Donald Trump oo Somaliland aqoonsanaya haddii uu guuleysto.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

ความคิดเห็น • 262

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 หลายเดือนก่อน +16

    Guul somaliland guul trump ❤❤❤

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaan 2 หลายเดือนก่อน +13

    Horn cable tv alle ha xafido guul

    • @MohamedAli-ix9xx
      @MohamedAli-ix9xx 2 หลายเดือนก่อน +1

      Maxaa gula ood sheegaysa umadhan oo waada walan batihiin lakin waalaydiin miyirin

    • @SucaadEcabdillahi-qy5ep
      @SucaadEcabdillahi-qy5ep 2 หลายเดือนก่อน +2

      ​@@MohamedAli-ix9xxmaxaad doonaysa marka adu

    • @cabdiraxmaancabdi-casiis8625
      @cabdiraxmaancabdi-casiis8625 2 หลายเดือนก่อน +1

      @@SucaadEcabdillahi-qy5ep Sucaad sariirta in lagu geeyo miyaa rabtaa eedo?

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 2 หลายเดือนก่อน

      Afarta madowe Trump gadaasha kataagna Markuu caynayey Soomaalida, waa lasheegay inay isaaq ahaayeen waa Ayaandarro. Maraykan Waa Dhacay! In shaa Allaah. Midda kale Mirqaanka aynu ukaadine Maraykan Taiwan wuu aqoonsaday Maxuu utaray Abadan. Waliba Shiinaha Xoog buu kula wareegayaa 🇹🇼.
      Subxaanallaah.
      Wadaadkii Allaha unaxariiste waxuu yiri:-
      "ILAAHOOW LAKALA MIIRANYEE MILILIK HAY RAACIN.
      Saasey Awoowyadeen Soomaaliyeed uga Carari jireen Gaal iyo Safkiisa in laga mid noqdo. Maantase waynu kuheeseynaa waliba gaalow gaalkee kii ugu liitaye labaray inay hilibka cayriin cunaan. Subxaanallaah.
      " أللهم اللف بين قلوب الصوماليين وأصلح ذات بينهم واهدهم سبل السلام ونجهم من الظّلمات إلى النور وجنبهم الفواحش ما ظهر منها وما بطن أللهم امين أللهم كما خلقتنا اعزاء لا تذلنا لغيرك اللهم آمين يا ذالجلال والإكرام يا رب العالمين.

  • @cabdiraxmaancabdi-casiis8625
    @cabdiraxmaancabdi-casiis8625 2 หลายเดือนก่อน +4

    QALDAANLAND, QADHMUUNLAND, QURUNLAND, GAWAADLAND, FATAALLAND, IIDOOR WAGAASHLAND, BEENLAND, OOHINLAND, CALAACALLAND iyo DAWARSILAND yaa raba aqoonsigooda?

    • @abiiboladjama1659
      @abiiboladjama1659 2 หลายเดือนก่อน

      Waxasi oodhan idinkaa ah

    • @cabdiraxmaancabdi-casiis8625
      @cabdiraxmaancabdi-casiis8625 2 หลายเดือนก่อน +1

      @@abiiboladjama1659 UGAAS ma'waxaad ka'xanaaqday runta aan soo qoray?

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 2 หลายเดือนก่อน

      Nacaybka intaa leeg hadaa uqabtid inay kula midoobaan maxaad ka faaiidaysan waa dad tiro badan ma inaad isku dhamaataan ayaad rabtaa oo is dishaan, adiga noLoL ma rabtid caruurtaada mustaqbal uma rabtid why ayaad uga fekeri weyday mustaqbalka hablihiina amisoom duL fadhido, hadaanu kula midowno sow ma ogid inaanu caasimada iyo madaxweynaha intaba qaadanayno oo qudaarland ku xukumayso, waad xanuunsantihiin waan idiin ducaynaynaa

    • @cabdiraxmaancabdi-casiis8625
      @cabdiraxmaancabdi-casiis8625 2 หลายเดือนก่อน +1

      @@cabdalacawilyoohiye3 Nacasyahow beenta jooji. Aqoon iima lihid cidaan ahayna mataqaanid ee waxaan ahay soo baro.

