NOLOSHA MIYIGA DDSI

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2018
  • DDSI

ความคิดเห็น • 301

  • @maxamedsaciid1817
    @maxamedsaciid1817 4 ปีที่แล้ว +4

    Nolosha ceynkaa ah waa mida aan mar walba sawirto oo humaag ahaan bay ii hor timaadaa , Waxaan rajeynaa insha alla in aan ku soo dhamaan doono nolol reer Mii ah ama reer guura.
    Wlhi waan jecelahay noloshaan , Anigoo kuray yar ah baan hamiyi jiray nolol sidaa ah . Inkastoon ahay dal mar, oo qibrad badan ka helay nolosha qurbaha waxaan ogaaday nolol macaankeed inay Miiga taal

  • @somsaid8416
    @somsaid8416 6 ปีที่แล้ว +9

    Waxaan ahay wiil soomaaliyeed oo kaso jeeda gobolka mudug ee bartamaha soomaaliya waxaan qiraya in dhaqanka soomaaliyeed ee reer guuragu uu isku mid yahay

  • @amranabdullahi6661
    @amranabdullahi6661 6 ปีที่แล้ว +39

    Waa noloshan kusoo korey, alla maxan xasuus galay allow reer miyi iyo nolashas quruxda badan hanoo waayin😍😍

    • @jamayare8972
      @jamayare8972 5 ปีที่แล้ว +1

      Mahalkaas ayaad ka timi hnoh....waayahee ninka laxda magacii

    • @farhiyamusafardar3663
      @farhiyamusafardar3663 4 ปีที่แล้ว

      Amin amran

    • @teersomedia
      @teersomedia 4 ปีที่แล้ว

      Amran Abdullahi Abayo ha igu.qasbim inan xasus galo.dibna ugu labto allaha siyadiyo

  • @maalintaada7731
    @maalintaada7731 6 ปีที่แล้ว +66

    Qofki meeshan quruxda badan ka imaday like ha ii saaro 😍

    • @ayaanaxmed6508
      @ayaanaxmed6508 6 ปีที่แล้ว +1

      Ali Moha huuuuno anaaaaa ka imaaaday deegaankan

  • @asmadaganiloveawdalsallal1620
    @asmadaganiloveawdalsallal1620 6 ปีที่แล้ว +28

    dadka reer miyiga jecliya wa dad qalbi fican illhy haw siiyadiiyo barwaqada wan uu xiisay miyigi 😍😍😍😍

    • @cabdulahicabdi1038
      @cabdulahicabdi1038 5 ปีที่แล้ว +1

      mansha allaaah

    • @hanuudichannelhanka1577
      @hanuudichannelhanka1577 5 ปีที่แล้ว +1

      Aniga xtaa 😄

    • @awilmohamed4110
      @awilmohamed4110 5 ปีที่แล้ว

      Kkkkk jeexaygiiyey kulaha markay dhantada ciyaarayan war meeesha waaaaa xaauuus wlhy gabdh so tuntay meeshan maku jirtaaaa ?

  • @rashidabdi5793
    @rashidabdi5793 3 ปีที่แล้ว +2

    Manshaalaah haboon ugaas aadbaan uga mabsuuday barnamijkan aad sida quruxda badan uga shekaysay hambalyo walaal from hargeisa barnamijyadaadana waan taagerayaa good luck ✌💖

  • @zak.886
    @zak.886 5 ปีที่แล้ว +8

    Itoobiya ha dhaco! Onlf ha noolaato!

    • @AFDiini1722
      @AFDiini1722 3 ปีที่แล้ว +1

      onfl ha noolaato. soomaaliyoo dhan ha noolaato

  • @shukriahmed1357
    @shukriahmed1357 6 ปีที่แล้ว +8

    Maanshaa allaah waa dhulkaan kudhashay qurux badanaa ilaahay nagu celi waan uxiisay barwaaqo alahayoo idin siyaadi maanshaa allaah

  • @MrTeeri4
    @MrTeeri4 6 ปีที่แล้ว +34

    Masha Allah, Ogaden is landheer, I Ogaden from waamo have totally different accent then my cousins fro Ogadeniya, , and Ogaden from NFD, and the Ogaden land is beautiful, Ogaden waa asliga somali, they protect the somali original culture,

