SULDAAN SEERAAR IYO YURUB GEENYO OO RUXAY GAROWE | HEESTA PUNTLAND | 2019 OFFICIAL MUSIC VIDEO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ก.ย. 2024
  • PUNTLAND MAANTA WAA DOOR
    DOC KASTOO LA EEGABA
    KHAYRAADKA DIHINEE
    AAN DURUGSANAYNE
    WELI DAAHA LAGA FURIN
    DADYAHOW MAAD DALDALATAANOO
    DAA’IM MAHAD U CELISAAN..
    HEESTA SHACABKA PUNTLAND
    ………………………
    SANADGUURADII 21AAD
    EE AAS-AASKI PUNTLAND
    ………………….
    Happy 21st Anniversary to the People
    And Government of Puntland
    For The 21 Years of Peace,
    Puntland state of Somalia Garow
    Dhulka Udugga ..
    1st Of August Puntland Kowda
    Agos Iyo Hooyada Federaalka
    01 August 2019
    ……………..
    OOMAAR
    SULDAAN SEERAAR
    YURUB GEENYO
    ISKALAAJI
    …………………
     CODKA: SULDAANKA GEESKA -
     SULDAAN SEERAAR
     EREYADA: CALI M. MOOGE
     LAXANKA: XANFAR
     MUSIC: CADCEED
     PRODUCED BY ABDIASKARITUBE
    .............................................................................
    Enjoy, Comment Accordingly, Share and
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Our Main Channel … / abdiaskaritube
    Our new Channel …. / abdiaskarimedia
    ''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

ความคิดเห็น • 132

  • @naimaosman5183
    @naimaosman5183 5 ปีที่แล้ว +13

    Suldaanka Gayiga laguba Gaari waa ❤️🇸🇱🇸🇱🇸🇱 Hambalyo Puntlanders

  • @shukriabdi5228
    @shukriabdi5228 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah hambalyo hambalyo hambalyo baan leeyahy reer puntland 21 sano nabad kuso gaarteen, cadowgiina cagta hoostiisa. Horey usocda reer abtigey puntland waa meesha hoodey kaso jeedo aad baan ujeclahy una taageeraa. Waa gabar Ogaden ah Masha allaah, hooyady majeerteen maxamuud saleebaan magac laga miskiin maaha. Hambalyo all puntland. Somaliweyn haysraacdo I love all somaliweyn.

    • @wyard8409
      @wyard8409 5 ปีที่แล้ว

      Waana dhulkaagii

  • @A.Adam22
    @A.Adam22 5 ปีที่แล้ว +9

    Seeraar ku soo dhowow dhulkaaga. Viva Puntland 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🎇🎇🎇🎆🎆🎆👏🏽👏🏽👏🏽💚⚪️💙

  • @ibrahimhadaame7286
    @ibrahimhadaame7286 5 ปีที่แล้ว +43

    puntland hambalyo hambalyo sanadkan sanadkiisa barwaaqo iyo badhaadhe ku gaadha ayaan idin leeyahay anoo ku hadlaya afka jumhuuriyada barakaysan 🤪🇮🇷

  • @ayaancbdiqadirowcali9831
    @ayaancbdiqadirowcali9831 5 ปีที่แล้ว +11

    M.A fanaan an ku fano suldan sereer ku soo dhawoow dhul udug adiyo yurub genyo

  • @ahmedabdi7786
    @ahmedabdi7786 5 ปีที่แล้ว +2

    Hampalyo dhaman somaliweyn aniga Somali hal bay iitahy meelkasta ee joogaan one love somaliweyn Allow Somali midowde inatusi Insha Allah.....from Kenya

  • @ruuniitaamussa9234
    @ruuniitaamussa9234 5 ปีที่แล้ว +8

    puntland maanta waa waana dowlad dhaxal gala waana dayrka nabadoo Dad Aqoonle Baa Wada Alla run badanaa 😆❤️
    zuldaanka geeeska Many thankz saa farxada noola qaadatay🥰

