Siyaasiyiinta iyo Dhaanka dabangaalaha | Shuyuukhda salaadiinta |

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 830

  • @abdiasiissomali8339
    @abdiasiissomali8339 4 ปีที่แล้ว +204

    Culimada saddex ayaa loo qaybiyaa:'
    1. Caalimkamadaxda ,waxay ogol yihiin ayuu yidhaahdaa.
    2. Caalimka dadka,waxay dadku rabaan ayuu idhaahda. Xaraan iyo xalaal.
    3. Caalimka Allah. Wuxuu Allah Rabo ayay shegaan cidii nacdana ha nacdo cidii jeclanaysa ha jeclaato. Kasaana liibana aduun iyo aakhiro.

    • @abdifataahcade6793
      @abdifataahcade6793 4 ปีที่แล้ว +2

      @cabdalla ynwa Official hadaad cilmiga barato siniyad ah oo ikhlaas ah shucba oo kamida culimadii hore ayaa yiri cilmiga ayaan dalabnay wuuna diiday ilaa inuu alle dartii ahaado mooye طلبنا العلم لغير الله فابئ العلم ان يكون الا لله

    • @siciidxikmaawiofficial1464
      @siciidxikmaawiofficial1464 4 ปีที่แล้ว

      Abdiasiis Somali Wll Subscribe IiSaar

    • @abdirhman369
      @abdirhman369 4 ปีที่แล้ว +1

      Hadii caalim dastuur ama siyaasi ay kuu xalaalayso wax allah xarimay ama ay kaa xarinto wax uu allaah xalaaleyay waxad ka dhigatay ilaah!

    • @omaniyare2458
      @omaniyare2458 4 ปีที่แล้ว

      Abdiasiis Somali Maansha,allaah Waad asiibta Walaal

    • @caaishomclincllahi3132
      @caaishomclincllahi3132 4 ปีที่แล้ว

      waaa sax

  • @maxamedibraahim6704
    @maxamedibraahim6704 4 ปีที่แล้ว +43

    قال صلي الله عليه وسلم:سيأتي زمانُ يكون فيه شيخكم آثم وعالمكم منافق وصغيركم لا يحترم الكبير وغنيكم لا يساعد الفقير

    • @زكرياحاشِ
      @زكرياحاشِ 4 ปีที่แล้ว +2

      لاحول ولاقوة إلابالله😥

    • @abdurahmanmohamadyusuf6689
      @abdurahmanmohamadyusuf6689 4 ปีที่แล้ว

      Mashaa Allah

    • @essaadam8050
      @essaadam8050 4 ปีที่แล้ว

      Maxamed Ibraahim
      أخي من أين لك هذا الحديث ؟؟

    • @maxamedibraahim6704
      @maxamedibraahim6704 4 ปีที่แล้ว

      عفواًانه ليس قول الرسول صلى الله عليه وسلم بل قول علي بن أبي طالب

    • @hamaammurshidhamaammurshid8102
      @hamaammurshidhamaammurshid8102 4 ปีที่แล้ว +1

      @@maxamedibraahim6704 bal waayahaye edit dheh oo badal

  • @ifrahmohamud3748
    @ifrahmohamud3748 4 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah walaal xaqiiq ayaad ka hadashay Illaah caqliga iyo cilmigaba hakuu barakeeyo kaliya sharaftaada maahane xitaa diintaada bay kuu xafideysaa oo danbiyo badan baad ka badbaadeysaa hadii aad xor ka ahaato taageerida ama mucaaradka dad aadan aqoon ulahayn xaqiiqadooda siyaasiin IWM

  • @idman-bt3tf
    @idman-bt3tf 4 ปีที่แล้ว +3

    MAASHA ALLAH Ilaahay ha ku xafido walalow xaq baad sheegtay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤💚💚💚

  • @muxiyodaaha4420
    @muxiyodaaha4420 4 ปีที่แล้ว +1

    Allah akbar inta uu nagu jiro qof adiga oo kle ah wali baqi Ayn leeyahy....
    Allah haku barakeeyo wllo.....
    Intaad runta shegayo macaga Ayn nahye ☝️☝️☝️☝️

  • @maxamedcabdi7153
    @maxamedcabdi7153 4 ปีที่แล้ว

    Waa wax naga dhex guuxaayay arimahan aad ka dhawaajisay
    Cumar Inshaar Mahadsanid
    wax badan aan akhrino .

