Daawo sh Umal Oo Afka Furtay Kiiska Gabdhihii Lagu Dilay Islii,Waa La Cadaabay,Waa la Jirdilay Ciqab

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 14

  • @Adm9464
    @Adm9464 วันที่ผ่านมา +1

    Waa run. Kenyan weligiis kufsadhay gabar soomaali ma jirin since independence. This has to do with soomaali and in fact inside family job

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc วันที่ผ่านมา

    Wallaahi somaali inkaar ayaa kudhacday, waxay noqdeen dadka dadka ugu xun alyu nooc subxaanallaah subxaanallaah ilaahay intii shar leh sharkooda ha KUCELIYO aamiin aamiin yaarabi

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey วันที่ผ่านมา

    Waa sax was sax waa sax waa sax sheekh umal Masha allhhh ❤ waa sax

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned วันที่ผ่านมา

    YAA ALLAAH UNAXARIISO GABDHAHAS SIDA ARXAN DARADA AH LO JAR JARAY
    YAA ALLAAH ADUUNKA KU KASHIF CIDII KADAMBEYSAY AAAMIIIIN AAAMIIIIN AAAMIIIIN
    SOOMAALIDA NAIROBI CEEB UTAAL IYO GUUD AHAAN SOMALIDA CAALAMKA HADAY KU CADAATO KISKAAN SOMAALI GAAR AHAAN NAAGTA MINYARADA AH 😢😢😢

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey วันที่ผ่านมา

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned วันที่ผ่านมา

    SHACABKA NAIROBI HAKACAN O FUXSHIGA HALAGA DHIIDHIYO

  • @samewadasamewada
    @samewadasamewada วันที่ผ่านมา

    Car cidkale hanoqto soomaali baa dishayi dumarka ilaahoo kashif

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned วันที่ผ่านมา

    Gabdhahaa tumanaaya aaway ragii la dhashay aaway aderadood aaway mujtamicii islaamka ahaa e bari kamaalin allaah su aallaayo raga fuxshiga ufurtay hoolalaka hala garaaco allaah habad baadiyo dadkeena

  • @cashayasin1389
    @cashayasin1389 วันที่ผ่านมา

    Sh dadka kale kulama noolè adaa la nool

  • @Yusufxasann
    @Yusufxasann วันที่ผ่านมา

    CULUMADA WAXAAN U SHEEGAYAA TABLIIQ NOQDA OO BULSHADIINA GURYAHA UGU TAGA. INTA AAD MASAAJIDKA KALIYA KU JIRTAAN UMADDA WAR KAMA HEYSAAN. MARKII WAX DHACO AYAAD QEYLINEYSAAN SIDAASI DIIN MA AHA EE UMADDA DACWADA GAARSIIYA

  • @mohamedabdi344
    @mohamedabdi344 วันที่ผ่านมา

    Habeen Dhaweyd anoo nis-dambe gaadhi wada Abaa 3:00am ayaa waxaa Gaadhi i hor-dhigtay 2 wiil oo Somali ahb iyo 1 Adoomey ah. Kadib Gaadhiga waan is taajiyey. Waxay idhaheen parkland ayaad wado wrong side kusoo gashay. Anna Wax wada ah oon wrong side soo maray ma jirin. Is jiid jiid dheer iyo muran badan kadib waxay dhaheen lacag 2 kun bixi waxaan kudhahay maxaan danbiyoon kibixiyaa. Waxay dhaheen hadaad bixin weydo waad ka shanleyn. Waxaan kudhahay wax yar wakhti isiiya qof baan wacane. Kadib wiil aan Abti uhay oo police ah oo Habeenkaa shaqa kujiray baan wacay. Gaadhihiisii markey arkeen wey carareen kadib gaadhiga number platekiisa ayaan qortey. Waxaa la soo ogaadey in 2da wiil taxsiile yaal ahaayeen ninkana Adoonta ahna Askari ahaa. Ooy isla shaqeystaan habeenkii. Si somalida lacag uga helaan.

  • @AbdulaahiAli-w1n
    @AbdulaahiAli-w1n วันที่ผ่านมา

    Bismillaah.arraxmaani.arraxiimi.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.ajmaciina.mina.rusuli.bi.idnillaah.aammiin.yaa.rabbi

  • @AishaAli-p5v
    @AishaAli-p5v วันที่ผ่านมา

    Taksiluhu hadu somali yahay ya la amina???

    • @ftshmh4761
      @ftshmh4761 วันที่ผ่านมา

      Qofna!