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 2 หลายเดือนก่อน +7

    Legend codka waanu siinayna trump❤

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 2 หลายเดือนก่อน +3

    FUUTOLAND AQOON SI UMA SOOO COC DOO TRUMP KU DHIGARO MIDNIMO JAMUURIYADAA OF SOMALIA 🇸🇴

  • @dulmar9139
    @dulmar9139 2 หลายเดือนก่อน +7

    Guul somaliland insha Allah 💪💪👍👍👍

  • @farahshire3636
    @farahshire3636 2 หลายเดือนก่อน +3

    Indhahayga Miyaa mise Waa Horn Carble Ileen Tv Wuu Qayilaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdurazakdahir1741
    @abdurazakdahir1741 2 หลายเดือนก่อน +2

    Aqonsi iyo 30 kalo raja ah 😅

  • @cabdiraxmaancabdi-casiis8625
    @cabdiraxmaancabdi-casiis8625 2 หลายเดือนก่อน +3

    34 Kabacdi been miyaa la'siiwadayaa? DHULBAHANTE wey goosteen deegaankoodii.

  • @DecksAbdul-ck4sw
    @DecksAbdul-ck4sw 2 หลายเดือนก่อน +2

    lmao🤣🤣 Donald Trump baa
    Na aqoonsanaya maa mantana noo keenten,😂😂

    • @abdullahimohamed8746
      @abdullahimohamed8746 2 หลายเดือนก่อน

      Trump maha wllo xisbigiisa jamhuriga aya wata arinka oo isaga soo saara.. imikana jamhurigu waxay rabeen Somaliland aqoosadan watii Ilhan Cumar ka shaqeysay ee lascanod dagaalka ka riday…. Odayga biden wuxu maqlay hadalkii Ilhan iyo Hassan sheikh iyo Ismaciil cumar geele

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 2 หลายเดือนก่อน +11

    Mansha allah waa war aad u fiican xukumada somaliland indho qudhaanjo haku eegto shirka ka socda QADAR

    • @sacadfoosi7214
      @sacadfoosi7214 2 หลายเดือนก่อน

      He maxaa ka socda

    • @xaalidahir8268
      @xaalidahir8268 2 หลายเดือนก่อน

      @@sacadfoosi7214they invited quurbo joogta dhalinyarada SOMALILAND .they paid for their tickets and hotel everything

    • @abdullahimohamed8746
      @abdullahimohamed8746 2 หลายเดือนก่อน

      @@sacadfoosi7214inay dalka ku burburiyan ayay kawadan lakiin waxba inaga qadi mayan…

  • @marwoali6189
    @marwoali6189 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahay baa na aqoonsan no odaygan ciyaala suuqa ah ee yuhuuda ah.

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 2 หลายเดือนก่อน +1

    Nin yahow dadkan layaabay war ilaahay ayaa ku yaqaan ee gaal waxba mashergayo ilaahay dadka soomaali maslaxada hamariyo ❤

    • @abdielmi6419
      @abdielmi6419 2 หลายเดือนก่อน

      Xaasid ma aflaxo.
      Guul SOMALILAND.

    • @wwewokeup8917
      @wwewokeup8917 2 หลายเดือนก่อน

      Waa la arkaa cida aflaxeysa io kan xaasidka ah

  • @marwoali6189
    @marwoali6189 2 หลายเดือนก่อน +2

    SOOMAALI YUHUUD MA TAASAA KEENTEEN ?

  • @qooqane65
    @qooqane65 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maashalaah

  • @hiaduqaadsamesomalilander3640
    @hiaduqaadsamesomalilander3640 2 หลายเดือนก่อน +2

    Guul JAMUURIYADA SOMALILAND waa ictiraafay Donald Trump waanu soo baayaa doorshada

  • @mohamedahmedgoobe1738
    @mohamedahmedgoobe1738 2 หลายเดือนก่อน +1

    War reerku been jecelaa?

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 หลายเดือนก่อน +4

    THRUM, WAXA DANTIISA AH, IN UU BAABUL MANDAB FARIISTO, EE MA AHA IN UU DAN KALE SOMALILAND KA LEEYAHAY, LAKIIN XUUTI AYU SHAQO UGU YEERAYA.

    • @ganey72
      @ganey72 2 หลายเดือนก่อน +2

      In baabal mandab la fadhiistaa waa tii hore u sababtay in ruushku somalia u dhiso ciidankii ugu awood badnaa afrikada madow maantana haday noo keenayso aqoonsi waa mansha allah. Xuutiyiintuna ma aha dijaal cawar dadka lagu cabsiiyo waxaanu kala helno ayaanu leenahay

    • @abdielmi6419
      @abdielmi6419 2 หลายเดือนก่อน

      Anigana waxa dan tayda ah inaan AQOONSI BUUXA KA HELO adduunka.
      Base na waanu siinayna Maraykanka..
      Guul Somaliland.

