Viva wllee garxajis gobanimo lagu gaadhi waa runtii, waar bal kawaran ragii jeeganta u samaystay ayey qaarna xusbigoodi ku wareejiyen qaarna sandaladii muuse ku qabsaday ka difaacayan oo garab taagan yihiin allah'yaa cizak. Wlhy waa reerka keliya ee inta qalad laga galo aan gocashada aqoon.
Ilahay habarkeeyo isaaq sheekh isxaaq waa guul aad au muhiim ah taasi waxay cadaynysaa isku dubnashaha qabiilkyga isaaq Ilahay cadowgeena ha jabiyo
Viva garxajis 🦁
Amiin amiin. Guul guul .habar Awal waa gob .
Viva wllee garxajis gobanimo lagu gaadhi waa runtii, waar bal kawaran ragii jeeganta u samaystay ayey qaarna xusbigoodi ku wareejiyen qaarna sandaladii muuse ku qabsaday ka difaacayan oo garab taagan yihiin allah'yaa cizak.
Wlhy waa reerka keliya ee inta qalad laga galo aan gocashada aqoon.
Wallaahi si niyada ayaan ugu farxay arrintaa uu sameeyey siciid qulumbe iyo reerkaa garxajis iyo ciise muuseba waxaa ka dhacay duco is laab xaadhasho isa saamaxaad ilahn dadku waa dad walala ahe
Odaygii subeer awal uweynaa sawka muuse kasoo horjeestay walee muusaa loo yaabaa sanadkan
Hadalada dadweynaha Somaliland ka farxinaya sida uu sameeyey suldaan Xassan maalintaas oo kale, halkaa ka haya, suldaan Xassan illaahay caafimaad degdeg ah ha siiyo.
ODAYGU CAADUU ISU DHIIBEY MARKII XAALADU KU ADKAATAY
Waxaasoo karaama dhac ahna musaa ugu wacan siyaasad xumadiisa
Fule
Kkkkkkkkk sheeko ciyaareed shacbigu waa kulmiye
Kaliya maaha Isaaq se Somaliland oo dhan inta wada joogta iyo inta inaga maqan ee huwanta la isku odhanjirayba midnimo iyo wada tashi ha isugu noqdaan shirweyne dhawameed balaadhan oo Somaliland oo dhana oo 30kii ama 20kii sanaba mar la qabto laguna goaamiyo go’aano waaweyn waa inaynu samaynaa intaynu Somalida kale dheernahay waa Salaadiintaase
Waar iska soco wax aad suldaan utahay majirto
Ee lacagta bixin lahayd
Muusow najiidh maxaa kadanbeeyay kkkkkk 🤣🤣🤣🤣❎❌📢📢📢 iminka isaaq ku carara 😁😁😁❎❌📢📢📢
Iʟᴀᴀ ʜᴀᴅᴀ ᴍᴜᴜsᴇ ᴍᴜᴅᴀɴᴇ ʟᴀ ʟᴇᴇʏᴀʜᴀʏ ʜᴀ ɪʟᴀᴀᴡɪɴ ʜᴀᴅᴀᴀ ɴɪᴏ
@@zuldanmohamed2588 waakaa suldaankaagii ooyay ee ilmada ka masax 🤣🤣🤣❌❎📢📢
@@Ali-xw9ilᴡᴀᴀʀ sᴏᴏ ᴅɪɴᴋᴀ ɴᴀ ʙᴀʀʏᴀʏᴀ sᴜʟᴅᴀɴᴋᴀ ᴏᴏʏɪɴ ᴋᴀ ᴅʜᴇᴇʀ ᴄɪᴅᴀ ᴏᴏʏɪɴᴛᴀ ᴋᴜ ᴄᴀᴀɴᴀ ᴡᴀᴀ ɪᴅɪɴᴋᴀ 😂
@@zuldanmohamed2588 alla haashterigii moorgan sowdigii soo baroortay illaahey amarkiis ee buule afbalaadh aan kaa dhiciyay kkkkkk 😁😁😁😁😁❌❎📢📢📢
Tuugtani ayuu matalaa waar dadka xoolamaahee cidna mamatashide umada beenta kadaayoo awal iyo isaaq iyo qaran labaduba waa farqi kaladuwane anagu madaxbaanu xilka udhiibanay siyaasadee adigu maalinba beenbaad caleemasaar iyo duco qado kaga xuntaa been umadee xukuumada waxaan leeyahay nimanka reerihii sooceliyay gabigoogaba xabsiga halootaxaabo
Shacbigu waa kulmiyee adigu xasan beenaalow yaad Natasha horta beenaalayohow tuugad ahi
BARASHADA CARABI KA BARO BARTEENA TH-cam.KA ADIGOO JOOGA GURIGAAGA GOOBTAADA GANACSI
"Haddii M/weyne Muuse Bixi Cabdi laba sano kordhin codsado maxaa la yeelli??.. ilayn Salaadiinti Beeshiisi waa kuwaas quus ka jooga.?
Somalilandna sii la mida Isbedel doon horumar iyo cadalaad xilalka qaranka Ila beelahii darafyada..
Oo Yaab-Yaab kiisi taagan...
5 tiisa ha damaysdo madaxwyenha laakin hal maalin kuma darsaniyo. Somaliland iyo cadaalad bay dadku rabaan
Fule