HISHIISKA DIFAACA BADDA | ''WAA FASHIL MANA SHAQAYN KARO''

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ก.พ. 2024
  • #subscribe
    ''SOMALILAND AYAA 100% SAXAN GARTU ILAAHAY BAY TAQAAN | BEESHA CAALAMKU WAXAY GADAAL KA RIIXAYSAA KOOXDA FASHILKA AH EE MUQDISHO FADHIDA'' • HISHIISKA DIFAACA BADD...
    Israeli flight from Thailand faced attack by 'hostile elements.
    The incident took place over an area where the Iran-backed Houthis are active, although sources in Somalia told KAN that a group in the de-facto state Somaliland, which recently signed an agreement with Ethiopia, is responsible for the attempted attack. www.jpost.com/middle-east/art... .
    Israel says it is studying Hamas response to possible deal
    The Israeli government has issued its first official remarks on Hamas’s response to a possible truce deal, stating that the group’s comments are being studied by all parties involved in the mediation process, but offering few details.
    “Hamas’s reply has been conveyed by the Qatari mediator to the Mossad. Its details are being thoroughly evaluated by the officials involved in the negotiations,” a statement from Israel’s foreign intelligence agency, the Mossad, said on Tuesday, per the office of the prime minister.
    US, Israel believe up to 80% of Hamas tunnels intact after 114 days of war - report
    www.timesofisrael.com/us-isra...
    US, Israel believe up to 80% of Hamas tunnels intact after 114 days of war - report
    Report: Bullish US negotiators draft phased deal freeing hostages for 2-month pause
    The Associated Press confirms a New York Times report on a two-part plan for the release of hostages kidnapped from Israel and a pause in fighting of up to two months, citing two senior administration officials.
    Like the New York Times, the AP report notes that CIA director Bill Burns is expected to discuss the contours of the emerging agreement when he meets on Sunday in France with David Barnea, the head of Israel’s Mossad intelligence agency, Qatari Prime Minister Mohammed bin Abdulrahman Al Thani, and Egyptian intelligence chief Abbas Kamel for talks centered on the hostage negotiations.
    DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )
    On Gaza civilian evacuation road, ''IDF uncovers largest Hamas rocket factory'' to date
    BUREIJ, Gaza Strip - Along and beneath the Gaza Strip’s main north-south highway, the Israel Defense Forces on Monday revealed where the Hamas terror group manufactured its long-range rockets that have been used to attack Israeli cities in recent years.
    Troops of the 188th Armored Brigade and Golani Infantry Brigade operating in the Bureij camp of central Gaza in recent weeks discovered what the IDF has described as a “terror stronghold of weapons production.”
    According to the IDF, the Hamas sites along a kilometer and a half (1 mile) of Salah a-Din road in Bureij, represent the largest rocket manufacturing plant found so far in the Strip.
    Media outlets, including The Times of Israel, were given a tour of several of the facilities on Monday, from an underground rocket engine production lab to a warehouse where the body tube of the projectiles were built, to a storage facility.
    All of the sites were located within the vicinity of Salah a-Din, which had been used in the early stages of the war as a humanitarian route for Palestinians to flee from northern Gaza to its south.
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 681

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  3 หลายเดือนก่อน +11

    FADLAN #LIKE | #SHARE | #SUBSCRIBE THANKS 👍😀😘GUULAYSTA th-cam.com/video/ukwsqdHg1jQ/w-d-xo.html

    • @samsammohamoud3724
      @samsammohamoud3724 3 หลายเดือนก่อน +1

      Sidaad adigu dhako buurow jeclayd ayuu wax u wadi waayey caalin markaasaad dhalaashay waar turki baad sheegtee aduunyada soo kaxaysta bada somalilamd xabad kaluuna laga xadi maayo ama laga saari maayo

    • @MaxamudIndhabur
      @MaxamudIndhabur หลายเดือนก่อน

      ​@@samsammohamoud3724❤❤❤❤❤❤

  • @sadiaaden3074
    @sadiaaden3074 3 หลายเดือนก่อน +17

    Guul warta samaliweyne hashiisla turkiga W wadnaha Shacabka samaliweyne Wa tageersan. From ceelhur insha 🇸🇴 🇸🇴 👍🙏🦁🐴🦁

  • @Ibra12886
    @Ibra12886 3 หลายเดือนก่อน +13

    Xildhibaanada badankood shisheeyaha beey u shaqeeyan madaxweynaha wuuku saxan yahay xugta qandaraaska inuu usoo bandhigin aniga shaqsi ahaantey dowlada turkey anigoo agoon ah wax shaqo haaysan maanta iga dhigay muwadin wadankisa ilaashan karo waana aaminsanahay haduu xasan sheikh sii dhabar adeego wadanka in gacanta kuwada dhigi karno muhiimada waa inuu Emarates iyo Eithopian hilfaha loo qaado 🇸🇴🤝🇹🇷