    • @abdifatahosmanmahamed899
      @abdifatahosmanmahamed899 6 ปีที่แล้ว +1

      Ahmed Adam salansare sida*aadaragto ogaadeenka waamo iyokan nfd baaikudhaw dhaqan ahaan iyo.darisnimada lahjada*iyociyaardhameedka waykaleguursadan.aslkuwaa dhanaa wa.adiga*arka*viva ogaden

    • @zakkamohamed284
      @zakkamohamed284 6 ปีที่แล้ว

      Ahmed Adam l EUR not s a

    • @hudaaabdulahi167
      @hudaaabdulahi167 6 ปีที่แล้ว +1

      AW-BARKHADLE TV aw barqadle waad mahadsantahay habo dadka waa lawada dhashay soomaalida dhamaan waa walaalo from garisa kenya

    • @zeynabcabdullahi6844
      @zeynabcabdullahi6844 5 ปีที่แล้ว

      Sasha.alah

  • @A...A09888
    @A...A09888 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaa khalad wayn in aad DDSI kusoo qorto ciwaanka anagu kamid ma nihin ethiopia "i" naga reeb
    DDS kaliya kudaa mar unbn ka go'i doonaa inzha allah

  • @axmedcabdi3871
    @axmedcabdi3871 5 ปีที่แล้ว +3

    Alow noosoo celi noloshii hore yaa igu raacsan

  • @abdullahimohamed7323
    @abdullahimohamed7323 6 ปีที่แล้ว +2

    this was an extraordinary stuff! i really liked it as it sounds so similar to what i use to do back the days when the Dhaanto was dhaanto!
    keep on making us feel absolutely nostalgic.
    i have say thanks a lot.

  • @peaceandlovepeople4222
    @peaceandlovepeople4222 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah nolol qurux badan iyo dhul barwaqo ah o qurxon iyo dad qurxoon subciska Qur-aanka😍

  • @somaliactors
    @somaliactors 6 ปีที่แล้ว +6

    DDSI is Somali not only Ogaden! It’s a whole regional state. Many clans share the great Kilil

    • @MohamedAhmed-uw3fu
      @MohamedAhmed-uw3fu 4 ปีที่แล้ว

      Aden Snapityo This is an Absame land, no other Somali clan leaves their

    • @mohamedhassan6174
      @mohamedhassan6174 4 ปีที่แล้ว

      @@MohamedAhmed-uw3fu
      What about the galimeys(uncle of absame)

    • @cabdikarimwalagagardaranya3323
      @cabdikarimwalagagardaranya3323 3 ปีที่แล้ว

      Mashala quranbaro ari hakudhalo wanolo macan runti anika badiya jok haajiri

    • @jiilkacusub3019
      @jiilkacusub3019 3 ปีที่แล้ว

      Ciise madoobe ayaa iyagana dega

  • @farduuscabdi9076
    @farduuscabdi9076 6 ปีที่แล้ว +5

    Maasha allaah tabaaraka araxmaan allaahu akbar waa barwaaqo

  • @mahadbarako4319
    @mahadbarako4319 6 ปีที่แล้ว +6

    qorshaha iyo maamul wanaaga firfircoonida waa meesha laga dhaxlo miyigu 👍

  • @Axidig
    @Axidig 5 ปีที่แล้ว +12

    Somaliyey mid yar oo EPhopain ayaan subscrube ku tartamanaa ee imatal plz

  • @aslimahamed1244
    @aslimahamed1244 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Wallahi wanku farax san nahay Anigon walikey badiyow arkin kuna nool wadanka America walikey naa arkiin somalia 🇸🇴 Ilaahayow Nabad nooga dig yaaa Allah wadankeena

  • @nastehahassan579
    @nastehahassan579 6 ปีที่แล้ว +1

    masha allah Haboon ugaas inadeertay qaali nolow inta nolool jirto viva ddsi

  • @abulwagacusub5481
    @abulwagacusub5481 5 ปีที่แล้ว +5

    2019 yaa iladaawani

  • @ayaanaxmed6508
    @ayaanaxmed6508 6 ปีที่แล้ว +5

    Maaasha alaaah dhulkanagu quruxbadanaaaa xasuuus

  • @gediosman6055
    @gediosman6055 5 ปีที่แล้ว +2

    I miis motherland. Very soon I will be there.insha Allah.

