Faysal Cali Waraabe Iyo Maxamuud Xaashi Oo Isku Weeraray Madal Meher Ah

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024
  • Faysal Cali Waraabe Iyo Maxamuud Xaashi Oo Isku Weeraray Madal Meher Ah

ความคิดเห็น • 110

  • @faatiyasoomaliland8291
    @faatiyasoomaliland8291 2 ปีที่แล้ว +16

    madal kasta waxa fiican in laga hadlo waxa ay utaagantaay arooska ha loo duceeyo guul guul somalilnd

  • @tfarahan27
    @tfarahan27 2 ปีที่แล้ว +10

    Fasil Waa the backbone and patriotic of Somaliland. The man fights for Somaliland.
    The question is; What the heck xashi is done for Somaliland?? Nothing except his self interest.
    Guul Fasil Cali 💪💪

  • @ismacilsaleban7845
    @ismacilsaleban7845 2 ปีที่แล้ว +9

    faysal cid kaa qabyaalad badani majirto ee Allah u tobad keen oo jooji hadalkaagan hantale dhakhlaha

  • @cambaroali7733
    @cambaroali7733 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahay Faysal ha soo hadeeyo

  • @saffsuff
    @saffsuff 2 ปีที่แล้ว +7

    No idea why would someone invite politicians to their meher ?!

    • @sumahwaagullweyn196
      @sumahwaagullweyn196 2 ปีที่แล้ว +1

      Absolutely 💯waa sax

    • @abdillahiosman1770
      @abdillahiosman1770 2 ปีที่แล้ว

      Normally they are seeking reputation.

    • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
      @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 2 ปีที่แล้ว

      You are absolutely right mate,but normally they come without any invitation

    • @mohamoudadan390
      @mohamoudadan390 2 ปีที่แล้ว

      for me its not a problem to invite politicians to your wedding but rather why would they talk politics at a wedding? for me this is wrong and very weird

    • @saffsuff
      @saffsuff 2 ปีที่แล้ว

      @@mohamoudadan390 I know but with a 90% chance of them going off topic ..inviting them I'd inviting trouble...many of them don't even keep manners of older people .. always stepping on someone's toes while trying to be funny 🤦🏽‍♂️

  • @somaliweyn2999
    @somaliweyn2999 2 ปีที่แล้ว +2

    ina xaashi wali kulmiye waaye plzzzz WADANI waxan haso xereyn plzzzz dr ciro kan TUUG WAAYE uuuufffffff viva WADANI 🧡🧡🧡🧡🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🧡🧡🧡🧡🧡🧡🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @anissaabdi8261
      @anissaabdi8261 2 ปีที่แล้ว

      Wa marki magaca somaliweyn lagu qaraba naayey ee lacagta farmajo lakaga dafdanaye war wadani wa somaliland hagu daalin adigu iska qadhaabo 2 karlow 🤣🤣🤣👍🇮🇷👍

  • @muuseducalexasan9734
    @muuseducalexasan9734 2 ปีที่แล้ว

    faysal xaflada iyo siyaasada ololaha ma kala yaqaan halakala baro

  • @omarishirwa
    @omarishirwa 2 ปีที่แล้ว +3

    FAYSAL xaqiiqo AYUU ka HADLAY hadal xaqiiqo Ah oo cilmiyaysan

  • @Hakammed
    @Hakammed 2 ปีที่แล้ว +2

    Qabyaalada waxa uun Gabaad ka Dhigta Siyaasad Xumida iyo Kalsooni Laanta Siyaasiyiinta Dhamaatiinba Isma Dhaantaan Si Qabiilka Looga Baxana Baneeya Meesha Oo Dhalinta U Baneeya

  • @ahmedyesto3458
    @ahmedyesto3458 2 ปีที่แล้ว +1

    Oday Qaran Faysal Ali Madax Qaran Kkkk

  • @takulahhc7828
    @takulahhc7828 2 ปีที่แล้ว +2

    Kulmiye horumar buu keenay qabyaaladana waa mid Somali oo dhami dhaqan u leedahay

  • @ahmedosmen457
    @ahmedosmen457 2 ปีที่แล้ว +1

    FAISAL ALWAYS TELLS KALIMATUL XAQ

  • @abdihayd2924
    @abdihayd2924 2 ปีที่แล้ว +1

    Walaahey kulmiyaa bilaabey ookowka ahaa runtuusheegey faysal hagalgalan maxuud xaashow