    • @MohamedHassan-jq8gu
      @MohamedHassan-jq8gu 3 หลายเดือนก่อน

      " xildhibaanadu intooda badan shisheeye bay u shaqeeyaan, madaweynuhuna wuu ku Saxan yahay " Qandaraaska " & xogta inuu ka qariyo xildhibaanadaas."..
      Qandaraaskaas aad sheegtay maxaa ka ogtahay waxa faa'iido noogu jira anaga shacab ahaan..!!!???..
      Ethiopia maxaa xiriirka loogu Jari waayey, maxay diyaaradii Ethiopia weli uga shaqeysaa somalia, maxaa qaadka loo joojin waayey..??..
      Maxaa looga hadli waayey ka ceyrinta ciidamada Ethiopia ee wadanka ku jooga sharci darada..??
      Ethiopia & Emirateka & Jabuuti waa cadowga koowaad ee Somali marka dawladu ma ogashahay inay go'aan ka gaarto..mise waa ila meereyso waxa socda.!!!???

    • @abdikarimhassan5074
      @abdikarimhassan5074 3 หลายเดือนก่อน

      Marka sxb ano ah wiil kula mida oo hargeisa jooga waxan gacanteyda ku doortey xildhiban aan la xisaabtami karo oon sidan danta shicibku ku jirto igu shaqeya adna waxad leeday kuwa moqdisho jooga shisheeye ayey u shaqeyan ee halaga qariyo marka siden iskula jaan qaadi karna saw kama wanagsana in qolo walba dhankeeda u tashato

    • @Ibra12886
      @Ibra12886 3 หลายเดือนก่อน

      @@abdikarimhassan5074 xildhibaanadada soo Kuwaan Parlamentka calooshooda iyo arimo shisheeye kumatala ama waxad istiri isaaq waa qaran😁

  • @mohamoudmowlid2767
    @mohamoudmowlid2767 3 หลายเดือนก่อน +8

    Waa soo dhawaynayaa professorka waa nin indheer garad ah oo wax badan og.
    From the democratic republic of Somaliland ❤

  • @bulshawishow7865
    @bulshawishow7865 3 หลายเดือนก่อน +2

    Professor waad ku mahadsatahay, sida wanagasan ee uga hadashay Somaliland iyo somaliya khilaafkooda. Somaliland ha lagu tix galiyo waxay rabto wada hadalna hala furo inshallah

  • @abukarali7403
    @abukarali7403 3 หลายเดือนก่อน +15

    Odeygan wacadaw waana jaajuus tan labaad odeygan cadawnimo gaamurtay iyo cuqdad Xasan sheekh

    • @kaysenur1592
      @kaysenur1592 3 หลายเดือนก่อน

      aqoonbuu ku hadlayaa ninkani profoser caalin ayaa dhalay isaguna waa ambasador adiguna caadifad ayaad ku hadlaysaa.faraqaasaa idiin dhexeeya.

    • @karuur_Ali.
      @karuur_Ali. 3 หลายเดือนก่อน +1

      Adiguba waxaad tahay caafifadle cunsuri ah cadow ah

    • @barlinmahamudsabriye6471
      @barlinmahamudsabriye6471 3 หลายเดือนก่อน

      Waa runtaa waa nin uqdad ka buuxdo oo jiran

    • @barlinmahamudsabriye6471
      @barlinmahamudsabriye6471 3 หลายเดือนก่อน

      Ninkaan ha noo keenin waa zanuun san yahay waa cadaw aan jecleen Soomali hormarkeeda

  • @user-gj6yh3sz8d
    @user-gj6yh3sz8d 3 หลายเดือนก่อน +15

    Asc weligey masoo qorin comment laakiin Ninkaan wax ow ka hadlaayo oo dhan waa waa naceybka ow uqabo dowladda soomaaliya aqoonta ow sheeganaayo kama muuqato. Aqoonyahan aan wax ka faa iidno noon keen Cbdifitaaxow

    • @ABDIRAHMANALI-cg7vl
      @ABDIRAHMANALI-cg7vl 3 หลายเดือนก่อน +1

      Waxanba lasii yaabey maamul goboleedyada ayu sidi wadan ookale kadhigey iney bada qoloba qeyb leedahay. YAAB

    • @husseinaden7560
      @husseinaden7560 3 หลายเดือนก่อน

      Waa somali diid calooshiisuu ka hadlay

    • @Football-fans327
      @Football-fans327 3 หลายเดือนก่อน

      Wlhi isku aragti ayaan kanahay maamul goboleed wadan ma ahan waxeey kamid yhn maamulo hoos imaado dowlada somalia i.a guul ayaan u rajeynaa dadkeyga iyoh dalkeyga​@@ABDIRAHMANALI-cg7vl

    • @amuse5695
      @amuse5695 3 หลายเดือนก่อน

      @@husseinaden7560
      Faqash iyo qadaadwayn ba Somaaliaya😂😂😂

  • @IsmaaciilCabdi-oj9mu
    @IsmaaciilCabdi-oj9mu 3 หลายเดือนก่อน +14

    asc walaalo anigu waxaan umaleynayaa nin walba dan buu leeyahey walaalo etobiya iyo turkina waxaa la inoo qaatey turkiga fikirkeyga mahadsanid walaalo

    • @oogdhugee_3072
      @oogdhugee_3072 3 หลายเดือนก่อน +1

      20km oo Ethiopia kiro ku ah?
      2590km oo laalush lagu siiyey Turkey?
      X150 Jeer ayeey is dheer yihiin.