  • @xigmad7122
    @xigmad7122 4 ปีที่แล้ว

    Qofka aan cidna taageerin ma fiicna wanaaga taageer xumaantana diid. Shar iyo khayr laawe. Hanoqon.
    Shuyuukhda sirdoonka meel walba way joogaan Allah haynaga shar tiro waa munaafiqiin. Calaamadihii nayloo sheegay leh

  • @khalidsomali3482
    @khalidsomali3482 4 ปีที่แล้ว

    shukran wll cumar muqaal igu soconayo wllhi fadlan isbuuci mar sogali ama bozkii barajamikii jimcaa nogali 🙏

  • @cimraanmuslin2927
    @cimraanmuslin2927 4 ปีที่แล้ว +1

    الله اكبر .... الله...
    Aad ban ugu faraxsanahay inad fansan tahay, dadkan Argtidooda Diimaynaaya islamarkaana khasab kaga dhigaaya dadka Caamada ah.
    Runtii Imka dadka aqoonyahanka ahi way soo fahmayaan Dadkan.
    Geesta kale adigu waxad u bixisay Sirodoone anagu waxan u naqaana(Dilaaliinta diinta, Af-Hayeenada Ilaahay Iwm) Madaama ay isku magacaaben.
    Ugu Dambayntii Omar zxp waxan ka cabsi qabaa in kacdoon dhalinyaro dhaco sidii reer galbeedka wakhtigii ee ay iska xoraynaayeen baadariga kaniisada, kuwaas oo markii dambe kala saaray diinta iyo siyaasada (Alle SWT) Arinkaas ma qadare.

  • @maxamedcabdiraxmaan547
    @maxamedcabdiraxmaan547 4 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah al ustaad cumar ishaar allaayaxfadak wll

  • @topfan4998
    @topfan4998 4 ปีที่แล้ว +7

    Ogaansho❤
    Dadweynah❤
    Ogaalka dunida❤
    Maanta❤
    Tanaad❤

  • @abdurahmanjaylani7253
    @abdurahmanjaylani7253 4 ปีที่แล้ว

    Al ustaad cumar inshaar aad kaga mahadcelineyna barnamijyada tayada iyo aqoonta ku ku sugan ee aad noso diyariso wllhi wakhtiga yar ee aan muqaladada dawanayo hammi aad u wayn ii yeesha Jasallaka allah akhii ❤️

  • @farhiyahasan7259
    @farhiyahasan7259 4 ปีที่แล้ว +12

    Allaha ku ciseeyo walal Omar inshaar waxgarad u qalma in wax laga dhegeysto aya tahay Masha Allah ❤

  • @talasamemedia5487
    @talasamemedia5487 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walal Omar inshar, waxa kaa fa'iiday arinmo badan oo aad muhiim ugu ah shaqsiyadeyda ama shaqsiyada adanaha thankz ustaad.🙏👏❤🥰

  • @abdirahmanmohamedadamow9239
    @abdirahmanmohamedadamow9239 4 ปีที่แล้ว

    Masha alh walaal alha kusiiyo cimri iyo cafimaad kheyr qab

  • @hajjiali9728
    @hajjiali9728 4 ปีที่แล้ว

    waaanka soo daahay daawashada fiidiyowgaan
    Mahadsanid Mr Omar
    waxan jeclaan lahaa wadaadada sirdoonka ah magacyadooda wada barto

  • @abdirashidadanmohamed7624
    @abdirashidadanmohamed7624 4 ปีที่แล้ว

    Shukran cumar inshar
    Mida kale siyaasad ma jecli mana taageero alxamdulilah
    Mida kale culumada qurunul mudalah aa nagu filan marka culumaau saladiinta
    Warkooda laguma jiro

  • @hassanfaysal7968
    @hassanfaysal7968 4 ปีที่แล้ว +100

    Cawada wn ka soo daahey
    Sory
    Team OGAALKA dunida
    ISMUUJIYA like this
    👇👇👇
    Like 2k

  • @samaterdacad7897
    @samaterdacad7897 4 ปีที่แล้ว +1

    Ogaansho guuul omar inshar wll wadkusaxantahay

  • @abdifataahcade6793
    @abdifataahcade6793 4 ปีที่แล้ว

    Ustaad cumar Inshar mahadsanid

  • @saidhashi5757
    @saidhashi5757 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allah ilahay ha ku xifdiyo walal waxan ahay dadka kugu xiran Mansha allah Mansha allah runta ayad kahadashaa Mansha allah Mansha allah ilahay haku xifdiyo kii kanaxaya oo runta didaya isaga ayay u talaa haduuqadanayo iyo hadii kaletoba walal hajojin ee noowad ilahay haku xifdiyo

