Barnaamijka- Waayo Arag Qaybtii 10aad 31-03-2022

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 49

  • @axmedaden1655
    @axmedaden1655 2 ปีที่แล้ว +3

    alle yabarik muj.max'ud wadaad geesi dalkan iyo dadkan naftiisa uhuray, dhamaan geesiyaashii shahiidayna alle janooyinkiisa haku casuumo

  • @cladiifclaahi3507
    @cladiifclaahi3507 2 ปีที่แล้ว +4

    Maasha allah mujaahid maxamuud wadaad farxad ku noolow

  • @Geeraarshe
    @Geeraarshe 2 ปีที่แล้ว +1

    Wllhy Siduu jiidaa Bariga usheegay waa sax Xadhadhanku waxay udhaxaysaa Coodanle iyo Buuhoodle Sadexduna xuduudka ayay ku yaaliin Alle haku Ciseeyo Labada Daaroodba Mujaahid Maxamuud Wadaad nin Masxadiisu cajiib tahay Wllhy

  • @mukhtarabdillahi3496
    @mukhtarabdillahi3496 2 ปีที่แล้ว +2

    Xaq u dirir ku guulaysatay allana ku gargaaray yoolkiisii, da'yarta reer Somaliland taariikhdoodii halgankii is mug leh ugu gudbiyey , jasa'aka Allah.

  • @rashidsalan4486
    @rashidsalan4486 2 ปีที่แล้ว +7

    Wallahi waa la yaab Masaafada ay ka weerar tageen Mujaahidiintaasi ee habeen dhan iyo maalin ay sii socdeen ee haddana ay intaas Cadaw sii dhex marayeen haddana ilaahay guusha siiyay Haddana waxa sii yaab leh waxay u baxeen jiho kale oo Deegaan SNM aan laga taageersanayn oo Cadaw la siu yahay Haddana ilaahay nabad ayuu ku dhaafiyay Guul SNM

    • @arwamaxamuud130
      @arwamaxamuud130 2 ปีที่แล้ว

      À. Aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 2 ปีที่แล้ว +4

    Halgankii xalaasha ahaa SNM ❤️❤️❤️❤️

  • @YasiinCabdi-j6d
    @YasiinCabdi-j6d ปีที่แล้ว

    Mansha alaah ale haku daayo

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel 8 หลายเดือนก่อน

    Thanks for your service Mujaahid

  • @jamacsalaad4833
    @jamacsalaad4833 2 ปีที่แล้ว +6

    faqashtu waxay isku habaari jirtay xabada haragwaafi kugu dhacday

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 2 ปีที่แล้ว +1

    Mujaahid maxamud cimrigaaga ilaahay haku daayo

    • @abrahamdirie4393
      @abrahamdirie4393 2 ปีที่แล้ว +1

      Maxamud wadàad awbarkhadle markuu haragwaafi idinkaga geeriyooday waxay ahayd February 21 - 1988

  • @AxmedJamac-awcigaal
    @AxmedJamac-awcigaal 7 หลายเดือนก่อน

    ilahay cilmiga dherer iyo cadaado suuban ayan kaga rabayayaa mujaahid sulthaan maxamuud wadaad. manshalah

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa mujaahidiintiii nafta iyo maaaaaalkaba inoooosooo hureyyyyyyyyyy

  • @abdilaahijaamac6644
    @abdilaahijaamac6644 2 ปีที่แล้ว +2

    Walahi walahi walahi taariikh mucjiso ah

  • @khadarahmed9586
    @khadarahmed9586 2 ปีที่แล้ว +3

    Sifican baad udhegtay mujahid waxan xususta mujahid mahamoud wadaad 1984 markan sogalnay buraha shiikh markan dib ugu noqonaynay ethoipia laso dawoco iyo buqaha mishalayidhahdo markii yidhi hala boxo waxan ahaa dardaydii kaqaybgalay dalkii buraha shikh noo beriga burco kaso jeda goada yare dixcad baan kaso dagalnay burtah halo ilaa iyo buurta shikh salaweel kalwarabe garbadiir hudisa iyo burta gacan libax inta udhaxaysa ayaanu kula dagalanay faqashta marka halganku bari iyo galbeedba snm midbayka ahaayd kagalbeed udhashay baru kadagalamayey ka bari udhashayna galbeed buuka dagalamayey waa lodhama halganka marka mujahid mahamoud wadaad waa halgama kaso dagalamay beri iyo galbeedba Allah haxafido mujahidka wuxu kamidyahay ragii nimcada manta lagujiro naftisiyo dhigiisa usohuray wiliba hero yadii ugu cansana snm

  • @xooshjaamac3145
    @xooshjaamac3145 2 ปีที่แล้ว +2

    Jamac daauud dhakhtarkasi dhawaanbuu geeryooday aanahay uunbaa nool madaxii zaadka ee saldhigii bali dhaye Mujahid Jamac cabdale maxamed xiirane