  • @queenpuntland7608
    @queenpuntland7608 5 ปีที่แล้ว +4

    My Blood Puntland♥️🇸🇱♥️💋

  • @naciimozhabeel9823
    @naciimozhabeel9823 5 ปีที่แล้ว +3

    Suldaan sereer and yurup geeyo labo fanan aan tageero hore usocoda hno qli ♥️ hampalyo shacabka reer Puntland sanad guuro wacan reer tolkay 🇸🇱🇸🇱 from sool 🇸🇱🇸🇱🇸🇱♥️

  • @xaliimameere4043
    @xaliimameere4043 5 ปีที่แล้ว +7

    maasha Allaah fananka iyo ereyada mcn uu qaadayo suldaanka fanan dhameystiran iga dheh oo dadkiisa jecel hambalyo puntland sanad guuro wcn😍😍😍😍

  • @puntlander10
    @puntlander10 5 ปีที่แล้ว +6

    Suldaalka Geeska Africa

  • @kamilcadey1589
    @kamilcadey1589 5 ปีที่แล้ว +16

    🇸🇱Puntland dhalatoo faraxnay,
    🇸🇱Calanka babanaya salaanay,
    🇸🇱Nabadu bilatoo bogsoonay,
    🇸🇱Midnimo tarantoo baraarnay,
    🇸🇱Dunida gaarnoo bar-dhaafnay,
    🇸🇱Boqorka sharafnoo adeecnay,
    🇸🇱Maantana barinoo ducaaynay,
    🇸🇱Agosto Agosto xusnoo binaaynay!
    Hambalyo markale dadkii aan ka beerow, Hambalyo dhulkii aan ku barbaarow.

  • @ugbaaddiamond6244
    @ugbaaddiamond6244 5 ปีที่แล้ว +8

    Hambalyo Reer puntland Waa dad dowldnimda jecel runta hdii laga hadlo 21 sano oo nabada waan idinku farxsanahy

  • @maymuunaahmad1830
    @maymuunaahmad1830 5 ปีที่แล้ว +5

    Suldaan zeeearar tnxzz ayn kulenhyna hada reer puntland nhy❤❤❤❤❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @legendbayoto3426
    @legendbayoto3426 5 ปีที่แล้ว +16

    Majerteenka Waa Gopta Daarood
    Ha Noolaadan Walaladey
    From Ahmed Madobe Boi

  • @xafsoyasin1372
    @xafsoyasin1372 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh my home dhulka uduga allah haydin xifdiyo love dawladena puntland yan dib loo noqon viva puntland

  • @shirhamhasan7085
    @shirhamhasan7085 5 ปีที่แล้ว +8

    Puntland 🇸🇱❤️ suldaan sareer walalkey qali full xushmada 💐🙏💯

  • @axmadcumar708
    @axmadcumar708 5 ปีที่แล้ว +3

    Puntlland hambalyaanu leenahy boowayaal ma nabadbaaaa💖🎉🎉🎉

  • @ayuubabdiqani7923
    @ayuubabdiqani7923 ปีที่แล้ว

    Maansh allah suldaan seeraar beetiful garoowe puntuland guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul

  • @axmedyare2404
    @axmedyare2404 5 ปีที่แล้ว +3

    Guul, suldaan, geenyo, iyo reer puntland

  • @israabdi7435
    @israabdi7435 5 ปีที่แล้ว +4

    Wow

  • @saamiyajaama3601
    @saamiyajaama3601 5 ปีที่แล้ว +6

    Hmblyo dhamaan reer puntland snad guuro wcn wa ta puntland talaabasatay say alx

  • @fatxaanuuraachannel6708
    @fatxaanuuraachannel6708 5 ปีที่แล้ว +7

    Guleysta dadkeyga rer buntland ❤❤🙏

  • @shucaybmoha4282
    @shucaybmoha4282 5 ปีที่แล้ว +4

    hambalyo umada reer puntiland😘😍😘😍😘😍😘😍💪💪💎

  • @indhouroon5649
    @indhouroon5649 5 ปีที่แล้ว +7

    Suldaanka sodhowow walee dhiigu biyo maaaha fanaaninta somaliyeed kuli puntlnd waa usimantihiin welcome💙💭💚Yurub genyo &Suldaan seerar👏