    • @xareedwareed5495
      @xareedwareed5495 2 ปีที่แล้ว

      Masha

    • @moegreenback6854
      @moegreenback6854 2 ปีที่แล้ว

      Kulmiye faraqoo ku sitay bahasha laakin Faysal laftiiso kama madhna oo waakan xisbiga cid kale uga dhaartay

  • @aminahodancali1048
    @aminahodancali1048 2 ปีที่แล้ว

    maxamuud xaashi wuu cadaystay inuu caaanbayn kalaba hayn kkkkk

  • @mohamedabdi2378
    @mohamedabdi2378 2 ปีที่แล้ว

    Marka aad hadlaysan nimanyohow siyasinta ahi allah ka cabsi kudara qabyaladu wey jirtay lkn marka allah laga cabsado kulmiyaa xoojiyey waan ogayn ololihii u dhexyey udub kulmiye wixii la samenayey xataa waxa la gaadhay oo caayey gabadhii riyale isaaqa ninbaa ka hadlay arinkaa x,cabdi waraabe ayuu ahaa allah ha u naxariisto laga gudub hadanu qudhmiye qabyalada keenin dib uxasuusta hadalkii riyaale ee xilwerintii ka jeediyey hadal taariikhda ku jira dadbadan waa ilawen aanidin xasuusiyo hadalku wuxuu ahaa dal iyo dad midaysan ayaan kugu wareejiyey siilanyoy mee dalkii iyodadkii midaysnaa kulmiyaa kalakaxeeyey iska cid kalee mee beelihii kulmiye wada lahaa markaa xaqiiqda yaan layska indho tirin

  • @hamidalqumairi523
    @hamidalqumairi523 2 ปีที่แล้ว

    Mahmoud Hashi waa siyaasi aragti fog

  • @aaminaxasan978
    @aaminaxasan978 2 ปีที่แล้ว

    Kaa.uu.sheegayaa.waa.ina.xaadhi.oo.markuu.xil.waayay..Wareeray.

  • @maxamedcabdilahi7318
    @maxamedcabdilahi7318 2 ปีที่แล้ว

    Meeshu ma xaflad meherbaa Misa kaanbayn siyaasadeed

  • @libaaxaafrika9259
    @libaaxaafrika9259 2 ปีที่แล้ว

    90 jirkaan Malcuunka ee ubbadkiisa uga soo tegey Qurbaha (Finland).
    90 jirkaan Malcuunka ee ubbadkiisa lagu qarxiyey Siiriya.
    yuu wax tari karaa ?

  • @abdimohamoud7443
    @abdimohamoud7443 2 ปีที่แล้ว +5

    Walee faysal runtuu u sheegay ina xaashi, .Rag is gurayee,kkkkk

  • @mohasaid6159
    @mohasaid6159 2 ปีที่แล้ว

    faysal muwaadin madaxweynaha mustaqbalka hala sheekeysan tuuga maxamuud xaashi

  • @abdiazizabubakar5139
    @abdiazizabubakar5139 2 ปีที่แล้ว +5

    Shaki kuma jiro, in maalintii kulmiye ku tawaawacay beeshu way haraaday. In qabyaalad haraadani inagu bilaabatay oo ilaa maanta umadu oon gawracantahay.

  • @libaaxaafrika9259
    @libaaxaafrika9259 2 ปีที่แล้ว

    yaa ka shaqeeyey reer Hargeeysa in leesugu keeno saxaarahaa Hargeeysa ?

  • @gemstar416
    @gemstar416 2 ปีที่แล้ว

    Faysal Inay Junior politicians kadaba hadasho maaaaha. Siyaasi parking lot dhaafiwayey ma cidkaluu dhafayaa?

