SULDAAN SEERAAR | AGGA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024
  • Suldaan Seeraar, Hees Cusub, Somali song, Hees shidan, Dhaanto, Music Video, Waqal Studio
    Artist: Suldan Seeraar
    Song: Agga
    Lyrics: Cabdi Yare Aqilka
    Melody: Dab Jacayl
    Music: Cadceed
    Cameraman: Idiris Dabcasar & Waqal
    Editing by Waqal.
    Produced: Afro Waqal Furinle Production
    Xariir, Miss Xiis, Ifraax Tolmoon, kiin jaamac, gulleed simba, hodan abdirahman, Cabdi hani
    Copyright to Waqal & Afro Media Production

ความคิดเห็น • 3.7K

  • @crahmanmahrez1810
    @crahmanmahrez1810 4 ปีที่แล้ว +2545

    *ان كانت الاغاني جميلة فالقران اجمل*
    *Hadii Heesaha dadka uqurxoon yihiin Waxa ka sii Qurux badaN Hadalka rabbi ogsoonoow♥️🔥💥⚡*

    • @ayaanmawliidcayush1233
      @ayaanmawliidcayush1233 4 ปีที่แล้ว +30

      Xaqqiqatan ilhy ha hanooniyo umada muslimiinta wdda tosan ha ku hago❤

    • @aliakfilms4894
      @aliakfilms4894 4 ปีที่แล้ว +9

      Ina mokhtaar

    • @xikmaawixuseen2688
      @xikmaawixuseen2688 4 ปีที่แล้ว +28

      Wall waa run lkn adpa waad dhagaystaaa ee maxa xala naftaada marka hore laga pilaaapa

    • @f.stevan5490
      @f.stevan5490 4 ปีที่แล้ว +3

      @@ayaanmawliidcayush1233 subscribe iisaar bro

    • @xogfaydiye2242
      @xogfaydiye2242 4 ปีที่แล้ว +5

      Wllo sawdiga adba dhageesanaya jorta adigu iskada markasad wanin kuwa kalebe

  • @ibnucabaas6667
    @ibnucabaas6667 4 ปีที่แล้ว +473

    Hadad jeceshy rasuulkena kusali hadana wa jimco ilhey hanoo nxriistee ❤❤ adun iyo aakhiro hadi kle wa iska dhfi krta qasab maaha

  • @MarwaAhmed-z9l
    @MarwaAhmed-z9l 7 หลายเดือนก่อน +28

    Who is listening 2024😮❤😂

  • @kinghajiali8761
    @kinghajiali8761 4 ปีที่แล้ว +325

    Heestan markay million gaarto like ha iga xasdin ❤
    Suldaan seraar io waqal studio watageen 🔥male artist of year io best videographer of the year ❤✌💯

  • @guleitguudcade1202
    @guleitguudcade1202 4 ปีที่แล้ว +498

    Ogadeenka dHadheer aga ♥️
    Daroodka mamulka jEcEL aga 👑
    Isaaqa xaadaariyinta ah Aga 🌼
    Hawiyaha Caloosha furan aga ♥️🙏
    Anigaa kU Qancee Aga 👑♥️ All Somali 🙏🌹 NoLada dadkii Lalayga Beroow 👑♥️♥️

    • @hafzaahmed2867
      @hafzaahmed2867 4 ปีที่แล้ว +4

      Waraa nagamaadan xizhoon maxaa karaabtaaa hawiye iyo daarood

    • @guleitguudcade1202
      @guleitguudcade1202 4 ปีที่แล้ว +1

      @@hafzaahmed2867
      Landheere nim0😂😂

    • @justsaywow766
      @justsaywow766 4 ปีที่แล้ว +21

      @@guleitguudcade1202 boowe ogaadeen iyo daarood halkee u kala wadaaa

    • @quuleqq8570
      @quuleqq8570 4 ปีที่แล้ว +15

      Bro ogaadeen iyo darood miyaa kala saare marka hore wax baro

    • @dhaladkahargeisa5786
      @dhaladkahargeisa5786 4 ปีที่แล้ว +2

      Inta siyaasada katimi ee ku nasanaysa aga

  • @muhzinabdi5186
    @muhzinabdi5186 4 ปีที่แล้ว +165

    Suldaan
    Waa landheere
    Aggah. Aggah
    Heeesihiza Ana ku qance
    Aggah aggah
    Waqal waa madaxe
    Aggah aggah
    Keep going kuligeeN
    Aggah aggah aggah

  • @samsammoha385
    @samsammoha385 4 ปีที่แล้ว +81

    DADKAYGA OGAADENIYA INOOLADA AGAH AGAH 💚💙❤️

  • @zackvaandhe090
    @zackvaandhe090 4 ปีที่แล้ว +635

    InTa rajaYnaYsa in aY HesHa iska dhafan oo quraanka
    XifdiYaan
    Waxaan idin rajaYna in ilaahaY idin fudaYdiYo
    Dhaman fanaaninTena inu ilahaY inoso hadeYo soomli faraxd kuwara 🇸🇴❤💎💯

    • @sucdidahir5428
      @sucdidahir5428 4 ปีที่แล้ว +1

      Heestii niti

    • @muniiraqli5135
      @muniiraqli5135 4 ปีที่แล้ว +3

      Ana rba wllo inan iska daayo heesaha ilaahy ha inga hadeyo

    • @dayaxcade1564
      @dayaxcade1564 4 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin Laakiin Sidaan Isleeyahay Waxaad Tahay Like Raadis

