DAGAALKA QASA + XISBULLAAH/ISRAAIL + UKRAINE/RUUSHKA + TURKEY + BANGLADESH

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • DAGAALKA QASA + XISBULLAAH/ISRAAIL + UKRAINE/RUUSHKA + TURKEY + BANGLADESH
    ►SUBSCRIBE / @hbnonlinetv
    ►TWITTER: / hbnonline
    ►FACEBOOK: / hbnonline
    ►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
    #hbnonlinetv
    #wararka
    #soomaali
    #MowliidHajiAbdi
    #dagaalkaqasa
    #Caalamka
    #WararkaSoomaalida
    #HBNTV
    #QASA
    #somaliartist

ความคิดเห็น • 72

  • @HBNOnlineTV
    @HBNOnlineTV  23 วันที่ผ่านมา +20

    Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.

    • @xasaniimaan1383
      @xasaniimaan1383 23 วันที่ผ่านมา +1

      14:38 14:39 14:39 14:40 14:40 14:40 14:40 14:40 14:41 14:41 14:41 14:41 14:41 14:42 14:42 14:42 14:42 14:42 14:42 14:42 14:43 14:43 14:44 14:44 14:44 14:45 14:45 14:45 14:45 14:45 14:45 14:46 14:46 14:46 14:46 14:47 14:48 14:48 14:48 14:49 14:49 14:49 14:49 14:49 14:49 14:49 14:49 14:50 14:50 14:50 14:51 14:52 14:52 14:52 14:53 14:53 14:53 14:53 14:53 14:54 14:54 14:54 14:55 14:55 14:56 14:56 15:13 15:15 15:16 7😅

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 23 วันที่ผ่านมา +6

    Allaha u gargaaro falastiin.

  • @CabdiwalikhaliifCali
    @CabdiwalikhaliifCali 23 วันที่ผ่านมา +12

    Muslimiinta illaahay ha,ukaalmeeyo dhamaantood amiin

  • @XasanJiciir
    @XasanJiciir 23 วันที่ผ่านมา +5

    Masha allah

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 23 วันที่ผ่านมา +3

    Ilaahoow guuleey walaalaheen reer qaza ee Palestine 🇵🇸

  • @farahmohamed6966
    @farahmohamed6966 23 วันที่ผ่านมา +4

    Allahu akbar ilaahow gargaar muslimiinta oo dhan mawliid iyo mohamed cade iyo bahda HBN salaan sare🎉

  • @user-iw4ri7ur8e
    @user-iw4ri7ur8e 23 วันที่ผ่านมา +1

    Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @user-fu2bf3lk5d
    @user-fu2bf3lk5d 22 วันที่ผ่านมา

    ‏ SaaS ayaakufican midkastooam aQur'aanka kariimka tiido am kahoryimaado ❤bankadheesh horu usocda❤ Maashaa Allaah ❤
    Horusocda maashaa Allaah ❤❤❤

  • @Libax962
    @Libax962 23 วันที่ผ่านมา +5

    Allahu Akbar

  • @museabdi9148
    @museabdi9148 23 วันที่ผ่านมา +2

    Suxufi warkisa lagu kalsonyahay war shiilan oo shadhaysan wa halka logu yimado HBN ku xidhnow

  • @NSalah2006
    @NSalah2006 23 วันที่ผ่านมา +3

    Alaylee ninkaa Muslim ka sheeganaya ee Quraanka u diiday aqrintiisa ardayda, abaalkiisaa helay 👍

  • @AbdurahmanAden-rv9ox
    @AbdurahmanAden-rv9ox 23 วันที่ผ่านมา +2

    Allaah Akbar ☝🏿☝🏿🤲🏿🫶🏿🕋🕋

  • @maxamedakid6008
    @maxamedakid6008 23 วันที่ผ่านมา +2

    Maanshaa allah bangaladesh

  • @MohamedKahiye-sd4jo
    @MohamedKahiye-sd4jo 23 วันที่ผ่านมา +1

    Allahu akbar ninkaa shaydan ayuu ugargarayay umada allaha kaqabtay

  • @AnjcabdiSiciid
    @AnjcabdiSiciid 23 วันที่ผ่านมา +2

    Guul.falastiin.