  • @shafici6236
    @shafici6236 4 ปีที่แล้ว

    Illahay haso hanuniyo dhamanteen amen

  • @caaishomclincllahi3132
    @caaishomclincllahi3132 4 ปีที่แล้ว +52

    Maanta ayaan ku taageeray kaliya inaa ogtahay xaqiiqda culumada salaadiinta

  • @husnim.7810
    @husnim.7810 4 ปีที่แล้ว

    Mowduuc muhiim. Jazaka Allah walal cumar

  • @rahmacabdi2532
    @rahmacabdi2532 4 ปีที่แล้ว +3

    جزاك الله خيراً وبارك الله لك وبارك عليك 😍

  • @OmarMohamed-ir5hc
    @OmarMohamed-ir5hc 4 ปีที่แล้ว +3

    Bilficl Walal Omer Inshar Jazaka allah
    Lkn Walal Fikirkaa Wan Kaga Soo Horjeedaa
    In Xukaamta Oo Kaliya Eeda Lasaaro Oo Dadka Shicibka La iska Iloobo أَوَلَمَّا أَصَابَتْكُم مُّصِيبَةٌ قَدْ أَصَبْتُم مِّثْلَيْهَا قُلْتُمْ أَنَّىٰ هَٰذَا ۖ قُلْ هُوَ مِنْ عِندِ أَنفُسِكُمْ ۗ إِنَّ اللَّهَ عَلَىٰ كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ (165)
    Maanta Hadaan Xukaamta Unimaadno Wax ilaahay Soo Dajiyey Kuma Xukumaan ama Sharciga Islamiga Taasina Way iska Cadahay
    Lkn Ninka Xaakimka Ah Maanta Intuu Masaajida Xidho Hagalin Kuma Odhan ama Kuma odhan baarkaa Khasab ku gal oo khamriga Khasab kucab Lkn adigaa baarka Tagay oo Saladii Dayacay oo diintadii dayacay oo Enagaa diinteenii Katagnay Oo Katagnay Salaadii Wamacadalik Xukaamta Kaligood ayaan Danbigoo Dhan Dulsaaraynaa Taasi Caqli maaha
    Takale Hadaan Siirada Nabi Muxamed Csw Dib ugu Laabano Waxaan arki Karnaa In Nabi Muxamed CSW Uu Bini aadam Dhisay..!!
    Wakhtigii Nabi Muxamed CSW Ama Bilowgii Bicthada Muslimiintu Mustadcafiin bay Maka dhexdeeda Ku ahaayeen Hadana Nabigu Eeda Masaarin Sanaadiidu Quraysh Ama Kuma Odhan Saxabadiisa Ku Kaca Sanaadiidu Quraysh ama Ku Mudaharaada Lkn Tawxiidka Ayuu Kadhisay..!! balmaanata Wadan kastoo Islama Tag oo Dadka Waydii Macnaha لااله الاالله
    Wuxuu Kugu Jawaabi Laa raba ilalaah Weeyi..!!
    Macneheeda Xaqiiqigana uu yahay (لا معبودَ بحقٍّ إلا الله»)
    Of course Kalmadaasina mutadalabaad iyo Mawaanic ayey Leedahay Haduu intaa Internet ka kabaadhona Wuu Heleyaa Hadan Mooyan Waxa Dadkii Haysta eegu Wacan Jahliga Intaa Leeg eediinta kahaysata Markaa Muslimiintu Iyaagaa Masaajidii Kafogaaday Duruustii Cilmiga Kafogaaday...!
    Of course Dhibaatada Waxa Keentay inayna Ducaadii Mowduucyo noocasoo Kale ayana furin Oo ay idhaahdaan Muslimiintu Way niyad Fiicanyihiin ee daaya ..!!! Maxaa Ladayn Walalow Kalimatu al Tawxiidba macneheeda Magaranayaanee..??
    Xadiiskii Nabiguna CSW Waakii ahaa
    اسمعوا وأطيعوا وإن تأمَّر عليكم عبدٌ حبشي»
    Nabigu Wuxuu Sidaa Ulaha Sababtu Waxa Weeyi Inayna Umada Cadowgoodu ugu Soo dagdagin Maanta Xukaamata Muslimiintu Gaalada Sitoosa Ayey iskula Shaqeeyaa Lkn Bal eeg Wadama islam ee dagaaladu Kasocdaan Gabigooda Waxa Dul fadhiya Maraykan ama Ruush ama Faransiis Iyagoo Ku Marmarsiyoonaya Irhaabka ayaan ladagalamaynaa Waad ogayd Markii dagaalkii Sokeeyey Kadhashay Soomaliya Imidiatly ama Sitoosa Waxa u imiday Maraykan Kadalik Wadamada Islamkee Kale Sida Syria 🇸🇾 Syria maanta Ma imaadeen Ruushku Hadayna Mudaharaadyo Kadhicin ama Wadanku Burburin Sababta Mudaharaadyada,Maanta Ninka Xaakimka Ah ee Daalimka Ah hadaad Utagto Ood unasteexayso Of Course Waxba Kaa aqbalimaayo Maarka Uhoraysa Lkn Markaad Dhawrjeer Kunoqoto Wuu Isla Xishoon Kadib Calal aqali Waxbuu uqaban Shicibkiisa Lkn Hadaan Social Media ha Kacayno oon Dadka Kudirno Isna Wuu is adkayn oo Dadkuuba Dib oola dagaalmi Kadibna Halkaa Waxa Kadhalnaya inuu Wadankii Dagaal kabilaabmo oo Kadibna Cadow Shisheeyana oo naxariis lahayn imaado Wadankii ..!!!
    Markaa Walal masaladasi Waa mucaqad Lkn sinama uma banaana in danbigoo dhan Xukaamta Lasaaro oon enaguna nafteena Ilowno oon isku Haysan inaan khald kujirno....!

