R/W Xamsa oo daah furayToddobaadka Qaran ee Horumarinta Kalluumeysiga Soomaaliya

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024
  • Dowladaha Filibiin iyo Shiinaha ayaa ku heshiiyey Talaadadii inay "dajiyaan xiisadda u dhexeeysa ee badda Koonfurta Shiinaha, sida xukuumadda Manila sheegtay kadib markii iska horimadyo xooggan ay ka dhaceen biyaha lagu muransan yahay bishii la so dhaafay.
    Bannaanbaxyo kale oo rabshado watay ayaa Talaadadi shalay ka dhacay magaalooyinka waaweyn ee dalka Kenya oo ay ku jirto magaalada caasimadda ah ee Nairobi.
    Waxaa magaalada Muqdisho lagu qabtay shir lagu qiimeynayay adeegyada hay'adaha Qaramada Midoobay ay ka qabtaan dalka iyo waxyaabaha muhiimka ah ee laga gaaray shaqooyinkii la qabtay.

ความคิดเห็น •