    • @muniiraqli5135
      @muniiraqli5135 4 ปีที่แล้ว +2

      @@dayaxcade1564 mya like raadis ma ihi kgamna bahni

    • @dayaxcade1564
      @dayaxcade1564 4 ปีที่แล้ว +1

      @@muniiraqli5135 Adi Walaalo Maba Ku Heesti Meel Cidla Ah Baad Igala Qaday

  • @aliadiere.
    @aliadiere. 4 ปีที่แล้ว +770

    I am from 🇵🇭 Philippines I like somali music and somali people ❤❤❤

  • @waryagang2386
    @waryagang2386 4 ปีที่แล้ว +54

    Saka gabar aya idhalatay curayday maysa like dhac kusi ❤️🇸🇴🤟🏿

    • @amiiraadan3017
      @amiiraadan3017 4 ปีที่แล้ว +1

      Mnsha allah 😍

    • @amirabukar2913
      @amirabukar2913 4 ปีที่แล้ว

      Warya Gang
      Masha allah hambalyo rabi haku xafido ❤️

    • @eeshcalaainan1521
      @eeshcalaainan1521 4 ปีที่แล้ว

      Mashallah congratulations walal abe ficaan noqo Inshaallah 🎁

    • @barnimooyan5182
      @barnimooyan5182 4 ปีที่แล้ว +1

      Warya Gang maasha Allah 💥⚡️✨🌻🌹🌻🌅🌅🎆🎆🎇🎇🌄🌄🌠🌠

    • @nuraali7610
      @nuraali7610 4 ปีที่แล้ว +1

      Mashallah rabbi ha idin baraqeyp aamin

  • @mekonenteklesenbet7843
    @mekonenteklesenbet7843 4 ปีที่แล้ว +173

    I love our somali from eritrea . 🇪🇷🇸🇴

  • @ahmedmohammed3732
    @ahmedmohammed3732 4 ปีที่แล้ว +109

    Somali Artist Of the Year👏

    • @ahmedofficial637
      @ahmedofficial637 4 ปีที่แล้ว +1

      Ahmed KaaFi AK wllky somaliyed subscribe igu caawi wllo qli

  • @tonijoshua9807
    @tonijoshua9807 4 ปีที่แล้ว +170

    AGAH EEGA ❤️❤️ MY AFKEYGI HOOYO 🇬🇲 OGADENIA 🔴🟢🔵❤️

  • @nasiibbile1916
    @nasiibbile1916 4 ปีที่แล้ว +69

    AgH wa anga rer abtgY 🇬🇲🤩❤
    Somlilnd dhuL qurxon ❤❤
    From 🇸🇱❤❤

  • @saphiyajama5401
    @saphiyajama5401 4 ปีที่แล้ว +123

    Yartuu waa Qlanjeee agah quruxdedaa ubogeee agah Ogadeen dhaladaa hada tahy dhac igu sii😉👍🏿

  • @abdikaadirfiile57
    @abdikaadirfiile57 4 ปีที่แล้ว +81

    heestaan waxii ❤️og❤️ah waa iney masuuliyad iyo wajibaad gaar ah iska saaran ninka waa tolka agah haloo kala kiciyo heestii agah aan kamaqalno goob walbo hhh keep going lafta gaala badha 😂😂 🙈

    • @abdiadan269
      @abdiadan269 4 ปีที่แล้ว +1

      abdikaadir fiile sxb SUBSCRIBE ISAAR pleeees

    • @amaaracabdullahi2652
      @amaaracabdullahi2652 4 ปีที่แล้ว +3

      Abdikaadir Fiile hhhh ngu haaly agah😂😂😂

  • @goaldub1194
    @goaldub1194 4 ปีที่แล้ว +55

    Ogadheen takeover🤩🤩🥰

    • @Hodan-janno
      @Hodan-janno 4 ปีที่แล้ว

      🤩🤩🤩🤩

  • @libaaxaduurkajiifa9722
    @libaaxaduurkajiifa9722 4 ปีที่แล้ว +36

    1 million coming soon video qurux badan waqal ugu imaw 👍

  • @miganehassan9718
    @miganehassan9718 4 ปีที่แล้ว +224

    Meeshu Dubia Maha Maleysia maaha Waa Gobalka Saaxil Ee Jamhuuriyada Somaliland Saxaraheega iyo buurta biyo kulul Muuqal Qurux badan oo Waqal studio Ku Faro wareystay Midho fiican fanan suldan Sareer.

    • @sagalmahamet1475
      @sagalmahamet1475 4 ปีที่แล้ว +8

      Waa sidaa BrotheR ilaahay ha inoo barakeeyO dalkeena 💚💬❤
      VIVA JAMHUURIYADA BARAKAYSAN EE SOMALILAND 💚💬❤ GUUL IYO GOBANIMO 💚💬❤

    • @hassanahmed2773
      @hassanahmed2773 4 ปีที่แล้ว +6

      Berbera iyadaaba Dubai ka qurux badan wlhi hadii sida Dubai dhaqaale badan la galiyo Dubai da geeska Africa ayay noqon lahayd 🌄🌄🌄

    • @umumohamedhajjiabdirahmaan5741
      @umumohamedhajjiabdirahmaan5741 4 ปีที่แล้ว +5

      Mcha Allah Soomaliland dhulkaygii Hooyo viva jamuuryada Barakaysan ee Soomaliland 💚💚💚💭💭❤❤❤❤❤

    • @glamafterglam7732
      @glamafterglam7732 4 ปีที่แล้ว +7

      Ma aqaan inay cunsurinimo tahaye lakin markan arko #somaliland I feel proud

    • @bakerynow1219
      @bakerynow1219 4 ปีที่แล้ว

      Masha Allah walaahy manan u malaynin ❤️❤️

  • @uniquegurl1193
    @uniquegurl1193 4 ปีที่แล้ว +221

    I’m from Pakistan 🇵🇰 and I love suldan seraar ❤️❤️

  • @sagalmahamet1475
    @sagalmahamet1475 4 ปีที่แล้ว +31

    ODAYGII SULDAAN AHAA IMIKA HEESIHIISA DAMBE OO DHAN JAMHUURIYADA BARAKAYSAN EE SOMALILAND BUU LA YIMAADAA 👏👏👏
    QURUXDA IYO BILICDA JAMHUURIYADA BARAKAYSAN EE SOMALILAND 💚💬❤
    SAY MASHA ALLAH 💚💬❤

    • @zakariabulleofficiall6014
      @zakariabulleofficiall6014 4 ปีที่แล้ว +2

      SagaL Mahamet Hhhhhhhhh somaliland kulhaa naa waa Ethiopia. Somaliland saxaraha halky kuleedahy