  • @cabdijaliilsito4331
    @cabdijaliilsito4331 2 ปีที่แล้ว +1

    Wadani ayaa Bilaabey marka anles idhatireyn

  • @asmageedi2013
    @asmageedi2013 2 ปีที่แล้ว +1

    Faysal guul

  • @masuulofficial7014
    @masuulofficial7014 2 ปีที่แล้ว +2

    Waar ninkaa maxamuud xaashi waa nin codkara oo xogaamiye nimo le

  • @shukriadan9763
    @shukriadan9763 2 ปีที่แล้ว

    Qabyaalad kulmiye kama horeyn faysal waa runtii

  • @Somfox1
    @Somfox1 2 ปีที่แล้ว +1

    YAAN LA SIYAASADEEYN MEHERKA .. oo siyaasada ka daaya yowmul faraxa dad is guursaday .. waa khalad ,, kaliya waxa aad tihiin marti ka soo qayb gashay xaflay meher

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 2 ปีที่แล้ว +1

    Ha laga daayo aroosyada siyaasada

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 2 ปีที่แล้ว +3

    Ader aroosyada halaga mamnuuco siyasiyiinta waa farxad tahniyad maaha meshu xafiiskii xisbiga. Shir jaraid Loma bahna, xafiiska dhaqanku haka qabto ragan aroosyada

  • @moegreenback6854
    @moegreenback6854 2 ปีที่แล้ว +1

    Faysal intaa oo caqli celin wuu u baahnaa ma taageero Xaashi laakin 20 sano anaa gudoomiye iyo murashax ah iyo qabyaalada kala daa Faysalow

  • @samatarcabdi5842
    @samatarcabdi5842 2 ปีที่แล้ว

    Faysalaw umada ka xishood orodoo reerkiina KY dheh qabyaalada iska daaya idinkaa kudhaqmee hala hor Iman umada ruwaayadan aad jilaysid dadku way kaa caqli badan yihiin ina cade gudaah iminka sheegayso ka bahashaba sameeyay miyaanu ahayn orodoo ka xishood umada

  • @donotgiveuphelpneedypeople2241
    @donotgiveuphelpneedypeople2241 2 ปีที่แล้ว +2

    QABYAALADA KULMIYE AYAA BILAABAY...
    Gudoomiye faysal cali waraabe...

    • @Mo-dool
      @Mo-dool 2 ปีที่แล้ว

      Waa run waliba dowladii siilaanyo ayaa biloowdey waxa dabka kusii shidey xisbiga wadani ✌🏿

  • @siciidcabdulahi103
    @siciidcabdulahi103 2 ปีที่แล้ว +1

    Nasiib wanaag majeerteenku waa ku qoslaan haday arkaan nin isaaq ah ama hawiye isku tilmaaya siyaasi ama qif daacad ah oo taariikh leh ama wax uqabtay dalkan soomaaliya kkkkkk feysal cali iyo muuse biixi iwm naac unbay caadeysteene taariikh iyo wanaagtoona maleh malaha dhulbahantey jaakado uqaataan oo dad isaga dhigaan waa nasiib xumo waxa ay ku hadlaan madax ku sheegta isaaqa iam so sorry wakhti uma hayaan majeerteen ay xoolahaas ku dhegeystaan kkkkkkkkkkkk

  • @imanessa3426
    @imanessa3426 2 ปีที่แล้ว +2

    Meelihii loogu tala galay farxada, sida Meherada, qalinjebinta, waxaa loo rogay meelo dad ku fashilmay siyaasada ay ka dhigtaan meelo ay isku weeraraan, reero lagu caayo dad lagu aflagaadeeyo,
    Waa ayaan daro weyn oo aan weli xal loohelin, waxayna ceeb ku tahay dadka
    Dhiganaya madalahan

    • @AhmedAli-fb7ub
      @AhmedAli-fb7ub 2 ปีที่แล้ว +1

      Aroos siyaasiyiin lagu casuumaayo, waa yaab!!!!

    • @sumahwaagullweyn196
      @sumahwaagullweyn196 2 ปีที่แล้ว +1

      ASC absolutely 💯waa Run

    • @Iftiin501
      @Iftiin501 2 ปีที่แล้ว

      Waa wax lala yabomaxaa siyaasad iyo meher isukeenay

  • @roodacabdi6136
    @roodacabdi6136 2 ปีที่แล้ว

    Faysal waa runtii intii kulmiye ka horayay way sahlanayd

  • @museadan2109
    @museadan2109 2 ปีที่แล้ว +4

    Fasal iyo ina xaashi kala gurte ! Wadani has golden chance!