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 23 วันที่ผ่านมา +1

    😂❤❤😢Asc HBN ku mahadsanid Tabintaada Wararka tayada leh Ee Daafaha caalmka 😂😂❤❤❤😢😢😮😅😊😂❤❤❤❤

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj 23 วันที่ผ่านมา

    Subxanallah qor'aanka kariimka ayuu diiday aa waa kufaar nacaladu haku dhacdee xasbunallah wanicmal wakiil qoorta halaga gooyo gabigiisba

  • @sayidcali9965
    @sayidcali9965 23 วันที่ผ่านมา +2

    Ilaahay wuu arkaa waxna Kuma seegana

  • @CabdiAdam-wx6ps
    @CabdiAdam-wx6ps 23 วันที่ผ่านมา

    Ilaahayow ugagar falastiin cadawga xaasidka hasiimad ku Reid dalimiinta yuhuuda Wayne Aaron gooseneck mujrimiinta dhawaan insha alaahu shuhadada janada ku Manayso jiraxooda dawee amiin yaa alaah amiin

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 23 วันที่ผ่านมา

    Ilaahey ha jabiyo yahuud iyo America reer galbeed aloow dhulka la go

  • @user-lj7nr3xi9r
    @user-lj7nr3xi9r 23 วันที่ผ่านมา +2

    Kheyr sheeg mawliid xaji

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 23 วันที่ผ่านมา

    Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega 💘 💞 💔 💘

  • @abdullahimaxamed5581
    @abdullahimaxamed5581 23 วันที่ผ่านมา +2

    Mawliid bilikisis xilka maraykanka kuma shaqaynayo ee yuhuudonimada buu ushaqaynayaa

  • @abdirisaqabayla3999
    @abdirisaqabayla3999 23 วันที่ผ่านมา

    Jazaakallaahu khayran

  • @user-mg5jh9nk5u
    @user-mg5jh9nk5u 23 วันที่ผ่านมา

    JazakaAllah kheyr

  • @CabdiwalikhaliifCali
    @CabdiwalikhaliifCali 23 วันที่ผ่านมา +3

    Muslimnimadu ma,aha magacaaga ee waa qalbiga

  • @MuxiyodinCali
    @MuxiyodinCali 23 วันที่ผ่านมา +1

    Hays casilo Allahu agbar

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 23 วันที่ผ่านมา +2

    Carab !ma waxay gaareen inay -
    Israel ka baryaan inay is booqdaan !!!ihaano iyo bahdil -
    Waynaa !! Ciil badanaa !!

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 23 วันที่ผ่านมา +2

    Maxamuud cabaas waa qof dareenkiisu hooseeyo ruushka shiinaha iyo turkeybs way u caqli celiyeen haduu wax fahmayo

  • @user-lj7nr3xi9r
    @user-lj7nr3xi9r 23 วันที่ผ่านมา +2

    Sxp mawlid muxu sokordhinayaa socdalka ku tagayaa qasa waa daba dhilif ushaqeya sahnuniyada

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 23 วันที่ผ่านมา +1

    Bangladesh dib ayey u xoroobeen hanbalyo ayaan leehay Bangladesh way iska xoreeyeen duqdii basaasada u ahayd India iyo reer galbeedka h

  • @yusufsiyad7378
    @yusufsiyad7378 23 วันที่ผ่านมา +1

    thanks bro ❤❤❤❤

  • @user-lj7nr3xi9r
    @user-lj7nr3xi9r 23 วันที่ผ่านมา +1

    Cawa waxn noqdey qofkii ugu goreyey

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 23 วันที่ผ่านมา

    Ilaahoow muslinka Bogooda Burcad isku. Marıyo guul

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 23 วันที่ผ่านมา +1

    Maraykan wuxuu u adeegaa yuhuuda sidoo kale blinkin waa yuhuudi asalkiisu markaa Maaha nin dhexdhexaad ah qof siyaasi ah Maaha sidoo kale Maaha qof caqli gal waa beenaale waxba Kuma roone ah waana waqti lumis socodkiisa bariga dhexe

  • @user-fo9ku5lj6b
    @user-fo9ku5lj6b 23 วันที่ผ่านมา +2

    ISKA HADLOW INA IGIRE
    MARAYKANKU
    WAXA UU WADO OO DHAMI WAA BIYO COL DHAANSHAY .

