Barakallahu Fiik sheikh..... nasiib waxaa leh qofkii xaqaaan soo gaadhay ee raacay.... Culimo ku sheeg ayaa nasiray lakin insha Allah danbe ima siri doonaan
shekh ma la socotaa in mushrikiintii qureysh in eysan diidaneen in alle la caabudo balse waxa lagu kari waayey oo kaliya in yiraahdaan alle kaliya ayaan caabudeenaa , marka umada wey ogihin in cibaado alle muteestay balse alle kaliya caabuda ayey diidanyihiin oo owliyo iyo awoowooyin ayaa laga kari layahy marka ummada hadad fahnsineesid towxiid mesha boogta ah taabo oo alle kaliya caabuda dheh owliyada iyo awoowayaasha iyo jianaka aad alle wax la wadaajinesan iska dhaafa .
Aniga wan jecla in an helo mel an Kala xiriro dadkan wayo qul jaa al Xaqu wazaqal badil inal badila kana Zahuqa jahil Ki rabo ha caytamo Dinta saxda ahna waa in ey yelata Xasid badan
Mahadsanid shiikh
halkeeen kala xiriiri karaa sh.bashir sh.maxamed cabdi.
si aan u waydiiyo suaallo dheeri ah
Waa xaq
Barakallahu Fiik sheikh..... nasiib waxaa leh qofkii xaqaaan soo gaadhay ee raacay.... Culimo ku sheeg ayaa nasiray lakin insha Allah danbe ima siri doonaan
shekh ma la socotaa in mushrikiintii qureysh in eysan diidaneen in alle la caabudo balse waxa lagu kari waayey oo kaliya in yiraahdaan alle kaliya ayaan caabudeenaa , marka umada wey ogihin in cibaado alle muteestay balse alle kaliya caabuda ayey diidanyihiin oo owliyo iyo awoowooyin ayaa laga kari layahy marka ummada hadad fahnsineesid towxiid mesha boogta ah taabo oo alle kaliya caabuda dheh owliyada iyo awoowayaasha iyo jianaka aad alle wax la wadaajinesan iska dhaafa .
hadaad haysataan diin xaq ah dhib u diyaargaroobo
waar diinta ciyaarta ka daaya
diintu maaha sida kooxyo kubad ama naadi !!!
waar ilaahay ka baqa.
Aniga wan jecla in an helo mel an Kala xiriro dadkan wayo qul jaa al Xaqu wazaqal badil inal badila kana Zahuqa jahil Ki rabo ha caytamo Dinta saxda ahna waa in ey yelata Xasid badan
Ladanita Omar wll number kaga nooso qor aan kuguso xirnee mahadsanid
iyadoo aan magac lala bixin dadka wax looma sheegi karo?
bidcada ka daaya
ilaahey muslimiin ayuu nugu magaabay waa maxay magacyadaan
diinta magacyo kooxeed lalaboxo meel uga mataalo
bidca ayaa tihiin
Magac lala baxo iska dhaafe ... xaqqa wadaadku sheegay raac inta aad nooshahay waqti baad haysataaye.....
Bidcada waxaa ku jiro kuwa diinka dhigayo mowliidka oo aad usacbo tumeysaan ee dadkan kaleexo Alla og qerka meshoo jiree