  • @salahhassan50
    @salahhassan50 2 ปีที่แล้ว

    Alla haw naxariisto intii shahiiday

  • @yucubyabooshow9418
    @yucubyabooshow9418 2 ปีที่แล้ว +2

    mujaahid kan iyo mujahid farax ifisaba waxa ka war bixin fiican ninka layidhaa Faysal dheere hadad dhagaysto waad yaabi

    • @mucjiso2000
      @mucjiso2000 2 ปีที่แล้ว

      XQQ SXB NINKAA WARKIISU WAA FADHIYAA,,NINKAN WAXYAALO BADAN AYUU ISKU QALDAYAA,,

  • @mohamoudmohamed9996
    @mohamoudmohamed9996 2 ปีที่แล้ว +1

    Muj Xaliimo dhega la'a gaandherigii ugu fiicnaa buu ahaa ilaa ahay qabriga ha u nuuro. Wuxuu ahaa taliyihii Madaafiicda 1988 27 may buu ahaa.

  • @mohamoudmohamed9996
    @mohamoudmohamed9996 2 ปีที่แล้ว +1

    Mujaahidku Bari iyo Galbeed ba waa ka dagaalamay. Mucjiso.

  • @Adam-lg7yx
    @Adam-lg7yx 2 ปีที่แล้ว

    Mujaahid alle ha ku daayo

  • @axmedcaabi3194
    @axmedcaabi3194 2 ปีที่แล้ว

    Qoladiina Tvgu Mujaahidka Waxaad Ka Waraysataan Hawlgalkii Booyadaha Ee Aaga Beer Iyo Burco Dhexdooda Ka Dhacay

  • @fahmi1435
    @fahmi1435 2 ปีที่แล้ว +1

    Dirwalintii snm m.wadaad noolow .mujahid

  • @museahmed5147
    @museahmed5147 2 ปีที่แล้ว

    Mujahid maxud wadaad warkiisa oodhan waan dhegaystay waliba waan kahelaa waana runsheeg aan wax aanjirina kumadaro waana taariikh lasoo maray oo aan lada ogayn loona baahanyahay aad iyo aadna wuu ugu mahadsanyahay

  • @rashiidaadan7815
    @rashiidaadan7815 2 ปีที่แล้ว

    Barnaamijka waayo arag oo aan aad.ugu xidhan ahay waxaan ka waayey hawlgalkii dhakhtarkii burco ee lagala baxay janankii ethopianka ahaa iyo ragii la baxay

    • @mucjiso2000
      @mucjiso2000 2 ปีที่แล้ว

      NiYAW SXB SI KASTA WAAN U BAAADHAY WAAN WAYAY HAWLGALKAA BURCO EE XABASHIGA LUGULA BAXAY,,HADAAD HESHAY SXB ISOO SHEEG

  • @museahmed5147
    @museahmed5147 2 ปีที่แล้ว +2

    Weliba waxaan ka codsanayaa inuu noowado inbadan allena waxaan ugabaryayaa cimri wanaagsan caafimaad iyo janatul fardawsa inuu alle siiyo suldan mujahid maxud axmed xasan

  • @mucjiso2000
    @mucjiso2000 2 ปีที่แล้ว

    WAAR SXB FAYSAL XABAAL MARI-WAA MAXAAD U WARAYSAN WEYDEEN,, WALLAAHI TAARIIKHBAA KU DUUGAN,, HAL BARNAAMIJ AYAAN DAAWADAY MUUQAALKIISA IYO CODKIISU FIICNAYN,,,,MARKAA SXB BILLAAHI CALAYK NINKAA JAB BADAN AYUU SOO MARAY HA LA WARAYSTO,, MAHADSANIDIN

  • @ahmedadanhussein42
    @ahmedadanhussein42 2 ปีที่แล้ว

    Geesiyaal

  • @jiifdiidjiifdiid9736
    @jiifdiidjiifdiid9736 2 ปีที่แล้ว

    Ninkan Waa halyey

  • @ismailaymankuulismo6313
    @ismailaymankuulismo6313 2 ปีที่แล้ว

    Xamudkii labaad weeye muj.maxmd wadaad xamud wuxuu ahaa ninkii kushihiidey burcoduurey

  • @jamacsalaad4833
    @jamacsalaad4833 2 ปีที่แล้ว

    Muj waxaan waydiinlahaa howgaladaa aad soo sheegay ee kala ah balidhiig lebi sagaale daba gorayaale gunburaha bali dhiig yaa kala hogaaminyey

