Sheekh Soomoow "Aniga iyo hogaamiyihii Xamaas waan is naqaanay,Allaha Unaxariisto"

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 26

  • @zola2487
    @zola2487 2 หลายเดือนก่อน +7

    Xagee isku barteen Somaliya kama usan bixin wdligiis ismaciil Somaliya ma imaanine xoogsade Aya layirahdaa ninkan

    • @IRIR-SAMAALE_114
      @IRIR-SAMAALE_114 2 หลายเดือนก่อน

      Xasad iyo cuqdad baa kaa buuxdo

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr 2 หลายเดือนก่อน +3

    Soomow waa Nijeeriyaan af Carabi ku dhiban

    • @IRIR-SAMAALE_114
      @IRIR-SAMAALE_114 2 หลายเดือนก่อน +1

      Adigane waxaa tahay axmaar af soomaali bartay..

    • @MohamedSharif-bn3rr
      @MohamedSharif-bn3rr 2 หลายเดือนก่อน

      Adiga si fiican ayaan kuu aqaan. Waxaa iska kaa Congolese iyo ugaandhees. Maxaa kaa hadlee Daanyeer ayaad asal ahaan ka soo jeedaa. Xamar unukaa leh. Xassan Congolese ayaa leh!!!!

    • @IRIR-SAMAALE_114
      @IRIR-SAMAALE_114 2 หลายเดือนก่อน

      @@MohamedSharif-bn3rr kkkk kuwaas adiga kaa sharaf badan yihiin kkkķ

    • @Adan974
      @Adan974 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂 waryaa odiga haku talax tagin

    • @MohamedSharif-bn3rr
      @MohamedSharif-bn3rr 2 หลายเดือนก่อน

      Marka waxaa cad in adigoo African cawaan ah oo diin haysanin soo gashay Soomaaliya. Xamar unukaa leh. Xassan Congolese ayaa leh!!!

  • @alinasrihared6414
    @alinasrihared6414 2 หลายเดือนก่อน

    Xagee qiyaame culeeskaas walaal uqaadanee walaal Walaahi ma sahlana waa iga indha adagtahay in ruux ashahaadanaaya gaalnimo ku rido

  • @SafiyoahmedHasancalasow
    @SafiyoahmedHasancalasow 2 หลายเดือนก่อน

    😂

  • @guleedciise4497
    @guleedciise4497 2 หลายเดือนก่อน

    Sheekhoow Soomaaliga ayaaba kugu adag oo aqoone ma Carabi baad kasaysaa

    • @IRIR-SAMAALE_114
      @IRIR-SAMAALE_114 2 หลายเดือนก่อน

      Xasad iyo cuqdad baa ku dishay

    • @guleedciise4497
      @guleedciise4497 2 หลายเดือนก่อน

      @@IRIR-SAMAALE_114 maxaa cuqdad ah ma Afsoomaali buu yaqaan

    • @IRIR-SAMAALE_114
      @IRIR-SAMAALE_114 2 หลายเดือนก่อน

      @@guleedciise4497 af soomaali ma ha aad ku hadasho, kan rasmiga waa kan Banadir iyo Maayga..
      Adigax waxaan u maleynaa inaad tahay kan yemen kaga soo ganay ee ka soo dhuuntay Carabkii ee xeebta soomaaliya ku soo caariyey..kkkkkkk

    • @guleedciise4497
      @guleedciise4497 2 หลายเดือนก่อน

      @@IRIR-SAMAALE_114 Banaadiri waa la yaqaan Lahjadooda Soomowna kuma hadlo mana yaqaane kii Dameeraha loogu heesi jiray

  • @SalmanMudey
    @SalmanMudey 2 หลายเดือนก่อน

    Nahaab hda maqasho wakana

  • @abubakaraden3501
    @abubakaraden3501 2 หลายเดือนก่อน

    Ninka Waba jajabsanyaye hhh

  • @SalmanMudey
    @SalmanMudey 2 หลายเดือนก่อน

    Xaa isku dhibee o luqada carabiga saan dhan ogu kufsane

  • @Abdullahi-oo6dr
    @Abdullahi-oo6dr 2 หลายเดือนก่อน

    Somali ku hadli karine carbi maxaa kugeeyay

  • @mahadabdirashid7783
    @mahadabdirashid7783 2 หลายเดือนก่อน

    Comment waxa ka caaytamaya o dhan waa waa cayaalki Umal Fakarka Khawarijta kuso shubay o ayaga un isla saxan 😂😂😂 Soomow Waaba ka cabsadaam😂😂😂

  • @Xaq-raace
    @Xaq-raace 2 หลายเดือนก่อน

    War Kani Af-Soomaligii ayuuba ku dhibanaa maxaa Af-Carabi uunan aqoon u geeyey!
    Halkee buu Ismaa'ciil ku yaqiinay?
    Diin uuna aqoonin ayuu ka hadlayaa isagoo ah Mutakalif ah.

  • @zola2487
    @zola2487 2 หลายเดือนก่อน

    Carabi shigshigaayo ayu iska doondoonaya

    • @7octobar
      @7octobar 2 หลายเดือนก่อน

      Hhhh 😂

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr 2 หลายเดือนก่อน +1

    Soomow waa jaahil mushrik ah. Sayid Ismaaciil muwaxid ayuu ahaa

    • @ahmed-bs9l
      @ahmed-bs9l 2 หลายเดือนก่อน

      Subxaanallah. Mushrik macneheeda ma kasi??