  • @shucaybmoha4282
    @shucaybmoha4282 5 ปีที่แล้ว +3

    suldanka geeska & yurub geenyo 🤗🤗😘😘😘

  • @nasrifilmsvlogs2959
    @nasrifilmsvlogs2959 5 ปีที่แล้ว +3

    SuLdaanka iyo yurub geenyo kusoo dhowada dadkiiNa iyo dhulkiina viva puntland

  • @wanaagjecel9136
    @wanaagjecel9136 5 ปีที่แล้ว +2

    Sharaf bey noo tahay suldanka geska inad wakhtigaaga nala wadaagto🧡

  • @rayanmohamed3841
    @rayanmohamed3841 5 ปีที่แล้ว +2

    Alfanan suldan seeraar iyo fananad yurub geenyo kusodhowdaa magalaaldiina fananteena qaaliga ah runtii hadan nahay Reer puntland waan jecelnahy fananinteena meel walba ay joogtaan welcome garowe

  • @user-nw4mu8xg3q
    @user-nw4mu8xg3q 5 ปีที่แล้ว +4

    Hambalyo reer putland from somaliland

  • @abshirh.mohamed6967
    @abshirh.mohamed6967 5 ปีที่แล้ว +1

    Suldaanka geeska suldaan seraar Guhaad nolow waan ku jecelnahay

  • @leefarasle3823
    @leefarasle3823 5 ปีที่แล้ว +2

    Sanad guuro wacan ma bloody p'ple thank al fanan suldaan iyo de queen genyo aad bad u mahadsan tahay abdi askari tube dhaman inta ka so qeeb gashay xaflada

  • @oomaarbarbarofficial1098
    @oomaarbarbarofficial1098 5 ปีที่แล้ว +11

    Masha Allah ❤

  • @abwaanqanciyechannel2556
    @abwaanqanciyechannel2556 5 ปีที่แล้ว +2

    Poqortoyada Reer Ogadena ma Reer Puntland baa mise One love Puntland

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 4 ปีที่แล้ว

    Seeraar en yurub geenyo ❤❤❤❤❤❤✋✋✋

  • @xariiromar2641
    @xariiromar2641 5 ปีที่แล้ว +2

    Guul Puntland 🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @oskarcapitiano465
    @oskarcapitiano465 5 ปีที่แล้ว +3

    suldaaan agah ala dhiga putlnd guuul

  • @nasrohussein696
    @nasrohussein696 5 ปีที่แล้ว +2

    Hambalyo puntland

  • @ayuubdybla6461
    @ayuubdybla6461 5 ปีที่แล้ว +4

    Happy 1 agosto 🇸🇱❤❤

  • @najma8198
    @najma8198 5 ปีที่แล้ว

    Mashaallah labada fanaan somali 💖💖Yurubo 👑👑😍😍geeyo 🌹🌹iyo 💖💖Suldaan 👑👑👑🌹🌹🌹 Seraar 👌👌👌 waxa u istagay madaxweni 🌇🌆🌆🙏🙏❣❣❣❣🇸🇴🇸🇴puntland 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❣❣💖💖💖😘

  • @sakariayuusuf9950
    @sakariayuusuf9950 5 ปีที่แล้ว +2

    Inta tagerta suldan serar liketa

  • @najaxandiahmed6218
    @najaxandiahmed6218 5 ปีที่แล้ว +8

    Waxan halkaan kaxusayaaaa buhoodleey ceeeyn uluuu laaaaa ubax iyo caleeen ululaaaa. Hmplyo butlaan dad an jcllhay. Cadowgiina hajoboo