  • @axmedobsiiye4179
    @axmedobsiiye4179 2 ปีที่แล้ว

    Suldaanka waan salaamayaa hal su'aal ah ayaan qabaa inkastoo wareysigu waqti kasoo wareegay, su'aashu waxay tahay mujaahidiin hartiga markay mujaahidiinta isaaqu hadlayaan ma xusaan, ma magaacaan, ma waxay ahaayeen mujaahidiinta hartigu kuwo aan dagaalka Daacad ka ahyn oo sidaas xuskooda loo necbeystey, mise mujaahidiinta isaaqa ayaa xaasidiina oo hagranaya kuwa hartiga maadaama idaacadaha barnaamijyada SNM baahiya ay rag isaaq wada maamulaan
    Qeybta labaad ee su'aashu waxaa weeye idaacadaha uruuriya taariikhda SNM inta badan ayagaa raadiya reggie aha snmta oo xitaa qaar baadiyaha ugu taga, oo aad ka arki karto suldaanka laftiisa wareysiyadii hore ee laga qaaday waxa uu u ekaa nin jooga deegaankiisa oo tuulo u eg waa sida aan u fahmay, haddaba idaacadaha diyaariyey barnaamijyada snm sida XUSUUS REEB, WAAYO ARAG WAAYO JOOG, idaacaduhuna yihiin, HORNCABLE TV, SLNTV, iyo CBA oo iminka dhex muquuraneysa wareysiyadii ay gaadhi waayeen kuwii hore, kuwaas oo dhan maxay usoo bandhigi waayeen mujaahidiintii HARTIGA mise cid u sheegta ayey garan waayeen,
    Bal arintaa hadey suurta gal tahay dib haloogu noqdo oo haloo saxo, anigu waxaan ahay nin harti ah jooga laascaanood, aadna u daawada barnaamijyada lagaga sheekeeyo dagaaladii snm.
    Cudurdaar: abtiyaal qofkii haddalkeyga fahmi waaye degdegii reerka yuusan durbadiiba seefta igula soo cararine ii miyiriya kkkkkkkk. Wcww

    • @AbdiazizSaidAhmed
      @AbdiazizSaidAhmed 2 ปีที่แล้ว

      SNM urur la dagaallamay dowladii kacaanka aheyd 10 sano ka dibna qabsaday Somaliland.
      Adiga haddaan dib su'aal kuugu soo celiyo ma waxa jirey halgamayaal harti ah sida warsengeli iyo dhulbahante oo si toosa uga tirsanaa halganka SNM kula jirtay dowladdii dhexe.
      Markii dowladdu sii dhacaysay 1990 waan xusuustaa rag odayaal ah oo uu hogaaminayey AHUN Garaad Cabdiqani ; dabcan iyaguna ma aheyn ciidan lkn rag madax dhaqameed iyo nin garbood kale leh bay ahaayeen.

  • @axmedcaabi3194
    @axmedcaabi3194 2 ปีที่แล้ว

    Hawlgalku Waa Qurilugud

  • @samsamm5996
    @samsamm5996 2 ปีที่แล้ว

    Waa geesi yaab le

  • @ibrodaacad6784
    @ibrodaacad6784 2 ปีที่แล้ว

    Muj tarikhda nosi wad hana cajisina adiga iyo waryahaba

  • @tomicruz1236
    @tomicruz1236 2 ปีที่แล้ว

    Oo hadaynu ta soomaaliya sidaa u dhisno kawaran

    • @nimcanmahamud8336
      @nimcanmahamud8336 ปีที่แล้ว

      Somaliland hadan dhisano maxd ka qabta adigu

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 ปีที่แล้ว

    Mujaahid waxaa dhiiga igu kiciyay oo aan ka xanaaqay ninkaa sarkaal ah ee faqashta ah ee la caroos galay gabadh reer sheekh isxaaq ah , qoyska gabadha siiyay walaahi reer sheekh isxaaq xalaal ah ma aheyn, naagta labada lugood u kala qabatay ninkii dabargoynayay inadeerkeed iyo adeerkeed iyo tolkeeda ,

  • @farxancabdilaahi1566
    @farxancabdilaahi1566 2 ปีที่แล้ว

    Aĺlow dabigena dhaàf snm

  • @haibesuleiman8388
    @haibesuleiman8388 2 ปีที่แล้ว

    Geesiyadii dhiigooda soo shubey weeye Meelwalba waa nin kasoo dagaal galay

  • @mucjiso2000
    @mucjiso2000 2 ปีที่แล้ว +4

    WAAR SXB FAYSAL XABAAL MARI-WAA MAXAAD U WARAYSAN WEYDEEN,, WALLAAHI TAARIIKHBAA KU DUUGAN,, HAL BARNAAMIJ AYAAN DAAWADAY MUUQAALKIISA IYO CODKIISU FIICNAYN,,,,MARKAA SXB BILLAAHI CALAYK NINKAA JAB BADAN AYUU SOO MARAY HA LA WARAYSTO,, MAHADSANIDIN