  • @abdilaahiabdi3193
    @abdilaahiabdi3193 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kkkkkkkk isaaqu been badanaa War dadka xishooda

  • @marwoali6189
    @marwoali6189 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maaha Waxuu rabaa in uu Xasuuqo islaamka oo Xuutiyiinta duqeeyo,SL kaga duulo No No siin Mayno Ninkaas meel uu islaamka kaga duulo.Aqoonsigiisa Xaarkachayska mariyo.Waa sheeko Yuhuudeed.

    • @somalilander_girl_christian
      @somalilander_girl_christian 2 หลายเดือนก่อน

      Cuqdad aya lagugu beerau ee ha dhagaysan xagjirka cidna oslam ma xasuqdee

  • @AHMEDMOHAMED-w1l2i
    @AHMEDMOHAMED-w1l2i 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waar tawain buu wax utarilahaye nagala taga khayaliga 😂

    • @YAQUBPRO1
      @YAQUBPRO1 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂

  • @HassanMohamed-fe2ic
    @HassanMohamed-fe2ic 2 หลายเดือนก่อน +1

    Marayinkanku ma aqonsankaran somalilan.somalilan waxay acaqonsi ku helikarta laba miid somaliya iyo aftiin Laga qado.dadka.kunol.somalilan mark sas Alo ogado

  • @ahmedburhancali
    @ahmedburhancali 2 หลายเดือนก่อน +1

    War hedhe xerarka adunka sfn uaqriya dal hadi aqonsi lasinayo goanka udambeya waxa iskaleh dalka lagagosanoyo oon haa lagahayn macqul mahan yacni walasi bilabi kara lkn marka udambaysa wain somalía ha lagu hayo

  • @cabdiraxmaancabdi-casiis8625
    @cabdiraxmaancabdi-casiis8625 2 หลายเดือนก่อน +2

    SOOMAALI weyn marabaan beenta iidoor WAGAASH.

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 2 หลายเดือนก่อน +1

      iidoor dhulkoodaa strategy ah ay deganyihiin oo ay aduunka kula macaamilaan, caruurtaada mustaqbal usamee

    • @cabdiraxmaancabdi-casiis8625
      @cabdiraxmaancabdi-casiis8625 2 หลายเดือนก่อน +1

      @@cabdalacawilyoohiye3 IIDOOR WAGAASH waxay qaylinayeen oo ay u'olaleenayeen citiraaf dal ama aqoonsi dal muda kabadan 30 sano. Maantana meel xun bay lagashay beentii ay aduunka u'sheegi jireen.

    • @abdielmi6419
      @abdielmi6419 2 หลายเดือนก่อน

      Caqli ayaa lagaa kudaa.
      Isaaq Aqoonsi wuu helayaa ee maxaad ka qaban kartaa..

    • @cabdiraxmaancabdi-casiis8625
      @cabdiraxmaancabdi-casiis8625 2 หลายเดือนก่อน +1

      @@abdielmi6419 Doqonyahay yaan lagu wasin oo aan lagu foorarin sida kuwii lagu qab qabtay GOOJACADDE inta aad citiraaf iyo aqoonsi raadineysid.

  • @mustafamohamed3761
    @mustafamohamed3761 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hhhh Somalilband aqoonsigii ma trump beey mareysaa hhhhh
    War umada dhibka ka daaya
    Ingiriiska isku ogeyn

  • @allicare6483
    @allicare6483 2 หลายเดือนก่อน +1

    War noolaada. Oo beenta ha isku sheegiina.

  • @ahmedsabban8990
    @ahmedsabban8990 2 หลายเดือนก่อน +3

    You are dreaming a daylight

  • @abdirahmanwaber6529
    @abdirahmanwaber6529 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kani wuxuu la hadlayaa beesha dhexe sababtoo ah iyaga unbaa waxkasta oo loo sheego run uqaata.

  • @Mubaarak87
    @Mubaarak87 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wax loo sheeego umada 1.000.000 Gaarayso Ee Tv 📺 xiran markii la waaayo waa sidaaan Beenta intaaas la eg 🤣🤣🤣🤣

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kkkkkkkk Soomaaliland Kulaha aqoonsi maxa la aqoon ma Hal gobol aan 200 km dhamayn 33 sano been iyo huuha

    • @abiiboladjama1659
      @abiiboladjama1659 2 หลายเดือนก่อน

      33 sano adaa been kunool.wlee

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 2 หลายเดือนก่อน +1

    💯💯💯💯💯💯SHACABKA REE AWDAL TATSTS WAAN BUGAAADINAYAAA GUUUL SHAA AY GAAADH WAA INAAAN MAR NAA WADADIII ASSS KHATUMO REE AWDAL TATSTS IGANA WAA INAY MARAAN TAA SOO KALE GUUUL ADWDAL TATIS OF SOMALIA 🇸🇴