  • @donotgiveuphelpneedypeople2241
    @donotgiveuphelpneedypeople2241 2 ปีที่แล้ว +1

    Gudoomiye faysal cali warabe oo si weyn u weeraray siyaasi Maxamuud xaashi madal aroos ka dhacayey....

  • @Hawd74.
    @Hawd74. 2 ปีที่แล้ว

    War aroos baad joogtaan ee qabyaalada iyo is xagxagashada ka daaya aroosyada iyo ardayda qalinjabinaysa oo siyaasada fagaare kale labdoonta isma wada dhaantaan

  • @ifrahjama630
    @ifrahjama630 2 ปีที่แล้ว

    Waa Runtaa FAYSALOW waxa keenayi qabyaalad kulmiye kal qube

  • @abdirahmannblue4891
    @abdirahmannblue4891 2 ปีที่แล้ว

    Sheikh barbaraawi maanu ahayn sheikhaasi waar bal kuwan aan xishoonayn eega meel walba marna iyagaa qabiil midba gaar ugu adimayaa marna iyagiibaa isku haysta balo idin cayaadhay

  • @boqorenabiil4806
    @boqorenabiil4806 2 ปีที่แล้ว

    Sidu faysal cali warabe iga qosliyo cid bili.adano iga qoslisa man arag hhhhhh qaybta mujajilayasha ayuu ii buxiyay odaygasi hadal xaqana wu ku dhibaya

  • @mukz6995
    @mukz6995 2 ปีที่แล้ว

    Waar niyow odaygan yaa umada ka fadhiisiya

  • @ahmeddeak
    @ahmeddeak 2 ปีที่แล้ว

    Hadaa faysalow

  • @HRU20
    @HRU20 2 ปีที่แล้ว

    Meher Madal Siyaaso ah..
    Midho yeelan maaysee...
    Ha u sahlo mawluhu..
    Ninka meherkiisa dadka noocan u wada hadlaya ku soo casuumey muxuu rabaa?
    Waa midh is weydiin leh waayo dhamaan waa danbiilayaal siyaasi mid isku sheega iyo mid madax dhadhameed isku sheegaba!!!@@#

  • @libaaxaafrika9259
    @libaaxaafrika9259 2 ปีที่แล้ว

    xilligii MAXAMED SIYAAD BARRE, Ambaashatoorada Soomaaliya u fadhiya dibadda, saamiga ugu badan waxaa la siin jirey kuwa ka soo jeeda reer Hargeeysa.
    yaa dillay JACEELKAASI ?
    yaa idin CAWIREY ?

  • @husseinsaid8142
    @husseinsaid8142 2 ปีที่แล้ว

    Faisal run buu sheegay laakiin markuu albaabka gurigiisa gaadho ayuunbuu run sheegaa ina xaashi agbar qabyaaladiiste weeyaan

  • @mubarikvivasland676
    @mubarikvivasland676 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan Taageeraa Kulmiye Laakiin Faysal Runbuu Sheegay.
    Ina Xaashow Birmingham markaad joogtay Caydhaad qaadan jirtay maalina maad shaqo tegin.
    Maantana Taajirbaad tahey so where is that money come from?
    Xaaraan ku naax

    • @burcaawidb5170
      @burcaawidb5170 2 ปีที่แล้ว

      adigu markaa, ma caydhii baad wali qaadataa?

    • @mubarikvivasland676
      @mubarikvivasland676 2 ปีที่แล้ว +1

      @@burcaawidb5170
      Sxb Qabiilku meela ku geyn maayo waxa aniga iga maqani adigana wey kaa maqan yihiin waxa wadanka u kordhaana waa inoo wada faaiido..
      Waxaan hubaa ninkaa aad difaaceysaa innaanu lacagtuu dhacey waxba kaa siineyn,
      Laga yaabaana innaanu ogeynba jiritaankaaga qofnimo,
      Masuulka ummadda dhaca marka la tilmaamo ha u qaadan in reerkiina loo jeedo..peace

    • @burcaawidb5170
      @burcaawidb5170 2 ปีที่แล้ว

      @@mubarikvivasland676 xagaad ila qabatay? reerka inaga daa anigu ma reer baan kaala hadlay? ha ila qaban halka adiga ku xanuunaysa. ee adigu caydha adigaa keenay meesha ee wali ma qaadataa, ma kugu filantahay?