  • @qoranedaadax1438
    @qoranedaadax1438 6 ปีที่แล้ว +10

    axyaaa dadykaygiii eebe ha idin xiftiyo msh allah waa qirooday runtiii

    • @drboqoreahmed800
      @drboqoreahmed800 5 ปีที่แล้ว

      Masha allh reermiyi cid sharaf kugaadhaysaa majiro

  • @ninbanaandegay7132
    @ninbanaandegay7132 6 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah waa dhul barwaaqo ah Allow u siyaadi Ree #DDSI
    Noolaada

  • @suleimanissackabdi3238
    @suleimanissackabdi3238 6 ปีที่แล้ว +7

    Kan misigada ama galeyda lagu tumo waa mooye kan lagu shiidana waa shiid mare

  • @ultimaterr2407
    @ultimaterr2407 6 ปีที่แล้ว +2

    allow dhowr rer abtigay masha allah viva ogaden

  • @gouledj1
    @gouledj1 5 ปีที่แล้ว +1

    Meeshan wa shiniile waxay u dhowdahay diridhabe wa dhul aad u barwaaqo badan mashallah

  • @abyancadey7100
    @abyancadey7100 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha alah wa mel ad uqurux

  • @mohammedsaid6823
    @mohammedsaid6823 3 ปีที่แล้ว

    بارك الله فيكم إنهم متميزون في بقيع طيب الله يبعد عنهم الجفاف وبنعمه دائمه

  • @Nasro_Warsame2023
    @Nasro_Warsame2023 6 ปีที่แล้ว

    2004kii baa igu danbeysay baadiyaha Somalia aan soo fiiriyo hada waan u xiisay busy life waye at the same time dadka waa happy iyo caafimadka weey u fiican tahay ❤️❤️💙💙😍😍

  • @mohamedmahat4672
    @mohamedmahat4672 4 ปีที่แล้ว +2

    Yaa dawanaayo 2019 .... Meeshi aan kudhashay miyiga DDSI😘💓

  • @soudanasir729
    @soudanasir729 6 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allaah waa nolol quruxbadan ilahay nabad nooga dhig

  • @faisalabdikadir3406
    @faisalabdikadir3406 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah wlhi aad ban ugu farxay muuqalkan xasuusyo hore oo yaranti iyo degaankan kunoolana wan so xasuustay. Somali hanoolato😍

  • @duniyojama1463
    @duniyojama1463 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah tabarakallah xasuus iga dheh Allah maxan kaso shaqeyay wa nolol raxaleh No istares

  • @abdilahinur2728
    @abdilahinur2728 5 ปีที่แล้ว +2

    Shaqadaa waxa noo qabata hooyada taaana gabadha unbaa leedihiine shaqada ragu aaawey

  • @ayaanaxmed6508
    @ayaanaxmed6508 6 ปีที่แล้ว +6

    Noosobadiyaa huuno haboon

  • @buraalecade2255
    @buraalecade2255 6 ปีที่แล้ว +5

    Manshaaaa Alllah Qurux

  • @adamgarad8392
    @adamgarad8392 6 ปีที่แล้ว +4

    dhaqanka somalida wa dhaqan aad u qurxbdan dhaqashda xoolaha barshda quraanka iyadoo miyaga lajoogo lkn video gan markan dawaday waxaa ka arkay shaqda ugu badan in ay dumarka somaliyeed qabtaan hadii ay noqon lahyd biyo dhamin lisida xoolaha marka laga reebo geela caanaha lulidooda diyaarinta cuntada oo isugu jirta cuntadiii oo lamakiidaynyo ilaa ugu danbyn laga bislaynayo biyo dhaaminta fur furida aqalka somaliga iyo dhisidiisa falkida gogasha nadiifinta xaraynta xoolaha iwm.. runtii shaqooyin balaaran ayey qabtan haweenkana qiimaha bdan ee somaliyeed miyi iyo magaalo war tani dhaqan fiican maahan dhaqankii rasulkeena scws maahan ee dumarka somaliyeed halo turo

