WARBIXIN - Maxaytahay Sheekada labada Oradyahan Ee Somalida ah Bashiir iyo Nageeye !

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 67

  • @SYLAR6713
    @SYLAR6713 3 ปีที่แล้ว +5

    Qurbaha soomaalinimadu wali waa sideedii viva somaliweyn siyaasi calooshiisa laciyaar ah ayaa dadka maamulo ukala samayatay

  • @dr.gutalealmuqdishawi9575
    @dr.gutalealmuqdishawi9575 3 ปีที่แล้ว +16

    Sooooooomaaaaalinimo!

  • @FADSO
    @FADSO 3 ปีที่แล้ว +6

    Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN .

  • @mohamedjaamacvivaajuuraane3465
    @mohamedjaamacvivaajuuraane3465 3 ปีที่แล้ว +5

    Viva Somali Patriots

  • @Bile526
    @Bile526 3 ปีที่แล้ว +4

    Sxbnimo maahan waa walaalnimo❤️

  • @aminoalibood6923
    @aminoalibood6923 3 ปีที่แล้ว +8

    Waxan soo xasuutay heesti xasn adan oo ahayd sinjigaan wadagniyo sadka naga dhexeya kala sarimayo kalana socimaye sokeyiyo walaalow soomalinimadi wali waa sideedi

  • @yullioadmin1188
    @yullioadmin1188 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah somalia guul wallah Somalia waxan u rajenaya guul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙💙💚. 💗 Guul 💚💚💚💚💚

  • @hodanfarah8651
    @hodanfarah8651 3 ปีที่แล้ว +7

    Wa arin lgu farxo wlhi illhy garabkooda ha galo qofkii.walalkii guul la jcl isna waa gulaystaa

  • @mustaferoble
    @mustaferoble 3 ปีที่แล้ว +3

    Mansaha allh waa si wacan hala is caawiyo

  • @farxiyocaliyuusuf6594
    @farxiyocaliyuusuf6594 3 ปีที่แล้ว +3

    Mansh alaah

  • @apdikanimohmet1206
    @apdikanimohmet1206 3 ปีที่แล้ว +18

    Nageeye From awdaL Borama somaliland
    Bashiir abdi From sanaag somaliland
    sinji iyo Dhiig somalinimo❤

    • @Suhuur1
      @Suhuur1 3 ปีที่แล้ว

      Nageey miyaanu ahaan reer Djibouti 😏😔

    • @Urmy49
      @Urmy49 3 ปีที่แล้ว

      @@Suhuur1 kkkkkk jabutiyana maaha awdal na kama iman taariiq diisa astan so deysay

  • @sagalsaid3786
    @sagalsaid3786 3 ปีที่แล้ว +5

    Sokeeyiyo walalow soomalinimadii wali waa sideediii

  • @ifraaxcabdi358
    @ifraaxcabdi358 3 ปีที่แล้ว +8

    Wax walba waxaa Ka mihiimsan saxiibti ninada iyo somlinimada

  • @slandprince7210
    @slandprince7210 3 ปีที่แล้ว +16

    Hambalyo laakiin waxaad iloowdeen Muxamed Axmed ninka Somalilander ka ah ee kaalinta labaad galaay oradka 5000

    • @lii7227
      @lii7227 3 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣🤣

    • @Jinkax-u9r
      @Jinkax-u9r 3 ปีที่แล้ว +3

      Somaliland miyuu u ordaayay qabiil ayaa qalbigaaga ka buuxo dhuusaa tahay

    • @slandprince7210
      @slandprince7210 3 ปีที่แล้ว

      @@Jinkax-u9r maya wuu ka soo jeedaa Qabiilna anigu kamaan hadlin ee meel kalaad ka gubaneeysaa.

    • @adansaid961
      @adansaid961 3 ปีที่แล้ว

      @@Jinkax-u9r ka xishood gabadha.najisyahow.cida.aduunka.u.or.deysaa.waa.wada.somaliland.bal.mid.qudha.keena.oo.xamar.ama.koonfur.ka.yimi

    • @slandprince7210
      @slandprince7210 3 ปีที่แล้ว +1

      @@adansaid961 yaa gabadh ah? Malaa waxaad kala garan waaydaay Prince iyo Princess niyoow.

  • @haajimouse5646
    @haajimouse5646 3 ปีที่แล้ว +2

    Somalinimo HaGuuleysato.

  • @ubaxabdiazizi5468
    @ubaxabdiazizi5468 3 ปีที่แล้ว +2

    waa arin aad loogu farxo

  • @asaldhaladsland9655
    @asaldhaladsland9655 3 ปีที่แล้ว +1

    Dhiigu waa qaali iyo wada zhalashaduu

  • @Suadismael817
    @Suadismael817 3 ปีที่แล้ว +6

    Somalinimadu wacana

  • @jablibaax
    @jablibaax 3 ปีที่แล้ว

    inay somalilanders yihiin baa ka muhiimsan somalinimada ❤

  • @fadxiibraahim3292
    @fadxiibraahim3292 3 ปีที่แล้ว +2

    mash ah🥰🥰

  • @ubaxjire3684
    @ubaxjire3684 3 ปีที่แล้ว +3

    Waxaad tiri wadamada nedarlan iyo beljim baa xifaltan ka dhaxeeyo taas been baad ku sheegtay labada waddan waa dad daris ah wax xifaltan ahana kama dhaxeeyo ee sidaa u ogoow

  • @nimoomar8519
    @nimoomar8519 3 ปีที่แล้ว +6

    Wa reer somaliland guuuuuul 🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @alihussein1432
      @alihussein1432 3 ปีที่แล้ว

      Wx humso wll ceeb mahin in eynoqdan blse MA Han

    • @naciimaahmed2233
      @naciimaahmed2233 3 ปีที่แล้ว

      @@alihussein1432 Haa nageeye waa sheekhaaal

  • @Mrshidane
    @Mrshidane 3 ปีที่แล้ว +2

    wariyhu miyuu xanuunsanyahay war hedhe saxiibtanmadad shegydo wa maxay dadkakani sanjigoodi danba somalinimo ka muuqata wata adiga kolba dhahaya marna somalinimo marna saxiibtanimo hedheh mid ku toos wax ha is daba marinine hadii gadaali gacan ka baqeydo dadkaa dhiiiga iskugu so jiiday ku dayo

  • @anissaabdi8261
    @anissaabdi8261 3 ปีที่แล้ว +1

    Iyaga isla hadhey 🤣🤣🤣

  • @nimcocabdi6733
    @nimcocabdi6733 3 ปีที่แล้ว +4

    Soomaalimaahe waa soomaalilaand

    • @TheQuranExplainsItself
      @TheQuranExplainsItself 3 ปีที่แล้ว +1

      Somali ma ahee waa dhul Somali inaad tiri ma la socotaa 😂
      Oo kaaley oo xataa somalinimadii maad diidan tahay subhanallah waa isku buuqdee

    • @TheQuranExplainsItself
      @TheQuranExplainsItself 3 ปีที่แล้ว +2

      @layla Elays somaliland dhulka u baxsada hadaad dooneysaan laakin dadku waa Somali ee dhulka laguma magac daro waa ku sidee

    • @TheQuranExplainsItself
      @TheQuranExplainsItself 3 ปีที่แล้ว

      @layla Elays ma dowlad baad u heysataa mise Somali oo dhan xattaa somalinimada waa isku buuqdey ma is tiri.

    • @TheQuranExplainsItself
      @TheQuranExplainsItself 3 ปีที่แล้ว

      @layla Elays dowladaas dadkii maamuulaayey ma Somali oo dhan aa u heysataa waayahee waa regime dadki dhan ka soo horjeesteen Somali oo dhan baaba’shey laakin aqli aad moodaa inaad Somali oo dhan u qabsatid dambi regime

  • @aqoontaislaamkabaro
    @aqoontaislaamkabaro 3 ปีที่แล้ว +1

    CASHARO AFKA CARABI KU BARTA MEELKASTO JOOGTAAN.

  • @iam.legendar
    @iam.legendar 3 ปีที่แล้ว +4

    Sᴏᴍᴀʟɪʟᴀɴᴅᴇʀɴɪᴍᴏ

  • @khadraplums3392
    @khadraplums3392 3 ปีที่แล้ว +2

    Haber jeclo 🩸🩸🩸🩸🩸

  • @yuusufadan8800
    @yuusufadan8800 3 ปีที่แล้ว +5

    Somaliland guul iyo goobaniimo caadawgeenu hajaabo somalilandaar guul

    • @abudarda00
      @abudarda00 3 ปีที่แล้ว +2

      Xayawaan

    • @abudarda00
      @abudarda00 3 ปีที่แล้ว

      @layla Elays walal qof mangaab ah ha noqonin. Aniga iyo adiga waxaan wadaagno aya ka badan waxaad ku faanaysid. Wa niman asal soomaali ah adigana reer baad ku faaneysa. 2021 ba lagu jiraa qurunka qabiyaalada qalbigaaga ka saar

    • @abudarda00
      @abudarda00 3 ปีที่แล้ว

      @layla Elays kkk jabuuti wa dowlad la aqoonsanyahay Somaliland am reer waqooyi ma aha dowlad. Xaq baad uleedahay inaad ku faantid laakin adigaa calool xaadan fan cuqdad ha la faaninee. Wanaag baan idinla jeclahay. Ma waxaad umalaysa inaad iga xigdid somaliland.

  • @adansaid961
    @adansaid961 3 ปีที่แล้ว +3

    Saw.horta.labaduba.somaliland.maaha.wadadii.maxamed.faarax.jeexay.weeye

    • @se1059
      @se1059 3 ปีที่แล้ว +2

      Saddexduba waa somalilanders inanka Canada u cararaayay silver buu Healy iyo labadan marathon ka oo silver iyo bronze kala Healy masha allah waa guul

  • @anissaabdi8261
    @anissaabdi8261 3 ปีที่แล้ว

    Somsli faan bey modayan ee dhacdooyinka qosolka bad galeysan dalkey uu hordayan baa yaabi 🤣🤣🤣

  • @anissaabdi8261
    @anissaabdi8261 3 ปีที่แล้ว +1

    2 badan sharcigi corona jabiyey record baa ciyartooka lo eega wad ina cebeseyn reer miyi ila reermiyi 🤣🤣🤣

    • @amarehadaweh9683
      @amarehadaweh9683 3 ปีที่แล้ว +1

      Anissa abdi, 2 erey aan ku dhaho :
      1) sharciga corona
      Ciyaartowda iyo tabareyaasha olympics ka qaybgashay oo dhan waa laga baadhay coronaha oo olympics village waa safe.
      2)record
      Olymbikada record muhiim maaha ee guusha billadaa muhiim ah. Recordka diamant league iyo meeting baa badi lagu jabiyaa.
      Markaa wiilashu caydan ma geyaan ee wax hubso.

    • @anissaabdi8261
      @anissaabdi8261 3 ปีที่แล้ว

      @@amarehadaweh9683 record iyo biladuba wa mihiim iyo timeka uu marthonka uso dhameeyey .qof qof sugaaya halkey laka ciyaara si habeysan baa leysku caawi 🤣🤣wa dacayadeynayey cay maha reer mihi domali odhan bas ah ceeb maha marka la qabso magac reer miyi asal ah wad sidata 🤣🤣🤣👍

  • @moegreenback6854
    @moegreenback6854 3 ปีที่แล้ว +1

    TV’gani muxuu u quudhi waayey dhalinyaradan reer Somaliland in ay ku sheegaan intay daba eryayaan Somalia mise hadaanay beesha Muuse ahayn Somalilander maaha yaab badanaa

    • @suaadmohamed4316
      @suaadmohamed4316 3 ปีที่แล้ว +1

      Moe Greenback waad bugtaa Alla haku cafiyo

    • @moegreenback6854
      @moegreenback6854 3 ปีที่แล้ว

      @layla Elays waa runtaa Somaliland waa badeecad wacan se kuwii lahaa baa badeecado kale buun buuniya halka reer Somalia soo qaataan waxa aynu gaar ahaan reer Somaliland u leenahay inaga kuweenaaba ka aasaya qaranka iyo dadkiisa

    • @moegreenback6854
      @moegreenback6854 3 ปีที่แล้ว

      @layla Elays maalin dhaweyd doorashada ka hor Muj. Axmed Mirre oo Burco ka hadlayey baa saxay hadal si qaldan uga soo yeedhay odayga oo saaxiibkii Ina Kaahin is leh faani yidhi Burco maalntii uu soo galay Mirre wuu la socday Ina Kaahin oo xabad baa madaxa kaga wada dhacday taas oo aan jirin Ina Kaahin Burco muu soo galin maalntaa lamanuu socon ciidankaa ninka ku xigeenka u ahaa buu yidhi Muj. Mirre waa Axmed Saleebaan Magubte marxuumkaa in xaqiisaa la doodsiiyo isaga oo shihiiday may ahayn waxaa is weydiin leh odayaashii iyo dadkii halganka ka soo hadhay cid kale oo saxda oo dalka joogta miyaa la waayey mise wey isyeel yeelayaan waayeelku?
      Lixle ma la socotaa in uu bilo ku maqnaan jiray sahan oo uu buurahaa gali jiray isaga oo aan cidna u sheegin sababtuna Isaaq basaasiin faqashta u naageeyaa ka buuxay Lixle’na muu aamini jirin macal kuwa jabhada sheegta qaar baa hoos ahaan afweyne ula shaqayn jiray waxqaba jirta in uu oday magac leh oo aanaan halkan ka sheegayn dalkana xilka ugu weyn ka soo qabtay uu soo jeediyey in Lixle Xamar tago sida jabhada Hawiye uu u tababaro Lixle oo khabiir ahaa wuu gartay shiqoolkaa la rabay in lagu xidho sidaa darteed independent buu ka ahaa garabyada siyaasada ee SNM isku haystay talo kamuu qaadan jirin hawlgaladiisana kumuu wargalin jirin

  • @ubaxiidalkeygow2381
    @ubaxiidalkeygow2381 3 ปีที่แล้ว

    Somaliland weeyaan ragu 💚🤍❤

  • @karimhasan8967
    @karimhasan8967 3 ปีที่แล้ว +1

    somalidu dhaman sidasay ahayen kuwo walalo u ah siyad bare ka hor imikana Somaliland aya dib uso celisay sumcadi iyo walalnimadi somalidu lahayd somalida kale na ha ku dayato hadi sarayn doonaya labad wiil waxay so celiyen sumacdi somalidu lahay dagaladi qabilaysna ka hor

  • @rashiidisack2844
    @rashiidisack2844 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxba inagama galin labaduba wa qadaadweeyn

    • @muha3019
      @muha3019 3 ปีที่แล้ว +1

      nageeye waa inan somalilendar ah wliba from borama

    • @warzyridwan1332
      @warzyridwan1332 3 ปีที่แล้ว +2

      Labadu was somaalilanders awdal iyo ceel afweyne.✌️