LABADEENA YAA DHIBAATO BADAN- OO DAGAALKA BILAAWO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 79

  • @zahradini5126
    @zahradini5126 8 หลายเดือนก่อน +6

    Mashallah. Xamdi iyo xasan waan idin salaamay labadiina. Waa qurux badan tahiin Lakiin xamdi waxay leedahay qurux iyo soo jiidasho🤩🤩❤❤

  • @AhmedDheere1-nk1gw
    @AhmedDheere1-nk1gw 8 หลายเดือนก่อน +12

    Xamdi i love you Alle dartis
    Salan sare shemeje xasan soye

  • @fatimaahmed900
    @fatimaahmed900 8 หลายเดือนก่อน +2

    Xasn ayaa raaligalinta ku dheer shax shax xasn soyya masha allaah

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 8 หลายเดือนก่อน +2

    Xamdi ayaka qurxu badantahay Masha allah ❤❤❤❤
    Laki Xassn ba waa wiil qurux badan Masha allah waana isku qurux badantihi allah idiin xifdiyo ❤❤❤❤

  • @XamdiCali-lw4js
    @XamdiCali-lw4js 2 หลายเดือนก่อน

    Mashalha allha kuxafido yarabi ❤

  • @Sakiimo
    @Sakiimo 8 หลายเดือนก่อน +2

    My dumashi hasan soya he's right 👍

  • @sheikhAlisubaneya
    @sheikhAlisubaneya 8 หลายเดือนก่อน +2

    Hamdii Aya digaal badan soya wa kusalamay seedii , Hamdi xajiga warkiisa qaaado❤❤

  • @fatimaahmed900
    @fatimaahmed900 8 หลายเดือนก่อน

    Masha allah qoys qurux bdn allah isku kiin dhowro guuleysto two xx ama two HH aad ayan idiin jeclahey alle dartii❤❤❤❤

  • @Gorod84
    @Gorod84 7 หลายเดือนก่อน

    Wey nawaalayaan jaceelbaad nagu beerteen❤waan idinku faraxsanahay boqorada puntland noolow isha cadawga idinka dadan

  • @AyaanAhmedcabdi-qm1tw
    @AyaanAhmedcabdi-qm1tw 8 หลายเดือนก่อน +1

    Xamdi xasan kaa saxan Mar walbo routine noo soodooba

  • @HabibaAbdullahi-l1q
    @HabibaAbdullahi-l1q 8 หลายเดือนก่อน +1

    Masha alaah tabaraka laah waa jeclahay inaan idin daawado markasta

  • @SahroshekhSahrosunni
    @SahroshekhSahrosunni 8 หลายเดือนก่อน +1

    Labadiinabo waad qurux badan tihiiin

  • @BahsanSicit
    @BahsanSicit 8 หลายเดือนก่อน +1

    Labadiinuba waa qurux badan tihiin m.Allh❤❤

  • @abdullahiibrahim1555
    @abdullahiibrahim1555 8 หลายเดือนก่อน

    Continue we are waiting

  • @FathaAbdimoh
    @FathaAbdimoh 8 หลายเดือนก่อน +1

    Soo sameeya noo hamdiyeeeeeeeey ku raac wxuu kuu sheegey xassan

  • @Farxiyosharmake
    @Farxiyosharmake หลายเดือนก่อน

    Nas sameya rotin❤

  • @FaraxXasan-jz4ny
    @FaraxXasan-jz4ny 8 หลายเดือนก่อน +1

    Xasansooya iyo xamdi qurux waanislaamay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FadumoNuur-u4f
    @FadumoNuur-u4f 8 หลายเดือนก่อน +1

    Allah idin xifdiyo abyo mcn

  • @ayansacid9804
    @ayansacid9804 8 หลายเดือนก่อน +1

    xassanow dumashi wanku salamay salan kadib ina ateer teey noilaali kudarsoo waa kabar mj madaxa ayey nosarantay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Ixsaankhadar4445
    @Ixsaankhadar4445 8 หลายเดือนก่อน +1

    Xasan xamdi keep going❤❤❤

  • @sumayocqadirsumayocqadir
    @sumayocqadirsumayocqadir 8 หลายเดือนก่อน

    Xamdi qurux badan io walalkey xasan soya wan idin salamey ❤❤

  • @Softi-v2t
    @Softi-v2t 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mcnteydah❤❤❤❤❤