  • @foziyaibrahim4206
    @foziyaibrahim4206 6 ปีที่แล้ว

    Mansha llah D D S I hore u socda because I am from ddsi and jigjiga

  • @hodanhappy7384
    @hodanhappy7384 6 ปีที่แล้ว +8

    Aaad ban ula dhcay dhaqanka suban wlhi masha allh qurbaha waxbadan bow na dhafiyay

  • @fardowsaahmed7165
    @fardowsaahmed7165 6 ปีที่แล้ว +1

    masha allh hawo macaan quruxbadan qabooow iyo kuleel said ah malahan alle mahadaa le alx nabad iyo nolol

  • @yasminbarre6135
    @yasminbarre6135 6 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah

  • @mdhayirmohamud595
    @mdhayirmohamud595 6 ปีที่แล้ว +3

    Waa nolol dhib socda ah. Man power aya lawada isticmalaya technologyada iyo fudeedkeda lama helin weli?

  • @abdihaybad7897
    @abdihaybad7897 6 ปีที่แล้ว +10

    Alla anaa kusoo barbaaray miga waxaanan kudhashay miyi Alla wacanaa markuu roobku KU do o

    • @maymuunali6201
      @maymuunali6201 6 ปีที่แล้ว

      cabdicilmiborame Abdi cilmiborame masha Allah farxad baad sooo aragtay wlh

    • @samiradek7547
      @samiradek7547 6 ปีที่แล้ว +1

      cabdicilmiborame Abdi cilmiborame aniga sidookale ku dhashay kuna barbaray habeenkastana wanku riyoda waxan rajayna inan marun tago

  • @gulledbazma586
    @gulledbazma586 6 ปีที่แล้ว +5

    Xasuus weeye walhi
    alla maxaan cunay
    Habooney ilahay haku daayo shaqo wacan Ayaad haysaa 👏👏👏👏👏 Soco huno waliga

  • @abshirahmed9348
    @abshirahmed9348 4 ปีที่แล้ว

    So beautiful ceremony

  • @keyfm1989
    @keyfm1989 6 ปีที่แล้ว +6

    Qurux badanaa mansha Allah wadankena

    • @keyfmahamud8267
      @keyfmahamud8267 6 ปีที่แล้ว

      Keyf M samuday keyf aniga keyf waa meel qurxbdn runti allah ino daye dhulken

  • @cabiiralive
    @cabiiralive 6 ปีที่แล้ว +3

    sax caruurta iyo waayeelka aan socon Karin baa la saaraa awrka marka la guurayo guraa nu u naqaan hadaanu nahay reer Puntland

  • @idalahow
    @idalahow 4 ปีที่แล้ว

    Baadiyaha KENYA intan kabadan ayaa laga sameeyaa....Aqal Hoori ayaa layirahaa....Documentary fiican oo ilaa Jabuuti kasoo bilaawda ...Ethiopia soo mara....Somalia laga duuba ilaa Kenya waa ina ladiyaariyo....Thanks Somali Media Network....

  • @khadarciiltire1276
    @khadarciiltire1276 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah dhulkaygu wacanaa oo qurux badanaa gabicas

  • @hafsacrisaak1578
    @hafsacrisaak1578 6 ปีที่แล้ว +4

    msha Allaa Axyaa nolol.

  • @libaanabdi5236
    @libaanabdi5236 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah ala xasusu reer miga wan jeclahy wa mishan kuso.korey

  • @nimcofaroole1078
    @nimcofaroole1078 5 ปีที่แล้ว +1

    I'm from miyi
    Masha allaaah

  • @zaddamtube2240
    @zaddamtube2240 6 ปีที่แล้ว +4

    😂😂😂😂😂😂😂😂 dantada ugu danbaysa wooow lolz

  • @humba.mohammed
    @humba.mohammed 6 ปีที่แล้ว +2

    mansha allah dhaqankeeno macaana .
    plz filimadan o kale noo so badiyaa waxay anfacaysa jilka hada iyo ka naga danbeyaba