  • @nasramohamed4972
    @nasramohamed4972 5 ปีที่แล้ว +3

    Hanbalyo my pp love you xoxo punland

  • @ajmalbintubashiir5831
    @ajmalbintubashiir5831 5 ปีที่แล้ว +10

    Manzha allaaahn zuldan & GeenYo welcome to dhul.udug🇸🇱❤❤👏

  • @sahrocadey97
    @sahrocadey97 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allaah puntland guuul

  • @KaderHussein
    @KaderHussein 5 ปีที่แล้ว +9

    Hambalyo
    Putlland dhiiga
    Aaad bn idinkuhambalyenaya dadkaygi

  • @ladanqaali4634
    @ladanqaali4634 5 ปีที่แล้ว +1

    Hambalyo butland from laascaanood

  • @ridwaanxaajihussi3n921
    @ridwaanxaajihussi3n921 5 ปีที่แล้ว +4

    Puntland guul

  • @khadijah9527
    @khadijah9527 5 ปีที่แล้ว +2

    Hambalyo ❤️🙏

  • @khadraabdinuur9560
    @khadraabdinuur9560 5 ปีที่แล้ว +1

    Maansha allaah suldaan seeraar fanaan qaran

  • @farhiyadheeman272
    @farhiyadheeman272 5 ปีที่แล้ว +4

    Suldaanka geeska iyo yurub mahadsanidi sida farxada nola qaybsaten

  • @nadaarajamac7780
    @nadaarajamac7780 5 ปีที่แล้ว +7

    Haw walee somaali way isu soo dhowanysaa alle hydin mideeyo lipaaxygii insha allh guulba xigeysaa
    Gratulieren putland ❤❤❤

    • @somalilanderjecelsomali6123
      @somalilanderjecelsomali6123 5 ปีที่แล้ว

      Xaaraanbay ka tahy midaw dambe

    • @nadaarajamac7780
      @nadaarajamac7780 5 ปีที่แล้ว

      @@somalilanderjecelsomali6123 illhy xgiisa waxba kama aha lipaax marka rajaan nawilaynaa

    • @somalilanderjecelsomali6123
      @somalilanderjecelsomali6123 5 ปีที่แล้ว

      @@nadaarajamac7780 rajadaa iskadaa aad naawilaysid walaahi anoon isaaq ahayn ayaan rabin midaw
      Rajadu waa horumar bes no in laysla dego

    • @nadaarajamac7780
      @nadaarajamac7780 5 ปีที่แล้ว

      @@somalilanderjecelsomali6123 hdl dhamaa taasna waa caadi kaape ku adkyso ilaa filmka dhamaadkisa anba wan dawanyaa mahoo

    • @somalilanderjecelsomali6123
      @somalilanderjecelsomali6123 5 ปีที่แล้ว

      @@nadaarajamac7780 waa sidaas inlawada khasaaro nus in ay khasaarto weeyaan nuska nabada haystaana ay horumar higsadaan

  • @kowsarmohamed4189
    @kowsarmohamed4189 5 ปีที่แล้ว +1

    Hambalyo dadkeygiH sanad idin curtay sanad guuro wngsan 🇸🇱🇸🇱❤❤💙💭💚

  • @fuudumanuurcabdi3118
    @fuudumanuurcabdi3118 5 ปีที่แล้ว +1

    Hamplyo hamlpyo hormar wacan
    Dhugeygiii wacnaaa

  • @miskimumin6153
    @miskimumin6153 5 ปีที่แล้ว +1

    Hambalyo Puntland💕💕💕

  • @ukhtimaxamed4530
    @ukhtimaxamed4530 5 ปีที่แล้ว

    Wlhi suldaan wa wil aad u qalbi wanagsan keep going my bro thanks puntlnd adiga Aya leh

  • @queendumar2006
    @queendumar2006 5 ปีที่แล้ว +5

    boqortooyo weeye 2bada fanaan yurub geenyo io suldaan seerar

  • @ahmedweliabdirahmanbare4307
    @ahmedweliabdirahmanbare4307 5 ปีที่แล้ว

    Puntland dhalatoo faraxnay,
    Calanka babanaya salaanay,
    Nabadu bilatoo bogsoonay,
    Midnimo tarantoo baraarnay,
    Dunida gaarnoo bar-dhaafnay,
    Boqorka sharafnoo adeecnay,
    Maantana barinoo ducaaynay,
    Agosto Agosto xusnoo binaaynay!

  • @puntlander10
    @puntlander10 5 ปีที่แล้ว +5

    Askari tube!! best channel 2020

  • @oomaarbarbarofficial1098
    @oomaarbarbarofficial1098 5 ปีที่แล้ว +20

    Happy 1 August ❤

  • @aaminaosman7742
    @aaminaosman7742 5 ปีที่แล้ว

    Masha allh viva putalnd 🇸🇴🇸🇴🇸🇱 holka qurux isda losharaxay best

  • @farhiaawil3939
    @farhiaawil3939 5 ปีที่แล้ว +1

    Hanbalyo dadkaygiiii😍😍😍😍

  • @fadumoalimahamud9068
    @fadumoalimahamud9068 5 ปีที่แล้ว +1

    Maansha alaah

  • @princessfarhia2420
    @princessfarhia2420 5 ปีที่แล้ว

    Hanbalyo dadkyga aan jeclhy dhul udug Abti qli fanan qaran suldaan seeraar guhaad nolow inbdn

  • @sheymaabdi2942
    @sheymaabdi2942 5 ปีที่แล้ว +1

    Hanbalyo puntland hanbalyo markle

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 5 ปีที่แล้ว +1

    Hormar sanadkan markuu dhamaado xariga laga jarayo waxaa kamid ah
    1- DAKARA GARACAD
    2- AIRPORT GALKACYO
    3- LAAMI ISKU XIRA JIGJIGA IYO GARACAD
    4 - AWALE STADIUM
    5 - MIRE AWARE GAROWE STADIUM

  • @nimcohassan4261
    @nimcohassan4261 5 ปีที่แล้ว +2

    ALX DHULKYGOW NABAD KUWAAAR 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇴🇸🇴🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @gurhanthabo3317
    @gurhanthabo3317 5 ปีที่แล้ว +1

    Guul puntland

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 5 ปีที่แล้ว

    Mashallah nabadu waabarwaaqo iyo raaxada ibna adanka😍✅💯👌

  • @xalimayuusuf3535
    @xalimayuusuf3535 5 ปีที่แล้ว +1

    Hambalyo hambalyo

  • @aayahamediaproduction8667
    @aayahamediaproduction8667 5 ปีที่แล้ว +3

    good

  • @xaawahussein4541
    @xaawahussein4541 5 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒 woow

  • @sacduushmaxamuud4859
    @sacduushmaxamuud4859 5 ปีที่แล้ว +8

    Suldanka geeska caadi ma ahan hanbalyo dadkaygii talow yurub maxa calanka madaxa usuray

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 5 ปีที่แล้ว +1

    WELCOME Aan wada Baashaalno aan raaxeysano anagoo is jecel shacab ahaan
    Siyaasada Dadkeeda aan u dayno

  • @afrahafrah6819
    @afrahafrah6819 5 ปีที่แล้ว +1

    Somali waa miid

  • @user-hd5yv4nn8f
    @user-hd5yv4nn8f 5 ปีที่แล้ว +3

    kusoo dhawaada dhulkii udiga Al fanaan suldaan seeraaar iyo yurub geento sharf by no thy inaa nagala qayb gashan xuska maalinta qaran ee Augost🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿

  • @najibibnuqayim1150
    @najibibnuqayim1150 5 ปีที่แล้ว +1

    Suldaanka geeska

  • @shahadxarago9976
    @shahadxarago9976 5 ปีที่แล้ว +1

    Hanbalyo puntland

  • @Fartuumaati
    @Fartuumaati 5 ปีที่แล้ว +1

    💚💭💙

  • @ahmedabdrizak6326
    @ahmedabdrizak6326 5 ปีที่แล้ว +2

    Suldanka geeska szp kuso dhawow gacmo furan dhulki uduga

  • @crcademohamad5646
    @crcademohamad5646 5 ปีที่แล้ว +1

    Thnkz sxpp abdi askari horey usico🙏🙏🙏

  • @dayaxteamkaazow2841
    @dayaxteamkaazow2841 5 ปีที่แล้ว +2

    Salan sare Cabdiaskari

  • @salmaciise6675
    @salmaciise6675 5 ปีที่แล้ว +3

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️😍😍

  • @sucdijama3653
    @sucdijama3653 5 ปีที่แล้ว

    Boqor ka codka IYO boqorada codka noolaada

  • @rayanmohamed3841
    @rayanmohamed3841 5 ปีที่แล้ว

    Hambalyo dhamaan 1da agosto dhamaan shacab iyo madaxba dabaal deg.wacaan allow soomalia oo dhan nabadnogadhig

  • @canabnuur8627
    @canabnuur8627 5 ปีที่แล้ว

    Yurub geenyo calanky ku caasidy miyey madax suraty ileen hoyo lgma maarmeee🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 hampalyo wlalady putland sanad guuro wcn 🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿

  • @anigaadiga4374
    @anigaadiga4374 5 ปีที่แล้ว

    Suldaan Seeraar afkaga Malab lagu qabay ✊🏽

  • @wizhamid4349
    @wizhamid4349 5 ปีที่แล้ว

    Suldaan seeraar maxaad gob utimid oo martisoorka ku caanbaxey reer putland suldaan seeraar waa inaad usoortaan mid taariikhda putland gasha

  • @AbiyeetaAdesh
    @AbiyeetaAdesh 5 ปีที่แล้ว

    Yurub hala Soo qabto islaanta naasaha dheer dheer qaranka beey meel ugu dhacday

    • @amaluk7107
      @amaluk7107 5 ปีที่แล้ว

      Maxay samasay

  • @abumazlaxnk9211
    @abumazlaxnk9211 5 ปีที่แล้ว +1

    Putland hambalyo

  • @prinsahmed4502
    @prinsahmed4502 5 ปีที่แล้ว +1

    🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤

  • @zakariyefarah9823
    @zakariyefarah9823 5 ปีที่แล้ว

    18 may saliland baa shidan somaliland horaa loo soconayaa ahaaa ilaaa garawe ilaa bosaso galkacyo macal vilaa qarax

  • @asmasiciidali5795
    @asmasiciidali5795 5 ปีที่แล้ว +1

    Hnplyo pudln

  • @poqoradanolosha3732
    @poqoradanolosha3732 5 ปีที่แล้ว +1

    Majeerteniya land hambalyo

  • @zidikjama7732
    @zidikjama7732 5 ปีที่แล้ว

    Ninkii galka cayo xidigaa mariyey zawka halkaa is kala bixinya mise waa indhayga

  • @cabdiraxmaanismaaciil7908
    @cabdiraxmaanismaaciil7908 5 ปีที่แล้ว

    Kii aroosyada garoowe naaga la jaasi jiree ee sahr sahrada ahaaba halkaa ka muuqda

  • @myusuf951
    @myusuf951 5 ปีที่แล้ว

    darood oodhan ma puntland xukun koodhana maxamuud saleban miyaa kkkk

  • @CashaJaabir
    @CashaJaabir 5 ปีที่แล้ว +1

    Guul Puntland. Sanad guuro wacan. Gabdhaha yurub geenyo ka danbeeyo dhibbadanaa lol calanka ayee ku dhibaayaan Yurub geenyo inee ka qanaajiyeen wajiga yurub ayee ka muuqataa. Lol. If u were not happy why u went to puntland Yurub. lol

  • @anr4578
    @anr4578 5 ปีที่แล้ว +1

    Re waqooyiyow putland mubaax miya xamar lee xaarana

  • @MuniirHaadi1
    @MuniirHaadi1 5 ปีที่แล้ว +1

    Diyaarad miyay u kirayn kari waayeen 🤔