HALYEEY KAABO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 29

  • @imranabdi7344
    @imranabdi7344 ปีที่แล้ว +8

    Heestan ujeclhy hesihisa waye.......dolcadeyn iyo farxad ayu kuqadhe hestan cajaaib Legend. 2023 wali aya ila dageysanaya.

  • @Najahbadal0
    @Najahbadal0 8 หลายเดือนก่อน +4

    Ragaan kala horayniyo
    Kalkii aad ka eegtiyo
    Heernaba ku kala dhicin
    Haween baa i dhaafshoo
    Intaad hawl danteena
    Iyo horumar nololeed
    Hagarli u gudoontaan
    Had kastaba xasuusnahay
    Hankaygiii ku doortiyo
    Haakah idhi dareenkii
    Habla kaa calmadayoo.
    Heshiisiyo kalgacaliyo
    Hambaliyiyo wanaag baan
    Kuu hayaa intaan jiro

  • @SuldaanFaysal-xo9ro
    @SuldaanFaysal-xo9ro 6 หลายเดือนก่อน +3

    Heestan waxan dhagaysanyaa haben aay xaladuhu igu cakiran yihiin inaantan jeclaana kala fogaanay f4 schoolka aan ahay allow hami walboo aan leenahayy noo fududee insha allah heestan waan soo booqan dona mar wakhtigu sidan iga wamagsan yahayy❤❤❤😢 N

  • @zakiyareofficial2322
    @zakiyareofficial2322 10 หลายเดือนก่อน +2

    2011 anoo yar anagoo qurbaha ku cusub waxan ku dhagaystay hestan dalka Switzerland magaalada st gallon haddana 12 years later waxan ku dhagaysanayaa Rossville MN USA❤

    • @SagalJanno
      @SagalJanno 9 หลายเดือนก่อน +1

      Dhaaro😅😅😅😅

    • @abdirahmanmohamed4971
      @abdirahmanmohamed4971 2 หลายเดือนก่อน

      The legend ragga socodku wa u dowr haduu mowle daayo Germany bremen ayan ku dhageysanayaa aniguna am on the way

  • @yaxyecaano5100
    @yaxyecaano5100 2 ปีที่แล้ว +2

    Hestan yaa si gaar ah u dhagaysta laga soo bilaabo 2013 ilaa imika oy tahay 2022

  • @zakariazulthan8614
    @zakariazulthan8614 8 หลายเดือนก่อน +3

    Saaxiibkay ba cawaa heestan i baray
    Mahamed omer walee wa hees dhaaftay ❤🙆‍♂️

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi ปีที่แล้ว +1

    HEES xusid mudan Old is gold.

  • @abdirahmanmohammedwehlie4383
    @abdirahmanmohammedwehlie4383 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxaa tahay habeen dhalad halyay kaabadii dumar❤️🥰Great legend childhood fanan ciid jaamac batalaale

    • @nasriga3959
      @nasriga3959 ปีที่แล้ว +3

      Heestan xusuus dheeriya ayay igu leeday runtii imtixaanki form fourkii ayaaan kaga baxay halki dadku casharo io wax akhrisanayeen aniga tan ba ii baxasay🤣🤣🤣

    • @proton3362
      @proton3362 ปีที่แล้ว +2

      @@nasriga3959 jamacada bariga an kujire ban kusoxasusanaya

    • @abdirahmanmohamed4971
      @abdirahmanmohamed4971 2 หลายเดือนก่อน

      Heetsan habeen anoo magaladeydi iyo asxaabteydi ku dhax jiro walibo waxan habenkaa ku bashalaye diaspora meel ladhaho oo isgoyska howlwadaag markad joogto dhinaca sayidka bad aadeysa Gabar an qaraabo aheyn amaal mohamed ayaa heestan iso dirtay idhahday abdow heestan iso Qaad anoo mute ahaa markayga horeba ayay mute igasii dhigtay wan xasuusta mesha an marka joogne waxay laheyd barxad iyo qolal lagu bashaalo sameecado waweyn bana yaalay
      Caawa 25/9/2024 waxan dib u xasuute heestan waxan ku dhageysanayaa Germany bremen aduunyo

    • @abdirahmanmohamed4971
      @abdirahmanmohamed4971 2 หลายเดือนก่อน

      @@nasriga3959adban ku salamayaa wll ❤️

  • @clqaniaxmed723
    @clqaniaxmed723 2 ปีที่แล้ว +1

    Wooow waa hees iyo badh

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 ปีที่แล้ว +4

    Haddii aanan caashaqa iyo hiilkaaga feejigan kula heegan noqonnoo ila qabanin hareeraha ubad aynu hayniyo hoobaani inoo bixi meyso. 😮yacnii haddaynaan daacad ka wada aheyn kalgacalka hadaf guur iyo midho aynu gurano gaadhi meyno.

    • @abdirahmanmohamed4971
      @abdirahmanmohamed4971 2 หลายเดือนก่อน +1

      Legend baa tahay mana xisaabno inta jeer ee an comment isku aragnay ❤️🙏

    • @Naagnool124
      @Naagnool124 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@abdirahmanmohamed4971 Salaan sare legend

  • @ebyanzulaiman8915
    @ebyanzulaiman8915 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxatahy Haben dhalad halyay kabadi dumar🥰🥰🥰axsan hees Eid Jamac Batalale

  • @shaakiryare1852
    @shaakiryare1852 7 หลายเดือนก่อน

    2024 daawasho

  • @marwaadhaybe1296
    @marwaadhaybe1296 ปีที่แล้ว

    Woow hees weeyan ❤️

  • @fadumoiidow9406
    @fadumoiidow9406 3 ปีที่แล้ว +1

    😍😍😍😍❣🙏

  • @IsmailMohmoud-j1r
    @IsmailMohmoud-j1r 4 หลายเดือนก่อน

    Heestan aad ban u taagera

  • @armyman5751
    @armyman5751 3 หลายเดือนก่อน +1

    Cidii aan heestan kasoo daawan tvga qaranka somaliland tv waa ciyaal😂😂😂😂

    • @SalmaanCabdi-w3c
      @SalmaanCabdi-w3c 3 วันที่ผ่านมา

      Sxb walahi ano yar 2010 dugsiga hoose class 8 ah aya heestan ka dawaday tv ga qaranka . Sido kle hesihi kale ee ay ka mid ka ahayen nuuradiin ahmed . Faysal tashi . Fuaaad cumar yare . Ubah fahmo . Dadkas aya haystay fanka waagas 😢😅😅😅

  • @KafeeyaXaabseyxirsi
    @KafeeyaXaabseyxirsi 3 หลายเดือนก่อน

    13 sano ka bacdi xsuusuhu ma dugooban