DHAANTO CUSUB JAWAABTII ZEYNAB AGAA Q7AAD SILSILADA MUNA BILAN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 77

  • @Jilic-jaamac
    @Jilic-jaamac  3 ปีที่แล้ว +27

    TEAM yuusuf Birjeex next insha Allah QAYBTA 8aad ismuujiya

    • @fadumoabdi6204
      @fadumoabdi6204 3 ปีที่แล้ว +3

      Hhhhhh wan sugenaa ismujiya

    • @cafiifanur2373
      @cafiifanur2373 3 ปีที่แล้ว +2

      Muuna bilan waa loo hiiliya
      muuna bilan 1
      yuusuf birjeex 2
      bashiir calan side 3
      axmed budul 4
      idil 5
      xasan yare aan cabri wali
      saynab aga
      waa ha socoto dharbaaxadu 👋👋👋👋👋

    • @ismiirdoorishgedi4807
      @ismiirdoorishgedi4807 2 ปีที่แล้ว +1

      @@fadumoabdi6204
      C

    • @ismiirdoorishgedi4807
      @ismiirdoorishgedi4807 2 ปีที่แล้ว

      @@fadumoabdi6204
      C

  • @ahmeddahir559
    @ahmeddahir559 3 ปีที่แล้ว +10

    War somaliyeey cidaan ogaadeynka la leeyahay waa murti miiran ogaadeenow waan idin wataa hadba silsilad noosaara waa wiil ree muqdishaa oo idin leh guul ogaadeeniya

    • @abdulaahiahmedmohamed5261
      @abdulaahiahmedmohamed5261 3 ปีที่แล้ว +2

      Sxp cid kasto oo dhaan taynayso ma ogaadeen baad u taqaanaa dhaantada waa dhaqan ay soomaaliya leedahay ee ha u gooni yeelin ogaadeen kaliya 🤩

    • @ahmeddahir559
      @ahmeddahir559 3 ปีที่แล้ว

      Ina adeer bahasha dhaantada lagu magacaabo cidaabaa ku caana

  • @falastiinaliomar4446
    @falastiinaliomar4446 3 ปีที่แล้ว +13

    Team birjeex ismuuji🥰🥰

  • @abdifataxmohamed3803
    @abdifataxmohamed3803 3 ปีที่แล้ว +5

    Firs comment

  • @cabdiqanimusic
    @cabdiqanimusic 3 ปีที่แล้ว +4

    Jilicow wan kula socdaa lkin Team yuufuf birjeex baan ahay

  • @ayanbare787
    @ayanbare787 3 ปีที่แล้ว +10

    Jawabti lixad Ano dawanaya ti todobad igu dul timid

    • @Jilic-jaamac
      @Jilic-jaamac  3 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/WlImnyl-NfU/w-d-xo.html waatanaa

  • @mohamedabdicate4943
    @mohamedabdicate4943 3 ปีที่แล้ว +1

    Team bir jeex naga so daaya hade boodaa leydin ku la tontaye👍👈

  • @abdirahmanqorane2858
    @abdirahmanqorane2858 3 ปีที่แล้ว +10

    Markasta aniga Waxaan Wataa Birjeeex
    Waligiin Soo Hadla Marka Uu soo Hadlo Birjeeex ayan arkayaaa

    • @Jilic-jaamac
      @Jilic-jaamac  3 ปีที่แล้ว +2

      Biri insha Allah

    • @saafihassan2300
      @saafihassan2300 3 ปีที่แล้ว +1

      Hhh waa nin cod iyo quruxba le lkn nin dumar ku daadiyay mucaarad baan ku ahay adi ma inan baa kugu daadisay inanaw😂😂

  • @qadiijoxaashi5507
    @qadiijoxaashi5507 3 ปีที่แล้ว +4

    Tim idil ayruush 😘is muujiya ❤❤❤❤🦚💋💋💋🥰❤❤

  • @shucaybbeeldaaje8477
    @shucaybbeeldaaje8477 3 ปีที่แล้ว +1

    Jilic jaamacow sxb bahashu hal dhinaac bey ka raran tahy ee see wax yihiin

  • @apdihakim2305
    @apdihakim2305 3 ปีที่แล้ว +1

    Silsiladani waaa madhax

  • @xasaasixirsixasan7505
    @xasaasixirsixasan7505 3 ปีที่แล้ว +1

    Wow jawaab kulul iyo saynab cod macn ❤❤

  • @queenkeyow
    @queenkeyow 2 ปีที่แล้ว

    Kheira

  • @jaaismaxamed3459
    @jaaismaxamed3459 3 ปีที่แล้ว

    Birjeex marka hasodandago

  • @ustaadclraxmaanofficial4602
    @ustaadclraxmaanofficial4602 3 ปีที่แล้ว +1

    Aar mee yuusuf birjeex dadkiisii bahashu dhinac bay kararantshy miisaama iskujawaab hanoqoto lkin in legandka lasaanaado maaha