    • @sadiyaali9508
      @sadiyaali9508 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@oogdhugee_3072HAA TURKY AYAAN SIINEYNAA INTUU ITOOBIYAAN CADAW SOO JIREEN AH OO DHUL IYO DADKII SOOMAALI GALBEED HAYSTA SIIN LAHEEN NO ITOOBIYA BADA SOOMAALIYA WAA KA XAARAAN TURKY WAA WALAALEHEEN MUSLIM.AH

    • @Maxkamadda-runta
      @Maxkamadda-runta 3 หลายเดือนก่อน +1

      Wa sax xata hadi Ethopia dhahdo saxaradiina rabna ma sineyno aduuunka Ethopia u necbahay

  • @user-jw7qj4zj7l
    @user-jw7qj4zj7l 3 หลายเดือนก่อน +3

    Ninkani Wa Itobiyaan Hadlayo

  • @moha786
    @moha786 3 หลายเดือนก่อน +8

    Suasha Layaabka leh, Muxu MW Xassan Sheikh Itopia Xororka ugujari laayahay

    • @abdikarimhassan5074
      @abdikarimhassan5074 3 หลายเดือนก่อน

      Dee waa fuley hooyadi ma goblanto 😂😂😂 nin wadankagi dhex jooga oo dhulkiba jooga ayu leeyey waa cadaw 2024 waxkasta filo anigu garan mayo cadawgan bodyguard ka ah😂😂😂

  • @seinabaliomar5211
    @seinabaliomar5211 3 หลายเดือนก่อน +8

    Heshiiskaan waa tageersnnahey 100%. Ninkaan asagaa wax isku dhex qassaya. Danta ugu weyn waa in aan itopia aan badda la siin.

    • @abdikarimhassan5074
      @abdikarimhassan5074 3 หลายเดือนก่อน

      Marka halku imaneya turkeygu ma berbera

  • @user-sg8kf7xm7i
    @user-sg8kf7xm7i 3 หลายเดือนก่อน +4

    Ilaah ninkan ha caafiyo oh My god Ayaa Rabi

  • @siraadmohamed744
    @siraadmohamed744 3 หลายเดือนก่อน +10

    NINKAAN WAA RAGGII SHALAY LAGA QARINAYAY HESHIISKA, WAANA DABAQOODHI CIIL KA QABA HORUMARKA SOOMAALIYA

    • @Kharyeuk
      @Kharyeuk 3 หลายเดือนก่อน

      Walahi been ma ahan wa ragi laga qarinayay wa jawasiista Somalia ku dhax jira shit

    • @user-iz4tc3kh5q
      @user-iz4tc3kh5q 3 หลายเดือนก่อน

      Aad iyo aad wa runtaa

  • @ahmadfarah7007
    @ahmadfarah7007 3 หลายเดือนก่อน +3

    Xasan sheikh naceybka iyo barnaamijka itoobiya kala saar

  • @samakaabfilms9573
    @samakaabfilms9573 3 หลายเดือนก่อน +11

    Aqonyahan caalin run buu ku taagan yahay haa xaq buu ku taagan yahay

  • @abdiazizmohed6981
    @abdiazizmohed6981 3 หลายเดือนก่อน +3

    Ka nax oo nafta waa adeer warkaaga waa kaa soo horeeyay

  • @skhatumo8294
    @skhatumo8294 3 หลายเดือนก่อน +4

    Ina Caalinaw, ha ka hor dhicin heshiiska Turk iyo Somali. Ta kale yaad u taqaan Somaliland. Muuse 8 Bilood buu duqaynayey Lasanod yaa u fasaxay inuu dhul aanu lahayn beel ahaan inuu kibir ugu duulo sida ay ku hayaan reer Borame. Somaliya Somali baa wada leh nuqda.

  • @allahadoonkiisiiayaanahay27
    @allahadoonkiisiiayaanahay27 3 หลายเดือนก่อน +4

    Rerkiisii ayaa mucaarad ah marka mesha rerku jiro ayuu jiraa mr qabyaalad adeer been laan waa dhamatay.

  • @Ahmed-tu5wm
    @Ahmed-tu5wm 3 หลายเดือนก่อน +13

    Cabdixafid fadlan waa kugu xiranahey ee nacaskan ha na soo hor fariisin

  • @abdulahimohamud-yp4oo
    @abdulahimohamud-yp4oo 3 หลายเดือนก่อน +7

    Adeer fikirkada hor baa utahay lkn anaga hadaa nahay shacabkii umada somaliyeed kan dowlada ayaa ku fikirnahay marka waaa kusalamaynaa

  • @II-vd4ih
    @II-vd4ih 3 หลายเดือนก่อน +4

    Madaxwaynaha waa ku saxan yahay in uu qarsoodi ka dhigo heshiiska Parlamaanka waxaa ka buuxo qaar badan u shaqeeya dowlada shisheeye marka waa in lagu taageeraa.