  • @maymuunali6201
    @maymuunali6201 6 ปีที่แล้ว +1

    Ilmaha rajayga ariga ka qabtow ayuu yiri.
    waaa baaa iku soo dhacay ilmaha rajayka eee hooyadiis dhimatay waaaa tuugooyin oooo hooya kale siduu Ku xadi lahaa ayuu falkeed kalaya markey soooo hoyaadaan eee uuu arigu isku buuqsanyahay😍😍😍😍

  • @user-ph7pn4yx3g
    @user-ph7pn4yx3g 5 ปีที่แล้ว

    woooooow wooow allah barnaamijku qurux badanaa maashaa allaah diinta ilaahay waa dahab iyo dheeyman iyo luul alxamdu lilaah

  • @khadanadan5381
    @khadanadan5381 6 ปีที่แล้ว

    Waaxan kudhashay nolooshee and I love Waa noloon aad u macaan hadi Allah siyo raxamadiis

  • @ssh1898
    @ssh1898 6 ปีที่แล้ว

    Love you habon ugas

  • @gudoonsamsam699
    @gudoonsamsam699 6 ปีที่แล้ว +2

    I will be there soon insha allaah

  • @haweyohaji3493
    @haweyohaji3493 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha alh

  • @xuzeen2a533
    @xuzeen2a533 6 ปีที่แล้ว +7

    Wlhi zubciz quraan bakadhacay xuzuuz badiye gly dhntada janta laracin waleh dhaqankih zidibuu badiyaha ugajirah uxiizy my dhulkayga hooyo ddsi

  • @shamsoabdi4193
    @shamsoabdi4193 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah I miss it's

  • @abniali9594
    @abniali9594 6 ปีที่แล้ว

    I love to go there insha Allah

  • @mobgetmoney11
    @mobgetmoney11 6 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa Allah i love the miyi i was born there gaashaamo kilil 5 hawd

    • @Drammaboi1
      @Drammaboi1 6 ปีที่แล้ว +1

      qaxooti baad ku dhalatay hadaba. gaashamo waxaa dagan qaxooti isaaq ah oo siyaad barre ka soo cararay.

    • @abdiweliali4874
      @abdiweliali4874 4 ปีที่แล้ว +3

      Mo Bolton u born there baadiyo and know ur name is bolton? Maxaa is badalay saaxiib..

  • @internwomen
    @internwomen 6 ปีที่แล้ว +9

    Nimanka xasisana dumarka shaqada daqtar miyaa u qoray xaq ma ahan saas nimanka somaliyed saan isku dhaama oo dumarka u naxa yaab

    • @abdullahiabdisalam5205
      @abdullahiabdisalam5205 5 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhh shaqada geelka shaqo kawayn maba jirtee

    • @maxamedkarre8075
      @maxamedkarre8075 5 ปีที่แล้ว +2

      Hhhhhh kani wa dhaqankaaga laga hadli maayo Maraykan iyo yuhuud toona faham wllo

    • @AS-jy6pf
      @AS-jy6pf 5 ปีที่แล้ว

      Taan miyi wali ma arkin

  • @aslimahamed1244
    @aslimahamed1244 4 ปีที่แล้ว +1

    Allah caaano farash ah yaa issiyo raabiyo wadanka Nabad noooka diig qabyaaladan badan naka bixi

  • @abdow4104
    @abdow4104 6 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah shukran

  • @ninbanaandegay7132
    @ninbanaandegay7132 6 ปีที่แล้ว +2

    Wax badan ayaan u soo
    Joogay walhi sidaan oo kle iyo
    Barwaaqo iyo dhaanto is barkan lkn Dhaantadu waxay shidan
    Tahay marka Nin Goodiyo oo mid
    Kle soo Boodo oo halkaa Weerar iyo Weerar celis ay ka dhacdo
    Mar mar ayaa xitaa waagu isugu
    Baryaa

  • @abdihakimomar7605
    @abdihakimomar7605 6 ปีที่แล้ว +5

    Agah waaba dhul barwaaqesanee allow idin siyaadi nimcadaas

    • @maymuunali6201
      @maymuunali6201 6 ปีที่แล้ว

      Abdihakim Omar haaa wlh inta kale na sidaaa ooo kale alle ha inooga dhigo

    • @abdihakimomar7605
      @abdihakimomar7605 6 ปีที่แล้ว

      Aameen walal

  • @maxamedaden7432
    @maxamedaden7432 5 ปีที่แล้ว

    ridwan Yusuf. Alle haku barakeeyo. Somali dhaba ayaad tahay wll
    shirka sare ee ratiga Ku tiri naagta wariyaha.
    Gurada Ratiga ayaa layiraahdaa

  • @armybts3116
    @armybts3116 6 ปีที่แล้ว +1

    Dalkeena.iyo.diinteena.allow.dhor.yaa.rabi.