  • @ahmedmohamuud7667
    @ahmedmohamuud7667 4 ปีที่แล้ว +86

    Siyaasadu malahan sxiip joogta lkn waxay leedahay dan joogta ah

    • @ahmedmohamuud7667
      @ahmedmohamuud7667 4 ปีที่แล้ว +1

      @Dajis Tech sxiip waa maah maah soomaliyeed oo runta taabanaysa mahadsanid ❤👍

    • @abdimaalikahmed2815
      @abdimaalikahmed2815 4 ปีที่แล้ว

      naagta sharmuutada iyo siyaasada waxba isma dhaaman waa isku mid raga siyaasada ku jero jerkooda in ay ka ganacsadan waxba ma dhaman

    • @MohammedAhmed-yt4fw
      @MohammedAhmed-yt4fw 4 ปีที่แล้ว

      @@abdimaalikahmed2815
      Sxpow dembigeda adiga laguma sarina isga daa
      Ayada iyo ebehed

    • @nadirasaid7452
      @nadirasaid7452 4 ปีที่แล้ว

      Sidaasayba maahmaah ku tahay

  • @ishaq567
    @ishaq567 4 ปีที่แล้ว +52

    Is ku qalbi Ayan ahnay lkn adi wxad Aa hay sa ta Mel ad kafafiso
    🏅🏅🏅 Horo u soco
    Ani Wan ku la jira inshallah
    🏆

    • @afatax9634
      @afatax9634 4 ปีที่แล้ว +1

      Iska badan magaca wll

  • @sharkakhayrakakuilawfatima6577
    @sharkakhayrakakuilawfatima6577 4 ปีที่แล้ว

    Mashaalllah tabarakaalllah walhi waa dhibaoyinak hosa udhigay dawladihi musulimita alle xaqa hangaransiyo shukurn wllllky

  • @abrahmanmohamed9637
    @abrahmanmohamed9637 4 ปีที่แล้ว +72

    Omar qodobadii Aan kugu Jeclaaday kuwii uugu mudnaa mantaad kasoo hadashy
    Somalidu waxay Dhahdaa Maalinkaad dhalaty maantaad Dhaantaa😂

    • @ahmedjr7902
      @ahmedjr7902 4 ปีที่แล้ว

      😂😂🤣🤣

    • @harirosmn
      @harirosmn 4 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkkkk Nin adag

  • @deeqacali912
    @deeqacali912 4 ปีที่แล้ว

    Aniga siyaasi ah cumar

  • @cumarcaaqil9
    @cumarcaaqil9 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid cumar inshar

  • @saidkarshe2929
    @saidkarshe2929 4 ปีที่แล้ว

    Barnaajimyadan oo kale waa kuwa aan ugu jeclahay Barnaamijyadaada Thanks Omar wallal.

  • @mustafhusseinmohamed-karim2702
    @mustafhusseinmohamed-karim2702 4 ปีที่แล้ว

    Ustaad cumar maanta mowduuc aad loogu baahnaa baad kahadashay.

