Abayo war mahadsan tahay runtii wlhi abaalkaaga ma gudi karo illahay ka sakow ilmahayga adigaa ii badbaadiyey dhiig ban isku arkay anigoo uur leh waxan rabay in aan isticmaalo waxyaabo caadada socodsiiya ka dib waxan daawaday video adiga aad soo dhigtay aad leedahay dhiig hadaad isku aragto haku degdegin uur iska baar ka dib waan baaray uur buu ii noqday alxamdullillah adigana waan kuu ducuyeey allah ha inoo fududeeyo❤❤❤❤
Masha Allah Allaha ku barakeyo abyo mcn cafimad ku dhal insha Allah intana An haysane Allaha nagu arsaqo awlad cafimad qaban oo salixina matano ah insha Allah inta haysatana Allaha u barakeyo ❤❤❤❤❤
wlshy qaaya siman Allah haku barakeyo waxaa iga jawabta qaado khalkhalka waxa u dawaa 3 bil io bar an umulanahay cadada bishi sadex mar ayay ii timadaa waa ku dhibnaahy maxan subiyaa
Abayaayal bil iyo 12bari buu dhiig iga maqanyhy dhiig iyo kaadina negtive soo sarayaaan kumbuyuutar isa saaray dhiig yar baa mesha ku istagan la dhhy cadada kasoo daahday waaye cml sida walacii o klna waan ahay soo hdla hablo
Abay hadag dagin ani ano shan mar kabadan is baray ahadana negative ley dhahay o darema in ur leyahay xata dhig wan iska baray hadana wa leyga waye ila an iska daye baritan marki labo bil idhaman rabtay hadana kuceliye sosaray marka dadka isku mid mahin hormones ka
Abayo war mahadsan tahay runtii wlhi abaalkaaga ma gudi karo illahay ka sakow ilmahayga adigaa ii badbaadiyey dhiig ban isku arkay anigoo uur leh waxan rabay in aan isticmaalo waxyaabo caadada socodsiiya ka dib waxan daawaday video adiga aad soo dhigtay aad leedahay dhiig hadaad isku aragto haku degdegin uur iska baar ka dib waan baaray uur buu ii noqday alxamdullillah adigana waan kuu ducuyeey allah ha inoo fududeeyo❤❤❤❤
Maashaa allaah maxaad isticmaashay qaali oo kaa joojiyay dhiigii oo kuu adkeeyay uurkii ilaahay ka sokow
Aniga uur waaba ilaaway walhi shalay aa layga qalay Polypen mise buro isoo duceeya Alx 30 min qaadty gurigaygana jooga 😢isoo duceeya 4 sano oo wax yar dhilmana lay qaba uu rabi danbi iga dhigo samir jamiilna 3 sano iyo 8 bilood hadana waa iga soo geeyen ini rabi dhexdeena dhigo aniga iyo ninkayga awolaad khair qabata igu daro inshallah oo malin un meeshan inkala soo hadlo
Xabiibti owlaad qeyr qabta ilaaha hakugu ir saaqo aamiin yaa rabi
Hun allha awalad khiirqaabda haku siiyo hun
Ilhy hku siyo wall awlad bari ah
Masha allaha Allaha ku adkeeyo walacanh Allaha ku fududeeyo abayo anika isoducey ino ilaahey oolad salixa h esiiyo 🤲
Ilahey haku sahlo🤲🤲
اللهم ارزقك ذرية صالحة عاجلة غير آجل 😢
Allaah kusiiyo si dag dag ah insha,allah
Allaha ku siiyo awlaad baari eh
Allooooow awlaaad isii hadal Aya dhagaha la iiga jaray maad uur lahayn. Ilaahow na wada siii. Allah adna haku adkeeyo Lkn abaaayo pls I caaawi
Aamiin yaa rabi abaayo kuwa baraka leh oon kaa Soo daahin allaah ku siiyo
Rabbi awlad bariya haku siyo abayo waxad isticmasha dhaga yaraha iyo xabatul rashad iyo malab saafiya .