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 2 ปีที่แล้ว

    Wara kuwana ega masha ma mehaba mise wa sheko xusbiyo ma xishonaya odyashan sida dumarka mideba midka kale u jawabayo wara isku xishoda o Reka u duceya malakazta siyasada iyo cantaro baqash hala zo galine maxa laga zo cazumeya kuwane dalane qabyaladu madax martey Allah akabar

  • @cismaanjamhuuri6276
    @cismaanjamhuuri6276 2 ปีที่แล้ว

    War odaygii xaashi miyuu nooso noqday difaac ayuu galay ee qabyaalada uguma horayn xisbiga kulmiye

  • @cumarcali5512
    @cumarcali5512 2 ปีที่แล้ว

    Klmiyaa aabo u ah wadanina waa ku biiray waliba waxad ilowdeen qolada baahisa qabyaalada ee media oo intaaba uu buunbuuninayey kulmiye oo waliba gaadhsiiyey hoo qabaxdoo hebel xayeysii hebelna cay ilay waxkaloo lagu amaano ama lagu caayo ma jiree kolba afar reer hebela ha caayaane baahiya afarkale oo reer hebel ahina ha amaanaane hooya qabaxda yaa keenay ilaa ina riyaale radio horyaal sbctv bilowgii markii danbana dhamaan tv waa kulmiye hoyga qabyaaladu albaabadeeduna waa media ha imikana wadani baaba tog soorogay waxba haka warwareegin maxud xaashow waliba bahashu way ina ragaadisaye aan ka tashano

  • @roodacabdi6136
    @roodacabdi6136 2 ปีที่แล้ว

    Waa runtaa

  • @ranboo2116
    @ranboo2116 2 ปีที่แล้ว

    Qabyalada Kulmiye aya waaday. Laakin silayoo nin qaaboshin kara ayu ha. Kan muse jahil asagisiiba ku quraxda subaxdii.

  • @gacmadheere2504
    @gacmadheere2504 2 ปีที่แล้ว

    حدثنا آدم حدثنا شعبة حدثنا محمد بن عبد الرحمن الأنصاري قال سمعت محمد بن عمرو بن الحسن بن علي عن جابر بن عبد الله رضي الله عنهم قال كان رسول الله صلى الله عليه وسلم في سفر فرأى زحاما ورجلا قد ظلل عليه فقال ما هذا فقالوا صائم فقال ليس من البر الصوم في السفر [ ص: 216 ]

  • @munirkh
    @munirkh 2 ปีที่แล้ว

    Feysal cali waraabe hogaamiye qaran oo runta ku dhinta. Maxamuud xaashi ninkii la ogaa wuxu sameeyey 8 sano ee uu adeerkiii talada ka boobey.

  • @cumarcali5512
    @cumarcali5512 2 ปีที่แล้ว

    Waa runtaa kulmiyaa kow ka ah wadanina waabu ku biiraay

  • @saidnourainan5223
    @saidnourainan5223 2 ปีที่แล้ว

    Asaab aad sheegayso maanay 3 qabiil ahayn , goormaa laga baxay qabiil waraabe been ha sheegin.

  • @abdullahalmuwaxid9643
    @abdullahalmuwaxid9643 2 ปีที่แล้ว

    markuu yidhi ***Raqiib iyo catiid baa garbaheena saaran, Sh. Barbaraawi ishuu sidaa ula raacay, waxaan ufahmay inuu leeyahay, war joog oo arimahaa hagalin**

  • @shaahidaskar8789
    @shaahidaskar8789 2 ปีที่แล้ว

    Wxa ina haysata fahandaro siyaded gob wali hadal ku munasaba ayey leday goobkasto ay jogan hadal badhacisa ayay ku hadlaya jamacad arday ka qalin jibinaysa aya musul tagaya marka ayu ka shekaynaya bariba laysdilay iyo somalia aya sidan ina yeshay maxa u diday inay wax ardayda wx barashadoda iyo mustaqbalkoda iyo gayntoda ka hadlan