  • @nashaad0081
    @nashaad0081 2 ปีที่แล้ว

    Saynab waankaahelay advanced laftirkaaga naawaabeentayrunhamoodid

  • @HassanMohamed-cq2hm
    @HassanMohamed-cq2hm 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc murtidu waaberjeex waxan Kale waa maaweelo

  • @fadumoabdi6204
    @fadumoabdi6204 3 ปีที่แล้ว +2

    Sax tasa jawab ka eh wankuwata walashey mcnto

  • @honshariif6512
    @honshariif6512 3 ปีที่แล้ว +8

    Birjex nin Cod qurxon waye lkn waynagu dadiyay😂

    • @fadumaibrahim8620
      @fadumaibrahim8620 3 ปีที่แล้ว +2

      Walhi wan kugu raacsanahy xita heestiisa ayad fahmaysaa

    • @honshariif6512
      @honshariif6512 3 ปีที่แล้ว +1

      @@fadumaibrahim8620 ha wllhi ninkas wa Ina leygu xiraa aroskey hes rerka kadhashay lagu amanayo ha iqade dalab hesaa karaba😥

  • @northernupdates8586
    @northernupdates8586 3 ปีที่แล้ว +1

    Birjex the legend

  • @farhiyanoor3417
    @farhiyanoor3417 3 ปีที่แล้ว

    Legend by zainabey cod mcn

  • @qalanjoqurux8063
    @qalanjoqurux8063 3 ปีที่แล้ว +5

    Nacas lii

  • @abdideeq1843
    @abdideeq1843 3 ปีที่แล้ว +1

    Exactly lkn waxa ila Qumran in intaas lagu joojiyo waayo waxay Tagi donta dhobo from Minneapolis

  • @hanadmahad7344
    @hanadmahad7344 3 ปีที่แล้ว +1

    Birjeex is the best 💪

  • @rumanmatan3914
    @rumanmatan3914 3 ปีที่แล้ว +1

    Alaylehe way u jawaabtay

  • @dalmarkiikoofficiallchanne5883
    @dalmarkiikoofficiallchanne5883 3 ปีที่แล้ว +1

    Hadaan nahay Team Yusuf Birjeex
    Wali anagaa wadana no more calaacal
    Sawaariiqda ugu culus ridnay 😂