  • @drcumarmoalin3725
    @drcumarmoalin3725 4 ปีที่แล้ว

    Ustaad omar ishaar barnamijkan wax badan ayaan kaa faaidnay

  • @daahirahmed8424
    @daahirahmed8424 4 ปีที่แล้ว

    mahadsanid cumar inshaar waa xaqaaiqda maanta jirto shiikh isku sheegyada ee ah lajiifiyana banaan lajoojiyana banaan waa xisbu sheeydhan wadaad majiro dunida maanta la joogo hadii ey jiraanna ma badno

  • @mohajamaal9301
    @mohajamaal9301 4 ปีที่แล้ว +1

    Team ogaansho Adban idin slamay

  • @yuusufgadud9931
    @yuusufgadud9931 4 ปีที่แล้ว

    Masha allha wall Allha ku xifdiyo

  • @ibraofficial7761
    @ibraofficial7761 4 ปีที่แล้ว +33

    Ustaad Omar Inshaar Sharafi Korkaada Ha Ahaato❤

    • @muzamilmohamed5271
      @muzamilmohamed5271 4 ปีที่แล้ว

      Sharaf malaha naag nin gaal goorsate

    • @MullaMadar
      @MullaMadar 4 ปีที่แล้ว +1

      @@muzamilmohamed5271 kkkk
      Ninyahow see wax u wadaa ninkaan wuxuu sharaftaa u hibeeyay wiilkaan barnaamijka soo saarayee
      Iska hubi dadka aad reply u galeysid qoraaladooda

    • @AhmedMohamed-cn7xn
      @AhmedMohamed-cn7xn 4 ปีที่แล้ว +1

      @@MullaMadar Waxasi waa Degdaga Somalida

  • @hamdamohamed4155
    @hamdamohamed4155 4 ปีที่แล้ว

    Qaar badan ayaa ku haminaya inay siyaasiyiin noqdaan kuwaas waxan leeyaay candhuufta dib u liqa oo dadkiina waxad taraysaan naftiina iyo u hura oo maskaxda u fura
    culimaduna ilaahay baa u jooga afar taa cisho kii diinta ka beensheega maanta shanaad waa akhiree diintiina daaad u ahaada
    mahadsanid ustaad cumar inshaar

  • @abdirisakosman2391
    @abdirisakosman2391 4 ปีที่แล้ว

    Rnt waa layaab & ceeb in ee shuyuuqdii islamku idaa noqdeen waana dan eey manta inaka kuuleysak karaan kalada subxana allah

  • @apdalleahmet6447
    @apdalleahmet6447 4 ปีที่แล้ว +44

    MAZHA ALLAH NABIGA KU ZALIYA ZCW ZCW ZCW😍

    • @abdimoha8400
      @abdimoha8400 4 ปีที่แล้ว

      Firi adiga mar ka hore iska sax qoralka afkisa firi zzz lee uga baxday qoralkii dhan

    • @apdalleahmet6447
      @apdalleahmet6447 4 ปีที่แล้ว

      @@abdimoha8400 HAYE APOWE

    • @abdulkarimhassan2326
      @abdulkarimhassan2326 4 ปีที่แล้ว

      Waan ku salamay walal aad iyo aad . Waxan ku xidhanahay halkan aad waan ku dhageesta manta ayan ku fahmi waayay oo kugu fahmi wayay arika abdimalik muuse coldon ee walal fahfahin iga si

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 ปีที่แล้ว

      MaaShaaAllaah ✅ z ❌
      Maa Shaa Allaah ✅ z ❌
      Saliya ✅ z ❌
      Zcw ❌ scw
      Sallallaahu caleyhi wasallam

  • @thebeautyofnatureandmotiva6977
    @thebeautyofnatureandmotiva6977 4 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah runtii waa mowduuc muhiima waana arkay qarni macno daradiisa shugran cumar

  • @eethyngmalabow6928
    @eethyngmalabow6928 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsingty Mr Omar

  • @zihaamcali6200
    @zihaamcali6200 4 ปีที่แล้ว

    I support you sidaada uga hadashay because inbadan baan ka soo horjeeday sheekhyada ama wadadda kuwa isku sheegay

  • @shucaybaxmed9578
    @shucaybaxmed9578 4 ปีที่แล้ว +35

    modwuucyadaan oo kale ee dhabta ka hadlayo noo badi sxb. si dadku xaqiiqda nolosha u fahmaan
    Mahadsanid

  • @nimcaanmohameddinimo8766
    @nimcaanmohameddinimo8766 4 ปีที่แล้ว +2

    Ciduu illahay iiman siiyo
    Ilaaliyana xaqa ku toosananaya
    Ayaa toosnata
    Allow na toosi dad badan oo dadku modayan dad fcn ayaa
    Munaafiqiina👍👍

  • @ahmedabdikani2844
    @ahmedabdikani2844 4 ปีที่แล้ว +1

    Intaad tidhiba waa kula qabaa ustaad, waana ka fekerayay. Waan kugu dhiirigelinayaa innaad mawaadiicda noocana aad soo badisid maadaama aan ognahay in wacyiga insaanka Soomaaliga ahi uu dhulka yaalo oo kor uqaadid badan u baahanyahay. Mahadsanid.

  • @amaalmaxamedamaalxayaati6327
    @amaalmaxamedamaalxayaati6327 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah wlhi tas waa runta diinta inta iney noqotay ganacsin lkn wxn aamin sanahay alle iyo rasuulkiisa. Madax dena alle hano dhafo N&N

  • @aadanabdi9673
    @aadanabdi9673 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha.Allah dabcan wa Fariin wanagsan balse Maangabku usan Lajanqadi karin sida Daradeed waxn ugu baqaya Amusnaan

  • @mohamadibraahim930
    @mohamadibraahim930 2 ปีที่แล้ว

    سبحانك ياإلاهي

  • @maxameddeeq3245
    @maxameddeeq3245 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wllkey

  • @mawliidfaaruuq5331
    @mawliidfaaruuq5331 4 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله تبارك الله وجزاكم الله خيرا

  • @abdikaniaynab
    @abdikaniaynab 4 ปีที่แล้ว +1

    Mazh’alah mawduuc weyn oo wx badan ii kala cadeeye (siyaasada iyo diinta)

  • @samatarlyrics
    @samatarlyrics 4 ปีที่แล้ว

    Omar Inshaar Waaan Kuugu Raacsanahay Ma ahaow siyaaasada waa Waa Ciyaar 💟💯💟

  • @ifraaxahmed1438
    @ifraaxahmed1438 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah aadbaan ula dhacay runtii waa arin adunka si weyn ugu jirta

  • @xsnysf5433
    @xsnysf5433 4 ปีที่แล้ว

    Alle ha laga baqo, cirdiga muslimintana ha la ilaaliyo, warka la sheegayana ha la iska hubiyo!.

  • @cabdiqaadircilmi1618
    @cabdiqaadircilmi1618 4 ปีที่แล้ว

    macalin masha alh wax bdn ayan kaa faidnay

  • @calicabqaricalicabqari6598
    @calicabqaricalicabqari6598 4 ปีที่แล้ว

    BAHWEYNTA OGAANSHO جزاك ألله خير

  • @magicalmoha9875
    @magicalmoha9875 4 ปีที่แล้ว

    omar musul baaa thy sida quruxda bdn aad inoogu soo diyaarisay mowduucan rabi hakaa abaaal mariyo✌️😊🤲🏼🙏

  • @anabmohammed2746
    @anabmohammed2746 4 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah cumar runtan kugu jeclahay.
    ilxun kuma argto, 🥇🙋‍♀️

  • @abdiqanibulbulofficial8576
    @abdiqanibulbulofficial8576 4 ปีที่แล้ว

    Knaalka waan ku xidhanahay lkin mardanbe haka hadlin ku ma lihi hka hdli mushiikhda lkn hku soo darin siyaasada somalida gr ahan ta smlliland wd mhdsantahay omar 👌👌👌☝☝☝

  • @malaayiinmedia3124
    @malaayiinmedia3124 4 ปีที่แล้ว +49

    Cumaroow inta aad sheegtay oodhan laabteyda ayey gubeysay lkn ma heysan fursad aan ku sheego

    • @abdirahmanashkamohamed8221
      @abdirahmanashkamohamed8221 4 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂🖕🏾

    • @J247-d8g
      @J247-d8g 4 ปีที่แล้ว +1

      @malaayiin sxb maalin waad heli doontaa fursad aad aduguna fekerkaaga kula wadaagto dadka❤

    • @malaayiinmedia3124
      @malaayiinmedia3124 4 ปีที่แล้ว

      @@J247-d8g
      Mahadsanid sxb

  • @SomaliSongsLyrics
    @SomaliSongsLyrics 4 ปีที่แล้ว

    Ina Ilay ilaamaadeeradii run ah ayuu laayay qaarna xidh xidhay

  • @ahmeddanan4618
    @ahmeddanan4618 4 ปีที่แล้ว

    Jasaklaah cumar wll

  • @faizaabdi4916
    @faizaabdi4916 4 ปีที่แล้ว +1

    The best Somali youtuber ilahay haku barakayo amin 💗

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 4 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah wadku mahasantay barnaamijkan jecliyaa wararka Qaarkood👍👍🌷

  • @koshinsaid2672
    @koshinsaid2672 4 ปีที่แล้ว +2

    Siyaasi bes aaa aabihii xira, dila...... Omar walhi xikmaWi cajiib
    Shaqsi markasta xaqiiqda ka hadla.