    • @VivaWNP143
      @VivaWNP143 2 หลายเดือนก่อน

      Hhhh somaliland ❤. Maalin dhowba invasion laydinku samayn doonaa

    • @Hikma599
      @Hikma599 2 หลายเดือนก่อน

      Afsomaliga so baro intaadan waxba qorin😂

  • @somalitech102
    @somalitech102 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaad moodaa inuu caruur usheekaynayo waa ummad dhano riyo ku nool.😂😂

  • @abdirahmanalimohamed1419
    @abdirahmanalimohamed1419 2 หลายเดือนก่อน +2

    Isaaqow innagu Borama Somaliya ku darsan . Ee Isaqland Amxaaro ku darsada. Oo iyaguba iscunaya. Ha idin liqaane.

    • @abiiboladjama1659
      @abiiboladjama1659 2 หลายเดือนก่อน

      Reer awadal matihindee beenta iska da xagee Somalia umari ilayn Ethiopia Iyo Somaliland

  • @mohamedisse9986
    @mohamedisse9986 2 หลายเดือนก่อน +2

    Somaliland tee Sool Sanaag iyo Awdal makujiran

    • @moabdu4834
      @moabdu4834 2 หลายเดือนก่อน

      Sool ka hadal laakin sanaag waa gobol isaaq awdalna waa gobol samaroon ah

  • @mustafamohamed3761
    @mustafamohamed3761 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dadka oranaya somalilanderska joogo usa ha codeeyaan
    Dee ninkii sheegta somaliland baan ahay waa la celinayaa
    Waaayo dhamaan reer hargeysa ineeey soomaali yihiin isku dhiibeen

  • @kirix--ifrah9697
    @kirix--ifrah9697 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ileyn adhi shugux-shugux kama ilbaxo, shaley waxaanu laheyn Joe Bidan Ayaa markuu soobaxo na’aqoonsanaya, Hassan Sheekh Ayaa na’aqoonsanaya, waar aanu iska dayno sheeko Mirqaanka.😂

  • @saidibrahim5931
    @saidibrahim5931 2 หลายเดือนก่อน +1

    Been badana amxaradan afsomaliga kuhadlayo

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 2 หลายเดือนก่อน +1

    DAMEEER AYAAA QUUUDH UGA BAAAHAN MA NIN LADOOORAN BAA AQOOON SIBIXIYA WADHAL IYO SHIMBIR KALE WAR LA AAAA

  • @ya3746
    @ya3746 2 หลายเดือนก่อน +1

    Reer waashay uma
    Xuma iidoor wlhi
    Waa cad qurmey somaali ka lusha
    Dabaalkan meesha ka hadlya dhagaha
    Laga guro aheed

  • @Saajac2024
    @Saajac2024 2 หลายเดือนก่อน +1

    intaa reer ,reerkaleh u jaawabayoo ciidii naa aqoonsanii meysoo . CIROO AYAA ISBAADILKAA KEENI DOONAA . INCHAALLAH

    • @CrisaaqXasan-c7o
      @CrisaaqXasan-c7o 2 หลายเดือนก่อน

      Ma ciro caanyo ....allaa karim

    • @AxmedXasan-be8hp
      @AxmedXasan-be8hp 2 หลายเดือนก่อน

      Ciro sxb haduu is isbedel keeno oo uu ka shaqeeyo aqoondigana keenana waa guul hadba kii dhaliya aqoonsiga wuxuu ahaan doonaa halyay umadiisa waqti adag ka saaray

  • @ahmed.bakool
    @ahmed.bakool 2 หลายเดือนก่อน

    Riyo Maalmeed Weeye Warkaani Wiilasha Yaryaroow Aqoonsiga Soomaaliland Aakhiro Ayaa Ka Dhow.

