MARKABKII TITANIC WAX AADAN KA OGEYN AYAA JIRO
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 7 ก.พ. 2025
- Kanaalkani DUKHAN MEDİA sidda magaca ka muuqataba, Waa kanaal aynu kusoo gudbino;
1-Mucjizooyinka Quraanka Kariimka iyo Axaadiista.
2-Fahamka Aayadaha Kowniga ah ee dhulka.
Muuqaalada Kanaalkani waxaa ay furayaan indhahaadii, Taxadarkaaga Nolasha iyo Wacyigagii, Sababta laguu abuuray iyo Xaqiiqada aad ilowsantahay oo dhan ayaad ku arki doontaa.
Haddii aad tahay qof xiiseeya Mowduucyadani, kanaalkani waxaa uu noqon karaa mid adiga kuugu haboon, Waad Rukuman kartaaa. (Kanaalkani waa farac kamid ah, Annaga Production).
Thanks wll more information I.n🎉
Mahad sanid maclin Abdirashiid ❤
Mhdsnd