHassan-bq5my 2 ปีที่แล้ว +2

    Mshlh abwaanka🙌

  • @madiinoali2418
    @madiinoali2418 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc abwaane waa kusallamay🥰

  • @salmanfarah6899
    @salmanfarah6899 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah gulayso

  • @MohamedHassan-in8ud
    @MohamedHassan-in8ud 2 ปีที่แล้ว +3

    M.a abwaane horay usoco

  • @rahmaahmed1388
    @rahmaahmed1388 2 ปีที่แล้ว +2

    ماشاءالله

  • @user-mo7xb5ti9e
    @user-mo7xb5ti9e 2 ปีที่แล้ว +3

    M.a

  • @xagar77
    @xagar77 2 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allah, waa dhoodaan yar

  • @farduusabdikarin8681
    @farduusabdikarin8681 2 ปีที่แล้ว +1

    Mnsh alaah cod mcn🙏🙏🙏🙏❤❤

  • @ifraxmaxmed2354
    @ifraxmaxmed2354 2 ปีที่แล้ว +2

    maanshaa alaaah

  • @nimcocabdilahi3554
    @nimcocabdilahi3554 2 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah ilaya cod buu ku manyasty

  • @barlinaden5896
    @barlinaden5896 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah ❤️💖💖💖💖💖💖👍👑❤️❤️💖💖💖🥰🥰🥰🥰❤️💖

  • @lqs-tv2991
    @lqs-tv2991 2 ปีที่แล้ว +4

    Indr Mixerka kaddaa Gabayga codkaaga caadiga ah ayaa ka macaane

  • @eglandahir7235
    @eglandahir7235 2 ปีที่แล้ว +1

    horay usoco

  • @huudafarah8275
    @huudafarah8275 2 ปีที่แล้ว +2

    ♥️♥️♥️♥️

  • @maxamedxadhigle3975
    @maxamedxadhigle3975 2 หลายเดือนก่อน

    silsiladii walaaqo

  • @shuebabdi7733
    @shuebabdi7733 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah Abwaane horay usoco inshallah

  • @xamdacabdixariir2601
    @xamdacabdixariir2601 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allah Abwaan

  • @hiddowacan811
    @hiddowacan811 2 ปีที่แล้ว +2

    ❤❤❤👍👍👍

  • @Yusro557
    @Yusro557 ปีที่แล้ว

    Maansha allaaaaaaaaaaaaaaah

  • @zainabhassan6943
    @zainabhassan6943 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa sidaa hadalku

  • @Raho339
    @Raho339 หลายเดือนก่อน

    ♥️❣️👌

  • @abdikadirshidow2756
    @abdikadirshidow2756 2 ปีที่แล้ว

    إن من الشعر لحكمة

  • @abassaden2565
    @abassaden2565 2 ปีที่แล้ว +3

    Wiil yaro hibo Illah siiyay

  • @xawam.awllomar8719
    @xawam.awllomar8719 2 ปีที่แล้ว +2

    Wwww

  • @Sahan12341
    @Sahan12341 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah walaalayaalo ninkaan yar seekuhelaa waxaan rabaa in aan gabay udhiibtee please please 🙏hala iiraado aadbaan oogu baahanyahay 🙏

    • @abwaandaauus
      @abwaandaauus  2 ปีที่แล้ว

      Sodhawaw wll fb massege igalaso hdl wll

    • @Sahan12341
      @Sahan12341 2 ปีที่แล้ว

      @@abwaandaauus Masha Allah waad mahadsantahay waa dhawahay fb ma isticmaalo ee xageen kala soo xariiraa

    • @Sahan12341
      @Sahan12341 2 ปีที่แล้ว

      @@abwaandaauus walaal please please 🙏🙏xageen kala soo xariiraa 🤔🤔

    • @user-xv9sw2yy5j
      @user-xv9sw2yy5j หลายเดือนก่อน

      PLANE

    • @user-xv9sw2yy5j
      @user-xv9sw2yy5j หลายเดือนก่อน

      PLANE

  • @samsamaxmed1454
    @samsamaxmed1454 4 หลายเดือนก่อน

    Idunkugudihina kashiro kasosara nin imakadiyara op xoolo hanya haa karbashine

    • @foziyacaabi3004
      @foziyacaabi3004 4 หลายเดือนก่อน

      000900000000000000000000000

    • @foziyacaabi3004
      @foziyacaabi3004 4 หลายเดือนก่อน

      0000000000000000

  • @Emma_stella
    @Emma_stella 2 ปีที่แล้ว

    Ogadeen boqortooyo 🇬🇲

  • @LONGESTCOMMENTGETSPIN
    @LONGESTCOMMENTGETSPIN 2 ปีที่แล้ว +1

    malaha waba adi geesi sedi

  • @daudiahomar8367
    @daudiahomar8367 ปีที่แล้ว

    Daawo travelhybrid

  • @Raho339
    @Raho339 หลายเดือนก่อน

    🩷❣️🩷❣️🩷❣️🩷❣️🩷❣️🩷❣️🩷❣️

  • @TimaJilic
    @TimaJilic 3 หลายเดือนก่อน

    Ugaaskii mareexaan

  • @maahirmaahir8341
    @maahirmaahir8341 2 ปีที่แล้ว +1

    Gaaraniugta ma cuntaan maahinoo

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 2 ปีที่แล้ว

    Horta kalmadan godooy miyaanu habaar ahayn dee inanta hahabaarina

    • @cabdisheekhidiris6566
      @cabdisheekhidiris6566 2 ปีที่แล้ว

      Waa magac goday waa lagu soo halqabsanayaa

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 2 ปีที่แล้ว

      @@cabdisheekhidiris6566 maaha magaca magaalada goday waakalmad waxa isticmaala soomaali galbeed waana godooy iyo waxay dhahaan go 'aan hayne....

    • @huudafarah8275
      @huudafarah8275 2 ปีที่แล้ว

      Gobay budhahey hi means great fantastic gril

  • @Raho339
    @Raho339 2 ปีที่แล้ว +2

    Maansha Allaah

  • @farxiyohaaji695
    @farxiyohaaji695 2 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @fannyfilmsboy131
    @fannyfilmsboy131 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah

  • @qoraneafrah5672
    @qoraneafrah5672 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @nuxurjaceyl
    @nuxurjaceyl ปีที่แล้ว

    M.a

  • @ABWAANSHIRIYEOFFICLAL
    @ABWAANSHIRIYEOFFICLAL 5 หลายเดือนก่อน

    M.a

    • @foziyacaabi3004
      @foziyacaabi3004 4 หลายเดือนก่อน

      0000000000000000000000

  • @AsedDhere
    @AsedDhere 4 หลายเดือนก่อน

    M.a