AARGOOSIGA IRAN | SUCUDIGA | ISRAEL | USA | HANIYA | XAMAS

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024
  • #subscribe #ukriots
    DILKII ISMAIL HANIYA | AARGOOSIGA IRAN | XABAD JOOJINTA GAZA | XOG CUSUB | XAALAD ADAG
    • AARGOOSIGA IRAN | SUCU...
    Exclusive: Only Gaza ceasefire will delay retaliation, say Iranian officials
    (Reuters) - Only a ceasefire deal in Gaza stemming from hoped-for talks this week would hold Iran back from direct retaliation against Israel for the assassination of Hamas leader Ismail Haniyeh on its soil, three senior Iranian officials said.
    The Ring of Fire Around Israel: A Look at the Arsenals of Iran, Hezbollah and the Houthis
    From long-range cruise missiles to bomb-carrying drones, Israel's enemies could put its aerial defenses to a test it's never faced before
    More than 50 officers injured in hotel riot
    The number of officers injured in the Rotherham hotel riot has been confirmed as 51, South Yorkshire Police said.
    They suffered injuries including broken bones, concussion, bruising and head wounds during the violence outside the Holiday Inn Express in Manvers on Sunday, the force said.
    Police horses and dogs also suffered injuries, with one horse having to retire due to a hoof injury, a spokesperson added.
    Frontline officers were targeted by missiles, which included concrete blocks, chairs, branches, fire extinguishers, glass bottles and cans, during the "horrendous disorder".
    The force said officers who had been unable to resume frontline duties as a result of their injuries were "now part of the team trawling through footage to gather evidence".
    Assistant Chief Constable David Hartley thanked the community for their kind messages following the weekend's "horrific events".
    Election Live Updates: Harris Meets With V.P. Finalists in Pivotal Test of Chemistry
    Kamala Harris was conducting interviews in Washington with top contenders to be her running mate - including Senator Mark Kelly of Arizona and Govs. Tim Walz of Minnesota and Josh Shapiro of Pennsylvania.n SOURCE: NYT

ความคิดเห็น • 44

  • @farahmohamed6966
    @farahmohamed6966 หลายเดือนก่อน +5

    good news

  • @SalatAden-dt7ig
    @SalatAden-dt7ig หลายเดือนก่อน +8

    IRaan guul

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 หลายเดือนก่อน +5

    XABBAD JOOJIN RASMI AH, IYO GARGAARKO LA FURA, HADDAN LA HELIN, WAA BAR KUMA TAAL.

  • @MarkabaMohamed
    @MarkabaMohamed หลายเดือนก่อน +2

    Asc walalkey abdixafid

  • @Adamabdi-w3m
    @Adamabdi-w3m หลายเดือนก่อน

    Fadlan naga badel dhawaaqa dhashikaha waan isku naxnaa markuu dhaca

  • @khadijamohamed9201
    @khadijamohamed9201 หลายเดือนก่อน +1

    sacuudiga waa ogol yihiin in nabad lakeen waana been kuwa dhahaya ma jecla oo way heshiiyeen

  • @haweeyaumalaskar3062
    @haweeyaumalaskar3062 หลายเดือนก่อน +3

    Hada ka hor maxay samaysay hal gabar ba dhaawacaday

  • @walchalowwalsugow2143
    @walchalowwalsugow2143 หลายเดือนก่อน +1

    IRAN WAX ISKUMA HEYSA WAXAY WEEDA MAWEELADA CARURTA

  • @walgo-media
    @walgo-media หลายเดือนก่อน

    WAA fashilmay wada hadalkii turkey

  • @MaxamedBashiir-im3hp
    @MaxamedBashiir-im3hp หลายเดือนก่อน +4

    Ilhàan cumar aaway dorashadedi

  • @abdullahihashi5905
    @abdullahihashi5905 หลายเดือนก่อน

    Nabadu waa mihiim

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 หลายเดือนก่อน

    Dhiiga shacabka reer Falastiin oo la joojiyo ayaan Raxmaanka Dunidsn mamula ka baryeynaa ,Odayaan guxushaa ah oo aan garna goyn garna gelin ayaa Xukuma shacabka meel walba ay joogaan, masaakiintaan ya ,Allah dhibka ka qaad Reer Falastiin.

  • @hanadahmed6810
    @hanadahmed6810 หลายเดือนก่อน

    Asc walal abdihafid qeyr allah ku siiyee noosoo indha indhee shirkii maanta ka dhacay ankara warar badan baa la isla dhex marayaa

  • @aaminoculusow2124
    @aaminoculusow2124 หลายเดือนก่อน

    iiraanawoodeeda ilaah siiyaybey ku heshay

  • @user-ie6zt4wk6o
    @user-ie6zt4wk6o หลายเดือนก่อน +1

    Iiraan alaha kuxafido maalinta taariiqdaah ee doorashooyimka marykankaeeah maalin aad iyo aad eeygaalada taariiq geliyaan inaad burburisid israaiil hadii uusan yeelin mareeykanka goaankaaga