  • @abdicash8787
    @abdicash8787 2 ปีที่แล้ว

    Walee faysal run buu sheegay qabyaalada waxa keenay kulmiye.
    Kii aabaha qabyaalada u ahaa waa ina xaashi aka tamaandho.
    Reerkiisii buu walaahi hoos u sii kala tuuray oo kala qaybiyey.
    Ina xaashi, tamaandho waa mushkilad loo soo diray somaliland.
    Inaan somaaliland ba uga baxo bay u egtahay

  • @abdifatahmohamed4058
    @abdifatahmohamed4058 2 ปีที่แล้ว

    Feysalow siyaasi adigoo kale ah inta somalida ay daba joogaan qabiil iyo qurun kama baxeyso

  • @user-horo
    @user-horo 2 ปีที่แล้ว

    Faysal waa runtii maxamuud xaashoow kulmiyaana nooleeyay adna kowbaad ka ahyd imikana qabyaalad ayaad wax kurabtaa ,runtu ma fantaa

  • @ahmedosmen457
    @ahmedosmen457 2 ปีที่แล้ว +2

    I kniew that Haashi was a BIG Personal interest man , but now he became a BIG liar, Faisal tells the truth; I remember during UDUB admin in my house (family) we supported all three parties. Me Udub, My wife Kulmiye and other member UCID. But when Kulmiye came we all became Kulmiye because of Qabiil ....Allah save us from Kulmiye

  • @kordaxaabxosh9629
    @kordaxaabxosh9629 2 ปีที่แล้ว

    Qabyalaada iyo qabilku ba labadiina ba idinkama maqna oo waad istimaashan all the time! War dad wawayno been shegaya aya adunyada ugu daran.War inaga xishoda odayaal wawayn aya thiine. what a bunch of losers these elders are especially faisla cali waraabe who is much older than ina Xashi.

  • @shaaficicalinuurxasn6768
    @shaaficicalinuurxasn6768 2 ปีที่แล้ว

    🤣🤣😃😂😂😂

  • @Cadamimedia210
    @Cadamimedia210 2 ปีที่แล้ว

    Horto gudoomiye faysal waa runtiiyoo waqtigii Madaxwayne Daahir Riyaale majirin qabyaaladi iyo qolo qolo kaliya oo waqtigii xukumadii kulmiye ee uu hogaaminaayey madaxwayne Ahmed siilanyo ayay timid nidaamkan qolo qolo iyo qabyaaladu taasi waa xaqiiq timid waqtigaa waxaa jirtay somaliland oo mida aan isku kala qaad qaadayn qolo qolo iyo qaabil,
    Maxamud Hashi dib u milicso bogaga dhacdooyinka gooratay bilawmatay qabyaalda uu faysal sheegay.

  • @ahmeddeak
    @ahmeddeak 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkk

  • @Iskudhoon
    @Iskudhoon 2 ปีที่แล้ว

    بسم الله الرحمن الرحيم
    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته أما بعد
    Orta siyaasigu waa qof yidhi in aan xilxaado ayaan u diyaar ahay oo jecel in lala xisaabtomo, oo haddii uu siduu moodayey ay wax u dhiciwaayaan xilkii iska wareejiyo, nimankiinan hadlayaa lama hayo meel laydun kula xisaabtamay lamana hayo Qabiilkiinii oo wax idinka dheefay laakiin waxa lahayaa odaydhaqameed aydun lacag siiseen, Su'aasha haboon in lays weydiiyo waxa weeye maanagaa waalan oo shacab ah mise idinka markaydun leedihiin TOLAAYEY YAA REER HEBEL AH
    Guul iyo Gobanimo Somaliland

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 2 ปีที่แล้ว

    Qabyaalad waxa keenay Kulmiye markii reer BARIGU hoggaaminayeen (waqtigii Xirsi & M. Xaashi, mdxwyne Siilaanyo waqtigaas talo malahayn). Qabyaaladi baribay ka timid.