  • @AbdulahiAbdiwahid
    @AbdulahiAbdiwahid 2 หลายเดือนก่อน +1

    Aqonsiga mel aan xamar ahen mayaalo😂😂😊

  • @OmarEgal
    @OmarEgal 2 หลายเดือนก่อน +1

    Isaaq maxay cabaan Horta yaabaye journal yaroo gb ah ADIS ababa kaso baxay rumerysteen 😂

  • @mawliidhassan5625
    @mawliidhassan5625 2 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤guul.❤❤❤❤somaliland❤❤❤❤❤❤

  • @aaralikahin7042
    @aaralikahin7042 2 หลายเดือนก่อน

    Insha Allaah Guul, Horumar iyo Midnimo Jamhuriyadda Barakaysan ee Somaliland, illaahaw Jabi Cadawga Somaliland

  • @zayaamad3080
    @zayaamad3080 2 หลายเดือนก่อน +1

    Warkaasu halkaa ka soo xigateen bal nala wadaaga

  • @GhffGg-gr7iq
    @GhffGg-gr7iq 2 หลายเดือนก่อน +1

    Bal horta inagu aynu is aqoonsanno.

  • @KeyseAwadAliAbdi
    @KeyseAwadAliAbdi 2 หลายเดือนก่อน +3

    Kkkk 😂 Walahi Maalin Cad ayaa riyoonaynaa Kkk😂

    • @SaeedFiish
      @SaeedFiish 2 หลายเดือนก่อน +1

      Miyaad Naxdin gariirtay yaa xaasid

    • @abdallaelmi7231
      @abdallaelmi7231 2 หลายเดือนก่อน +1

      Ma riyoonaynee, rabbi baa noo rumayn.😊❤
      Viva somaliland, jir oo joog calankayaga cawaalle.
      From Borama.

    • @asamadahmed1433
      @asamadahmed1433 2 หลายเดือนก่อน

      ​@abdallaelmi7231 nin adag 🎉

  • @abdirashitshiikh3228
    @abdirashitshiikh3228 2 หลายเดือนก่อน +1

    SHALAY WAXAY DADKA U SHEEGAYEEN ETHIOPIA AYAA INA AQOONSANAYSA, MAANTANA WAXAY LEEYIHIIN TRUMP AYAA INA AQOONSANAYA..
    ADEER DADKA KA FADHIISTA OO HA CAAYINA CAQLIGOODA, MA INA BIIXI OO INUU WAX BOOBO KURSIGA U FUULAY AYAA AQOONSI KEENAYA..SAAXIIB DHAKO KALE KEEN AND TELL US SOMETHING ELSE......

  • @ilwadmed3465
    @ilwadmed3465 2 หลายเดือนก่อน +1

    Walahiii Ismail ku dhaawaqa oo bakawana maschallah taabarakallah

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 2 หลายเดือนก่อน +1

    TRUMP WAA INI WAAAALAN TRUMP 🐈‍⬛🦍🦍🐈‍⬛🐈‍⬛🦍🦍🐕‍🦺🐕‍🦺🦍🦍🦍

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 2 หลายเดือนก่อน

    Aqòonsiga Somaliland Hada aduunka ayaaba labariyi doona wayo halka Somaliland ku taalo ayuuba aduunku usoo kala dheeraynaa viva trump

  • @nurmohafarey1971
    @nurmohafarey1971 2 หลายเดือนก่อน +1

    Walaahi waa riyoonaysaan

  • @Engabokor9000
    @Engabokor9000 2 หลายเดือนก่อน +1

    Engiriiskii kugumeystey ayaan kuba aqoonsanynee siduu trump kuu aqonsanayaa kkkkk booweee 😂😂

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 2 หลายเดือนก่อน

      Strategygaa keenaysa wll

    • @Engabokor9000
      @Engabokor9000 2 หลายเดือนก่อน

      @@cabdalacawilyoohiye3 maxaa layiraahdaa strategy! Strategy ma bariis dhacey iyo baasto dhacdey aan idin dhex marineee albabaada furaaa!!!
      Aar inader nin ragina wuu garanaaya doqona losheegimaayee dawladeenu waa somalia 🇸🇴 waligeena kala goi meyno xilka usareeya somaliya wainuu nin hargysa udhashey amase borma qabtaa taasaa kadhaw aqoonsi caano lagu maalo!!!!

  • @AliGeeljire
    @AliGeeljire 2 หลายเดือนก่อน +1

    Somaliland has been spreading baseless information about the recognition of a clan called Isaq. I am requesting everyone to please stop spreading this unfounded information that has been circulating for the past 31 years.
    Somaliland is a part of Somalia, and somalia's constitution does not allow any separation.
    According to international law, no country can interfere in Somalia's affairs. The United States is among the countries that believe in and support the unity of Somalia. It is not in the interest of the US or any other nation to divide Somalia.
    If Somalia were to be divided, Al-Shabaab could easily take over, creating a significant threat to regional and global security. The international community understands this risk and thus supports the unity of Somalia 🇸🇴. It's crucial for peace and stability that all Somalis work together and reject any divisive actions or misinformation.