  • @rahmaadow3809
    @rahmaadow3809 5 ปีที่แล้ว +1

    waa dhaqankii soomaaliyeed eesharfta badnaa

  • @xaajiquusiye393
    @xaajiquusiye393 6 ปีที่แล้ว +7

    waaw dhulkaan kudhashay ahaa xiis.com insha Allah waantagi doonaa anoo nabada

    • @abdulahiahmedraage7113
      @abdulahiahmedraage7113 6 ปีที่แล้ว

      hada miyaa misana wa mar hore waxan umaleyna shiid hada ma jiro

    • @sadamollad8317
      @sadamollad8317 5 ปีที่แล้ว

      Www waadhilkan kudhashay alla jocliyaa miyaga waan uxisay

  • @rashiidhassan7963
    @rashiidhassan7963 3 ปีที่แล้ว

    Beautiful mashalah

  • @mohamoudomarasawe5981
    @mohamoudomarasawe5981 5 ปีที่แล้ว

    Wxaan umahad calinayaa alle suurta gashay in lasoo duubo bacda mahad alle wxaan aad iyo aad ugu mahad celinayaa dhamaan cidiii kaqayb qadatay gabdha aan codkeeda maqlaayo alle haku xafdo wlshay alle hakaa raali noqdo

  • @abdullahabdinur9302
    @abdullahabdinur9302 6 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah haboon.

  • @habibaabdalla8264
    @habibaabdalla8264 6 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah qurax ala jecliyaa

    • @abdulahiahmedraage7113
      @abdulahiahmedraage7113 6 ปีที่แล้ว

      mansha allaah anigu wanku dhashay wana kubarbaray wlhi waxan uxisay wale waxan kabar yaa ino ikaso inaa dib ugu labto insha allaaha

    • @farduusxusen6816
      @farduusxusen6816 6 ปีที่แล้ว

      Abdulahi Ahmed Raage fhfddjkksuuopgs

    • @osmanmazinga9796
      @osmanmazinga9796 5 ปีที่แล้ว

      Gym

  • @Drammaboi1
    @Drammaboi1 6 ปีที่แล้ว

    Nooladaa somalida Ogadenia. horay usocda waligiin. somalida inteeda kale dib ayay usocotaa qabyaalad iyo dhul ayay iskudilayaan.

  • @MrTeeri4
    @MrTeeri4 6 ปีที่แล้ว +2

    can someone tyell em the location of this video, what city/gobal?

    • @yz-zp1jd
      @yz-zp1jd 6 ปีที่แล้ว +3

      Ahmed Adam,shabeele,she said it is somewhere around godey

    • @bestplayer4670
      @bestplayer4670 6 ปีที่แล้ว +2

      Ahmed Adam gobolka Godeey

    • @ismailaweys4730
      @ismailaweys4730 6 ปีที่แล้ว +4

      Ahmed Adam
      Waa ogadeenya gobolka shabeele meel u dhow goday waa banka casr waxaa joogay 2010 waa meel barwaaqo badan lo haad aragto waa meel wabi u dhow

  • @mohamoudomarasawe5981
    @mohamoudomarasawe5981 5 ปีที่แล้ว +1

    Allow kiin ii xafid wlhy dareen kayga masoo koobi karoh waxaan dawanayaa muqaalkan habeenimo ay tariiikhdu tahay. Khamiis /22/11/2018 .
    Anoo jooga qurbe. Wxaanse kudhashay kuna barbaaray baadiye. Allow dhaqan kayga xafid.

  • @aminaguhad282
    @aminaguhad282 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah wad kumahad santihiin sidaquruxdabadan eed nogusoogudbiseen xasuus waye

  • @maryamashatone469
    @maryamashatone469 4 ปีที่แล้ว

    Alhamdullilah am proud of being Somali.