  • @SomaliMedia114
    @SomaliMedia114 หลายเดือนก่อน

    Asc BSTV
    Codsi muusiga xayeysiinta ka horeeya codkiisu aad buu u dheer yahay, haddii aad gaabin kartid fadlan naga gaabi.
    Mahadsanid

  • @walchalowwalsugow2143
    @walchalowwalsugow2143 หลายเดือนก่อน +1

    IRAN MAWELADA CARURTA AYAA WEEDA

  • @haweeyaumalaskar3062
    @haweeyaumalaskar3062 หลายเดือนก่อน +1

    Iraan booto lee haysaa been waaye

  • @abdullahihashi5905
    @abdullahihashi5905 หลายเดือนก่อน

    Aloow nabad kadhig

  • @Fardus-im9hu
    @Fardus-im9hu หลายเดือนก่อน

    Alle ha garan siiyo Iran in ay diido reer galbeedka

  • @xogahaxassaasiga6861
    @xogahaxassaasiga6861 หลายเดือนก่อน +1

    Bootada iran iyo ilmaheeda madhamaato ayaa ladhahaa

  • @AbdiraxmaanMed
    @AbdiraxmaanMed หลายเดือนก่อน +1

    Asc

  • @aaminoculusow2124
    @aaminoculusow2124 หลายเดือนก่อน

    suniga filayada ah yaa warkooda ku jiraiiraan waa dowladda kelyah weeye

  • @casowcade9902
    @casowcade9902 หลายเดือนก่อน

    IRAAN RUWAD AYEY JILAYSAA IYADAA SHIQOLKA UDHIGTAY HANIYA XISBULALLAH DAGAAL GUUR AH AYEY UJILAYSA CIDA LA SHIRQOOLEY WAA XAMAAS

  • @Fardus-im9hu
    @Fardus-im9hu หลายเดือนก่อน

    Iran waa la khiyaamaynayaa oo waxaa la rabaa in la isugu tago oo laga burburiyo hinka ay samaysanayo

  • @abdiahmeddirie1643
    @abdiahmeddirie1643 หลายเดือนก่อน

    Libin nin Huraa Hela
    Libinta waxaa Qaadaya ninkii Dadaala
    Dadaal Gaari Doontide

  • @xogahaxassaasiga6861
    @xogahaxassaasiga6861 หลายเดือนก่อน +1

    Iran ayadaa madaxweyneheedii lagu hordilay dalkooda dhexdiisa malin walbana waxa laga dilaa haldoorkeeda bootada iran cabdixafiidow ficil lama socdee warkooda nagadaa kuwaas

  • @munasar10001
    @munasar10001 หลายเดือนก่อน

    BOOTOOLAYAAL

  • @daadirshiiqaal
    @daadirshiiqaal หลายเดือนก่อน

    Waakugadaneena dhiiga haniya gas inay israaiil kabexeeso xabadana lagjoojiyo

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 หลายเดือนก่อน

    Gorma waxba iran islama heyso ee waqti lumis iran wey baqday.

    • @ruqiasalah5744
      @ruqiasalah5744 หลายเดือนก่อน

      Iran ma baqin ee waa sheeko USA iran iyo Israel ay Islam ogyihiin oo ay rabaan in Sunni Muslim la dhameeyo

  • @hassanhajir5878
    @hassanhajir5878 หลายเดือนก่อน

    Ilah ayay qaban FALASTIN wxba kamajiraan wadna arki dontiin israil ayey dhamantood lajoran maxa yelay wala laynaya mxa u harey

  • @haweeyaumalaskar3062
    @haweeyaumalaskar3062 หลายเดือนก่อน

    Hayska bootayso bootadaba waa loo bahanyahay

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 หลายเดือนก่อน

    Yaab 😂😂😂 adkaaatay

  • @shinegetle
    @shinegetle หลายเดือนก่อน

    Cabdi xafid sow Maha ninki kirshtanka ahaa difacayay maxa u dhagrysanayssn

    • @ruqiasalah5744
      @ruqiasalah5744 หลายเดือนก่อน

      Subhanallah, waryahee waa maxay waxa aad ku hadleyso? Acuudu billah, cabdi xaafid aa ah nin qur’aan si fiican u yaqaano oo dukada , illahay ka baqaa, what you talking about?

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 หลายเดือนก่อน

    Waar wixiinu war maaha ee iska aamusa badhaacis uun weeyaan iran walaa turki waxba iskama celiyaan waa fulay

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 หลายเดือนก่อน

    Markasta wey dhaaranaysa iraan blse America iyo reer galbeed ayaa u diyaar garoobey cajiib gaalada iyo carabta nijaasta ah ayaa wada

  • @ikranmahamud1159
    @ikranmahamud1159 หลายเดือนก่อน

    Sucuudigu muxuu u qabtay falastin nothing

    • @ruqiasalah5744
      @ruqiasalah5744 หลายเดือนก่อน

      Danta laga leeyahay dagaalkaan Gaza waa in uu sacuudiga soo hadlo una hiiliyo falastiin ka dibna dhulka la dhigo sacuudiga lagana qabsado Makkah iyo medina, Iran iyo Israel iyo USA way is ogyihiin