    • @mustafamohamed4581
      @mustafamohamed4581 2 หลายเดือนก่อน

      Fight against alshabab, thats your problem not ours. And yes donald trump can give us recognition since somalia does not have veto power.

  • @abdinasirmohammed4595
    @abdinasirmohammed4595 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maansha allah guul Somaliland

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 2 หลายเดือนก่อน +1

    KAN WERIYAHA ISKA DHIGAYAA WAA CIYAALKII FAQASH DHASHAY

  • @yeabyeab9449
    @yeabyeab9449 2 หลายเดือนก่อน +5

    rer somaliland dharar cad riyonayaan

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 หลายเดือนก่อน +1

    Guul iyo gobanimo❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @abcshuttle4505
    @abcshuttle4505 2 หลายเดือนก่อน +1

    They don’t even ask when did this happen? Where is the proof?
    You cannot just sit on a video and put all the things that you have in your mind out there even though they are crazy.

  • @DhabarFiiro-k4f
    @DhabarFiiro-k4f 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waligiin nijaastasad ahanaysin

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wiiilka adno aadan dhasho ayaa aqoonsanaya

    • @MuuAli77
      @MuuAli77 2 หลายเดือนก่อน

      Over 99 year

  • @FarhaTresor
    @FarhaTresor 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hhhhhhhhhhhh amxaarkii muu
    iska diiday ???
    😭😭😭😭😭😭

  • @abdirahmanhusein2244
    @abdirahmanhusein2244 2 หลายเดือนก่อน +1

    Adduunka laguma Umad dhan oo riyomaalmeed ku jira

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 หลายเดือนก่อน

      Is adkee yaan lagaa garane😅

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 2 หลายเดือนก่อน

      Is adkee wll umad aad necebtahay dabagalkooda waxaad ku fashay garanweynay, waabad na necebtihiine midnimqda aad rabtaan maxay tahay ma inaan is diLno uun ayaa rabtaa iLee waa is necebnahaye oo dowlad ma wada yeelankarnee, ma xayawaan ayaa tihiin biLaa caqli ah waar aynu kala noolaano cudurkaa qabtaan iLaahay haydinka daaweeyo

  • @AhmedSalah-yl1jw
    @AhmedSalah-yl1jw 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waar kani taram mum la soosexday xaguu ku yidhi beenake riyo ku jira weeye kani

  • @AhmedIbrahim-kd3gt
    @AhmedIbrahim-kd3gt 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kkkkkkkkkk beeneland iyo maweladodiiiiiu😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂heegoooo bye 3 bilood onlyyyyyyyyy

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dacarbudhuq oo america aqoonsatay good

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 หลายเดือนก่อน

      Yaa kugu yidhi dacar budhuq ayay lasimantahay

  • @abdiazizmohed6981
    @abdiazizmohed6981 2 หลายเดือนก่อน +3

    Taiwan xittaa Mareykanka wuxuu u aqoonsan yahay Dowlad haddana ma noqon Dowlad Dhammeys ah, HCTV Daliil keena aqbaarta aad sheegeysaan lkn nimaan timo lahayn maaha Daliil

    • @VivaWNP143
      @VivaWNP143 2 หลายเดือนก่อน

      Foolxumo yahay aamu dadka waxba haka sheegine 😂

  • @abuukarHussein-pm9pn
    @abuukarHussein-pm9pn 2 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂riyadas wa cel cirbad haben madow ku dhacday miya laga so sari karaa 🇸🇴🦁

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 2 หลายเดือนก่อน

      Dhulkeedii ayaan haynaa wll qli iyo dekadeheedii aduunkaa ubaahan strategygan dalka ah, koonfur ayada waa La xukumaa hadal lama weydiinayo

  • @cabdiraxmaancabdi-casiis8625
    @cabdiraxmaancabdi-casiis8625 2 หลายเดือนก่อน +3

    IIDOOR WAGAASH riyada beenta ah joojiya.

  • @MUSICCHANNEL-io5hj
    @MUSICCHANNEL-io5hj 2 หลายเดือนก่อน +1

    Guul Somaliland ❤🎉

  • @khadaraadan5697
    @khadaraadan5697 2 หลายเดือนก่อน +1

    Salaada u kaca aqoonsigu ha dambeeyee

    • @abdielmi6419
      @abdielmi6419 2 หลายเดือนก่อน

      Ha nixina aqoonsiga Somaliland..

  • @mustafeibrahin1963
    @mustafeibrahin1963 2 หลายเดือนก่อน +1

    Warkaaasi iska hubsada warbaaa ka danbeeye.

  • @Siraad-b5i
    @Siraad-b5i 2 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂riyoooooooooooiioo

  • @suhaibahmed8702
    @suhaibahmed8702 2 หลายเดือนก่อน

    Waa barnaamij fiican lkn buuqa ku jira ee schoolka la moodo halaga ilaaliyo si uu macno wayn u yeesho waraysigu

  • @abdirizakabdallah2672
    @abdirizakabdallah2672 2 หลายเดือนก่อน +2

    Caqli Eydoor riya maalmeed

    • @mukhtaarmaxamed8526
      @mukhtaarmaxamed8526 2 หลายเดือนก่อน

      Ma aybaa kuwasay

    • @abdielmi6419
      @abdielmi6419 2 หลายเดือนก่อน

      Daaroodkii way isku xaarayaan markay maqlaan Aqoonsiga Somaliland...

    • @abdirizakabdallah2672
      @abdirizakabdallah2672 2 หลายเดือนก่อน

      @@abdielmi6419
      3 magaala Burco iyo Barabara iyo Hargeisa ayaa soomaaliya ka dagtaa. Dhul aadan laheyn ha sheegay hadii kale 500 maxaabiis cusub udiyaar garow.
      Awdal State guul

  • @Clorex___
    @Clorex___ 2 หลายเดือนก่อน +1

    I Do Support Somaliland's Independence, They Just need to Remap Somaliland Without the Harti Regions of SSC and Makhir State, And Even Other Somalis will Join the Campaign for your Recognition but your Current Map was Mapped by A British Man and is Far From The Realities of Today.

  • @nurhassan2321
    @nurhassan2321 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wargeys Ethiopian ah ayaa Qoray warkaan Sal Iyo Raad Maleh, Amxaaro rabta İnay Somali Land Seexiso waaye

    • @mawlid0523
      @mawlid0523 2 หลายเดือนก่อน

      Project 2025 trump ku qor 900 page ayaa kuusoo baxaya page ka 186 akhri

  • @MahdiSiciid-v4j
    @MahdiSiciid-v4j 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha allaah

  • @AFRICANITV24
    @AFRICANITV24 2 หลายเดือนก่อน +2

    🥰🥰🥰🥰

  • @billeqabowsade6518
    @billeqabowsade6518 2 หลายเดือนก่อน +1

    War dadaw riyo jiif la aaneed yaa rogrogaya runa modaya eaganimo ma riyooto ee runta ayey abaartaa somali ayaa bixin karta ee xal raadsha dhinacya aaney jiri maxad nafta ugu naanaabisaan

  • @allicare6483
    @allicare6483 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dadkaan wey waasheen!! 😂😂😂

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 2 หลายเดือนก่อน

    💯💯💯💯💯💯💯🇸🇴SHACABKA REE AWDAL TATSTS WAA INAY MARAAN WADADII ASSS KHATUMO OOO KALE SI AAN U GAAADH NOOO GUUUL GOBONIMOO EEE AWDAL TATIS OF SOMALIA

    • @mcnncm1318
      @mcnncm1318 2 หลายเดือนก่อน +1

      SSC waa siilka saado cali

    • @superfun1819
      @superfun1819 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@mcnncm1318ooynaye 😅😅😅 marbaa meel ubood

  • @nadiiryusuf-l9o
    @nadiiryusuf-l9o 2 หลายเดือนก่อน +3

    haduuba maraykan na aqoonsanayo ethiopia badna uma hayno aqoonsina kama rabno

  • @MohsmedFaatah
    @MohsmedFaatah 2 หลายเดือนก่อน

    Guul iyo Gobonimo somaliland ha waarto

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 2 หลายเดือนก่อน

    Project 2025, waa loo tuhmayaa Trump wuuse iska fogeeyay.

  • @cabdiraxmaancabdi-casiis8625
    @cabdiraxmaancabdi-casiis8625 2 หลายเดือนก่อน +4

    Hadana SAMAROON baa lagayaabaa in'ay goostaan deegaanadooda.

    • @hhi7565
      @hhi7565 2 หลายเดือนก่อน

      Xaara waynee Somaliland waa isaqland don’t be jelous 😂 okay

  • @cabdirisaaqmaxamud7003
    @cabdirisaaqmaxamud7003 2 หลายเดือนก่อน

    Somaliland bogcadda ay ku taalo awgeed waxaa soo dhow xilligii uu Eebe guusha siin lahaa.

  • @musj21
    @musj21 2 หลายเดือนก่อน

    War ninkan dhako sigtay wan ugu rideyna codka reer JSL EE USA 🇺🇸 manifesto akhriyay waa dhab 💚⚪️❤️ GULEYSTA JSL LETSGO

  • @Muunisa-q6v
    @Muunisa-q6v 2 หลายเดือนก่อน

    Falastina iyo SL midan dabu sudhaya midna wuu aqonsanay illahow tii roon

  • @hormoodkasoomalida9210
    @hormoodkasoomalida9210 2 หลายเดือนก่อน +2

    Guuul.sland

  • @qooqane65
    @qooqane65 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 2 หลายเดือนก่อน +1

    Bal maxaa sl taram baray ma xaruur ayuu namoodaya

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 หลายเดือนก่อน +5

    Yoocada ila looyacdo lo aqonsnya somaliland xadki lixdanki ❤❤❤

    • @shaficali5991
      @shaficali5991 2 หลายเดือนก่อน +1

      Weligey isaaqa waxka maawelo jecel ma arag war horta kalaya miyad walantihin caqligiina isma weydiisan wax hadi la idinsheego sax iyo qalad mise sidas unbad kujireysa weligiin

    • @gorgor3062
      @gorgor3062 2 หลายเดือนก่อน +1

      ​@shaficali5991 adiga ayaa khiyaali kujira waxadse kabaxaysaa oo hurdada ka kacaeysaa marka aqoonsi calamiya somaliland hesho

    • @abdulwahidmohamud9408
      @abdulwahidmohamud9408 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@shaficali5991siilka walasha isii diyaari dhilo Ina faqssheey

    • @shaficali5991
      @shaficali5991 2 หลายเดือนก่อน

      @@gorgor3062 sxb hoos u hadal hadaladada somalida kale yeynan murankena maqlin Goojacade ayan kaso salamaya . In aad horta siweydiso aya kahoreysa xage somaliland ladhaha yaakula aminsan . Kadib aqonsi raadi . Reer qaran manoqdo hora laso tijabiyey hakudaalin qabil isaq ladhoho ayad tihin meshina aminta taas . Xuduudi benta aha ee muse iyo inakahin idin kuseexinayeen 30 sano Cali harti ayaa kunool oo hilib dad kadhergey 25-8-2023

    • @AbmedDaahir-mx6xc
      @AbmedDaahir-mx6xc 2 หลายเดือนก่อน

      deeee intiina yar qaaataaaba

  • @nihalchalwa993
    @nihalchalwa993 2 หลายเดือนก่อน

    Project 2025 marka la waydiiyey wuu iska foogeeyey !!!!!@

  • @shaficali5991
    @shaficali5991 2 หลายเดือนก่อน +1

    Meeshan hargeysa dad walanbaa lagu ahya miyaa tolow

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 2 หลายเดือนก่อน

      Ma Raga dekadahoodii iyo magaalooyinkoodii iyo shacabkoodii utaLiyey ee cashuurta ka gurta ee Lacag gaar ah usameeyey ayaa ah dad waaLan hooyadaa caqliga qadhmuun ka was mayee waxa miyir qaba kuway amisoontu hablahooda kufuusho koonfur nacalatulaa calayk

    • @shaficali5991
      @shaficali5991 2 หลายเดือนก่อน

      @@cabdalacawilyoohiye3 ceeb weyaan Gabadh somaliyed in ad waxkasheegto habluhu xishod bey mudanyihin dhaman. Adiguse dhagahaga iyo afkagu isma maqlan miya sow adigi laha irir samalan ahey kadibna xabashi iyo oromo sheegtey somalinimada kusolabo horta aan wax isla meel shigne . Waxan filaya hambadi goojacade lugaha kaga baxsatey inad kaso hadhey marlabad hadi aad nolosha janis u heshey oo adan halagi 25-8 raacin iska amus ayar dhulka soco.

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 หลายเดือนก่อน

    Abshir ❤❤❤❤❤

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xashiishka iska daa

  • @AxmedAxmed1234-ru6ot
    @AxmedAxmed1234-ru6ot 2 หลายเดือนก่อน

    marba waxku maa weeliya dadka Obama iyo Donald trump sow may ahayn kuwii siyaad bare amaanayey dadka beenta oo meeyey aby axmed iyo badii iyo aqoonsigii from burco

  • @hirsiomer9775
    @hirsiomer9775 2 หลายเดือนก่อน

    Riyadiinu gun male macaruubaad usheekay naysaa bal is dhagayso 😅😅😂