  • @user-lg3ry8ut1q
    @user-lg3ry8ut1q 23 วันที่ผ่านมา +2

    Nolasha la haaystayaa bal ka waran nolasha 2 milyan ee reer falastiin ee laga dhigey wax la dilo wax la qaxiyo iyo wax la xiro walaahi ilaah cadaaladiisa ayaay falastiin sugeeysaa

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 23 วันที่ผ่านมา +1

    SHAQO WANAAGSAN AYAA LAGA QABTAY PRO:XUMAHA

  • @BashiirAbdirahman36
    @BashiirAbdirahman36 23 วันที่ผ่านมา

    Alxadu lililaah

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 23 วันที่ผ่านมา +1

    Kolay labadàa falastiini ee lagu dilay dalka turkiga waxa ka danbeeyey wàa sirdoonka yuhuuda

  • @rooraayecalimurjaan377
    @rooraayecalimurjaan377 23 วันที่ผ่านมา +1

    Mareykanka iyo israa'iil ha xishoodaan oo maadeyska ha naga daayaan: waxaa ka go'an iney bariga dhexe isku ballaaroyaan sida ka soo fakatay trump oo dadkiisa la hadlaayay.

  • @CabdiXasan-bo2ck
    @CabdiXasan-bo2ck 22 วันที่ผ่านมา

    Waa.sax.sxb 6:20

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 23 วันที่ผ่านมา

    Qadar iyo masar runta h u sheegaan maraykanka iyo yuhuuda hadii kale faraha ha isaga baxaan dhexdhexaadinta waayo wàa waqti lumis iyo ila meerayso

  • @hamzejeezto1777
    @hamzejeezto1777 23 วันที่ผ่านมา +1

    Masar Israel waa isku mid Ayan 15:27 lagu kala qaadin

  • @MaankaYare-hp9nx
    @MaankaYare-hp9nx 23 วันที่ผ่านมา

    Hbn guuul❤

  • @abdifidow3870
    @abdifidow3870 23 วันที่ผ่านมา

    Ninkaa Calmaanigaa ah Waajibkiis ayey mariyeen

  • @user-mh2pk9cn3j
    @user-mh2pk9cn3j 23 วันที่ผ่านมา

    Scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-sm2lv3dv6y
    @user-sm2lv3dv6y 23 วันที่ผ่านมา +1

    Asc

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 23 วันที่ผ่านมา +1

    Waa arin cashar u ah cidkastoo islaam sheegata oo ku nool wadan dadka intiisa badan islam yahay aad isku daydo inaad diinta iyo dadkeeda hagardaamayso! Waxaa la iskugu daray bahdil iyo shaqo ka cayrin! Waxaana u dheer isagoo diintiisiina ku xadgudbay oo ceebaysan ayuu goobta ka huleelay.

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 23 วันที่ผ่านมา

    Nin madaxweyne sheeganaya oo ka codsanaya ,cadowga dalkiisa inuu xaafad ka tirsan xaafadaha uu sheegtey inuu xukumo inuu booqankaro ,oo ay u ogolaadaan inuu booqdo,khasaaro ka foolxun iyo bahdilaad ka xun ima soo marin maqalkeeda.Turkina waa ku qaldameen soo dhaweyntiisa....