  • @FarxaanFuture
    @FarxaanFuture 4 ปีที่แล้ว +1

    Culimada maanta muslimiinta laba sheikh baa lagu kalsoonaan karaa ma sheegayo somalida calamka ayaan sheegaya.
    Waa Sh.Maxamuud Al Xasanaad
    Iyo Dr Zakir Naik
    Inta ila dareensn like ii sar

  • @ibrahinmohamed1431
    @ibrahinmohamed1431 4 ปีที่แล้ว

    Masha wll ilahay haku xifdiyo cafimadkana haku ziyado

  • @زكرياحاشِ
    @زكرياحاشِ 4 ปีที่แล้ว +5

    جزاك الله خير
    Waxaan sugayay muuqaal sidan oo kale ah waxaan is lahaa xilima ayuu khadli doonaa CUMAR mawduucan
    Way u baahan yihiin soomaalidu cid ucadaysa mawduucyadan oo kale

  • @hawadawlad8464
    @hawadawlad8464 4 ปีที่แล้ว

    mawduuc muhiima bad ka hadashay keeps going 👍

  • @hassanalhariri380
    @hassanalhariri380 4 ปีที่แล้ว

    waxaan noqoneynaa hadaan dhalinyaro nahay dad xora oo cidna urarneyn inshaa allaah wll cumar allaha ku xafido .xasan ....muqdisho

  • @abbasyusuf7607
    @abbasyusuf7607 4 ปีที่แล้ว

    Inkastoo aaan ka soo daaahy Dawashada mawduucan oo aan 3 malin kadib dawaday Hadana wax badan ayaan ka fa iday arin muhiim ah oo loo baahnana waad ka hadashay
    Mhdsanid ustaad😊🔥💯

  • @mohamowlitt5269
    @mohamowlitt5269 4 ปีที่แล้ว

    aaad baan uga helay mawduucaan omer inshaar alla haku xifdiyo sxp

  • @yuusufciisecilmi9356
    @yuusufciisecilmi9356 4 ปีที่แล้ว

    Haa sax zhp cumar waa runtaa

  • @cabaasyuusuf120
    @cabaasyuusuf120 4 ปีที่แล้ว

    Wa kugu raacsanay fikiraga cumar hadaan lays caasiyan wax badan laa faaidaystay wllhi hore usoco wllkie

  • @nimcomaxamed8350
    @nimcomaxamed8350 4 ปีที่แล้ว

    Waad mahaddantahay wllo cumar inshaar

  • @a.samedhaddi7114
    @a.samedhaddi7114 4 ปีที่แล้ว +3

    جزاك الله خير اخي

  • @MohamedHassan-bb3jo
    @MohamedHassan-bb3jo 4 ปีที่แล้ว +12

    Wll Omar الله يحفظك

  • @abdimaalikahmed2815
    @abdimaalikahmed2815 4 ปีที่แล้ว

    muuqalkan waa kulul yahay aanba ku qoslay wllh ilaahey haku xifdiyo walal

  • @suho7712
    @suho7712 4 ปีที่แล้ว +2

    Best lecture thank you

  • @hamsearnav1258
    @hamsearnav1258 4 ปีที่แล้ว

    Inshaaroow wan ku tahegeraye ya isnadalin adna

  • @Jaaburi
    @Jaaburi 4 ปีที่แล้ว

    Mawduucyadan inaad noo soo badiso ayaa wanaagsan macalin

  • @ahmedmohamednorbisik.4758
    @ahmedmohamednorbisik.4758 4 ปีที่แล้ว +1

    Waad mahadsantahay
    Walal omar inshar. Šhukran

  • @MudahirDahir
    @MudahirDahir 4 ปีที่แล้ว

    aad iyo aad mr omar inshaar runtii wqxaa aad no cadaysay xaqiiqda jirta lkn dhamaan siyaasiyiinta hal meeel ayaan iskugu imaan waayuhu way dhaman

  • @mohakobayar1573
    @mohakobayar1573 4 ปีที่แล้ว +17

    Anigu waa horaaan arkay joojiyayna inaan dhegeeysto dad badan oo soomaalidu dhageeysto culumo , siyaasiin iyo wixii lamida

  • @fatimajama1071
    @fatimajama1071 4 ปีที่แล้ว

    Allaha ku xafido

  • @MAbdi14
    @MAbdi14 4 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh Salih Almaghamsi, Ayan jeclaan laha mawduucan inan kadhex arako, Anyway wa mowduuc muhiim ah.

