Xogo Fashiliyey Kooxdii Somaliland Ka Xaraashtay Muqdisho Oo Banaanka La Keenay & Waxay Dhaafsadeen

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ก.ย. 2024
  • Xogo Fashiliyey Kooxdii Somaliland Ka Xaraashtay Muqdisho Oo Banaanka La Keenay & Waxay Dhaafsadeen
    ARABSIYO NEWS Kala Soco Wararkii U Dambeeyey Ee Soomaalida iyo Dunida. Kuxidhow #arabsiyo_news

ความคิดเห็น • 27

  • @alxmdulilah7023
    @alxmdulilah7023 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Masha Allah guul guul guul Somaliland

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Mansha allaah
    Mhdsndin wariye cshakur
    Haybe iyo aqonyahan ibrhim

  • @SahraAdanAbdi-l9c
    @SahraAdanAbdi-l9c 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 💚 🤍 ❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @husseinmohamoud4227
    @husseinmohamoud4227 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha Allah guul iyo gobanimo jumhuriyada somaliland 🎉🎉🎉🎉

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤ you from Kenya 🎉

  • @CashaCabdixasan
    @CashaCabdixasan 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Hasan Sh. Waa inuu Xilka si deg deg ah uga qaado Jaahil Ahmed Fiqi. Codka shacabka Somaliyeed.

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    KOOXDII HEEGO CIIDANKA QARANKA OOG KEENTAY SHACABKU WAXBA KU FALI MAAYAAN SIXIR BARARKOODA

  • @JamaalMuuse-v6x
    @JamaalMuuse-v6x 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sadxdaa. Ninba waa raga somaliland. Godku. Riday. Ilaahay naguma kiin soo. Celiyp. Aamiin aamiin

  • @BoqoreHirsi
    @BoqoreHirsi 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Illaahayoow fashil cadaw kasta oo Somaliland leedahay gudaha iyo dibadba Aamiin Yaa Rabbi. Guul iyo Gobonimo Qaranka Somaliland marwaliba Insha Allah

  • @abdicash8787
    @abdicash8787 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Good morning

  • @zamzamibrahim6373
    @zamzamibrahim6373 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Somaaliland waa loo yaabaa xirsi gaab iyo xaashi labadii qowleysato

  • @gar.abdiqanixasan2304
    @gar.abdiqanixasan2304 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wariye arinbaad keentey banaanka ,

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    XASAN SHEEKH WAA LAWADA OGYAHAY INUU KATIRSANYAHAY KOOXA LA ISTICMAALO EE DANAHII DALKOODA KA HOR MARIYAY DANO WADAMO SHISHEEYE
    WUXUU DHEERYAHAY DOQON AAN IS OGAYN OO AAN CAQLIGIISU LIITO WEEYE

  • @saynabmoamiin3634
    @saynabmoamiin3634 57 นาทีที่ผ่านมา

    Kkkkkk xaar xaar wayasta waa iikaw😊 ama wayasta wa Arabsiiyo news xishiid hoyadaa wase matihid wariye langaaba 100 qof xataa kuma daawato 15 sano wayo waxadtahay qolo😮😮😮😮😮

  • @mustafecabdi913
    @mustafecabdi913 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa run inay kooxda maanta is bahaystay yihiin kuwii Somaliland godka ku riday, Somalia-yana ka dhigay dawlada, Xirsi, Xaashi iyo Mohamed Abdilahi.

  • @aminamohammed5902
    @aminamohammed5902 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Horta ma ogtihiin itoobiya inay tahay dandaan carihii la waayay waayóo siday cid walaba iñooga hiiliso miyaydaan arag markaynu qaxanay iyo imika oo aynu aqoonsi inoogu dhawaaqeeba soomaalilaN ha noolaato oo ha jirto

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maansha Allah prof, Ibrahim waa runtii labadaba waxaa ka xun Mohamed c/llahi

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WAXAANA CADAYNAYSA INAANU XASAN SHEEKH AHAYN NIN CAQLI LAHAYN ISAGAA ISBURIYA OO WUXUU SHALAY DIIDANAA EE UU SI QALDAN UTURJUMAYAY SIDA BADAYNU ETHIOPIA KA KIREENAY AYUU LAHAA ETHIOPIA AYAY BADEENII SIIYEEN
    HADANA ISAGIIBAA YIDHI ETHIOPIA UMA DIIDANIN BAD INAY HESHO BALSE ANAGA HANASOO MARTO TAASI MIYAANAY CADAYN U AHAYN INAANU AHAYN QOF CAQLI LEH

  • @cumarmahamed5335
    @cumarmahamed5335 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dadka inta aqoonyahanka ah iyo inta badan dadka wax garadka ah way og yihiin in aan dirqi ku sinagay barigaa nimankii somaliya ka saaray kumeel gaadhka ee ka qayab galay shirkii landhan in ay ahaayeen maxamad cabdilaahi xirsi iyo ina xaashi ee hawadeenana ku wareejiyay somaaliya ayay ahaayeen inagana inaga dhigay maamul gobelaad aanay ogayan dadka reer soomaaliland waxay ina siisteen lacagta ay maanta ku galayaan doorashooyinka

  • @abdiismail6805
    @abdiismail6805 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waaruntaa, Dandaan carro weeye runtii oo lahelay Ethiopia

  • @maxamuudxasan261
    @maxamuudxasan261 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Afsomaligii reer abaarso ayuu ku hadalayaa... Muxuu sidaa u odhanwaayay markuu mushxaradii dumarka ku eedaamayay waqtigii Siilaanyo. Raguu caayayaa ma waxay xaaraan noqdeen marka kulmiye ka tageen.

  • @zamzam-xl3qj
    @zamzam-xl3qj 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂

  • @saynabmoamiin3634
    @saynabmoamiin3634 54 นาทีที่ผ่านมา

    Dofar dofar lahadlaya hoyadaa iftiinku was aadsugaysaa 600 Nin ayaa maqan😂. Muusena ciyaar markaa hoyadaa usheeg dawlada jsl iyo laaalusha qoladaa

  • @AxmedSaleban-x3v
    @AxmedSaleban-x3v 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xoolayo hadalayaa itobia waad amaanaysaa soomalia waad cayaysaa lhuuno huuno dhasha
    y

  • @redback043
    @redback043 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Duliga Darood OO Ay DoONIDU ⛵Keentay 🖕 Reer Oyaaye 😭 Wabaa Reer Or,Daaye 🏃Janta Fakax🏃🖕😭 NO ❌mOOR DAROOD 🖕 .