36 Suuratu Yaasiin Sh Cabdullaahi Mucalim Cabdiraxmaan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 เม.ย. 2020
  • 36 Suuratu Yaasiin waxaa laga duubay Allah ha u Naxariistee Sh Cabdullaahi Mucalim Cabdiraxmaan

ความคิดเห็น • 92

  • @gaaleefyare6988
    @gaaleefyare6988 9 หลายเดือนก่อน +5

    Mansha Allah illaahay naxariistii Jano ha siiyo sheekh cabdulaahi macalin cabdirixmaan wuxuu ahaa qaari aad u luuq macaan
    Nasiib Daro soomaalidu dadkooda cilmiga leh kalama haraan cilmiga inta ay nool yihiin
    Illaahay qur'aan ka ajarkiisa ha siiyo

  • @fadumamahdijama6776
    @fadumamahdijama6776 15 วันที่ผ่านมา

    M.allah sheikh c/laahi macalin c/raxmaan allaha unaxaristo❤❤❤❤❤

    • @fadumamahdijama6776
      @fadumamahdijama6776 15 วันที่ผ่านมา

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdiqadirali1562
    @abdiqadirali1562 3 ปีที่แล้ว +17

    25/11/2020 saacadu waaa 00:28 hadaa maalin cusub bilaabatay xilliguna waaa saqbar Quraankaan baan hurdo ku raadin👍

  • @Faisalhassanrabah
    @Faisalhassanrabah 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahay ajar haidinka siiyo isna haugu naxariìstee quraankiisa soobadiya

  • @keyseamare8658
    @keyseamare8658 8 หลายเดือนก่อน

    Allah ha u naxariisto Sheekh Cabdillaahi Macalin Cabdiraxmaan
    Allah Quraanka ajarkiisa Janno ha uuga dhigo.

  • @user-sd1ml8mx2n
    @user-sd1ml8mx2n 10 หลายเดือนก่อน +1

    masha allah waligayba waan jeclaa qirada wadaadkani ku aqriyo quraanka

  • @maxamedcabdicilmi6181
    @maxamedcabdicilmi6181 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay haw na ariisto sheekh abdilahi macalin a abdiraxman

  • @zupermax3710
    @zupermax3710 2 หลายเดือนก่อน

    Ale ha unaxariisto sheekh cabdilahi macalin cabdiraxman

  • @abdullahinour8528
    @abdullahinour8528 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Rabi ha u naxariisto

  • @mohamedalbaani2186
    @mohamedalbaani2186 ปีที่แล้ว +4

    رحمه الله رحمة واسعة

  • @cabdikariincalicaydiid205
    @cabdikariincalicaydiid205 ปีที่แล้ว +3

    Allaah ka abaaliyo shekhar quraanka sida macaan u akhriyay

    • @saylirobleh5698
      @saylirobleh5698 ปีที่แล้ว +1

      waa lahjadii quraanka soomalida dabar goday

  • @user-fy9lu6hw8k
    @user-fy9lu6hw8k 6 หลายเดือนก่อน

    Mnsh allh codkaagu ku akhriyaayo sheekhu quraanka kareemka ah

  • @xasanmuqtar3714
    @xasanmuqtar3714 ปีที่แล้ว +1

    Maa sha aallha jaazaakumulahu khayir aalloowu ku barakake

  • @yonisbulbul2915
    @yonisbulbul2915 10 หลายเดือนก่อน +1

    ماشاالله. خزك الله خيرا الخزي

  • @AbdirisaqMHasan
    @AbdirisaqMHasan 2 ปีที่แล้ว +2

    WAA MUJAAHID SNM AH OO REER AHAANA AH MAJEERTEEN ALLAH HAW NAXARIISTO

    • @Qabooje
      @Qabooje 2 ปีที่แล้ว +1

      Aan ku saxo Sheekhu allaha u naxariistee wuxuu Quraanka ka akhrin jirey idaacadii Radio KULMIS/HALGEN oo ay ku midaysnaayeen labada Jabhadood ee SSDF & SNM. Waxaan dhagaysan jirey iyadoo aan wali SNM jirin.