  • @marwaanmaxamed6334
    @marwaanmaxamed6334 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid sxb wax badan ayaan FAA.iday caawa

  • @MEECAAD_MEDIA
    @MEECAAD_MEDIA 4 ปีที่แล้ว +1

    Ninka ragaa waa inu aragtidiisa cidna uga gaban ogaansho waligaa waan ku watay hore usoco

  • @kadanidirisahmed2169
    @kadanidirisahmed2169 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah allah haku sharfo waanu kula qadanay mawducaa waana mid waaqici ah culumada alle kabaqa ka tegey ee adoon ka baqa arinkoodu noqday

  • @ahmedmohamuud7667
    @ahmedmohamuud7667 4 ปีที่แล้ว

    Thnkz wll cumar inshaar

  • @xaawaabdi3196
    @xaawaabdi3196 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaha bro Waa muwduuc aad fiican oo loo baahanaa inaad siyaasi taageero maanta waxba kama helysid thanks love u bro

  • @mustakinm.n.a8169
    @mustakinm.n.a8169 4 ปีที่แล้ว +3

    جزاك الله جير walal

  • @hassanabdullahi917
    @hassanabdullahi917 4 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid ogaansho, waxan jeclaan lahaa inaaku daro dhowr arimood:
    1- markaad kahadleesay shuyuukh suldaanka oo diintoda iibsaday waxaad tusaale uso qaadatay shuyuukh carab ah oo dadkeena somaliyeed badana aqoonin oo waxka dhageesan, waxa jeclaan laha kuwa umada somaliyeed baadiyeenaya oo maalinba meel janada ugu tilmaamaya inaadka hadasho oo umal ugu horeeyo iyo bashiir iyo cali wajiis.
    2- ganadhaan Ilhaan caanimo mahaleenin, ee waxa suaal mudan maxay kuso caan baxday asalkeedii??
    Waxay kuso caan baxday udoodida iyo xaq uso dhicinta dadka tiro ahan yar ee raga isguursada iyo haweenka isguursada, qofkii doono habaaro asalkeeda, ciidahooda ayeeka qeeb qaadataa kulamadooda ayee hogaamisaa xaqooda ayee udoodaa.
    Fikirkayga markaan kahadlo islaam shaqo kuma laha qoftaas, guurkedana hadii aysan naag kale guursan way wacantahay ban isleeyahay.

    • @Nuurcalaanuur3710
      @Nuurcalaanuur3710 2 ปีที่แล้ว

      Walaal sheekh maxamed cabdi umal ma aha culimada dowlada meeshuu ku noqday cadeynteeda ayaa lagaa rabaa mana fatwoodo sida ay xukuumada ay jeceshahay ilayn hadaysan cadeyn jiri lahynin dad ayaa ku sheegan lahaayeen dad kale dhiig iyo maal iyo sharaf ku tuman lahaayeen marka taasi waxaan kaa leeyahay cadeyntiisa keenso amaa sheekha waa nin wanaagsan cilmina ilaah baray juhdina leh qaldami kara saxsami kara haduu saxsamana ajir oo lawa ah leh haduu qaldamana leh Hal ajir qaladkiisana aan la qaadanin maxaa yeelay wax uu leeyahay ayuu ehel u yahay adiga meesha aad kaga dhegantahay cadeysi waxaan filaa inuu waafaqi waayay hawadaada ama dadka kula fikirka ah hawadiina oo umada aad rabtaan diin inaad ugu dhigtaan sida aad jeceshiin .
      Lawada wadaad kale bashiir iyo Cali waa culimo dowlad waan kula qirsanahay waana kuwa mab da aan lahyn iyo hadaf dowlada saaran sida wax u rabaan u mariyo way yihiin amaa sheekh UMAL waxa ad ku sheegtay waa mala awaal waa qof wanaagsan Caalim ah diinta ilaahna u adeegay una adeegaya oo waqtigiisa inta badan giliyay faafinta diinta iyo cilmiga shareecada
      نحسبه كذلك،ولا نزكي على الله أحدا

  • @kaamildhako6978
    @kaamildhako6978 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid omar inshaar

  • @mfeynuuscabdalle8122
    @mfeynuuscabdalle8122 4 ปีที่แล้ว

    W a d a a d - X u m e y a a l.
    Mahadsanid ustaad Cumar.

  • @iska7753
    @iska7753 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah khayr Allah hakusiyo 100 run

  • @zir-gahnoug8242
    @zir-gahnoug8242 4 ปีที่แล้ว

    waxan boogaadinaya qof walba inuu cabiraa fikirkiisa cabsi laan sida wllken cumar inshaar wanan ku faraxsahay