  • @indhadeeq4112
    @indhadeeq4112 3 ปีที่แล้ว +1

    Adigaa dhoohane ah iyo dhagax dixeed👌

  • @GOLELYRICS
    @GOLELYRICS 3 ปีที่แล้ว +2

    👍👍👍

  • @mashaallahm3578
    @mashaallahm3578 3 ปีที่แล้ว +3

    Yussuf birjex jawabta wanagaladaxdi nagaqawa dadka

  • @maxamedwaliofficial3553
    @maxamedwaliofficial3553 3 ปีที่แล้ว +4

    Aggaa aggaa war ninka ka kala daaya waad umiisteene

  • @ciiseaadan1970
    @ciiseaadan1970 3 ปีที่แล้ว +2

    Bir jeex uunbaan wataa anigu 😂

  • @mohamedrashaad2076
    @mohamedrashaad2076 3 ปีที่แล้ว

    Hasocato Sheekadu

  • @mahadyare2849
    @mahadyare2849 3 ปีที่แล้ว +6

    Laxanka lama aysan qabsan gabadha

  • @naiimaqurux3144
    @naiimaqurux3144 3 ปีที่แล้ว +4

    Silsilad tagtagtay IGA dheh

  • @kabtanaabaska9370
    @kabtanaabaska9370 3 ปีที่แล้ว

    Abwankaan waa wataaa wlh ❤💉🙏

  • @cawil0111
    @cawil0111 3 ปีที่แล้ว +1

    Dhaabto aan aad utaageray inkastoo gabadha idil aryuush aan kuhaysto

  • @bashkadkms7450
    @bashkadkms7450 3 ปีที่แล้ว +1

    Ragiina away dumarkii wakaa isku wada hiliyee

  • @muwliidofficial7625
    @muwliidofficial7625 3 ปีที่แล้ว

    ana waxaan wataa mar walba kuwa kasoo horjeeda

  • @habibadaud206
    @habibadaud206 3 ปีที่แล้ว +1

    Wawww

  • @deeqosheikh4150
    @deeqosheikh4150 3 ปีที่แล้ว +2

    Hasocoto silsiladu

  • @ibnubaazofficial9330
    @ibnubaazofficial9330 3 ปีที่แล้ว +4

    Laxanka waad balmartay

  • @gfffdf4423
    @gfffdf4423 3 ปีที่แล้ว +1

    Dhaansaar kaarbash xaalalah

  • @farduussiyaad1235
    @farduussiyaad1235 3 ปีที่แล้ว +2

    Tani lama haysatoba kamanan hilin adi gabadhey

  • @habaysanechannel5293
    @habaysanechannel5293 3 ปีที่แล้ว +5

    Was walbi birjeex nin rageed iga dheh. 1 jawaaba uu bixiyay ayaa 6️⃣ dhaanta kaga oohiyay. No more calaaacal.

  • @WararkaTv345
    @WararkaTv345 3 ปีที่แล้ว +3

    Jawab

    • @hasanmaraye5788
      @hasanmaraye5788 3 ปีที่แล้ว +1

      M.a war yuusufow maa soohadashid nio anigu markihore waan kutaageersaney lkn hada visa muna ayaa iijaran hadiikale dadkaan wax noogasheeg qof wax jecel oo xoog wax kurabo aduunyada ayuu kucusubyahey malaha qoonka soosocdo ayuu hordhac uyahey jeceyl kaan qooga kusaabsan

  • @yussufsuldan9990
    @yussufsuldan9990 3 ปีที่แล้ว +2

    Ninki Yuusuf Birjeex ahaa waxanoo weerar ah siduu iskaga leexiyo bal aan wada dhawrno🤔

  • @abdullahiabshir2995
    @abdullahiabshir2995 3 ปีที่แล้ว +1

    dhaanku dhinacbuu ka raranyhy ee halla dheelli tiro

  • @libanmaxamedcabdulle6817
    @libanmaxamedcabdulle6817 3 ปีที่แล้ว +2

    ninka xaytahay garab laa,aan ayaa ku dhacdiye dhaycamal ayay u raacdeene markaa asagaan iyo national Ayaan kanraalada rida dheer ka sugnaa

  • @queenkeyow
    @queenkeyow 2 ปีที่แล้ว

    💓💜

  • @MohamedyareYare-hb3px
    @MohamedyareYare-hb3px 3 ปีที่แล้ว +2

    Waxan silsilad macaxa wayo dadangaa wey katagtay markaa birjer garab xalasiyo si i silsiladaa dadan o yelato

  • @mohamuudmohamed7988
    @mohamuudmohamed7988 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan maqli jirtey nacab iyo naaga ujab habaar madhaafo marka sxb ninka cadawga halaga fijiyo tolbeeleee

  • @updirahmanahmeddirir5075
    @updirahmanahmeddirir5075 3 ปีที่แล้ว

    War yusuf bijeex xaguu ka dhacay dee jawabtiisi wan sugi la nahaye

  • @habibadaud206
    @habibadaud206 3 ปีที่แล้ว

    Wwww

  • @hamdahayyi2822
    @hamdahayyi2822 3 ปีที่แล้ว +1

    War ma dhoohaniyo waxaad tahay dhansaar 🤔

  • @axmedcismaan6542
    @axmedcismaan6542 3 ปีที่แล้ว +1

    Yartan dhantaynaysaay dhaqankiyo hidihi meel baad kagadhac dee eray gaaga dhugo dhar lasiiibsado dhaqan umaynlahay dheeman quruxwanaagey haisdhiibin waligaa ragi muundhamaanine faras dhoodi meeriyo dalbo qoriga labadhaca dhaban waad uleedeee

  • @honshariif6512
    @honshariif6512 3 ปีที่แล้ว +2

    Cod mlhn tan

    • @katraadenmalim7278
      @katraadenmalim7278 3 ปีที่แล้ว +1

      Iskaceliya ragu mel isge yussuf adiga gabdah dardarte

    • @honshariif6512
      @honshariif6512 3 ปีที่แล้ว

      @@katraadenmalim7278 ya naya

  • @zamzammaxamuud1547
    @zamzammaxamuud1547 3 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤💞💓

  • @lababaar2022
    @lababaar2022 3 ปีที่แล้ว +1

    Laxankii way haleysan tani
    Ila hada laxanka Yusuf iyo arush le hayaa way dhameen kuwan 🙄dheesha ay dheele iyo dhantada iyo laxanka wa kala labo 🙄🙄

  • @xaliimocadey9114
    @xaliimocadey9114 2 ปีที่แล้ว

    O

  • @khadiijamohamed4478
    @khadiijamohamed4478 3 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