    • @AbdirisaqMHasan
      @AbdirisaqMHasan 2 ปีที่แล้ว

      @@Qabooje MAHADSANID NINBAA IGU YIDHI BALIGUBADLE AYAN KULA KULMAYOO WUXUU AHAA SUUFI CAALIM AH OO DULMIGA NECEBAA

    • @guleedciise4497
      @guleedciise4497 ปีที่แล้ว

      SNM 1983kii ayaa la aas aasay Sheekhuna 1979 Ayuu Radio Kulmis Qur'aan ka akhrin jiray

    • @AbdirisaqMHasan
      @AbdirisaqMHasan ปีที่แล้ว

      @@guleedciise4497 Waa Macquul lakin Aniga waxa ii sheegay inuu SNM ahaa Suufiya oo ay Baligubadle shir SNM ah ku wada galeen oo ay halka ku Rafiiqeen

    • @cabdullaahifaarax3103
      @cabdullaahifaarax3103 7 หลายเดือนก่อน

      Sheekha allah ha u naxariisto wuxuu ahaa dulmi diid wuxuuna ka tirsanaa Jamhadii SSDF waxawna Qur'aanka Ka Aqrin jiray Radio Kulmis mida ah inuu SNM ka Tirsanaa Waa sax oo SNM waxaa aas aasay SSDF oo farac ka mida ayay ahayd Markii danbe ayay labo ukala baxeen oo ay SNM la soo Baxday Kaar Cusub oo kala goynta soomaali ah lkn markii hore isku cadaw ayay Ahaayeen Markii Danbe sheekhu mudug ayuu ku geeryooday

  • @macalimxassan374
    @macalimxassan374 3 ปีที่แล้ว +8

    Jimce wanaagsan asxaabey idil ahaantiiba .saliga nabiga scs halla badiyo insha allah

  • @maxamedshataa3680
    @maxamedshataa3680 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaaah alle hownaxariisto sheesh sheesh cabdullaahi macalin cabdiraxman

  • @user-le1wq8ps5k
    @user-le1wq8ps5k 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ma sha sound qureen kareem ❤❤❤❤❤

  • @Abdullahi1200
    @Abdullahi1200 11 หลายเดือนก่อน +3

    May Allah ease your soul uncle ❤

  • @haglemacalin4877
    @haglemacalin4877 2 ปีที่แล้ว +2

    Allaha unaxariisto ader shiikh cabdulaahi macalin Abdiraxmaan

  • @ahmedfahiye9525
    @ahmedfahiye9525 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Allah ha u Naxariisto sheekha aamiin..aamiin..aamiin

  • @4E_Official
    @4E_Official ปีที่แล้ว +2

    TH-cam ka suuradan uun baan sheekhan ku arkee isagoo quraanka inta kale akhrinaya qofka hayaa ha ila soo xidhiidho.

  • @maxamedcumaryuusuf9492
    @maxamedcumaryuusuf9492 9 หลายเดือนก่อน

    ALLE NAXARIISTII JANO HAKA WARAABIYO

  • @sofiabdirahman4808
    @sofiabdirahman4808 3 ปีที่แล้ว +5

    My uncle may Allah grant him jannah he was a judje and went through difcletys for years

  • @user-ir2km1sh2t
    @user-ir2km1sh2t 4 หลายเดือนก่อน

    Alaha unaxariisto aamiin

  • @siciidcali7496
    @siciidcali7496 3 ปีที่แล้ว +1

    SAMAWADE Tv Mallehelyaa Isgoodbamaystiran

  • @FaaraxCiire-im3uy
    @FaaraxCiire-im3uy ปีที่แล้ว

    Allaha unaxariisto

  • @maxamadismaacil7962
    @maxamadismaacil7962 5 หลายเดือนก่อน

    Shiikhacadulishiicadiraxmaan gaaraajiirey alaunariisto

  • @barkulan1553
    @barkulan1553 3 ปีที่แล้ว +5

    Asc walalayal waxan idinka codsanhaya in aad tarikhdisa kaso hadashaan cidii haysa shekha tarikhdisa odhamaystiran

    • @dahabshiilonline6320
      @dahabshiilonline6320 2 ปีที่แล้ว

      WAA LA HELAYA TARIKHDIISA. MACALINKA... INSHA ALLAH WIXII U BAHAN..
      EHELKIISI IYO DADKI OO DHAN BAA JOOGA.. ..