  • @MahdiHagi
    @MahdiHagi 2 ปีที่แล้ว

    Meherkiii siyaasiyinta.
    Meelkasta oo meher kasocdo wa QAAQ

  • @anissaabdi8261
    @anissaabdi8261 2 ปีที่แล้ว +1

    Madax dhaqmeedka qabyalada wada oo siyasada iyo reeraha kala raaca ina xaashi runta kurafatey mashallah faysal isaka qabyalada ka nr 1 ah 🤣🤣🤣👍🇮🇷👍

    • @Xaq_udirir
      @Xaq_udirir 2 ปีที่แล้ว +1

      Aniga reer Koonfur baan ahay, Xaashi ma aqaan lakin hadalkiisa waa mid miisaaman runtana u dhow. Faysal, waxaan arkaa markasta isagoo qabiil ka hadlaya, welibana Somaliya marwalba caaya

    • @Xaq_udirir
      @Xaq_udirir 2 ปีที่แล้ว

      Waan la socdaa in taliskii keligii taliye Siyad Bare si xun diyaarado iyo madafic ku garaacay gobolkii la odhan jiray waqooyi galbeed, waana ka xumahay. Taas micniheedu ma ahan Somailyoo dhan inay laysay Isaaqa

  • @kordaxaabxosh9629
    @kordaxaabxosh9629 2 ปีที่แล้ว

    Beenta jooji Faisalaow adiga qabiil kama magna ee orodo shirmbraha u sheeke. Si kale campaignka u gal --wax cagliyaada gala ku hadal. This dude is a rambling loose cannon with no filter or brakes. Was he not the guy who said mogadishu was ahead of somaliland--someone needs to take him to geriartrics!

  • @namiin3034
    @namiin3034 2 ปีที่แล้ว

    Mohmood hashi tuug

  • @libaaxaafrika9259
    @libaaxaafrika9259 2 ปีที่แล้ว

    Itoobiya waxeey kagala soo degtaa shixnadaha iyo allaabta Dekedda Berbera FREE, mana bixiso wax lacag ah.
    mana HADLI kartiin.

  • @The-Black-Star-of-Somaliland
    @The-Black-Star-of-Somaliland 2 ปีที่แล้ว

    Habar Jeclo ayaa Qabyaalada bilaabay Maxamuud xaashow waxba ha dabaalo joogtayn Heestii Xisbiga Kulmiye ee bariguu mucaaradka ahaa maad ilawday? BEESHU WAY HARAADEE ayaan kasii xasuustaa aniguye 😹

    • @qacqacosman5716
      @qacqacosman5716 2 ปีที่แล้ว +1

      Erayga beesha waxa loo isticmalaa siyaasad ahaan isku taga ururo xoogan marka beesha haraaday wa bulshada somaliland
      Beesha Caalamka marka la leeyahay tolow ma beel magac leh ba kkkkkk
      Aragti dheer hadanay lahayn waxba lama falan qeeyo

  • @libaaxaafrika9259
    @libaaxaafrika9259 2 ปีที่แล้ว

    70% ubbadka reer Hargeeysa iyo kuwa reer Burco ma hellin waxbarashada asaasiga MAXAMED SIYAAD BARRE kaddib.