  • @nurowabdinoor8962
    @nurowabdinoor8962 23 วันที่ผ่านมา +1

    Guug Palestine

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 23 วันที่ผ่านมา +1

    xamaas ma iyagaa diiday heshiiskii ey soo gudbiyeen waxa diiday waa natanyahu runta ma sheegaanoo mareykanka balaayo allaha ku ridee

  • @YuusufJeeri-tv2tm
    @YuusufJeeri-tv2tm 23 วันที่ผ่านมา +2

    Dhawaca an kalagurano naguna kalawat dhulkeygana iigabax waxaat bareysan majirto mana iamrikartit shekadena meesha ayey nuugukaladhamatay

  • @maxamuudxasancige3094
    @maxamuudxasancige3094 23 วันที่ผ่านมา

    Laba wejiile ayay la shirayaan masar iyo gadar xagan hub ayuu udaabulaya xagana nabad

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 23 วันที่ผ่านมา +1

    Labada yuhuudi blinkin iyo netanyaahuu been ayey sheegayaan waayo waa labada nin ee dhibta wada riwaayad ayeyna dhigayaan xal nabad iyo heshis midna ma rabaan lkn waa waqti lumin

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 23 วันที่ผ่านมา

    Asc mowliid

  • @xalwoxalwo-g9h
    @xalwoxalwo-g9h 22 วันที่ผ่านมา

    Codsi mowlid wa in adku turjunta carabi english sacuudi iyo masar iyo baxreyn iyo imaaraad wa dayuusiin????

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 23 วันที่ผ่านมา +1

    Dadka soo laabanaya inuu kumanaan kala haro oo xabsiyada u taxaabo ayuu rabaa! Marinka rafacna uu cunaqabataynta kusii hayo oo dadku gaajo u dhamaadaan buu rabaa ninkaasi.

  • @fadumomohamud7232
    @fadumomohamud7232 23 วันที่ผ่านมา +1

    Belinkin ma aha dhibatada waa masar iyo qatar wayo marku leyahay xm ayaa diidan oo ey amusan yihiin mey shegan inuu been shegayo bilash aya lagu heysta nimankan benta isaga marqati kacayo wexey dhaxdhaxadinayan majiran munafaiinta.

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 23 วันที่ผ่านมา +1

    Waxaa xaqiiq ah mareykan ka iyo Israel iney san heshiis habad jojin wadin aa ay dagaalka sida lokululey nayo ay isla mel dhigen baa cad wana la arkidona malmaha sosocdo inu meelo horleh galo dagaalka taas bana sax ah

  • @CabdixakiimMaxamed-cp7gw
    @CabdixakiimMaxamed-cp7gw 23 วันที่ผ่านมา +1

    Acs hbn tv

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 21 วันที่ผ่านมา

    Madaxweynahan falastiin wa la dhawici dona isbital bu geli dona leyla cabdalle sadalisey inu isbital geli dono xilkana sidas ugu tegi dono waxa la weydiiyey inu dhiman dono iyo in kale illah ba og bey tiri maxamud cabas war ba sugayo an aragno

  • @xalwoxalwo-g9h
    @xalwoxalwo-g9h 22 วันที่ผ่านมา

    dhaman dowladaha carabta wa in ay dorkida qatan o cidamo isku sodaran o la badbadiya shacabka rer falastin dowlada carabra ceeb bey dhex fadhiyan war kakaca islannimadina mujiya o munafuqa mareykanka israaiil kugarab tagan gar iyo dardaro mad idinkuna kugarab istagtan shacabka falastin badbadiya dayuusin waye carab?¿??????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????

  • @Maxamed-v9u
    @Maxamed-v9u 22 วันที่ผ่านมา

    shayndaanka.wayn.ee.mareynkanku.waa.laba.wejiile.ee.dalalka.muslimiinta.macaqligiibaa.idinkalumey.marka.mareykanka.wax.kadhegyesaneysaan

  • @cqaadirwaassugge9699
    @cqaadirwaassugge9699 23 วันที่ผ่านมา

    Wawliidoow ninka quraanka in la aqriyo diiday muslin waaye hadhihin waxaat tiraahdaa muslinoow sheegtaa

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 23 วันที่ผ่านมา

    Beenale maraykan ku

  • @_Khaalid
    @_Khaalid 23 วันที่ผ่านมา +1

    Allahu akbar

  • @OmarAbdi-mi9dt
    @OmarAbdi-mi9dt 23 วันที่ผ่านมา +1

    Asc

  • @Ubax24
    @Ubax24 23 วันที่ผ่านมา

    Allahu Akbar