  • @naxariismedia9095
    @naxariismedia9095 5 ปีที่แล้ว +1

    Odayga ma reer miyyi baa word English ah buu isticmaalayaa tusaale wuxuu yiri ( waxaana cause gareeyay)

  • @maymuunali6201
    @maymuunali6201 6 ปีที่แล้ว

    Wlle weey u gashay waxaa iskuku tagay shimbirihii qur qurxoonaa eee codka macaanaa alla jecliyaa allow barwaaqadeenii horey inooo sooooo celi ya rabi amiin

  • @tomtmds5076
    @tomtmds5076 6 ปีที่แล้ว +1

    Alhu akbar. Waa no lol aan la heli karin. Ilahow Somali. Isku keen. 😭😭😭😭😭😭

  • @erfg2538
    @erfg2538 6 ปีที่แล้ว +2

    Xusuus

  • @hanuudichannelhanka1577
    @hanuudichannelhanka1577 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @moutalibibrahim1525
    @moutalibibrahim1525 6 ปีที่แล้ว +3

    MashaAllah

  • @somsaid8416
    @somsaid8416 6 ปีที่แล้ว

    Alxamdulilah mansha Allah walalayaal ilahayba muslimiin nagadhigay
    Hadana ah soomaali waxaana laga ma maarmaan ah inan horumar samayno iyo ilbaxnimo casri ah anagoo kuduulayna ,diintena, dhaqankeena

  • @maymuunali6201
    @maymuunali6201 6 ปีที่แล้ว

    Wlh waan jeclahay baadiyaha mar walbana waan Ku hamiyaa dalxiis inaan u aado insha Allah waan u aadi doonaa😍😍😍

  • @jacelkuwadareen4951
    @jacelkuwadareen4951 6 ปีที่แล้ว +1

    Dhaqan quruxbadan ayan lenahy

  • @yasmiinsaciid4569
    @yasmiinsaciid4569 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah waa wax aad uqurux badan dhaqankeena iyo dadkeena

  • @hamsehalazi
    @hamsehalazi 4 ปีที่แล้ว

    real somali women! long live

  • @farduusabdikarin4041
    @farduusabdikarin4041 4 ปีที่แล้ว

    waan kusoo Raaceystay Guradaas Xasuus ayaan galaaye maad naga deysaan hee 👍👍👍

  • @hodanalimohamed1757
    @hodanalimohamed1757 5 ปีที่แล้ว

    💕💕

  • @asmadaganiloveawdalsallal1620
    @asmadaganiloveawdalsallal1620 6 ปีที่แล้ว +3

    muuqalkan kama dalo miyiga wan jeclahay qalbiga ku dagaya odayga daya maxa idinka galay wuxu qabto odayashu ragu ma qabtan sidabay isgaga fadhiiyan 😂😂😂 isalantana waxay isgaga dhiigan

  • @nimcofaroole1078
    @nimcofaroole1078 5 ปีที่แล้ว

    Alla qurx bdnaa m.a
    Anaa loox qur'aan kusoo bartay alx

  • @hayaathusien6584
    @hayaathusien6584 4 ปีที่แล้ว

    Aniga iyaa joogo badiyo oo xalay roob noo day alx🌧🌧🌿☘🌱🌾 10:50 Thursday 26 March 🇸🇱🇸🇴🌧👌

  • @hodanhappy7384
    @hodanhappy7384 6 ปีที่แล้ว +5

    Waa inaa wax badan kaso barta dhaqanka miyiga runti

    • @maymuunali6201
      @maymuunali6201 6 ปีที่แล้ว

      hodan happy wlle hadaadan aqoon ma adaaba nolol waxey tahay sooo arkay Aniga aaad ban u jeclahay baadiyaha waayo waaa jawi degan buuq LA 'aan eh wlh waaaa halka keliyaaaaa eee maskaxdu iiku degto wlh soomalida Halka ay I taqaan dalxiiska eee eh in sawir laku soo kalo wlh ma I aqaan dalxiis insha Allah waan u tagi doonaa dalxiis

    • @jamayare8972
      @jamayare8972 5 ปีที่แล้ว

      Soo dhawoow wll nin baan kuu haynaaye hh