  • @SHARIIFada-n9b
    @SHARIIFada-n9b 8 หลายเดือนก่อน +1

    Haa sax soo samey

  • @deqaahmed4308
    @deqaahmed4308 8 หลายเดือนก่อน +1

    So samayah please ❤❤hassan so samay please

  • @rukiayussuf6790
    @rukiayussuf6790 8 หลายเดือนก่อน +1

    So samee

  • @aminoxusen4002
    @aminoxusen4002 4 หลายเดือนก่อน

    Haa abowe soo sameeya plz

  • @Akwadani
    @Akwadani 8 หลายเดือนก่อน +1

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii Soo booqo channel keyga ❤❤❤

  • @SHARIIFada-n9b
    @SHARIIFada-n9b 8 หลายเดือนก่อน +1

    Dharka cusub aad soo xiratey Ayaan laga Keeney su aalaha qaar 😂😂😂hamdiyey sorry xppt qalad I fahanto😂😂

  • @abdirahman7692
    @abdirahman7692 8 หลายเดือนก่อน

    Shutter and nasra are doing good while you hamdi your videos are based on food and love style up and make good and inspiration videos

  • @AyaanCumar-lo6xn
    @AyaanCumar-lo6xn 8 หลายเดือนก่อน

    Warkisa qado xamdiyeyy xbbt

  • @Maxamedisxaaq-h7q
    @Maxamedisxaaq-h7q 8 หลายเดือนก่อน +1

    Soo samey

  • @farduusCabdi-p3q
    @farduusCabdi-p3q 8 หลายเดือนก่อน

    Xamdi wllshi qurux hore u Soco adi it xasan soy❤❤

  • @maryanshalle4143
    @maryanshalle4143 8 หลายเดือนก่อน

    Soya warkisa qaado ee soo samee lifestyle walashey mcn

  • @safamaxamud
    @safamaxamud 8 หลายเดือนก่อน +1

    So sameeeya plz😂❤

  • @AmalBanday
    @AmalBanday 8 หลายเดือนก่อน +2

    Xamdi qaado warkiisa

  • @FiimoFilsan
    @FiimoFilsan 8 หลายเดือนก่อน +1

    So smeyaa

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 8 หลายเดือนก่อน +1

    Haa Xassno waa saxana tahay e soo sameeya .

  • @nimcoabdalla1775
    @nimcoabdalla1775 8 หลายเดือนก่อน

    X.X live stele nososamey walashey ❤❤❤walakey xasan wosaxanyahay ❤❤❤❤

  • @HodanHussein-v4u
    @HodanHussein-v4u 8 หลายเดือนก่อน

    Aboowe wlhi sax waaye markasta lajoog gwrta maskiin waaye wlhi

  • @NuurtoAli-s9c
    @NuurtoAli-s9c 8 หลายเดือนก่อน

    wllky xasan soya wllshy umu guuleysta

  • @xafsakiin1096
    @xafsakiin1096 8 หลายเดือนก่อน

    Soo sameeya😮

  • @QueenDAANIA
    @QueenDAANIA 8 หลายเดือนก่อน

    Xasan wuu saxan yahay xamdi😂❤

  • @فاطمهمحمد-ف1ط7ث
    @فاطمهمحمد-ف1ط7ث 8 หลายเดือนก่อน

    Xazan uu kaasaxanyahy soo sameeya❤

  • @madiinocabdiladiif7218
    @madiinocabdiladiif7218 8 หลายเดือนก่อน

    Soo sameeya ❤❤❤❤rotin

  • @hodanahmed-wd8hm
    @hodanahmed-wd8hm 8 หลายเดือนก่อน

    Wwwwwwwwww m.a m.a m.a noolaaada intay nololi jirto ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @saynabcumar6002
    @saynabcumar6002 8 หลายเดือนก่อน

    X..x live so sameyaa intan rabadan la gadhin❤

  • @muktarhassan7212
    @muktarhassan7212 8 หลายเดือนก่อน

    Aqyaarta waan niisalaamay
    Ninkii maska madoow halkuu kudanbeeyay

  • @ZahraAhmed-o3l
    @ZahraAhmed-o3l 8 หลายเดือนก่อน

    M.a ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aishaabdullahi19
    @aishaabdullahi19 8 หลายเดือนก่อน