@@UmuAsma-kh2ex Abaayo see u isticmaalaa
Allah Haku siyo owlaad abyo insha Allah WA hele Samir un
@@hoododayib inte joogta abayo
Anigaba walaca aa saaid ugu xanuustaa uurdhan wn ka cabsanayaa wlhi hadda kii 3aad ayan dhali rabaa lkn wxn rabaa in aan nasto😢
anoo iga so dilmen horay ka qaday alxamdulilah hadana awlaad illh wu isiiyay inta hesanin allh siiyo
Same alx allh no daayo inta hysane allh siiyo ❤😢
Asc wlo waxan ahye hooyo hayasata 7 carura manshalha hada sadece sano kadiba waxan isaku arakaye uur dhigina laba biloda igama Imani lkn Saka waxan arakaye dhigi 😢gorome imada dhiga istusaka😢
Iso duceeya aniga pls aniga 6bil ka hor dilamay wali ubd kalle ma.helin adina aalh ku barakeeyo mcney iyagoo nbd qabo ifka allh ku keeno qaya ❤️
Allaha ku siiyo abaayo ana sidoo kale kuwo khayr qabo insha allah
Aboyoy anaa sas arkay ilma iga dilmay kadib uurkle ma arkin
Meqa bil kaso wareegtay abyo allh na siiyo kuwo bari ah insha allh
42 week baan ahay aadban uwalwalsanahay kaf kaygaaa yar qaliin baanka baqayaa isooduceeya asxaaabey igu kaaba
Masha allh xbti allaha ku adkeyo isoduceya abayoyin in ale iga farxiyo o ilmo isiyo
Masha Allah Allaha ku barakeyo abyo mcn cafimad ku dhal insha Allah intana An haysane Allaha nagu arsaqo awlad cafimad qaban oo salixina matano ah insha Allah inta haysatana Allaha u barakeyo ❤❤❤❤❤
Allah Ku adkeeyo abyo anigan isoo ducey inuu Allah awlaad igu arzaaqo
Alle haku siiyo kuwo baariya🤲🤲🤲
Mashaa Allah ilahay hakuu arkeyo abayo Allah hakuu barakeyi
Alaah ku barakeeyo yaa Allah anigane iga farxi oo isiii awlaad baari yaa rabi 🥺🥺🤲🏻🤲🏻🤲🏻
Aamiin abaayo Allaha ku siyo owlaad baari ah
abayo duco aad markiba ku helayso ayan ku baraya eh xage kalaso xirira wlhi marki aan alle ku barayay markiba wu igag farxiyay uur
@@sacda323maasha allaah dhzmantenba moga faidey xbti alpi❤
Xbbti no faide
Amin yaa Rabbi dhammaantayo yaa Allaah
Adna Rabbi hakuu adkeeyo amin
Masha allh hambaliyo hambaliyo hambaliyo alle ha ku adkey abaayo qaayo siman
M.a 😢😢 wll qali
Maasha allah mabruuk abaayo allaha kuu adkeeyo allaha noo wada adkeeyo nooga faaideey waxyaaba aad isticmaasho walaca oo kaa caawiye cunto ayaan kawadaa mahadsanid
Abyo wlh kula feker ahy ine no so jwbta rajena
Iinsha allah abaayo
Masha allah tabarakallah ilaahey hakuu adkeeyo❤❤❤
Wl isoduceey in ilhay awalid isiiyo aboyo m.a adin ilhay ha ku barkeyo❤🎉
ilaahey owlaad xalaal ah haku siiyo abaayo❤️
😂Wa la cabsana maogi markii uurka la barayo ilahey ha ku adkeyo amiin
maxa laga cabsada cadi waye abyo
Maashaa allaah tabaarak raxmaan ❤️ abaayo ilaahey hakuu adkeeyo😍😍😍😘😘😘😘😘
MashaAllaah hambalayo xbbty ilahey haku adjeeyo amiin yarabi🥰🥰🥰
Ilaheey haku atakeeyo qaali ❤❤❤ waxa caafimaad qabo ilaheey haku siyaadsho
mahad sanid abaayo
Masha Allah xabibti albi Allaha ku adkeyo kuuna barakeeyo ❤
Anigane 4 Ibilow ah alxmdullih inta heysan Allah ha siyo inta heysato Allah ha u barakeyo amin inta isku bill nahay team may
Abayo uurka meeqo cisho lagu badhaa iso jawab
