Deg Deg Imaraadka Oo Hub & Lacag Siiyay Itoobiya, Muuse Biixi Oo Diiday Doorashada S/Land

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 28

  • @bellazio7410
    @bellazio7410 2 หลายเดือนก่อน +3

    Yarabi wixii dulmi kuwada Dalkeena Somalia Musiibo dag dag kurid inshalaah Amiin xasbunalaah wanicmal wakiil

  • @anaswasuge9050
    @anaswasuge9050 2 หลายเดือนก่อน +6

    Guul somaila Insha aallh 💪❤🎉

  • @Xalad.degdeg.ahmedia
    @Xalad.degdeg.ahmedia 2 หลายเดือนก่อน +4

    Asalamu calaikum Wrt اللهم صل علي محمد وعلي آل نبينا محمد كما صليت علي ابراهيم وعلي آل ابراهيم اللهم بارك علي محمد وعلي آل نبينا محمد كما باركت علي ابراهم وعلي آل ابراهيم انك حميد مجيد

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 2 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤ Thanks 👍

  • @maryanjama6063
    @maryanjama6063 2 หลายเดือนก่อน +1

    guuleyso Hassen

  • @maryanjama6063
    @maryanjama6063 2 หลายเดือนก่อน

    Guuleyso Hamza abdi

  • @maryanjama6063
    @maryanjama6063 2 หลายเดือนก่อน +1

    Geesi Ismail Omar

  • @AminoHussein-c3e
    @AminoHussein-c3e 2 หลายเดือนก่อน +3

    Imaarat wacadawga soomaaliya io dhamaan islamke ma.awoda dawladayadu inay xirirka ujarto
    MW xasan saxma.aha inubahal cunaya gurigaku haysto .

  • @King_Biriq
    @King_Biriq 2 หลายเดือนก่อน +1

    sooamliya Gul

  • @إلهانأحمد-ي4ب
    @إلهانأحمد-ي4ب 2 หลายเดือนก่อน +1

    No 🇪🇹
    No 🇶🇦
    Somalia 🇸🇴
    Is the best

  • @Labwa313
    @Labwa313 2 หลายเดือนก่อน +2

    Aniga waxan iswaydiya emaradka cadawnimada ay noqabto waa cajib.ethopia wax ay naga qadirkaran majiran.

    • @Forworld485
      @Forworld485 2 หลายเดือนก่อน

      Waa xaasid la ogyahay waa in hal meel looga soo wada jeestaa Oromo iyo uae tuugada Dadka islaamka waaye

    • @Khadib-l2b
      @Khadib-l2b 2 หลายเดือนก่อน

      Sababta hormarka Somali ya ma ogolo waxay Marleen in gaz gold macdan taalo wadankeena. If Somalia hesho gaaska iyaga aa faqiir noqonaayaan. Laakiin boqorka aa ka weyn aana noogu Filan aan u duceeyno wadankeena qabiil qabiil ka alla ha ka madooweeyo Somali one alla ha ka dhigo ka dib waan guuleysaneynaa insha allah

  • @MouhyadinDaher-h7z
    @MouhyadinDaher-h7z 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 17:27

  • @HassanKhaliif-o6v
    @HassanKhaliif-o6v 2 หลายเดือนก่อน

    Warka aashegaysid ufiiso hadal

  • @Abdiqaadir-ut7os
    @Abdiqaadir-ut7os 2 หลายเดือนก่อน

    Cadowgeena koowaad waa imaaraadka carabta

  • @Nala-ciyaar
    @Nala-ciyaar 2 หลายเดือนก่อน

    Maxammed bin zayid waa xaaskii Natanyaahu

  • @barlinosmaan545
    @barlinosmaan545 2 หลายเดือนก่อน

    Imaraad tuug sarha dheedhere ha ogaadan inshallah ineydumayan😊

  • @إلهانأحمد-ي4ب
    @إلهانأحمد-ي4ب 2 หลายเดือนก่อน

    No 🇶🇦 no nexst 🇸🇴is the best 😂😂😂😂😂😂😂

  • @horeeye10
    @horeeye10 2 หลายเดือนก่อน

    Canshuurta ha la bixiyo,
    Lacagta Hay'adaha dibadu waa canshur gaalo laga soo aruuriyay.
    Goormaan isku filnaanayna

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 2 หลายเดือนก่อน

    Fadlan.soomali.fariin.iga.gaad.siiya.madaxda.etiopia.hubkay.udalbatay.emarite.ku.usoo.iibinayo.yasn.lagasoodajin.dakada.barbara.kuburburiso.kunaqaadato.bada.saylac.iyo.luhaya.halagahortago

  • @JamiilaNuur-k4z
    @JamiilaNuur-k4z 2 หลายเดือนก่อน

    Haka yaaabin walida

  • @husseinhassan1096
    @husseinhassan1096 2 หลายเดือนก่อน

    Ethiopia will NEVER succeed

  • @عبدالفتاحمحمد-ش4ق
    @عبدالفتاحمحمد-ش4ق 2 หลายเดือนก่อน

    Haku yareen waxaad ogaata qaniimo inuu noqon dono sidii daalibaan

  • @abdullahiabdirahman4600
    @abdullahiabdirahman4600 2 หลายเดือนก่อน

    Jooji beenta

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 2 หลายเดือนก่อน

    Beenta ah in Mr. Farmaajo, waxba ma sixiixin afar dekadood, waxaayna ahayd warmuurtiyeed kaliya, arrintaasina halkaas bay ku dhamaatay.

  • @Hajiosman9
    @Hajiosman9 2 หลายเดือนก่อน

    Beenlow

  • @abdullahiabdirahman4600
    @abdullahiabdirahman4600 2 หลายเดือนก่อน

    Beeenlow falaloow