    • @mustafemukhtaar9100
      @mustafemukhtaar9100 2 ปีที่แล้ว

      Sheekh c/laahi alle ha uu naxariisto
      Wuxuu ahaa mujaahid
      Gumaystihii siyaad bare ka diiday
      Quraanku beniinayey,
      Alle ha uu naxariisto Sheekh
      Wuxuu uu halgamay diinta islaamka

    • @King_mascuud
      @King_mascuud 2 ปีที่แล้ว

      ᴛᴀʀɪᴋʜᴅɪɪsᴀ ᴀɴᴀᴀ ᴋᴜᴜ ʜᴀʏᴀ ᴡʟʟᴏ

    • @guryosamonews7608
      @guryosamonews7608 5 หลายเดือนก่อน

      Sh Abdullahi Macallin Abdirahman wuxuu ahaa sheikh caalim ah oo kasoo jeedaa Waqooyiga Mudug, wuxuu ahaa culimodii kasoo horjeesatay kacaankii MS.Barre. e ku biirey SSDF mahubo inuu ku biirey SNM markii dambe lkn markii dambe isaga waxa taabtay xanuunka dhimirka (Maskaxda) waxaana gaadhi ku jiidhey Magaallada Burtinle e Koonfurta Nugaal AHN Aamiin Aamiin Aamiin

  • @wariyefuqbakayle3636
    @wariyefuqbakayle3636 2 ปีที่แล้ว

    Wallhi waan qiirooday codkiisana waan ku raacaystay

  • @cabdiqanijaamac9509
    @cabdiqanijaamac9509 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah

  • @faadumocabdizalam9688
    @faadumocabdizalam9688 2 ปีที่แล้ว

    Alla yaa.raxma.shiikh.c.laahi

  • @alsacadatv7294
    @alsacadatv7294 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Wallahi waa cod mcn alllaha unaxriisto ❤😭

  • @mohamedcarab1977
    @mohamedcarab1977 ปีที่แล้ว

    ayaa loduceyaa sohela shekhaa oo sodonka akhriyay ilaaha ha unaxaristo ram iaamin iaamin

  • @jamacqalaf
    @jamacqalaf ปีที่แล้ว

    Mansha allaah jisaakalaah

  • @fadumamahdijama6776
    @fadumamahdijama6776 15 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @mukhtaarmaxamed2679
    @mukhtaarmaxamed2679 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaah

  • @cabdixasan6461
    @cabdixasan6461 4 ปีที่แล้ว

    Mashaa aallhh

  • @IsmailAhmed-ee6ec
    @IsmailAhmed-ee6ec 4 หลายเดือนก่อน

    Waridaad

  • @maxamedcumaryuusuf9492
    @maxamedcumaryuusuf9492 9 หลายเดือนก่อน

    MASHA ALLAH

  • @calisanag
    @calisanag 2 ปีที่แล้ว

    Masha'a allaah

  • @maxamedshataa3680
    @maxamedshataa3680 3 ปีที่แล้ว

    Alla yaaraxma

  • @alifdoon1069
    @alifdoon1069 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha allaah

  • @abdifatahabdi1349
    @abdifatahabdi1349 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allh

  • @hanadyaabshe5596
    @hanadyaabshe5596 7 หลายเดือนก่อน

    Masha allh

  • @user-kb5im8li4t
    @user-kb5im8li4t 5 หลายเดือนก่อน

    Cabdulhi

  • @user-sd1ml8mx2n
    @user-sd1ml8mx2n 10 หลายเดือนก่อน

    😢masha allah

  • @xasanmuqtar3714
    @xasanmuqtar3714 ปีที่แล้ว

    Aallha unxaariisto kitabakisa midigita aallha kha siyoo amiin yaa raabili caalamin

