May runta iska sheegaan oo yidhaahdaan waxaanu fulinaynaa codsiga garaadada LC oo ciidanka SSB iyo G 36 ku shawaaqaan in ay burburinayaan kolba inta gudi loo magacaabayo
Gudida nin khibrad ciidan leh kuma jiro xitaa wasairka gaashaandhiga xitaa weligii ma arag meel xabadi ka dhacayso mida kale ragii farmaajo gacan yarha u ahaa baa xitaa ku jira ceebay tacaal somaliland waa loo baqaa waleee😮
😂sirta ciidanka markaa ku meeraysataan mrkaad burburiseen wixi 30 sano la dhisayay ma waxd qiri wayday ninkan maanta ciidanka sharaftaas gaadhsiyay lacgta u kordhiyay ee dhahy aan tiri koobno ka saarbo caglaasha iyo kuwa aan ku jirin data ciidanka in la hayaa waa wax lo baahanyahy
CIIDANKA WAA IN LA DHISAA WAA HAYBADA DALKU LEEYAHAYE❤❤❤
Waxaan rabaa in aan noqda askari dalka difaaca
❤masha allah
guul
Xukuumadda wada jirka iyo wax qabadka.
ciidanku qiyaano qaran ayay galeen si xaadir naadir ah aloo baadho
Gudidu miyay culuunta ciidamada khibrad u leeyihiiin..?
❤🎉
Mushaharka Zaad mobilekayaga ku soo dhacda ma nalooga dhigayaa
May runta iska sheegaan oo yidhaahdaan waxaanu fulinaynaa codsiga garaadada LC oo ciidanka SSB iyo G 36 ku shawaaqaan in ay burburinayaan kolba inta gudi loo magacaabayo
Reer Somaliland intooda Xumaha kamadhani waa wada Askar utaagaan difaaca Dalka e musharka hala gaadhsiiyo
Cidan khibrad uma laha ragii ciidanka soomaray meeye kuwani waa kuwii duminlahaa ciidanka qaranka
Bayle shekadan keny
Gudida nin khibrad ciidan leh kuma jiro xitaa wasairka gaashaandhiga xitaa weligii ma arag meel xabadi ka dhacayso mida kale ragii farmaajo gacan yarha u ahaa baa xitaa ku jira ceebay tacaal somaliland waa loo baqaa waleee😮
Hi kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk cilaaaj sirta ciidanka farmaaajo U dhiiib
😂sirta ciidanka markaa ku meeraysataan mrkaad burburiseen wixi 30 sano la dhisayay ma waxd qiri wayday ninkan maanta ciidanka sharaftaas gaadhsiyay lacgta u kordhiyay ee dhahy aan tiri koobno ka saarbo caglaasha iyo kuwa aan ku jirin data ciidanka in la hayaa waa wax lo baahanyahy
@sakariyekhadar6093 Ciro Cartoon waaa oori harti
Faqash
madaxwayne waad ku mahadsan tahay ciidanka saxda ah waa in aad ogaataa caaglayaasha waa in meesha laga saara
Aqbali mayno yusraa @@sakariyekhadar6093
Ma G R'
WAR NAGALA FADHIISO DOQONKA CIRO MA RABNO DOORADIISA
Kkkķkkkkk oo maxaad ku saluugtay mise caaglayaasha ka mid ahayd