@@ayanbadan8856 abyo hada dhiga weyso io hada iska shakiso inta dhiga kle LA Garin xita WA Bari karta Wll Allah qeyr hakga dhige
@@ayanbadan8856abyo cadada sugeysay markaad waydo waad baari kartaaa
Masha allah abayo aniga alle haisoyo o laad bari aha insha allah ❤❤
Barigii hore isku xili umulnay
Aniga hada 8aad ku jiraa adna alle haku fududeyo
Masha allaah xbbti mamruk illahey walacana haku fududeyo ❤
Msh Allah allaha kuu dhiyareeyo walacana caafimaad kuwaar
M.aqaaya Allah kuu adkeeyo anigana iiso duceeya modi ma dhalin in alle igu irsaaqo
Bisha hadee iga soo dilmeen hadana isoo duceeya ilnuu ilhey igu arsaaqo awlaad cafimad qabta
Masha Allah wll wan ku xisay ilahay haku xafido ❤
Mn shaallh ale ha ku barkeyo ❤❤
Masha allh ilahy hakuu sugo xbbti Anigana iigu so duceey qaaya adiga iyo azxabtada inuu ilahay uur igu arsaqo waxaan❤ rer leeyahay 9sagal saano ayaa layqaba waxan idinka cosabaya inaad iso ducaysan walalayal please wad mahadsantin
Alleh awlaad baariyiin haku siiyo
Heyna wada siiyo inteenaan heysan
Qaayo waan kuuxiisnay xabiibt soodhawoow Alle hakubarakeeyo xabiibit
Hooyo nuujinaysa maxy ku garan kartaa inay uur leedahy
Abyo qofka uurka cusub xiliga ugu horeeyo dhaqtar laxariirikaro iisosheeeg
Mansha allah tabarakallah alle haku Adkeyo
Masha allh tabrklah alle haa ku adkeyo abyo ❤❤😊😊
Mnshlh abyo allha ku adkeyo inta heysan allha siiyo qaali muhiim ku ahy xage kala so xerira mcny
M.allah abaayo 🎉 illahay walacana hakuu fududeeyo insha allh
Masha allaah abaayo llaha ha kuu adkeeyo❤❤
Qaaya adi inte laga hela abayo message ka mise Facebook ga😢😢
Maasha allah ilaahey ha ku adkeyo abyo inta heysana allaha siiyo
wlshy qaaya siman Allah haku barakeyo waxaa iga jawabta qaado khalkhalka waxa u dawaa 3 bil io bar an umulanahay cadada bishi sadex mar ayay ii timadaa waa ku dhibnaahy maxan subiyaa
Masha Allah ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️
Masha allaah allahuma barik Abaayo Allaha ku adkeeyo
Asc wll waxan ku waydiyey aniga calamadihii uurka wan isku wada Arkay wanan iska badhay waliba laba jeer posative ayuu noqday maalin ka dib ayuu dhiig iga yimid waliba waxogaa ah dhaktar ayaan tagay waxba ma lihid ayuu dhahay laga yabaa inuu soo noqday ayuu dhahay macquul miyaa
Abayaayal bil iyo 12bari buu dhiig iga maqanyhy dhiig iyo kaadina negtive soo sarayaaan kumbuyuutar isa saaray dhiig yar baa mesha ku istagan la dhhy cadada kasoo daahday waaye cml sida walacii o klna waan ahay soo hdla hablo
Abyo dhiig is ka baar sida ugu fudud ee lagu baaro uurka waaye saas samey insha Allah qeyr
Dhiig iyo kaadipa masoo sarayo abayo
Abay hadag dagin ani ano shan mar kabadan is baray ahadana negative ley dhahay o darema in ur leyahay xata dhig wan iska baray hadana wa leyga waye ila an iska daye baritan marki labo bil idhaman rabtay hadana kuceliye sosaray marka dadka isku mid mahin hormones ka
IllHy Cfmd ha kugu kala keen hana kuu adkeyo wll ana umuL ban ahay iso duceeya in illhy icafio wn xanuzanahye inuu illhy Umushii isqadata iga Dhigo
Hamblyo wll qaaya siman allaha kuu adkeeyo kuuna barakeeyo
Habaqin waa farxad loobahna