    • @munahussein4643
      @munahussein4643 4 ปีที่แล้ว +1

      @@zakariabulleofficiall6014 waa somaliland is daji huuno

    • @goudofficial7782
      @goudofficial7782 4 ปีที่แล้ว +1

      Meesha yaanugu haysta waa somaliland

    • @tufaxabdi3304
      @tufaxabdi3304 4 ปีที่แล้ว

      waa toga faafan meeshani cidi garanaysa garanaysa wll hadu waqal so galiyay heesta ma somaliland aya lagu qaaday

    • @warsamedacad123
      @warsamedacad123 4 ปีที่แล้ว

      mamullada isku Qanciiya iiney Qaran yihin iyo dadka qabilku madaxa mareey aya ka miid tahay haku deeqo Cawale🇸🇴

  • @khairecadde6262
    @khairecadde6262 4 ปีที่แล้ว +205

    Ogaadeen heestaan 9M gaarsiiya inta dhiman waa Somali inteeda kle cajiib agah 🙏💯♥️👌

  • @qalbisomaliofficial9177
    @qalbisomaliofficial9177 4 ปีที่แล้ว +60

    Laandheere Ogadaana iyo Jamhuuriyada Barakaysan❤✌💖👑

  • @Girlboss1.
    @Girlboss1. 4 ปีที่แล้ว +50

    Dhulki Duriyada gobolka Saaxil💚❤️ Ilahow noo barake

  • @mrguul
    @mrguul 4 ปีที่แล้ว +33

    Wllkey Suldaan seraar inuu cod macaan yahay wn qirsanahay🖒💋

  • @fadumosalahabdullahi8171
    @fadumosalahabdullahi8171 4 ปีที่แล้ว +73

    Suuldan Serare waa faninta somaliyed kuwa ugu Haysto waye 2020 hada Aminstahay wakas❤️❤️❤️💯💯💯😘😘😘💝💝💝🇳🇴🇳🇴🇳🇴

  • @empireshow1
    @empireshow1 4 ปีที่แล้ว +106

    Quruxda somaliland 🇮🇹🇮🇹 oo la moodo ittaly manzha allh ilaah dhulkeena hanoo barkeeyo

    • @amiiraadan3017
      @amiiraadan3017 4 ปีที่แล้ว +4

      Haa caadi maha wllhi MNSHA ALLAH

    • @mushtaqabdi7847
      @mushtaqabdi7847 4 ปีที่แล้ว +5

      somaliland xagy kaga tala meshasi wlo

    • @goudofficial7782
      @goudofficial7782 4 ปีที่แล้ว +4

      Waa saylac dhanka jabuuti

    • @nemaabdi2240
      @nemaabdi2240 4 ปีที่แล้ว +5

      @@mushtaqabdi7847 Waa barbera walalo😢✊🏻✊🏻

    • @xisaabiyosaynis8479
      @xisaabiyosaynis8479 4 ปีที่แล้ว +6

      @@goudofficial7782 wa berbera bro biyo kuure

  • @faallomedia5987
    @faallomedia5987 4 ปีที่แล้ว +21

    Suldaanka geeska hadaad aamin santahay inuu yahay
    Somali artist of the year 🔥
    Like ta ku muuji

  • @ubaaxibrahim896
    @ubaaxibrahim896 4 ปีที่แล้ว +34

    NO ONE IS DOING BETTER THAN HIM .. *2020* is definitely his year ...

  • @haniahmed5547
    @haniahmed5547 4 ปีที่แล้ว +56

    Maansha allah SOMALILAND quruux aloow cadoow hatusin Allah hormar ka u siyaadi

  • @saara8503
    @saara8503 4 ปีที่แล้ว +53

    Agah❤️🙈
    Waxi ogaadeen ah like iisaara😕

    • @M.xoorzhe
      @M.xoorzhe 4 ปีที่แล้ว +1

      ❤💔❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💕💔👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌

    • @hamdinur9724
      @hamdinur9724 4 ปีที่แล้ว +2

      💗💗💗💗💗

    • @ussser165
      @ussser165 4 ปีที่แล้ว +2

      Team agahhh😍💜💜💜

    • @nanah7658
      @nanah7658 4 ปีที่แล้ว

      💙❤️💚

  • @Kevindurant35734
    @Kevindurant35734 4 ปีที่แล้ว +177

    *is anybody here from Somalia ☺ I am from Eritrea 🥰🇪🇷🇪🇷🇸🇴🇸🇴*

  • @naimaabdullahi1580
    @naimaabdullahi1580 4 ปีที่แล้ว +140

    Beauty of somaliland is displayed in this video mashaAllah dope jamhuuriyada barakeysan..I'm not somalilander but it's my dreamland.

    • @maxameddaaud3113
      @maxameddaaud3113 4 ปีที่แล้ว +1

      M,a waad qurux badan tahay

    • @hassanahmed2773
      @hassanahmed2773 4 ปีที่แล้ว +3

      Qurux badanaa dhulka hooyo 🌄🌄🌄

    • @naimaabdullahi1580
      @naimaabdullahi1580 4 ปีที่แล้ว +1

      @@maxameddaaud3113 mahadsanid walaalo

    • @mohamedhassannageeye8197
      @mohamedhassannageeye8197 4 ปีที่แล้ว +3

      Thanks sister we love all somali people ♥️🥰💋😍🙏 Allah keep all the Five Somalis People 😍🌏🙏♥️

    • @martidhabareey3656
      @martidhabareey3656 4 ปีที่แล้ว

      @@mohamedhassannageeye8197 AsC

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 4 ปีที่แล้ว +14

    Goobtu Waa Dhulkii Barakaysnaa ee #Somaliland
    Suldaan Iyo Somaliland oo is Heshay Waxay Gaadhaysaa 10M

