Waad mahadsantahay walaal lkn su aalo ayaan rabaa in aan kuweydiiyo su aasha 1 baradhadu maka baxdaa carada cad su aasha 2 biyo intee la eg ayeh ubaahantahay
MOH Wardi aad baan kuu soo dhoway nayaa walaal aad baan ugu farax sanahay in ay weli jiraan dad Soomaaliyeed oo soojeeda oo hurumar raba iyo in ay waxsoo saar u jihaystaan oo ay wax beertaan gaajada ka baxaan iyo in ay wadamo shesheeye ku xirnaato noloshoodu mar 2baad soodhowoow walaal
Video gan markan dawaday hore ayan subscribe ta ka taabtay wlhi waayo arin I damaqday anigoo rer hargaysa ah ayaa walasheen na gubtay wa muwadinad soomaaliyeed alle ha barakeeyo e
Maansha Allah gabadh wanaagsan ayaa tahaty waad mahadsantahay.
اللهم صلي على سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم
mahadsanid
Walaal qarahanosogali
Masha Allah abayo
Mohan Officiall walaal ok Inshaa Allaah waan inii soo gelin waana ku salaamay Soo dhawoow
Waad mahadsantahay walaal lkn su aalo ayaan rabaa in aan kuweydiiyo su aasha 1 baradhadu maka baxdaa carada cad su aasha 2 biyo intee la eg ayeh ubaahantahay
Mnsha allh waan Ka faa idnay
MOH Wardi aad baan kuu soo dhoway nayaa walaal aad baan ugu farax sanahay in ay weli jiraan dad Soomaaliyeed oo soojeeda oo hurumar raba iyo in ay waxsoo saar u jihaystaan oo ay wax beertaan gaajada ka baxaan iyo in ay wadamo shesheeye ku xirnaato noloshoodu mar 2baad soodhowoow walaal
Asc walal xamra khayr alle haku siiyo
❤
UMU RAYAN SHUKRAN XABIIBTI OK INSHAA ALLAAH
Walalo xamra aniga beer yar ba guriga igu taala oon dayacay waxa ka baxa 24 geed weyn ah liin macaan 2 canuuni 3 rumaan 4 saytuun liin qarboosh 5liin dhanan iyo xine ama cilaan wanan isla yara dhibanahay inkastoon gadhigii ka kacay lkn talooyin badan baan kaaga baahanahay hadad awoodo insha Allah
Tusaale ahaan siday biyaha ukala qaataan sida haday dherer dhafan lo gabinayo inta inlaysu jirsiiyo ay tahay
Qudhaanjo aya idhibtay iyaduna sida lo talaalo IWM
Video gan markan dawaday hore ayan subscribe ta ka taabtay wlhi waayo arin I damaqday anigoo rer hargaysa ah ayaa walasheen na gubtay wa muwadinad soomaaliyeed alle ha barakeeyo e
ildab official walaal Soomaali uun baanu nahay ma magac kalaanu leenahay aan Soomaali ahayn iyo Jinsiyad kale??
Wcs
Mamo qoraxda miy la dhiga markas
Compost-ga aad baan ugu baahanahay
Baradhada meeqo bill ayee miraha Ku dhashaaa
Sida canbka lo beero rpna
Wixi ka danbeeya intaas cabasho danbe hargeysa kaaga iman mayso insha Allah
🤣😁
Masha Allah abaayo