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 ปีที่แล้ว +1

    ODAYGAN WAAN IDIN SHEEGAY HADALKA KA DHACAA SIDUU U JOOGO FASALOW ILAHAY BAAD BEEN U SHEGTAY QABAAYALADABA XILIGII CIGAAL BAY TIMO OO REERAHUU ISLAYEEN ACUUDU BILAAHI CIGAAL OO HANJABAYAA AYAA KU JIRA TH-cam ILAHAY KA BAQO MANA AHA CIGAAL MANA AHA KULMIYE DHIBATAADA QABAYLAADA WA IDINKA ADOO MIIDHAN BAA JIRA WAXAA KAQABIILAYSANA ADUUNKAMABA IMAN SOMALILAND ILAHAY KA BAQO BEENTA JOOGI CIGAAL NAAF UMA HAYSIDE CIISE MUUSE CODKA RABTAAYE ISKA SHEEGO WAR YAADHAHEEN BERIYAGA CIGAAL WATAA XABADAHA ISU SIDATEEN RUNTII
    KULMIYE XILIGIISA AYAY NABAD NOQOTAY SOMALILAND KAATUMO WAATI AHMED SILANYO LA HESHIIYAY ADIGA MAALIN WALABA AFLAGAADEEYA REER LAASCANOOD HJ IYO DHULBAHANTE WAY IS WADA DHALEEN LAKIIN WAXAA JIRA SHAYDANKII ADAM ILAMAHIIISA ISKU DIRAY BAA ISKU DIRA MARMAR
    MARKII SNM SOO GASHAY REER GALBEED WAXAD DOONAYSEEN INAAG LAYSAN DHULBAHANTE CIDA IDIN DIIDAY TIMA WAA HJ WADANA OGAYDEN WAAXA U HOREYEY AHMED SILANYO IYO INA KAAHIN IYO DHAMANBA RAGII HJ WAAYO WA DAD AY IS WADA DHALEEN INAAD CAFIDAN BAY IDINKU KHASBEEN ILAHAIINA U NOQDA OO BEENTA JOOJIYA KULMIYE HA EEDAY FAYSALOW IDINKA GARAXAJIS AYAA SIDIINA QABYALADA KA SAMAYSAN HADA XUSBIYADIINA AYAAD DADKA KU SOO JEEDISAY DADKUNA WAX WAY ARKAN FAYSALOW QABYAALAD BAAD UGA ERIDAY DAD BADAN XUSBIGAGA
    WAAXAAD ERIDAY JAMAAL CALI XUSEN WAXAAD HADA ISUGU NABAYSO CIGAAL WAXAD OGTAHAY WAXAD SAAMAYSAY CIISE MUUSE BADAN BAAD SOO CAYDHISAY WAXAAD ERYAHAY ALLA HA U NAXARIISTEE ADAN MIRE WAQAF DUMAR IYO RAGBA CIDI IDIN TIMI XUSBIGA WAAD KA ERIDAY QABAYALADABA ADABA KA SAMAYSAN FAYSALOW
    WAXAD ERIDAY CIRO LAFTIISA IMISAA UMAD ERIDAY
    ANIGA WAXAN ODHAN LAHA WIILKA DHULBAHNTE PROF ABYAN HA KU HABSAMIN UCID
    SIDII FAYSAL UGU QAYLINAYAY AYAY NACEEN MARKA COD KAMA HELAYSID LAASCANOOD INTAA UCID TAHAY WALAHAY MAXAMUUD XASHI AYAA KAGA COD BADANANA ISAGASOO CARAR WAA TOLO
    FAYSALOW ANIGA WAXAN JECLAYSTA INAN BAADHO GUDOOMIYASHI KU YIMI EE BADANA EE LAGU SOO BOODAY EE WADA DHINTAY SABABTA AY U DHINTEEN WAA ARIN ISWAYDIINTEEDA LEH SOMALILAND DADKA LAMABADHEE WA LA ISKA AASA ANIGU HADAN JOOGI LAHA QOF AAN LABAADHIN SABABTAUU U DHINTAY ILAHAY BAA WAX DILEEN WAAN BAADHI LAHAA SABABTAA WAANA IN LA OGADO QOFKAN MAXA HELAY
    FAYSALAOW HADAADAN QABIILAYSTE MACANGAGAA AHAYN MAXAD XUSBIGA CUNAHA U HAYSA UGA LAALADA REERKA CIIDAGALE DADKA BADANKOODA MA NECEBA WAANA LALA SHAYQAN LAHA ADIGA XUSBIGA CUNAHA HAYA FAYSALOW WAXAN MAQLAY INUU JIRYA FOD KHAASARE DADKU KA HADAL ADIGA AYAA FOD KHASARIYE AH
    FASALOW WAAN OGAHAY INAD QORAALKAYGA AKHRIDO WAYO IN BADAN WAX AAN SOO QORYA BAAD KA HADASHAA HADABA AKHRISO IMANSO ADIGA QABAYALADA KA SOO BURQATAA WELIBA BEELAHA BARI WAAD NECEB TAHAY

    • @Xaq_udirir
      @Xaq_udirir 2 ปีที่แล้ว

      Run baad sheegtay, weli ma arkin qof mas’uul ah ee cay lasoo taagan aanka ahayn Gudoomiyaha Ucid

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 2 ปีที่แล้ว +2

    RUUG CADAAGA SIYAASADA SOMALILAND MOHAMOUD HASHI

  • @libaaxaafrika9259
    @libaaxaafrika9259 2 ปีที่แล้ว

    waddooyinka Hargeeysa iyo Burco ee uu dhisey 30 sanno ka hor MAXAMED SIYAAD BARRE ayaa ilaa haatan JAJABAN.

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi295 2 ปีที่แล้ว

    Meherka ciyaarta ka daaya