  • @mishmuntaz899
    @mishmuntaz899 4 ปีที่แล้ว +16

    I'm from Kenya but I'm somali and this song it's so amazing manshaAllah 💯💯💯💯

  • @asaymachannel7350
    @asaymachannel7350 4 ปีที่แล้ว +10

    Yartu waa qlanjee agga ❣️
    Quruxdaan u Bogee agga ❣️
    Qalbigey sudhantee agga ❣️
    Anigaa ku qancee agga ❣️

  • @reo9475
    @reo9475 4 ปีที่แล้ว +487

    Agah anigaa oo ah Ogadeen Isaaq dhaley Hargeysan Ku dhashay 🇭🇺Wardheer na u dhashay 💚💙♥️waxaan leeyahay Reerabtigey dhulkoodu waa
    Mashallah 🇹🇯

  • @faniealmera9360
    @faniealmera9360 4 ปีที่แล้ว +190

    I love it it's very nice i don't know what he said but I love I don't know men he's sound brilliant from ertrian 🇪🇷🙏💓🤩👍

  • @abdixiis5779
    @abdixiis5779 4 ปีที่แล้ว +116

    AGGAH war yarku wanawalay alle nama wale war wixii Og ya igu qabo like ta aggah 🇬🇶🇸🇱🇩🇯🇪🇹🇸🇴🇮🇹

    • @Ibrahim-mh9sk
      @Ibrahim-mh9sk 4 ปีที่แล้ว +2

      Abdirahman Xiis 😂👉🏾💚🇸🇴❤️✌🏾

    • @mariamufs2023
      @mariamufs2023 4 ปีที่แล้ว +1

      Maskiin calama adan la heyn meesha ha ka buuxsan there only one 🇸🇴

    • @houffanismael5041
      @houffanismael5041 4 ปีที่แล้ว +2

      I m from djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴

    • @mariamufs2023
      @mariamufs2023 4 ปีที่แล้ว +1

      Houffan Ismael djibouti wadan jiro dadkan kala ka yaabay ❤️🇸🇴🇩🇯

    • @abdihakimhusen2270
      @abdihakimhusen2270 4 ปีที่แล้ว +1

      Nacala sheydaan ku yaale aniga somali wan ahay lkn mahan inad soo safto calanka buluga sharafta hkga ciyarin awoowe puntland anigo kaso jeeeda wxad mesha sodhigtey war wxa kle wa maamulo gobaleed qofku hdusan waxbaran wa iska sidaa hhhhhh

  • @azeirfamily1929
    @azeirfamily1929 4 ปีที่แล้ว +496

    HOOYADA MCN ILAAHAY JANADA HAKU CASUUMO ❤❤LIKE HAYGA ILAAWINA👇

    • @ahmedofficial637
      @ahmedofficial637 4 ปีที่แล้ว +1

      MAHAD Eid azeir wllky somaliyed subscribe igu caawi wllo qli

    • @ahmedofficial637
      @ahmedofficial637 4 ปีที่แล้ว

      mariya films and vlog kuu saary wllo adna sidoo kale iisaar

    • @azeirfamily1929
      @azeirfamily1929 4 ปีที่แล้ว

      @@ahmedofficial637 kuu saaray pro ❤❤

    • @azeirfamily1929
      @azeirfamily1929 4 ปีที่แล้ว

      @mariya films and vlog kuu saaray wllshy

    • @ahmedcannel5002
      @ahmedcannel5002 4 ปีที่แล้ว

      @@azeirfamily1929 hees miya jano la isku galiya

  • @zakariaofficialpage4634
    @zakariaofficialpage4634 4 ปีที่แล้ว +70

    Inta udhalaty
    Agah eega iyo
    Huno like ta dhag kasii waa walalkinee.🌹💘

  • @jihaancabdiraxiim7321
    @jihaancabdiraxiim7321 4 ปีที่แล้ว +162

    Quruxda Dalkyga Hooyo Niyada Ka farxa markaan Arko Wlalyl Somaliland Darteed One like oo isiiso Igu filan😍

    • @khaalidcarab2749
      @khaalidcarab2749 4 ปีที่แล้ว

      iga badan maxaa kuu Diiday liketa Somalilander ku Gacmo wada jira
      Guuli kama Foga bro

    • @noaha5484
      @noaha5484 4 ปีที่แล้ว

      Ethiopia weeye

    • @rooxanta4237
      @rooxanta4237 4 ปีที่แล้ว +5

      Kugu filan wayo? 1like ta duriyadii waxay u dhigantaa 100like. Karaamada duriyada meel ha uga dhicin

    • @rooxanta4237
      @rooxanta4237 4 ปีที่แล้ว +3

      @@noaha5484 hhhh kula murmi-mayno weenagii waxaa iska daynay

    • @xisaabiyosaynis8479
      @xisaabiyosaynis8479 4 ปีที่แล้ว +1

      @@rooxanta4237😂😂💥✌✌

  • @hamzemartiniz3932
    @hamzemartiniz3932 4 ปีที่แล้ว +40

    Inta hablaha somaliyeed tixgalinta u hayza liketa❤

  • @abdirashidali2669
    @abdirashidali2669 4 ปีที่แล้ว +3

    Suldaaan Hargeisa aaad buu ugu soo caaan bxy heeeso shidan vedio qrx pdn somaliland wlhi waaa meeel dad. Kala reepta Viva Hoyga fanka

    • @ahmedahmedahmedahmed680
      @ahmedahmedahmedahmed680 4 ปีที่แล้ว

      Ma sadax hees oo hargaysa uu ku duubay ayuu ku caan baxay mise horay ayuu caan ahaa

    • @apdihakiinxakochanel5774
      @apdihakiinxakochanel5774 4 ปีที่แล้ว

      Wa runta wlhi viiv somalildn

    • @abdirashidali2669
      @abdirashidali2669 4 ปีที่แล้ว

      Markiii hore sidan hda loo aqaano loma aqoon hda lkn waa fananinta ugu cad cad wakhtigan aynu joogno

  • @hunguridhubuq3275
    @hunguridhubuq3275 4 ปีที่แล้ว +31

    soMaliland hoyGa quruxda 💚💭❤
    allaw noo parakee dhuLkayaGa💥

  • @kamiliamo2431
    @kamiliamo2431 4 ปีที่แล้ว +24

    Reer ayeeyadeeyda dheerirka ku jeclahy kalay iska arag Mashlaha love my ayeeyo side 😌😍

  • @ayanqala7862
    @ayanqala7862 4 ปีที่แล้ว +112

    Agah agah from ogadeniya 💖🇸🇴🇸🇸

  • @ubaadargsan6895
    @ubaadargsan6895 4 ปีที่แล้ว +31

    Waw hesti sanadka mansha allah qurux badana jamhuuriyada barakysan somalilnd wxn trtan kula jirnaa caalamka

  • @fmmediaproduction638
    @fmmediaproduction638 4 ปีที่แล้ว +76

    Sirtu waa quruxda
    Quruxduna Waa Jamhuuriya Barakaysan Somaliland 💪

    • @nimcocawl7144
      @nimcocawl7144 4 ปีที่แล้ว +2

      Haa wlhi kudarso inanta qalanjada ahina Waa duriyada❤️

    • @xisaabiyosaynis8479
      @xisaabiyosaynis8479 4 ปีที่แล้ว

      @@nimcocawl7144 🤐😂😂😂😂😂

    • @xisaabiyosaynis8479
      @xisaabiyosaynis8479 4 ปีที่แล้ว +1

      @@nimcocawl7144 war duriyadan ahey lakin inagadaaaya waxanoo dhan

  • @youssoufissatogou5726
    @youssoufissatogou5726 3 ปีที่แล้ว +21

    My from in chad 🇹🇩 I like music somalien

  • @akram2219
    @akram2219 4 ปีที่แล้ว +58

    Heestan 1m 1 week inee gaareyso inta aaminsan like👌

    • @ahmedofficial637
      @ahmedofficial637 4 ปีที่แล้ว

      Jaran Nur wllky somaliyed subscribe igu caawi wllo qli

    • @M.xoorzhe
      @M.xoorzhe 4 ปีที่แล้ว

      👨‍👨‍👧👨‍👨‍👧👨‍👨‍👧👨‍👨‍👧👨‍👨‍👧👨‍👨‍👧👨‍👨‍👧💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛

  • @deherjr1056
    @deherjr1056 4 ปีที่แล้ว +280

    *I am from **#Brazil**🇧🇷🇧🇷 i love somali music any one welcoming Me*

    • @sabringulwade55
      @sabringulwade55 4 ปีที่แล้ว +2

      De Hero 4K welcome 🙏 ❤️

    • @reeqacarab
      @reeqacarab 4 ปีที่แล้ว +11

      I'm from Buuhoodle I love Somali music😍

    • @MohammedAhmed-yx6kq
      @MohammedAhmed-yx6kq 4 ปีที่แล้ว +7

      De hero bentaa daa reer mudug aa tahay

    • @munira9907
      @munira9907 4 ปีที่แล้ว +3

      somali lee amaa tahay😜😜

    • @engmohamedyusuf9222
      @engmohamedyusuf9222 4 ปีที่แล้ว +2

      Braziil !!!

  • @hamidhahussein8272
    @hamidhahussein8272 4 ปีที่แล้ว +128

    Intaaa Oganden axx..like ii saraa

    • @far7ee
      @far7ee 4 ปีที่แล้ว +2

      Salamat quya

    • @nanah7658
      @nanah7658 4 ปีที่แล้ว +1

      💙❤️💚 bloood🩸

    • @soumeyasalah5789
      @soumeyasalah5789 4 ปีที่แล้ว +4

      Dhiiga💓

    • @abdilahiomar1442
      @abdilahiomar1442 4 ปีที่แล้ว +1

      Hamidha Hussein ask dabaascar

  • @mahadgesle2369
    @mahadgesle2369 4 ปีที่แล้ว +166

    Ogden hadi ad thyi like soo sar

  • @mohamedmohamuud343
    @mohamedmohamuud343 4 ปีที่แล้ว +1296

    Heesta adigo daawanaYo
    Hadii aad commentska aqrineysid
    LikeTa Ha ila dhaafin😂😂😂😂

  • @AhmedHassan-ql2qg
    @AhmedHassan-ql2qg 4 ปีที่แล้ว +29

    I love all his songs, he is the best singer i have ever seen in somali community😍

  • @deeqkoosar4558
    @deeqkoosar4558 4 ปีที่แล้ว +16

    Agaaah waa kalmada kaliya een ugu jclhay af somaaliga 🇸🇴🌎❤️🙏

    • @naxnumusafiiruun445
      @naxnumusafiiruun445 4 ปีที่แล้ว +1

      dëëq köösär Ina kasoor Agaha hallkana ma laga hella

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 4 ปีที่แล้ว +2

      Dhegah sidee ayaad isku tihiin🤣😂🤣✌️

  • @vibes8900
    @vibes8900 4 ปีที่แล้ว +211

    Lyrics:
    Qudha raacday qalanjadayda
    Maankey qaaday qalanjadayda
    Xiiskaa qaabilay qalanjadayda
    Anaa uqiray qalanjadayda
    ×2
    Qunyar socod weeye quruxsantayda
    Qowlkeeda ideeqay quruxsantayda
    Qasriga wadnahey degtay quruxsantayda
    Oo uqushuucay quruxsantayda
    ×2
    Yartu waa qalanjee agah agah
    Quruxdaan ubogee agah agah
    Qalbigay surante agah agah
    Anigaa ku qancee agah agah agah
    ×4
    Waa qaali dumar qalanjadayda
    Waana qiima badan qalanjadayda
    Qorqornaanta wacan qalanjadayda
    Qeyrkeed ku dhaaftay qalanjadayda
    ×2
    Qumanaa asturanaa quruxsantayda
    Qoortana udheeraa quruxsantayda
    Qisay igu dhex leedahay quruxsantayda
    Waana qayb naftayda quruxsantayda
    ×2
    Yartu waa qalanje agah agah
    Quruxdaan ubogee agah agah
    Qalbigay surante agah agah
    Anigaa ku qancee agah agah agah
    ×4

  • @abdiqani_4942
    @abdiqani_4942 4 ปีที่แล้ว +19

    Yartu Waa Qalanjee AGGAAAAAA 💥 Heestani Cid Uma Baahna 👏🏻🔥

  • @gobpro3576
    @gobpro3576 4 ปีที่แล้ว +173

    maaha dubai mana aha singabur mana aha meel kale muuqalada waalida ee quruxda badani waa jamhuuriyada barakaysan ee somaliland bilicda iyo quruxda aad arkaysaa garanaya uunba garanaya nacasna loo sheegi maayo
    super hit waqal gacmo dahable

  • @ruqiyahussein1262
    @ruqiyahussein1262 4 ปีที่แล้ว +55

    Dalkii duriyada quruxbadanaaa Allow dhawro 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺♥️♥️♥️💪💪waqal keep going good job best studio

    • @shaka214
      @shaka214 4 ปีที่แล้ว

      ruqiya hussein kan iska sii istacmaal 🇮🇷🤮🤢

    • @faqrow4718
      @faqrow4718 4 ปีที่แล้ว

      SHAK A 😂😂💀

    • @امزكريا-ز2ن
      @امزكريا-ز2ن 4 ปีที่แล้ว

      @@faqrow4718 مت

    • @shaaficifaysal5530
      @shaaficifaysal5530 4 ปีที่แล้ว

      @@shaka214 calanka IRAN maxaa ka galay meesha Kan isticmaal waa adiga lehe😂😂😂

    • @shaka214
      @shaka214 4 ปีที่แล้ว

      Shaafici Faysal AYAADA NAA MAXAA HUNGARY CALANKOOD KA RABTAA🤣

  • @apdikariinjapjcyl7575
    @apdikariinjapjcyl7575 3 ปีที่แล้ว +5

    Rabi dacwatanaa cadceed another level waqal studio keep going pro team waqal studio salaan ✋ cadceed laga yaab music maftuux cadceed guul walhy bilahy ku raaxystaa music gaage✔✔✔❣

  • @nemaabdi2240
    @nemaabdi2240 4 ปีที่แล้ว +61

    ManshaAllah Barbera Qurux 💚💭❤✊🏻✊🏻✊🏻✊🏻✊🏻 Time Somaliland Like ta haa ila dhafina my home 💚💭❤✊🏻✊🏻✊🏻😢

  • @a.a1412
    @a.a1412 4 ปีที่แล้ว +221

    MashaAllah somaliland waa dal dhaqaaqay qurxdiisa ilaahey ha idin brkeeyo💚🗯❤
    From Galkcyo puntland🇸🇱

    • @kingj3589
      @kingj3589 4 ปีที่แล้ว +8

      Somali land maha waa jigjiga

    • @barwaqoabdi7494
      @barwaqoabdi7494 4 ปีที่แล้ว +11

      @@kingj3589 jigjiga kulahaa😂😂 dhulakyga weye Somaliland meshan anapa degan waa berbera biyo kuure dhulkyga allow noo barakee💚💭❤️👊

    • @feedhomedia8152
      @feedhomedia8152 4 ปีที่แล้ว +10

      @@kingj3589 🤣🤣🤣zhp waa berbera weliba gaar ahaan #biyo_Guure ee Maaha jig jiga hadaad been moodayso daawo abdisalaan Herari barnaamijka u ka diyaariyey ee universal Tv

    • @kingj3589
      @kingj3589 4 ปีที่แล้ว +13

      Berbera haday tahay iyo haday jigjiga tahay wa magaalooyin soomaliyeed mana kala jecli
      Suldanka wxa moday inu jigjiga ka soo qaaday thanks brother

    • @idontcare6856
      @idontcare6856 4 ปีที่แล้ว +3

      @RAAS AAR Qosol Waynaa 😂😂U sheeg CagdHeeer 😂😂

  • @fatima-said976
    @fatima-said976 4 ปีที่แล้ว +69

    Aga aga lol rer abtigey waa socdeen hesaha suldankayga hormarkodu waa 90% korna wey usocotaa hormar wacan abti❤️😘

  • @odaycade401
    @odaycade401 4 ปีที่แล้ว +52

    Dhulkena quruxdiiza hadaad ka hezhay like izaar ❤

  • @salmacdey3227
    @salmacdey3227 4 ปีที่แล้ว +316

    Qofka commentigeyga aqrinayaa waxaan u rajeynaa inuu Alle meel walbo uu ka oomanyahay ka waraabiyo🤲🤲🤲

  • @xalaaw0chanat694
    @xalaaw0chanat694 4 ปีที่แล้ว +1

    Jecliyaa jamhuuriyada barakaysan allow ii daa oo wax dhipa ha tusin fanaan aan hargeysa kasoo bixinba mid maaha xataa waxa yimada midkastoo fankiisu soconwaayo 💚💭❤💪👌

  • @abdilahi2616
    @abdilahi2616 4 ปีที่แล้ว +165

    Dhulka barakaysan Somaliland heesaha lagi sooo duuba heesaha qarnigay hogamiyaaan suLdaanka geeska💚💟❤duriyad👇

    • @abdilahi2616
      @abdilahi2616 4 ปีที่แล้ว

      Suldaanka geeska

    • @samriyegaraad5376
      @samriyegaraad5376 4 ปีที่แล้ว +2

      Hhhhh meeshan hargeysa miyaa mooday

    • @hadiilchocola
      @hadiilchocola 4 ปีที่แล้ว +3

      @@samriyegaraad5376 mayee waa bar bara iyo gobalka saaxil ❤aduu xagd mooday 😅

    • @abdilahi2616
      @abdilahi2616 4 ปีที่แล้ว +2

      @@hadiilchocola fahanziii hh

    • @barwaqoabdi7494
      @barwaqoabdi7494 4 ปีที่แล้ว +4

      @@samriyegaraad5376 berbera💚💭❤️👈👊 weeye ee xgeed u malaysay 🤣🤣

  • @dhaqannooleeye5459
    @dhaqannooleeye5459 4 ปีที่แล้ว +60

    what am sure is its gonna reach over millions views in just months. i live in canada, born in canada never visited my home country somalia🇸🇴 and can understand the song clearly. but can't write somali language🙏🏻🙏🏻🇸🇴❤.

    • @queenmuniramanka9962
      @queenmuniramanka9962 4 ปีที่แล้ว +1

      MASHAA Allah at least u can understand somali and thats good....

  • @nanah7658
    @nanah7658 4 ปีที่แล้ว +19

    Qortana udeera, Agaah Dee willkeena wuu naa amaney masha allah this song is for all the ogadeen girls peridot 🥰🩸❤️💙💚

    • @Hodan-janno
      @Hodan-janno 4 ปีที่แล้ว +1

      😍😍😍🥰

    • @asadibrahin3851
      @asadibrahin3851 3 ปีที่แล้ว +1

      Ogadeen kliya ma amanin suldanku Somali weyn bu amaneey Sister

  • @8dsomalisongs319
    @8dsomalisongs319 4 ปีที่แล้ว +47

    Hees IGA dheh inta Sugeesay Like
    📩

    • @ahmedofficial637
      @ahmedofficial637 4 ปีที่แล้ว

      AHmett Ali wllky somaliyed subscribe igu caawi wllo qli subscribe igu caawi wllo qli

  • @juweriahashi4515
    @juweriahashi4515 4 ปีที่แล้ว +12

    Agah agah suldanka Geeska 💯
    Waqal Studio Wadku mahadsnthy sidad wadankeena Quruxdiisa uso bandhigtay Biyo kulul saaxil Somaliland ♥️♥️♥️

  • @fartuunfilsanoficial3290
    @fartuunfilsanoficial3290 4 ปีที่แล้ว +4

    #Agga #Egga #Huuno #ina #aabow #ina #aaboy
    Waa adkayga and i love it
    #OG fam

    • @farhiamali4693
      @farhiamali4693 3 ปีที่แล้ว

      Sax sax ❤❤❤❤❤❤❤

  • @shaadiadiamond4786
    @shaadiadiamond4786 4 ปีที่แล้ว +36

    INta Og Heztan INay 1m Gadhayzo Like👍😟bazh♥️😂👊

  • @drabdirahman5471
    @drabdirahman5471 4 ปีที่แล้ว +13

    Heeskii aduunka thank you s much wiil ogaden💖

  • @MrAhmetto
    @MrAhmetto 4 ปีที่แล้ว +5

    Somali waa mid ee Qabyalada jojiya
    Keep going suldaan🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @shucayb939
    @shucayb939 4 ปีที่แล้ว +32

    Inta suldaanka Geeska tageerta like
    Suldaanka heesihiisu way kala kacaan💝

  • @boqorkaumada9562
    @boqorkaumada9562 4 ปีที่แล้ว +13

    Agah agah awoowga ala gub finally afkena ku hees hadhageestan✌️✌️🤘🤘

  • @queenanaya275
    @queenanaya275 4 ปีที่แล้ว +18

    Nin dhalad ah kablalax daarood 😍😍😍💯 Suldaan guhaad seeraar😍

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 4 ปีที่แล้ว +1

      Eedo KAB+LAX ma magacbaa⁉️🗣️🗣️

  • @rooxanta4237
    @rooxanta4237 4 ปีที่แล้ว +193

    #Lyrics #Lyrics #Lyrics
    Qudhaa raacday qalanjadaydda
    Maankay qaaday qalanjadayada
    Xiskaa qaabilay qalanjadayda
    Ana waan u qiray qalabjadayda
    Qunyar socod weye quruxsantyda
    Qowlkeeda i deeqay quruxsantyda
    Qasriga wadnahay dagtayqrxsntyd
    U qushuucay quruxsantayda
    Yartu waa qalanjee aga
    Quruxdaan u bogee aga
    Qalbigay sudhantee aga
    Anigaa ku qancee aga aga
    Waa qaali dumar qalanjadayda
    Waana qiima badan qalanjadayda
    Qorqornaanta wacan qalanjadayda
    Qayrkeed ku dhaftay qalanjadayda
    Qumanaa asuturanaa quruxsntyda
    Qoortana u dheera quruxsantayda
    Qisay igu dhex leeday quruxsntyda
    Waana qayb naftayda quruxsntyda
    Yartu waa qalanjee aga
    Quruxdaan u bogee aga
    Qalbigay sudhantee aga
    Anigaa ku qancee aga aga

  • @amuulapea6456
    @amuulapea6456 4 ปีที่แล้ว +147

    Intii illHy io Rasulkisa mohamed SWT jecel Like isiya wligay 20 Like ma helin😓😓

  • @leilahussein4477
    @leilahussein4477 4 ปีที่แล้ว +16

    After this song everyone here og bu noqdaay😂😂 one love reeer keena😍😍👄

  • @nedjaaadam1579
    @nedjaaadam1579 4 ปีที่แล้ว +42

    Mnsha Alla Ma Country Somaliland Qurux videowga lagu duubaa waaa Hot 🔥🔥🔥 Too weeye Dalkayga hooyo waaa uxiisay wllhi 😥

    • @amiiraadan3017
      @amiiraadan3017 4 ปีที่แล้ว

      Wale ma u xiistey quruxeey plz lanbarka WhatsApp ka ma isiin adoo raliya waa ka helee 🤔😢😏

    • @khadar6424
      @khadar6424 4 ปีที่แล้ว

      Agga oo dee ma somalilan waye ayaa lagu dhahay

    • @dhaladkasomaliland5878
      @dhaladkasomaliland5878 4 ปีที่แล้ว

      @@khadar6424 hhhh waa somaliland huno waliba waa berbera biyo kulul maad ila murmi

  • @sihaammoha7866
    @sihaammoha7866 4 ปีที่แล้ว +16

    Inta ila aragtay hesaha suldanka iny
    Xulyihin maxad sugay gaysan
    👍👍
    Is mujiyaa