  • @Jamal.145
    @Jamal.145 3 หลายเดือนก่อน +6

    War ninkaani waa nin Cuqdad gaar ahi hayso, marwalba wuxu kasoo horjeedaa Dowladda SOMALIA wuxuna taageeraba maamulka Somali land ee gooni goosadka ah!😮😮

    • @ayaanm.f1816
      @ayaanm.f1816 3 หลายเดือนก่อน

      Aqoonyahanka caalin
      Waa run sheeg dadkana in yar baa fahmaya waayo in badan.maskada ka bukaan Allah hacaafiyo

  • @aliabdulle1338
    @aliabdulle1338 3 หลายเดือนก่อน +2

    Marki Somali & midnimadeed laga hadlaayo Amb. Caalin waa “TRAITOR”

  • @Bille3
    @Bille3 3 หลายเดือนก่อน +23

    Abdihaafid mudane you’re one of the best journalist in our community and i love to watch your shows but this guys is totally wrong to be on your show!!

    • @ismailjama178
      @ismailjama178 3 หลายเดือนก่อน

      Because he is not forcing your point of view!

    • @AhmedAbdo-gs4tw
      @AhmedAbdo-gs4tw 3 หลายเดือนก่อน +2

      @bille3 aragtidatu way qabanetahay nasib daro

    • @ismailjama178
      @ismailjama178 3 หลายเดือนก่อน

      @@AhmedAbdo-gs4tw walee ina ragow talo aduun taada uun maaha.

    • @mohamedhussein8443
      @mohamedhussein8443 3 หลายเดือนก่อน +1

      Your right bro he says I am not (caatifi) but he is. I think Abdihafid is trying to be mediator but this is not how it's the prefect journalism you have to stand with your country. Let him watch BBC, sky news and CNN.

    • @hindaibrahim8463
      @hindaibrahim8463 3 หลายเดือนก่อน +1

      Nin kan waxuu rabo in uu iska kokeeno Dowladda iyo maa mul gobba ledka.

  • @abdoomhaa6209
    @abdoomhaa6209 3 หลายเดือนก่อน +3

    Cabdixaafid waan ku salaamayaa. Midnimada soomaaliya iyo heshiiska soomaaliya waa laba arrin oo kala duwan. Heshiiska ayaana ka horeeya midnimada oo marka la heshiiyo ayaa la midoobi karaa. Ka waran hadaad xaqiiqdaas si dhab ah ugu sharaxdo soomaalida.

  • @ubaxcabdi4485
    @ubaxcabdi4485 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waan soo dhaweynaa. Hashiika Turkika. Waa dalka kale ee dacad aha waxaabadkeeda

  • @fadminaabdi3163
    @fadminaabdi3163 3 หลายเดือนก่อน +1

    Nin kaan wanagaa alle ka qariyey ee waqtiga dadka ha uga dhumin

  • @Nuura-bb4ob
    @Nuura-bb4ob 3 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah runtaad u sheegtay soomaliya waligeed dagi mayso intay xaqirayaan Somaliland iyo dulmiga muqdisho Ka socda ee lagu gawracayo dad aan wax galabsan soomaliya waligeed dagi mayso waa xaqiiqa 33 sano ayay sidan tahay sidaas ayay Ku jiraysaa waligeed intay dulmiyayaan dad Ka.

    • @Waris668
      @Waris668 3 หลายเดือนก่อน

      Maxaad uhabari

  • @OmarAhmed-ly7ws
    @OmarAhmed-ly7ws 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waar ninku runbadanaa oo hadal cadaa.masha Allah, 🎉🎉👏👏👏👏

  • @abdikhadar8605
    @abdikhadar8605 3 หลายเดือนก่อน +2

    Anbaasoor arinka uu ka hadlay waan ku raacsanahay waana xaqiiq waana sidaa u udhigay arinku

  • @Wanaaga
    @Wanaaga 3 หลายเดือนก่อน +1

    C/xafid dadka aad waresaneyso ha ahaado ruux aan cuqdad qabin sumcada TV ilali

  • @quulefaarax6513
    @quulefaarax6513 3 หลายเดือนก่อน +4

    WOOOW NINKAN YAA SO DIRSADAY SHISHEEYU USHAQENAYA DALKA MAJEERTEEN BUU KA DAGI LA YAHAY ELEEN WAA RUN

    • @saacidfeysal6396
      @saacidfeysal6396 3 หลายเดือนก่อน

      Kkkkkkkk waa in ladhages taa MG markaa way dagey saa somaliya

  • @abdirisaqabayla3999
    @abdirisaqabayla3999 3 หลายเดือนก่อน +3

    Illaahay amarkiis oday caalin qeyr maba sheego subxaana allaah tolow sharciga isaga xaguu kasoo bartay oo ayna aqoonin somalida inteeda kale

    • @kaafitaairo8209
      @kaafitaairo8209 3 หลายเดือนก่อน

      waxgarad weeye ninkan fact

  • @user-qj4tc7ct1t
    @user-qj4tc7ct1t 3 หลายเดือนก่อน +1

    C xafiid Ninkan nacaybkaa kubadan waana kaligii taani tuhmaaya aqligiisa badan ee wadar ka aragti dheeryahay

  • @abdirahmaanmohameddeis7813
    @abdirahmaanmohameddeis7813 3 หลายเดือนก่อน

    Eng.Axmedguray W Abtidoon ayaan u naqaanaa Soomaali sax ah.

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi7692 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ambasator maxamed caalin waa nin aad uu waayo arag ah Sharaf iyo karaamo ayaa ku haynaa hadan nahay reer somaliland 💚🤍❤️🫡

  • @user-ww4ko5cv2p
    @user-ww4ko5cv2p 3 หลายเดือนก่อน

    Ascwrwb bahda Brit som TV mahadsanidiin guuleysta daaiman jazaakumulaah khayr ustaad abdixafid bafasoor caalin allaah ha idiin xafido dhamaantiina

  • @axmedaadanmacalinnuur7308
    @axmedaadanmacalinnuur7308 3 หลายเดือนก่อน +3

    C/xafidow waan ku dhageysanaa kanoo kale hanoo keenin ethiopia mainly naqabsato ayuu rabaa

  • @kaderkhamia9493
    @kaderkhamia9493 3 หลายเดือนก่อน

    Smart you figured out the commercials

  • @caderrayale7744
    @caderrayale7744 3 หลายเดือนก่อน

    Agree with the ambassador 100%

  • @Iazuz
    @Iazuz 3 หลายเดือนก่อน +4

    Everything Ambassador said is correct but he is missing crucial point. Just to be clear I am against HSM and never supported him but I think after listening to UNSC and International community I can now understand Somalia predicament and HSM situation. 1. HSM can’t cut ties with Ethiopia he doesn’t have the authority UNSOM control Somalia 🇸🇴 this very unfortunate truth but nevertheless it is the Truth. UNSOM and UN are putting pressure on HSM to cool the situation he can’t by any means escalate. He is order on repeated occasions to resolve the tensions with Ethiopia 🇪🇹 in dialogue. On the other hand HSM can’t sit with Ethiopia to negotiate on territorial integrity that will guarantee an impeachment from parliament and Somali people will demand him to step down. So he finds himself in situations he can’t expel ambassador of Ethiopia 🇪🇹 close diplomatic ties or close the airspace from Ethiopian Airlines. When HSM was humiliated by Addis Ethiopia was provoking him to see if he will take harsh actions instead he came TV crying to his headmasters and even then UNSOM and UN responded by saying dialogue is the only solution. HSM embarrassed himself and still he wasn’t not given green light. That TV address was aimed at international community not Somali people. It was bizarre and unusual but if you can’t read between the lines it’s difficult for many people including so called political experts to understand the situation Somalia and HSM finds itself. HSM hands are tied behind his back he can’t lift a single finger towards Ethiopia 🇪🇹 so his only option was to sign a defence pact with NATO country like Turkey 🇹🇷 this is a checkmate move for UNSOM and UN but also more importantly a checkmate move against Ethiopia 🇪🇹 and Somaliland. The reason the treaty is not shown to Somali Parliament is because there are many MPs that work for Ethiopia 🇪🇹 and regional countries including international countries some MPs are dual nationals so to protect the treaty and National Interest and National Security it was decided the president would brief the parliament. I agree with this move 💯 its move I really didn’t expect from HSM but finally he is learning how to win in Somali politics with all the odds are stacked against you as president of Somalia a small nation with very high potential.. Somalia is still under chapter 7 and until we close down UNSOM office and remove UN meddling in Somalia 🇸🇴 affairs Somalia will not be truly sovereign nation..

    • @jamaljamal5936
      @jamaljamal5936 3 หลายเดือนก่อน

      This is the biggest hypocrisy by the somalia government and the somali terrorists sympathizers. So HSM sold somalia's territorial waters to turkey and turkey will steal all the natural resources. Why don't they call jihad on turkey stealing all the resources. There is no muslim brother when it comes to politics and turkey is only after it's own interests. Previously somalia sold it's waters to kenya and now tp turkey. What a joke

    • @user-iz4tc3kh5q
      @user-iz4tc3kh5q 3 หลายเดือนก่อน

      I fully support president Hassab sheikh he is hero leader i dont expect the former who handed over qalbi dhagax to ethiopia would confront ethiopia like he did dal xureye❤

    • @Iazuz
      @Iazuz 3 หลายเดือนก่อน +1

      @@user-iz4tc3kh5q look how Faramjo dealt with UNSOM and Kenya and HSM couldn’t do any of those actions he was too afraid of International community

  • @abdiazizsheikh8269
    @abdiazizsheikh8269 3 หลายเดือนก่อน

    Somalia alaha u naxariisto

  • @MohamedAhmed-il2bx
    @MohamedAhmed-il2bx 3 หลายเดือนก่อน

    Wacaleykum salaam warahmatullaah wabarkatuh, Abdihafid iyo Ambassador çalın.

  • @user-vi9xz3ct3e
    @user-vi9xz3ct3e 3 หลายเดือนก่อน +11

    Hada ma waxad na ledahay in dhulka somaliyeed Ethiopian lasiiyo miyaa sax ah

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 3 หลายเดือนก่อน +1

      Ninkaan wariyahaa waa nin reer Naagta u xaglinaya

    • @maryanmohameddirie2043
      @maryanmohameddirie2043 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@qaaliyusra7541Reer naagta waa reerkee tolow.

    • @Astaqfirullah9
      @Astaqfirullah9 3 หลายเดือนก่อน +1

      Hadii Xasan shiikh hehiiska Turkiga uu run ka yahay,
      1. muu ceyriyo safaaradda cadowga itoobiya?
      2. Muu joojiya Jaadka iyo diyaaradahooda dadka ka qaada ama keena Somalia?
      3. Muu sameeyo iskuday kasaarida ciidamada Itoobiyanka Somalia?

  • @MohamedAhmed-il2bx
    @MohamedAhmed-il2bx 3 หลายเดือนก่อน

    Wacaleykum salaam warahmatullaah wabarkatuh, Abdihafid iyo Ambassador Mohammad caalin.

  • @abdifatahhassan168
    @abdifatahhassan168 3 หลายเดือนก่อน +6

    Ninkaan rayigiisa waa sax

  • @faataxohagi1911
    @faataxohagi1911 3 หลายเดือนก่อน +1

    WAXAD TAHAY AMBASHATOR KUSHEEG BILAA EDEB DARAN

  • @fadumaali4556
    @fadumaali4556 3 หลายเดือนก่อน +2

    Xafidu laaha Xassan shiikh maxamuud halyee Qaran waxaatahay odaye jiranan bacac iska ooye

  • @trikadan5325
    @trikadan5325 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahay ha sahlo

  • @ubaxcabdi4485
    @ubaxcabdi4485 3 หลายเดือนก่อน

    Waan soo dhaweynaa hashiika turkey ❤❤❤ gool

  • @ismailtotoofficial5596
    @ismailtotoofficial5596 3 หลายเดือนก่อน

    Salaan sare Abdixafid,you programs are informative and somehow balanced.I hope you will host me some day to give my analytical point of view that is unbiased and balanced.i will be eager if you host me or organize a round table talk.i wish the best bother.Guuleeyso

  • @medgessod4633
    @medgessod4633 3 หลายเดือนก่อน

    Guul Hassan cheikh mahamuud

  • @Afrikadabarishow
    @Afrikadabarishow 3 หลายเดือนก่อน

    Ok ah sidee guul kufashilmay

  • @hajiraali697
    @hajiraali697 3 หลายเดือนก่อน

    Somalilnd is not easy guul

  • @hassanagaras4513
    @hassanagaras4513 3 หลายเดือนก่อน

    Nin Waxbadan og keep going

  • @Zakplaysfooty
    @Zakplaysfooty 3 หลายเดือนก่อน

    This guy is legend, he’s telling the truth

  • @museabdallah2671
    @museabdallah2671 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waa nin hanuunsan somalinimada wuxuu ka jecel yahay Puntland

  • @mohameda5410
    @mohameda5410 3 หลายเดือนก่อน

    ASC A. Xafiid

  • @sheikhzakaria5147
    @sheikhzakaria5147 3 หลายเดือนก่อน +1

    Odeygaan hebelkaa ambassador kala hadal kaligiis aqoonyahan inu yahay umuuqdaa

  • @hassanmohamedibrahim-rv6jp
    @hassanmohamedibrahim-rv6jp 3 หลายเดือนก่อน +2

    Muuse biixi wuxu yahay malaha mana hor istagi karo scc aya lahubeynaya oo keliya wuuna amusi dona Muuse handarab 😂

  • @abdiazizmohed6981
    @abdiazizmohed6981 3 หลายเดือนก่อน +4

    Kheyr oo dhan shar buu u arkaa

    • @AhmedAbdo-gs4tw
      @AhmedAbdo-gs4tw 3 หลายเดือนก่อน +1

      Mel foq waxqa araq wey qabanetahay araqtidadu

  • @axmedmustafcumar6577
    @axmedmustafcumar6577 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wllw ninkaan somali meel xun buu u saadaaliyaa cuqdad ayaa heysa kani kheer in uusan soo wadin waan dareemayaa

  • @mulkixoriyo
    @mulkixoriyo 3 หลายเดือนก่อน

    Nin mucaarad ah oo ay qabyaalad dilootay ayaad soo fariisisay. Adeer danaha qaranka ayaa ka weyn qabyaalada yar ee aad jeebka ku wadato 🇸🇴❤️🇹🇷

  • @qaacowchanneltv3082
    @qaacowchanneltv3082 3 หลายเดือนก่อน

    cabdi xaafid waanku salaamay barnaamijyadaada aad ayaaa loo jecelyahay marka dadka wax u dhimaayo haka aamusin hana ka xishoonin

  • @abdourazakmohamed6519
    @abdourazakmohamed6519 3 หลายเดือนก่อน

    Nikan m’a xabashi ba

  • @maxamedaxmed6374
    @maxamedaxmed6374 3 หลายเดือนก่อน

    Mnsha AllaaaH, Ambasatorku waa Nin Meelfog Arag Ah, Diblomasi Ah xaqiiqda ka hadlaya Runta sheegaya Aan CaadifadeysneyN cid Naceybna ku jiriN, mahadsanid safiir

  • @hodanahmed1456
    @hodanahmed1456 3 หลายเดือนก่อน +1

    War hadii aad keeneysid keen qof wax ka kaasayo sharciga. Waa qof qaldan oo waxba ka ogoon wadanka.

  • @ahmedabdilahi9396
    @ahmedabdilahi9396 3 หลายเดือนก่อน +1

    Soomaali inta qabyaaladu ay madaxmartay iyo Aqoonyahan iskadhige Wax ma'quudha ah kaliya ayaa diiday heshiiskii Som & Turkiye

  • @asawirbukhari5130
    @asawirbukhari5130 3 หลายเดือนก่อน +1

    KALA SAAR NECEBKA MD XASAN SHEEKH AAD U QABTO IYO MASLAXADA SOOMAALI MAXAMMAD

  • @waamogalti5715
    @waamogalti5715 3 หลายเดือนก่อน

    Waa runtiisa jubaland wax ay haysato ma jirto waan ka hooseynaa gobolada kale

  • @mohameddirshe6031
    @mohameddirshe6031 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ambassadorku waxbuu tabanayaa waa nin careysan oo dantiisa ka arki waayey marka cabdixafidow waqti Ha isaga Lumin Ninkani dareenka wasaniyada aya ka maqan.

  • @mohamedhussien9271
    @mohamedhussien9271 3 หลายเดือนก่อน +1

    Dadka jiran hanoo soo macsuumin dadka fiyow noo soo macsuun C/xaafid sxb

  • @CaamirMuuse-qd5hw
    @CaamirMuuse-qd5hw 3 หลายเดือนก่อน

    Asc c/di xaafid waan kusalamayaa
    Waxaad caawa si, fudud nagu bartay ambassadorka.
    Caawa hadalkiisa waxaa iiga baxay waxa uu ku hadlay cilmina ma aheyn caqlina ma aheyn waana caadifeysnaa

  • @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
    @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp 3 หลายเดือนก่อน +1

    Nabar aad filee naxdin ma laha warkada mar horaan arkey caafimaaf Allaha nawada siiyo
    Cudur xasan ayaa hayee dalka u dumi

  • @imranmaailm8110
    @imranmaailm8110 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ambassador ku
    Waa dhacsanyahay

  • @user-lk5yj4ff5k
    @user-lk5yj4ff5k 3 หลายเดือนก่อน +1

    asc inkaan maalan oo cadowga ah ha keenin

  • @Arsenalfc108
    @Arsenalfc108 3 หลายเดือนก่อน

    I am from Luchaya and I don't want to be somaliland I believe Somalia. What people need is referendum. Somaliland is forcing people.

  • @marianegale4027
    @marianegale4027 3 หลายเดือนก่อน +1

    Warheedhe ninkan Maddaxweynaha ayuu ka soo horjeedaa warkiisa macne maleh

  • @user-ew1tt6cz4s
    @user-ew1tt6cz4s 3 หลายเดือนก่อน +1

    XABASHIDA WADANKA CIIDANKEENA XASSAN NEXT STEP HAKADHIGO
    HAKASAARO
    Sababtoo ah waa qatar weyn joogidooda
    Kuwa kale halagubadalo

  • @Mubashirqamus
    @Mubashirqamus 3 หลายเดือนก่อน

    ugu horayn wan bogadinayaa #BRIT Somali tv
    mr cabdi xakiin maxumud jamac
    hadan fikirkayga dhibto anoo cidna ku xad gudbayn
    Markay timado dufaca dalkayga somalia qofkan aan ixtiramin barlamanka somali iyo madax waynaha dalka ee lah heshiisku waa fashil yaaa sixexi lahaa ee kamudan

  • @abdirizakelmi488
    @abdirizakelmi488 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wariye wax badan fahansan ayaa. Tahay axadkaan oo kale dadka ha hor kenin

  • @Jamal.145
    @Jamal.145 3 หลายเดือนก่อน

    SOMALIA waa one Nation and will be Kne Nation!🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦁🦁🦁🦁🫡🫡🫡✅️✅️✅️

  • @ahmedmoalin8277
    @ahmedmoalin8277 3 หลายเดือนก่อน

    Walaalow wax garad noo keen. Waa nin meel kale u socda. Maanta ayaa igu dambeysa dhageysigaaga. Mahadsanid

  • @AbdirahmanHussain-zu9ej
    @AbdirahmanHussain-zu9ej 3 หลายเดือนก่อน +1

    Xiligan somalia awood ay ku difaacado bada ma leedahay itobiya dhul boob ayay u socota,markaas ninkani waxba si ka ah, mucaradnimada iyo danta guud hala kala saaro.