M.a
Mahad sanid abaayo
@@qaayasiman4545byo xgee kaalasoixiriiraa wankuubaahnaa
Abaayo macanto ilahey haku adkeyo ilahey haku fududeyo walaca
Haa abayo mcn waxa😊
insha alla walcan waxba daremi maysid wax dhibaa
M.a hampalyo alle ha kuu adkeeyo apayo qaata siman
Mash alah tabrklh alh ku adkeyo abyo mcn
Masha Allah abayo 💋 ❤❤
Masha allha abyo🎉❤❤
Mash allh. Ilaahey haku. Atkeeyo
Masha Allah masha Allah abayo❤
Masha alah❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم ❤❤❤
ماشاءالله تبارك ❤❤❤❤❤❤
Asc qaayo abayo aniga dhiiga caadad 2 week buu iga maqanyahy wax cad baa iga socda oo cunun lahayn abayo uur ma la dhihi karaa isoo jwb abayo thanks
Manashalaah habalayo xbbti
Iiduceeya ana allow isii adiga iyo inta uurka lehna alle haw adkeeyo
Amiin
Qaya wn ku xisnay wlhi welcome back
Masha Allah Abaayo❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Ani camal markaan arke labadas calamad naxdin waxkale makanixin walac😂😂 ilahow bishi 3xaad maroya ifududey waxan cafimad qabo isii
Mabruuk illah haku adkeyo abyo ubad qeyr qaba illah hakaga dhigo ❤
Masha Alaha ilaha ha ku xafido qaali
Asc abayo 2bo Sanouur maaqadinmaxasameeyaa❤
Hamblyo abyo adigana alha kuu dhib yareeyo angana Allaha hanoo aqblo ducada
Aamiin abaayo
Maasha allaah _ allaaha kuu adkeeyo abaayo
Masha Allah allaha ku fududeeyo ❤
Abaayo qaaya intee cadad ka soo wareegtay markaad badhi taanka samaysay
Masha allah xbbti
Ani hadi iskabaarey alx inheysan alah siiyo😊😊😊😊🎉🎉🎉🎉
Allah ha ku barkeyo abayo
Abayo xagee joogtaa
Allahu mabarik abyo 🎉🎉
Masha Allah Abaayo
ماشاء الله ❤تبارك الله الله ❤
Qaaya wan kuxiisnay🎉🎉❤❤ nooso noqo adoo nabada❤❤
Isku bilo nahy qaaya abyo allaha no fududeeyo fosha
Aamiin abaayo
Hambalyo abayo aniga 6 bil kahora ilma iga soo dilmeen waxa ley qaba 8 sano mardhawa dhakhtar utagay waxey idhahday ugxaantada ayaa daciif ah waa 0.2 maxa kordhin karo ayaga waxey idhahen cirbad kaliya kordhin karta abayo iso jawab qali
Awlaad baari ah allha ku siyo
@@samiiraabdirahman7067 aamiin yaa rabi walal ❤️
Macaney meeqa week ayaa tahay allah no barakeyo
Hambalyo abayo ano gabar ah ku dawan jiray hadane gabar 5bil jirta aya iijogto walaca ad ayan ugu rafaaday adigane allaha ku dhib yareyo
mahad sanid abaayo
masha allah hambalyo allh ku adkeyo taloyinkaga wanku faiday
ManshaAllah congratulations
Mahad sanid abaayo
Masha Allah
Machallha machallha allha kubarakeyo amin amin
Mabruuuk macaney ani shakigaas wa qabay ilahadana wa qaba nakativ una idhahay markale aan fiirina iso duceya ❤😢😂😂
😢ani. Xita wniskaga shakisana Wana leydhahay uura ledahay lkn hada dhiiga imaday manta sadax I ah oo iga socda xinjiro wna sugaya inan iska baro
Ani dhiiga xiligii u i iman jiray 3 bari buu dhaafay lalabana wan dremayaa iyo dhabar xanun lkn isma baarin
Abayo qaaya uurka haadi hal bilyahi balkara geeka luubary
m.a abyo allaha kuu adkeyo
mahad sanid abaayo
Mnsha Allah ❤❤
ilaahay haku fududeeyo wall
2sano kahor igasohalabeen walina uur maqadin allow isi
Abaayo test marka iska qadeesay xiliga dhiiga maa la dhafay ama