  • @abdirazaktahir7336
    @abdirazaktahir7336 4 ปีที่แล้ว +10

    *agah baa ideeqday keep going suldaan seeraar bro*

  • @sowdagahayr1793
    @sowdagahayr1793 4 ปีที่แล้ว +31

    Quruxda somaliland laysku raac muuqal shidan👏👏👏

    • @zakariabulleofficiall6014
      @zakariabulleofficiall6014 4 ปีที่แล้ว

      sowda gahayr somaliland kulhaa naa waa I Ethiopia

    • @kimtiana641
      @kimtiana641 4 ปีที่แล้ว

      @@zakariabulleofficiall6014 waa somaliland wll

    • @umusuleekha6224
      @umusuleekha6224 4 ปีที่แล้ว

      Waa ķenya

    • @xisaabiyosaynis8479
      @xisaabiyosaynis8479 4 ปีที่แล้ว

      @@umusuleekha6224 😂😂😂

    • @rooxanta4237
      @rooxanta4237 4 ปีที่แล้ว

      @Ayaan Yuusuf halkanina waa halkee th-cam.com/video/ihJB0RNnJrA/w-d-xo.html

  • @shaafi_y
    @shaafi_y 4 ปีที่แล้ว +181

    Bro hadii aad is dhahdo heesaha ku raaxayso waa khalade ee Qu'aranka ku raaxayso isagaa ku anfici doonee bro waa iga tallo Somali-weeynay.

    • @abdallaabdulkadir8459
      @abdallaabdulkadir8459 4 ปีที่แล้ว

      Adigaba so galay comment kaso bixiyay eboos adiga qaladka leh🤣🤣

    • @shaafi_y
      @shaafi_y 4 ปีที่แล้ว +3

      Abdalla Abdulkadir
      Kape anigu ra yigayga ayan dadka la wadagyy wayo dad ban iny hlkn imanyaa ayan oghy adoo kle ah

    • @isabelabea6339
      @isabelabea6339 4 ปีที่แล้ว +2

      Wll Qof waliba dambigisa ayulataga....mitka heesta qaday iyo mitka digesanayo dambiga waiskulajirtin....Adigo wanag karalinayo ayaa lomoda Inaa like kuradineso

    • @shaafi_y
      @shaafi_y 4 ปีที่แล้ว +2

      Ìśàbélã Bęã
      Zaa weyee Inpti
      xitaaa 10000 like hdan helo mxaa ka fa'idayaan ileen youtber ma ihi, lcg ku hel mayo. Just waano iyo baraaru jin iga thy 🙏

    • @isabelabea6339
      @isabelabea6339 4 ปีที่แล้ว +2

      @@shaafi_y haa dadka siqaldan ayee ufahmayan... Areey wanagsan marka tirahdo like ayaa radinesa ayaluguleyagay wlle waa yab

  • @nawarali2160
    @nawarali2160 4 ปีที่แล้ว +27

    Og ❤🇸🇴💫

  • @ahmedcannel5002
    @ahmedcannel5002 4 ปีที่แล้ว +14

    Agaa in ee ogaden laga keney inta ila oog Like

  • @samriyegaraad5376
    @samriyegaraad5376 4 ปีที่แล้ว +6

    Woooow Suldan Seerar iyo WaQal Studio oo goobta oo ah meel ka mid ah Berbera biyo guure waxa ay u dhaxaysa berbera iyo Sheikh masha allah dhulkeena hooyo qurux wlhi

  • @nastexonalka9151
    @nastexonalka9151 4 ปีที่แล้ว +5

    Manshaalh esh Cala hes
    Dhashiii ogaaden Wan idin salaami ilmo aderoyal from puntland🇸🇱✋

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 4 ปีที่แล้ว +1

      Nacala Majeerteen kuyaal halamash naagoodle 😂😂🙄👈👍

    • @niaimahassan5699
      @niaimahassan5699 2 ปีที่แล้ว

      @@mahamedaden7237 naga amus idoortii tahay wase

  • @sadaamxuseen8662
    @sadaamxuseen8662 4 ปีที่แล้ว +41

    wadankaygu qurux badnaa
    Somaliland💚💭❤

  • @umumohamedhajjiabdirahmaan5741
    @umumohamedhajjiabdirahmaan5741 4 ปีที่แล้ว +57

    Mcha Allah jamuuryadii Barakaysnayd Soomaliland dalkayga Hooyo 💚💚💬💬💬❤❤❤ heesta in badan la sugayay waxpa lagama Qaban karo 😍😍😍😍

  • @munadalac1700
    @munadalac1700 4 ปีที่แล้ว +34

    Ogaden iyo gaaljecel waa 2da qabiil ee Somali ugu geela badan hadad aminsatahay like igudhoob salaama team agah😘🔥💉

    • @kralicelerinkralicesi2113
      @kralicelerinkralicesi2113 4 ปีที่แล้ว +1

      Sorry waad man yartahay kulama yabayo wllo qabiil walaga tage is hormari ok adunka lala janqadayaa bas ka so fuul

    • @munadalac1700
      @munadalac1700 4 ปีที่แล้ว

      @@kralicelerinkralicesi2113 halke kusoxanuntay aniga ceeb kumaba hadale wax xuna mashegine🙉

  • @saalaxkimmich1227
    @saalaxkimmich1227 4 ปีที่แล้ว +28

    Erayada =100%100
    Laxanka=100%100
    Musica=100%100
    Video=100%100
    Style=100%100
    Fanaan buuxa inta igu raacsan like🙏🙏

  • @caddelovepro4543
    @caddelovepro4543 4 ปีที่แล้ว +18

    Www the best song hollowood cml aa loo duubay wallahi keep going waqal studio 😚😚😚 good job

  • @zuhurazaahith2132
    @zuhurazaahith2132 4 ปีที่แล้ว +10

    Agah! What a song ❤👊💪

  • @pressgang1129
    @pressgang1129 4 ปีที่แล้ว +44

    Aggah community hit the like bottom 🇸🇴😅

  • @amiinocumar5646
    @amiinocumar5646 4 ปีที่แล้ว +7

    Muqal qurux bdn waqal ugu imow tnx team waqal❤