Boobe yusef iska dhaqdhaq oo iska nadiifi koonfur naceybka, iyo gefafka aad u geysato dadka aan u dhalan waqooyi war qabiil baa ku dulleysteye qorun baad dhex muquuraney ee ka joog baan ku dhehi lahaa ninyahow reer konfureedka kuma haystaan muraad kaa maltman ee wax is sheegoo, iswaaani lakinse......
Soomalilaan way guulaysatay 1960kii ciyaar kumay iman soomlilaan ilahay ha unaxariisto abwaan c/ laahi suldaan timacade
5
Boobi koonfur waxaa aad kale maqantahay ayaa yar faaqda meelahaada la joog somalinimo cid kaaga marti noqonmeyso lagaagamana baahna,waraabe yaaney waxyeeline weyshiisa canin,. militerigii said barre reer waqooyi keliya lama dilin taasi ogow.
tyno
acs.soomaaliyeed.maalin.wanagsan
Boobe yusef iska dhaqdhaq oo iska nadiifi koonfur naceybka, iyo gefafka aad u geysato dadka aan u dhalan waqooyi war qabiil baa ku dulleysteye qorun baad dhex muquuraney ee ka joog baan ku dhehi lahaa ninyahow reer konfureedka kuma haystaan muraad kaa maltman ee wax is sheegoo, iswaaani lakinse......
Oo ma wax la jeclaadaa? Waar nagala tag waxa waanu ku khaarnaye, waa waxa uu AHUN Abwaanku ka gabyayo waa 1965
Boobe somaliland iska hayso cid kula haysata lama arko afweyne yaanu waxyeelin bal sheeg koonfur naceybka intaad meel isaga tuurto