    Hassaniw quruxlow waye candidate Sidho kle iskywara❤❤❤

  • @xamdiaxad5801
    @xamdiaxad5801 8 หลายเดือนก่อน

    xamdi xasan warkisa yeel xbbti samidey❤❤

  • @SahroshekhSahrosunni
    @SahroshekhSahrosunni 8 หลายเดือนก่อน +1

    Xasan qofka dhibka badan waadba loo xisaa waana sawabta aan u jeclahy inaan idin dawada markasto xataa hadaydan wax cusub sogalin waxan dawadaa kiwi hore aan uso dawaday

    • @Ifka-nolosha78
      @Ifka-nolosha78 8 หลายเดือนก่อน

      Walahay isku mid banahay wan jecelnahay xasan iyo xamdi waa dad wanaagsan❤

  • @LuulCabdiShukri
    @LuulCabdiShukri 8 หลายเดือนก่อน

    Hassan wu saxanbhy hamdiyey❤❤❤❤😢😅

  • @Ifka-nolosha78
    @Ifka-nolosha78 8 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤

  • @YasminCisman-l4x
    @YasminCisman-l4x 8 หลายเดือนก่อน +1

    Soo sameeya waa idinka sugyna insha'Allah
    Umu mudanaha warkiisa maqal😂

  • @daganxariirSuhuur
    @daganxariirSuhuur 7 หลายเดือนก่อน

    Zoo smeyyyyyy

  • @FarxiyoAdanmahad
    @FarxiyoAdanmahad 8 หลายเดือนก่อน +1

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @Queennimco-l5z
    @Queennimco-l5z 8 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Naimahussein123
    @Naimahussein123 8 หลายเดือนก่อน +1

    𝐇𝐚𝐬𝐬𝐚𝐧 𝐰𝐮 𝐬𝐚𝐱𝐚𝐧𝐚𝐡𝐲 𝐡𝐚𝐦𝐝𝐢𝐲𝐞𝐲 ❤️

  • @AmalBanday
    @AmalBanday 8 หลายเดือนก่อน +1

    Xasanaw gabadha ha canjilin

  • @aishaabdullahi19
    @aishaabdullahi19 8 หลายเดือนก่อน

    So same xasanow❤ nijeclhy daman❤

  • @YussufGedi-q8k
    @YussufGedi-q8k 8 หลายเดือนก่อน

    Umulahzab quruxey ❤❤❤❤❤

  • @rahmaruun8133
    @rahmaruun8133 8 หลายเดือนก่อน +1

    Umuuuuu❤😂

  • @AmalBanday
    @AmalBanday 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ku waygi❤

  • @HaniXaji-t7g
    @HaniXaji-t7g 8 หลายเดือนก่อน

    Umu soo samee❤❤❤❤❤

  • @hananabdullahi8653
    @hananabdullahi8653 8 หลายเดือนก่อน

    Soo sameeya please

  • @idildaganofficial9137
    @idildaganofficial9137 8 หลายเดือนก่อน

    waxasa jacayla

  • @DeeqoAbdulleCali-wl6ki
    @DeeqoAbdulleCali-wl6ki 8 หลายเดือนก่อน

    Sax hasan ❤

  • @SaacidYare-gq5ry
    @SaacidYare-gq5ry 8 หลายเดือนก่อน +1

    HH life style

    • @KheiraSalax
      @KheiraSalax หลายเดือนก่อน

      😂😂😂 wan nitageraa

  • @FardowsoXasan-z5e
    @FardowsoXasan-z5e 8 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂

  • @HafsaHussein-t7c
    @HafsaHussein-t7c 8 หลายเดือนก่อน

    Soosamee

  • @abdirahman7692
    @abdirahman7692 8 หลายเดือนก่อน

    Am not judging you am just trying to advice and it's better life teachings videos

  • @FadumoNuur-u4f
    @FadumoNuur-u4f 8 หลายเดือนก่อน +1

    Nolaadaa kuweygii

  • @FadumoNuur-u4f
    @FadumoNuur-u4f 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wuu ka saxanyhy soo sameeya xamdiyeey

  • @nafisladan2225
    @nafisladan2225 8 หลายเดือนก่อน +1

    Xasan uu kaa saxan yahay soo duuba

  • @SihaamSalahHassan-di9ec
    @SihaamSalahHassan-di9ec 8 หลายเดือนก่อน +1

    Rotiin soodob abaayo xamdi

  • @ahmedshukrow5316
    @ahmedshukrow5316 8 หลายเดือนก่อน +1

    Just say yes let us now Ur HH

  • @sumayocqadirsumayocqadir
    @sumayocqadirsumayocqadir 8 หลายเดือนก่อน

    Soya wu saxan yahay xamdi