  • @IsmailAhmed-ee6ec
    @IsmailAhmed-ee6ec 4 หลายเดือนก่อน

    13:11

  • @Abdulwadakhalaf279
    @Abdulwadakhalaf279 4 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤

  • @Abdulwadakhalaf279
    @Abdulwadakhalaf279 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a

    • @xawamaxamed1283
      @xawamaxamed1283 3 ปีที่แล้ว

      Imaanayaaa ha you bestseller aamiin

  • @Mrwaryaa0
    @Mrwaryaa0 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @xabiibaden7253
    @xabiibaden7253 ปีที่แล้ว

    Like

  • @ciisefarah3549
    @ciisefarah3549 ปีที่แล้ว

    aallaah hanagu anfaco

  • @cabdixasan6461
    @cabdixasan6461 4 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @abdirsaqrashiid6457
    @abdirsaqrashiid6457 2 ปีที่แล้ว

    7

  • @macaliibrahin4308
    @macaliibrahin4308 2 ปีที่แล้ว

    M.

  • @rashidabdimohamedabdi140
    @rashidabdimohamedabdi140 3 ปีที่แล้ว

    Maansha allah

  • @jaamcmaxamuudabokor8948
    @jaamcmaxamuudabokor8948 3 ปีที่แล้ว

    76

  • @user-iw8yz1qx1n
    @user-iw8yz1qx1n ปีที่แล้ว

    Ssdf&snm 1980 Rayow halgan yaan xasuutay ama.kulmis mar waxaan joogay wajjale

  • @sadaamjeego3928
    @sadaamjeego3928 2 ปีที่แล้ว

    Ź

  • @hawobashir5427
    @hawobashir5427 2 ปีที่แล้ว +4

    tariikhda shekha ma hayno lakiin dagaalkii somaliya iyo itopia dadkii lagu laayey ee somalida ahaa ayuu aad uga xumaday gumadka lagu hayo kadib wuu qafiifay wuuna fududaaday wuxuu ku dhintay tulo ka tirsan galkacyo amba dagmo asagoo soman Maqib ayaa gari maray oo wali soman lakiin dad badan baa tariikhdisa haya

    • @sahalmohamed3477
      @sahalmohamed3477 2 ปีที่แล้ว

      Shiikha quraanka codkiisu waxaa uu ka bixi jiray idaacaddii Radio Kulmis ee ku hadli jiray afkii ururkii hubeysnaa ee SSDF sagaalka fiidnimo ilaa sagaalka iyo badhka ayay hawada kujiri jireen markii SSDF laga adkaaday ee dawladdii Soomaaliyeed is usoo dhiibeena Waxaa idaacaddii maamulkeedii lawareegay ururkii SNM ee gobollada Waqooyi ka dagaalamayey ilaa ay ka adkaadeen dawladdii uu gadhwadeenka ka ahaa Regime Siyaad Barre.
      Markaa markay hawada soo gelayaan ayay Shiikhan saari jirin codkiisa. Asal ahaan Majeerteen ayuu ahaa sidaan filaayo laakiin aad ayaan ujeclaa Shiikha codkiisa iyo idaacadda inaan dhegsysto

    • @siciidcali7496
      @siciidcali7496 ปีที่แล้ว

      @Hawobashiir5427, sidaas ayaan maqllay laakin tarikhkle kamahayo.

  • @garaadsaleeban6356
    @garaadsaleeban6356 3 ปีที่แล้ว +1

    Ll

  • @user-cv9yn4vf8o
    @user-cv9yn4vf8o ปีที่แล้ว +3

    Mash allh,sawt,wacana,o,Macan

  • @user-sd1ml8mx2n
    @user-sd1ml8mx2n 10 หลายเดือนก่อน

    masha allah waligayba waan jeclaa qirada wadaadkani ku aqriyo quraanka

  • @nastexo-lp7sn
    @nastexo-lp7sn 8 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah