MACALINKII AY JECLEED❤ MARKUU SXBTEED JECLAADAY OO GUUR KADALBADAY MAXAY KUSAMAYSAY LADIIFA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ส.ค. 2024
  • #qisas #channel #comedy #

ความคิดเห็น • 70

  • @nastexokhalid9439
    @nastexokhalid9439 10 หลายเดือนก่อน +4

    Naya ayaan indho waynee manta waa my dawadey waliba 2 xabo muufo ah Aya kugu cunay 😂😂😂 marki hore waan Ku dhageysan jiray 😂😂

  • @UbaxDheemaN-pl1hd
    @UbaxDheemaN-pl1hd 10 หลายเดือนก่อน +3

    Ayaaney waxn saxb kadhignya ninka wllshi sinay iga masayrinba hhhhhh 😂

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 10 หลายเดือนก่อน +2

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey

  • @FathiaFathia-un5xo
    @FathiaFathia-un5xo 10 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanallha allhayow adiagankamagangalayi sharodhan ☝🤲🤲🤲

  • @nimcoqulub4250
    @nimcoqulub4250 10 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanallah alla xaasisanaa xanuun bdnaa

  • @ruweydocraxman6092
    @ruweydocraxman6092 10 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanllah allow wax nasixra ha natusin aamiin allow sharto hana muutiyo aamiin yarabi

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 10 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid Labo Muqaal oo Dag Daga M.a Ayanteniya Noso Labatey Masha allh

  • @farhiya5072
    @farhiya5072 10 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs Abaayao mcn ayaan wallaashey mcn 😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AKAz369
    @AKAz369 10 หลายเดือนก่อน +1

    Indhawey wey isxureysoo weey noosoyacisay qisoyinka heey❤❤❤

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 10 หลายเดือนก่อน +1

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn

  • @Deeqaibrahim62
    @Deeqaibrahim62 10 หลายเดือนก่อน +1

    Waaw ayaney yakafican wlhy wan kugu farxay❤

  • @Sacaada-kb6kd
    @Sacaada-kb6kd หลายเดือนก่อน

    Ayaaney waarun ilaahow naga qabo kkkkkkkkkkkkk

  • @sadiyasadiya5503
    @sadiyasadiya5503 10 หลายเดือนก่อน +1

    Subxalllah xaasidnimod waa sheey aad uxun wlhi 😢🥹🥹👁️

  • @amiiraali2173
    @amiiraali2173 10 หลายเดือนก่อน +1

    Xaasidnimo waa shey aad u daran xasbullaah😢😢😢

  • @nacimanacima4981
    @nacimanacima4981 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaney aniga gibar diriskeyda eh an wxn ku arki marki an iska hor imadno hbbty ayay ii ledahy markan katagana ala tan necbiya oo nasib badana ay ii dihi dadki la jogi lee ishegi malin aniga kuqabte wn iska amusi

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 10 หลายเดือนก่อน +2

    Wlhi waa run naaguhu waxba iskuma quuraan hada kahor mid adeerkey dhalay inta aabahay idhahay saacid uur ayey leedahay mar kay dhshay oo umushi kabixiyey waxay keentay naayaa car qolka layr kiisa shido ninkayfaa rabtaa inay korin tadu kubadato naayaa car daaqada fur saan mugdi casharadii jaamaca ku baran jjfay ugu dambayntii ookiyaale aya la ii qoray aragaygii oo daciifay dartiis
    Ayaaney taas wayku daawataa
    Marar bdn arkay musiibo 😂😂😂😂😂😂

  • @AyanishAbdullahi-tx6fn
    @AyanishAbdullahi-tx6fn 10 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉 xabibti

  • @ikranadan4259
    @ikranadan4259 10 หลายเดือนก่อน

    asc ayaaneey cawa waxba maanta soo galin yutubka

  • @ikraamcali4271
    @ikraamcali4271 10 หลายเดือนก่อน

    Ayaan waa ku taageraa

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ku saliya NNK SCW SCW

  • @SurtaInamaxamad
    @SurtaInamaxamad 10 หลายเดือนก่อน

    Subxanalah allow noloshey na na tus oo nolol qof kale hami hanaga galin yarabi

  • @kamalali79
    @kamalali79 10 หลายเดือนก่อน +3

    اسك اختي ايان جبدون ايام تحياتي لك شكرا اختي ايان جبدون على الفيديوهات الجميلة التي تشاركها معنا دائما اختي ايان جبدون جزاكم الله خيرًا ويحفظكم امين.

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 10 หลายเดือนก่อน +2

    Ayaaney makaasoo fakaday muuqaalku galabta😂😂😂😂😂😂😂

    • @Sacdiyoaxmed-nt1vt
      @Sacdiyoaxmed-nt1vt 10 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂😂 Ani xitaa hada Lee Arkay waa mash quul Sanaa farxad 😂😂😂😂😂😂😂

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  10 หลายเดือนก่อน +2

      🤣🤣🤣🤣

  • @Laylaabdullahi12312
    @Laylaabdullahi12312 10 หลายเดือนก่อน +1

    ayan salama Caleykum maasha

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaan Qaali sharafay ❤❤❤❤❤

  • @Deeqaibrahim62
    @Deeqaibrahim62 10 หลายเดือนก่อน +1

    Bisinka ilahayw imaanka nosiyaadii beel hadeer maxay faaiday alx ani gaabdh farax san wanba ku farxa waxan dhaha ani hadii wax iso gadhan wan iska samri kara dadka inay murugodan majecli ilahay ba i arka

  • @UmalkheyrJama-xo2ie
    @UmalkheyrJama-xo2ie 10 หลายเดือนก่อน

    Subxanallaah

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 10 หลายเดือนก่อน

    Ayaney Waxa Jiro Dad Qalbiga Ka Baahan Waxbe Ma Quraan Saso Tahy wexe Iskala Dhigayan Saxibatah Qarabadada Afka Lagugu Qoslah Yaabka La Arkey

  • @ubaxxusein
    @ubaxxusein 10 หลายเดือนก่อน

    Ayaaney manta waa noo hagar baxday xppti gacmaha allaha ku barakeeyo

  • @xafsoaadan5076
    @xafsoaadan5076 10 หลายเดือนก่อน

    Ayaney gabaran saxip nahy walaqaba marka saxipkeda ayan marwalbo dhahaa gabdha saxibta aan rabaa iyadana wey ishegty naa marabi nin saxibtatey qabo ee cadi iskadhiga dhahay isagii qadka igalso hadlo mar mar wankaqariya ayada waxn isdhaha rerka haisku dirin asaba ushegayo gabdhii maser xifaltaney igula jirta mxan kusameyaa abyo sey uqanacdo xpipti plz iso jawb 😊❤

  • @munaAyaan
    @munaAyaan 10 หลายเดือนก่อน +1

    I miss 🎉you xppti ❤😊😊

  • @MaxamuudCabdi-sd3uk
    @MaxamuudCabdi-sd3uk 10 หลายเดือนก่อน

    السلام علیکم

  • @jamilo3021
    @jamilo3021 10 หลายเดือนก่อน

    Samaydaaa mahane
    Waa samaysaa xbbt

  • @sucaadmohamuud4148
    @sucaadmohamuud4148 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaaneey xabbti thanks waa noolasoo dheereysay ❤

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 10 หลายเดือนก่อน

    Wcs walaashey igu qaaliya ayaan cadeey maasha allaah allaha barakeeyo waan kusalaamay inbadan

  • @MaxamuudCabdi-sd3uk
    @MaxamuudCabdi-sd3uk 10 หลายเดือนก่อน +1

    ayaaney magaceyga wa raxma ani saaxibtey yaraanteyda 😢wxey ijartay maalinti an guursaday ilaa iyo hada ilama hadasho 12sano aya kaso waregatay sey iijartay ayan ana ujaray 👍

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  10 หลายเดือนก่อน +1

      Haku moodo

    • @nacimanacima4981
      @nacimanacima4981 10 หลายเดือนก่อน

      Sharteda ilahey gez haka mariyo abyo daad nocas eh aya jiro quf kale an farhad uquurin

  • @nimconalka4344
    @nimconalka4344 10 หลายเดือนก่อน

    Alla ayaanay wad naga farxisay ducaqabto sheekadan macankeeda ila beri waaban sugi laha kheyr Allah haku siiyo hadan casho karis gali raba 5daqiiqo kusoo kala tuura madamon ayan bilab dagaysanaayo thanks

  • @AzmaCabdi-qi8ku
    @AzmaCabdi-qi8ku 10 หลายเดือนก่อน

    Na ayaneyy ani way igu dhacday balse layma sirxin ee mid aqliyeysanba ley adeeg saday 😂 mid an wayo badan zxp isku dher ahyn aya waxan baranay 2ba nin markasay ilen midkaygi ka heshay asna wu la qabty dedna 90 ka ninka ayey icaydaa balayo iyo bas ka shegta sidan uga hadho kadibna wan ka dhahy kedina way kala hadhen ani iyo ki ay kawdi ayada is barten aya lys kaya baray adi kala badalasha mesha ka dhacdy hadana waxan nahy dad wada midobay oo ana carurban dhalay ayana sido kale lkn abees ayu ku noqday hada mar kasta dacwo iyo calacal la taganty alhe haw saqiro

  • @amranabdirahman8770
    @amranabdirahman8770 10 หลายเดือนก่อน

    Ayaan xbbti ilah hku deysto mar wlba kugu xiranhy❤

  • @fadimoabdirahman9125
    @fadimoabdirahman9125 10 หลายเดือนก่อน

    Sas waye bina adimkan mel loga badbado male

  • @Zahra-fq3fe
    @Zahra-fq3fe 10 หลายเดือนก่อน

    Wnku slaamay wllshy mcn

  • @Asia1htt
    @Asia1htt 10 หลายเดือนก่อน

    Gabdho ha ladiin dabo dhigtee waxa hadaba dhigiginina

  • @hamdiabdinoor
    @hamdiabdinoor 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaney wllhi anay igu dhacday saxibtay nin waxa so doontey m.a ah waxan raby inan shukansado lkn shaydanka iska naaray axllh hda arooskeda ayaa so dhow 😢😮😮

  • @queenbella5637
    @queenbella5637 10 หลายเดือนก่อน +1

    Mala iga soo horeyaaa in aan ani uhoreeyo aan umaleenayay😅😅😊😂❤

  • @Umumahamed1
    @Umumahamed1 10 หลายเดือนก่อน

    Fre dadka dadka daba dhigta😅 illahey shartina hana motiyo

  • @sayush520
    @sayush520 10 หลายเดือนก่อน

    Yaa Aallha ❤❤

  • @amrannuuribrahim4588
    @amrannuuribrahim4588 10 หลายเดือนก่อน

    Ayaney wanala shaqaysay thanks

  • @housseinmachallaharte2441
    @housseinmachallaharte2441 10 หลายเดือนก่อน

    Ayann gabdonn ❤

  • @QaalikaadKaad
    @QaalikaadKaad 10 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢

  • @user-eq3si8bm7e
    @user-eq3si8bm7e 5 หลายเดือนก่อน

    Abyo are San cml igu dhacdey😢

  • @MunoXuseen
    @MunoXuseen 10 หลายเดือนก่อน

    Asc abyo ayanah seithy❤❤❤

  • @SurtaInamaxamad
    @SurtaInamaxamad 10 หลายเดือนก่อน

    Qatar walahi bari galab le kugu ade gana lek waku sare wa sherga reye

  • @mohajama7381
    @mohajama7381 10 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @RiyaanAbuukar
    @RiyaanAbuukar 10 หลายเดือนก่อน

    😢

  • @Hamdamukhtaar-rf9gk
    @Hamdamukhtaar-rf9gk 10 หลายเดือนก่อน

    Asc ayaan walhi calosh ii hurty subxanaalh 😢😢😢😢

  • @subeydocabdiSubeydo-ov8lr
    @subeydocabdiSubeydo-ov8lr 10 หลายเดือนก่อน

    شكراً لك يا اختي ،👍🙊🙋🙋🙋🙋🙋🙋

  • @Xaawo6405
    @Xaawo6405 10 หลายเดือนก่อน

    Allow kuwa wax quuro nagadhig🤲free dhago hadalna waa arkoyaa🤣

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  10 หลายเดือนก่อน

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣 dhaga hadal xalaal ah dheh

  • @kamalali79
    @kamalali79 10 หลายเดือนก่อน +1

    Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon

  • @hamdiahmed1438
    @hamdiahmed1438 10 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc 10 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @MuwahibAbdi
    @MuwahibAbdi 10 หลายเดือนก่อน

    Keep going ❤❤❤❤

  • @Bilan_nura
    @Bilan_nura 10 หลายเดือนก่อน

    ayaan indho weyney wankuu jeeedaa inee shekada kugu socoteeeh anaganah nagudoo dal dal 🤣🤣🤣

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  10 หลายเดือนก่อน

      🤣🤣🤣🤣

  • @Amuuna40
    @Amuuna40 10 หลายเดือนก่อน

    Wuuuw maanta naaga iska dhegte jano gashooy teedakale sheekoyinka carabta weeba igu baxda cause cashir lee kabarane somali hada nahy noo soo ooy hee nin iyo naag isbursadey lee intaas waa kaftan maryooley hayga xanaqina ileen waxa labursahayo kamid ahee love you all gabshaheyga😊😊😂😂😅😅❤❤❤

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  10 หลายเดือนก่อน +1

      🤣🤣🤣🤣