  • @waayoaragagalmudug9759
    @waayoaragagalmudug9759 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sxbow Dhagaha Ha Naga Abuyuusin Waxa ku hadleysa war kaaku Wuu Cadyahay Waxaana Kala jareysa umada Soomaliyed eee byyyy

  • @hindaawad1234
    @hindaawad1234 3 หลายเดือนก่อน

    Jaajuuskii iyo wadanigii ayaa kalamiirmaya kuwa u adeega danaha shisheeye ayaa soobaxaya😢😢😢😢😢😢😢

  • @hindaawad1234
    @hindaawad1234 3 หลายเดือนก่อน

    Adiga iyo kaad waraysanasaa iskumid ayaatihiin waad ogayd wuxu dhihidoono waakuwa shisheeyuhu soodireen😢😢😢😢😢

  • @abdirizakelmi488
    @abdirizakelmi488 3 หลายเดือนก่อน +1

    Odaygaan xasan naceyb ayaa ka buuxa mar kasta xasan uu dhaliilayaaa caade qaate abii u shaqeeya

  • @MohamedAhmed-il2bx
    @MohamedAhmed-il2bx 3 หลายเดือนก่อน +1

    Professor has a point but there is a right of speech.

    • @robleyusuf2566
      @robleyusuf2566 3 หลายเดือนก่อน

      He doesn't have any point.

    • @FootballHighlightsForYou
      @FootballHighlightsForYou 3 หลายเดือนก่อน

      Duli yaa ku yiri Ninkaan waa profesore, luqada wadanka uu joogo xitaa ma yaqaano

  • @hassanabdikhalif8359
    @hassanabdikhalif8359 3 หลายเดือนก่อน

    Fadlan cabdixaafidow ninkan waa qabyaaladiiste amaba pisimiste fadlan mardambe hanoosoogelinin showgaada adiga ayaa kasaxsanaa ma aha nin is arka waxa uuku hadlaayo fadlan mardambe marabno wuxuusiikala fogeynayaa woqooyiga somaaliya iyo koofurta iyo dowlada somaliya waa anoo ah xasan philosophermuqdisho aadna waan ujeclahay suxufinimadaada thans

  • @yahyeali5950
    @yahyeali5950 3 หลายเดือนก่อน

    Wlhy Ambasadorku waa qof dadnimo ku jirto

  • @saafsaaf8806
    @saafsaaf8806 3 หลายเดือนก่อน

    Mashaa alaah ninkani waa khabiir wax badan og gaar Ayaan Djibouti runta ayuu ka sheegay, ismacil calool xumaanta soonaalida ayuu ku mashquulsan yahay.

  • @sucdisafi3692
    @sucdisafi3692 3 หลายเดือนก่อน

    Asc Somali weyn mr caalim qabiiliste weyn waye somalia inee dhaqaqdo marabo falanqeyntiisa waa qasaaro❤

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 3 หลายเดือนก่อน

    Allah hanaga qabto odeyadaan munaafaqiinta iyo kuwa cadowga u adeego ee dalkaan ka degi layahay aamiin Allah ha mideeyo umada soomaaliyeed meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda hana garadsiiyo nimcada Allah ku beerey iyo diintooda aamiin Allah ha noo soo saaro dhalinyaro mideeysan ee aqli iyo dadnimo leh iyo madax dadnimo iyo iimaan leh ee dalkaan badbaadiyo aamiin soomaali alley leeyihiin

  • @ismaciilcabdifitaax5951
    @ismaciilcabdifitaax5951 3 หลายเดือนก่อน +3

    cabdi xafidow odaygan maha kaxun hormarka dalka fadlan odaygan wareysigisa aniga maxiseyo walahi

    • @kaysenur1592
      @kaysenur1592 3 หลายเดือนก่อน

      adigu hadaanad xiisayn adigay kuu taalaa. waxaad doonaysaa in reerkiina la ammaano miyaa.
      ninkani caalin waxuu ku hadlayaa waa aqoon maxaad rabtaa.

    • @malyounjamacmalyoun2120
      @malyounjamacmalyoun2120 3 หลายเดือนก่อน +1

      Wa ooday buukaa Mel u roon ma jirtee wa cadifadaysanyahy wa jalaas makhruuq weyin walahi Kani porofosor uuuskag weyin

  • @cladiifcilmi3731
    @cladiifcilmi3731 3 หลายเดือนก่อน +1

    M.a pro nin wax bartaY oo aqoon u sheegtaY ninkii waraysanaaayey war ninku cajiibsanaaa

  • @ciiltire509
    @ciiltire509 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waa runtiis waa isku hal dad meel walba Israel oo toban weji leh ayaa joogto mareykanka ingiriiska waa yuhuud iyo faransiiska

  • @abdourazakmohamed6519
    @abdourazakmohamed6519 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waa aragti u gare ah

  • @abdiazizmohed6981
    @abdiazizmohed6981 3 หลายเดือนก่อน +1

    Odayaan warka isagoon bilaabin ayuu ii soo uraayay waxa uu soo wado, Ninkaan careysan ma aqaan waxa aad nooga daba wado Abdihafid

  • @abukhalid3022
    @abukhalid3022 3 หลายเดือนก่อน +2

    asc ampassadorku waa indheer garad keligii arka waxaa dhacaya ee ha noogu deeqo aragtidaas fog