SHEIKH XASAN WAJIDI OO WAREYSI ATOOSH LA YESESHAY.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ธ.ค. 2020
  • เพลง

ความคิดเห็น • 45

  • @demohazo6853
    @demohazo6853 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah Allah hakubarakeyo aduun iyo akhera

  • @apdifataaxmuhamed1962
    @apdifataaxmuhamed1962 ปีที่แล้ว

    M.a allh sh waa soo jabay m.a allh alle habarkeeyo

  • @aadanc4218
    @aadanc4218 3 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allah

  • @user-cz5gf2tu9j
    @user-cz5gf2tu9j 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @mustafabdirahman3623
    @mustafabdirahman3623 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh isoo ducey Ani furiinkeyga badan waan furaa dulqaadka igu yar

  • @samiyusuf9440
    @samiyusuf9440 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah tabarsksllaah

  • @abdikadirmacalin6823
    @abdikadirmacalin6823 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @saaraibrahim8371
    @saaraibrahim8371 3 ปีที่แล้ว +1

    masha allaah

  • @sureyay8479
    @sureyay8479 3 ปีที่แล้ว

    Mashaalah jazakallahu kheir Ilaahay ha ku xafido aduunyo akhro

  • @nuurowmayoow3693
    @nuurowmayoow3693 2 ปีที่แล้ว

    Mashaallah

  • @mohamedfarah40
    @mohamedfarah40 3 ปีที่แล้ว

    Maa shaa Allah

  • @abdullahiabukar3915
    @abdullahiabukar3915 3 ปีที่แล้ว

    Ma sha allah

  • @CabdullahiCase
    @CabdullahiCase 3 ปีที่แล้ว

    M.a alle habarakeeyo sheekha

  • @siciidmahamuudmahamed1964
    @siciidmahamuudmahamed1964 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allaah shiikh waajid

  • @mashallahbaaz6001
    @mashallahbaaz6001 3 ปีที่แล้ว +1

    🥰🥰🥰🥰

  • @abubakarsadiq2770
    @abubakarsadiq2770 2 ปีที่แล้ว

    Xafidhuhulah my sheikh

  • @SamsungPhone-dw2xq
    @SamsungPhone-dw2xq 3 ปีที่แล้ว

    mansha

  • @adanmohamed9546
    @adanmohamed9546 3 ปีที่แล้ว

    Sheikh xasan al waajidi aad ayaan ujacalaxay

  • @mohammednur2732
    @mohammednur2732 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah My Allah bless you

  • @sureyay8479
    @sureyay8479 3 ปีที่แล้ว

    Mashaalah

  • @hiboosman8607
    @hiboosman8607 3 ปีที่แล้ว +1

    Waryahaaan dhaqan malahn wll dadka ahlu quranka ah sualo micno lehbaa wydiyaa wqtgoda laguma ciyro
    Sual miyaa bal xaskagi kugu horesag mawda jgtan kulhaaa sheikh ayuba laxishodsiyay

  • @hindicusub8996
    @hindicusub8996 3 ปีที่แล้ว

    Afarxaasle kkk

  • @ahmedmaamow7539
    @ahmedmaamow7539 3 ปีที่แล้ว

    Sheeqow lankii hal qabo download mee maay

  • @cabdallacabdallagulled7600
    @cabdallacabdallagulled7600 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah shiiq waajidi

  • @fathimahmud1082
    @fathimahmud1082 2 ปีที่แล้ว

    Shikh wax badn ban radinyey chanlkga alx hada so hely plz ina iga cawisa raba qurnka hdy macqul thy allh ku xifdiyo

  • @aishahassan4772
    @aishahassan4772 3 ปีที่แล้ว +4

    Wariyaha naagaha lee oga dhagtay bal qur,aanka sida lo xifdiyo no waydii

  • @yashi2540
    @yashi2540 3 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkk kkkkkk kkkkkk iska dhal like dooro tan gali tanka saar uskagag kala qaad qaata usgaga hoostiina

  • @augustbrown4466
    @augustbrown4466 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa macalin dugsi ku nool Afrika. Macquul maaha inu haysto lacag uu ku quudiyo, wax ku baro, guri u dhiso ama kiro ka bixiyo 22 carruur ah iyo 4 xaas. Wa nin aan taxadar lahyn, oo uu hogansan guskissu kaliya.

    • @bagamudodhargan6441
      @bagamudodhargan6441 3 ปีที่แล้ว

      Ma adigaa irsiqiisa heeso?? Jaahil baa tahay haku mashquulin umada adiga bill kooda laguma weydiininee.

    • @augustbrown4466
      @augustbrown4466 3 ปีที่แล้ว

      @@bagamudodhargan6441 Jaahil waxa ah midka qayrul masuul nimo sida warshad cml ilmo uu dhalayo iyo ado doqon ah ku difaacayo dhaqan xumadaa. uff.

    • @bagamudodhargan6441
      @bagamudodhargan6441 3 ปีที่แล้ว

      Ilmaha ma adaa irsaqooda u heeso mise adigoo bill isii ku yiri?war orod hadii adiga nolosha dhib kugu tahahay ilaahe ka bari wuxuu adigana inoow ku siiyo.

    • @augustbrown4466
      @augustbrown4466 3 ปีที่แล้ว

      @@bagamudodhargan6441 Waxaa tahay reer badiye xun oo waxba fahmayn. Noocaaga ayaa ah waxa Soomaaliya ka dhigay sida ay maanta tahay

    • @bagamudodhargan6441
      @bagamudodhargan6441 3 ปีที่แล้ว

      @@augustbrown4466 reer badiyaha amuu ku dhaama asaaba aminsan kii abuuray inoo risaqa bixiyee???

  • @salmaaali4393
    @salmaaali4393 3 ปีที่แล้ว +1

    Eelaay naago badan usheek intaas caruura 4xaas allah kufudu deeyo

    • @mustafabdirahman3623
      @mustafabdirahman3623 3 ปีที่แล้ว

      Hada xaas noqoto warka badan iska yarey warka lama jeclo naagaha muranka badan waa kuwa la furo

    • @hiboosman8607
      @hiboosman8607 3 ปีที่แล้ว

      Ilhy kbaq sheikh iskadhaaf

    • @fatmaxuseenmohamed4416
      @fatmaxuseenmohamed4416 3 ปีที่แล้ว +1

      🤔🤔🤔 hdu 4 qabo asaga qabe ya la qabo muxu Ka shega shaqa la aan badana wax hda ugu horeso ma ahan hortisa dad sameyen nimcadoda sidan uguma shekeyan dadka Ka waala hduba nasibka kusiyey naago is ogal mid ba hal hesanin mid guurka Ka wareerey furin le haayo

  • @imranhassan7148
    @imranhassan7148 3 ปีที่แล้ว

    Naagaha iyagaa Xaasid isku ah, Qoondada Haweenka aan rabnaa eey leeyihiin iyagana waxba iskuma ogola Naag kasta in kaligeed in la ag fadhiyo eey rabtaa saxibadeed oo iskaabulo ah ineey Nin keeda u ogolaato ma rabto

  • @deeqosaleemaan7950
    @deeqosaleemaan7950 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah