@@aliawad9607 u aragtaa, sababtuna ?Abii Lahab iyo Abi Jahal waxey u arkeen Nabiga in uu dadka Lumin jirey, u arkaa hadey wax tareeso waa kaas, ninkaan haduu khaldan yahay oo adillo aad u haysid meesha soo dhig hadii kale ha ku dambaabin
shiikh wuxuu yidhi waxaa la dilayaa Qofkii Qofkii kale oo kaliya. oo miyaan dilay qofkii diinta ka baxa ee ridooba iyo qofka sinaysta ee meher xalaal ah soo marey?
afkaarta kala duwan waa lo baahan yahay, waana horumar la gaaray iyaadoon la is gaalaysiinaynin. waayo saxaabadi isku caqli iyo isku afkaar ma ahayn iskamaba saaye fahanka
Kolee ani ma ku kolsooni kishki maxaa yeelay markaso wuxuu difaacaa cadowga diinta Islamka Somaliyee Qofkaan iska ilaaaliya waa iga talo diinta qaab kaloow u fasiraaaa Allah kuma fidneeyo fadwadiisa umada islaaamka
adiga dhiig somali aa kugu maqan maxaa lagu dili waaye? ama sharciga dad ka kale uu qabtaa wa su\aal. tan kale waxaa tahay nin xagjir ah oo yahuud e elacag soo Siisay loo soo diray dhiiga somali inuu daadiyo. tuug tuug dhalay aa tahay waa in lagu guba ameesha laguugu arko
Masha alaah waad noo fã ideysay in badan anigu kuma jiro inta ku caynayso ilaahay baan ka magan galay aniga raali kama ihi qof Muslim in lacaayo
Maashaallaah Sheikh Kishki
Ilaahay ha barakiyo Sh Kishki
Maxaad rabtaa markaas?
Masha Allah
Ninkaan isagaa is xakumay subxaana allah
Kishki alle hasoo hanuuniyo hadii aan alle hanuun uqorin alle umada alle haka qabto
aniga wxan la yabaa oo fajac igu noqotay kishki mxuu u weraraa qofkii nabiga scw difacaya
Haddu shar qarsanayo Allaha ummadda ka qabto
Mul xid daalim subxaanalaah
Ooguyaraan laba nin iyo haweeney ayaa loodilay caayda Nabiga sallallaahu calayhi wasallama. Intey daliishaasi kaamartay.
Sheikh Xassan Uweys ayaa sifiican usharxay arintaasi ee wax faham waxyohow.
Allaha ku xifdiyo
Kishki asaa ah qaaain gaal ah nabiga scw ugafay imbadan
Fahanka ilaahay hakuusaxo hadiikalena eebe hanagakaaqabto
Kani miyaanuu aheeyn kii heesaha baneeyey subxaanallah?
Cayda Nabiga ayaa laga hadlayaa hees baad Ka hadleysaa, ilaajey caafiyo
Aduunka waxa ka socdo caqli yaridaada hees ayey kaaga dhagantahay, cajiib
Illaah baa Soomaali u maqan waa Juhalaa oon aan caqli yar aan laheyn sheekh Kishke aayad iyo xadiis ayuu idiin akhrinayaa man fahmeysaan waa cajiib
Waa tan aan layaabey
Sheeydhaan kishka ilaah umada haka qabto shubhada Oo faa finayo
Nabiga qofki agtisa Mara seef ba taqna adna khaain bad thy mufsid aha
Sh xasan daahir aya saxsan qofkii nabiga csw caaya waaladilayaa wuna ku gaaloobayaa wadadkaan kale war cidlo ah ayuu meesha kuhayaa iyo fitno ilen qofkasta aya nabiga csw cayaya hadu maqlo wadadkan warkiisa
kishik midkaan la dhoho ...bidaar Kish Kish haloo baxsho ...
Xasan daahir cawaan Dilaa ah waaye ee Aan Xishoon wili ku dhagan fikirkiisa xumaa ee waxshiga ahaa.
Jahil diinka beenina ayaa thy dadka ha qaldin gaalo ayey ahaayeen waxa cayayey lkn qofki muslim ah oo caya nebiga scw waa dil aanla cafin karin iyo qofkii sineysta oo 4 marqati lagu helo
Yaab mid walba sheekh baa la odhanaya
Anika waxa nahnay dad islam ah waxa ku dhaqmeyna diinta islamka iyo shareca islamiya
Dadkaan culimada sheeganayo runtii diinta ayaga isku galeesinayo o dhiigooda xalaaleesanayo aniga idinma dhageesaneeno sira dadkaa sirikartiin
Kishki Nabiga scw Nacebkisa muxu kuhela lacag
asc
Shiikhaan xadithka hoos ha uriixo lakiin kuwo waxaa jiraan quraanka hoos uriixo marka yaan lala yaabin ilhahey hana hanuunsho
Ninkaan ma waxuu banaynaa in scw la caayo axaadiista iyo qowlka culumadana aan la qaadan ?
Ma baneynin ee aayad Quraan ayuu kuu akhriyey oo aan ogalaneen ee caqli iyo cilmi aad Kula dooda mahaysaa?
@@affarokurz1486 ninkaan waxaannu arkaa nin lunsan dadkana luminaya
@@aliawad9607 u aragtaa, sababtuna ?Abii Lahab iyo Abi Jahal waxey u arkeen Nabiga in uu dadka Lumin jirey, u arkaa hadey wax tareeso waa kaas, ninkaan haduu khaldan yahay oo adillo aad u haysid meesha soo dhig hadii kale ha ku dambaabin
Aayadaha iyo xadiista uu kuu aqrinaya, hadaad in5aas kala soo baxdey Ilaah baa kuu maqan
Shekh cabduqadir waa in lataagero
Ma kishkaa isku dayaya shiikh xasan daahir aweys inuu doin kala doodo.
Xasan aways waxaa tahay dhiigya cab maato lays ah
Boqolaal qof oo soomaaliyeed ayaad dhiigooda qabtaa in aad noolaato xaq uma lihid
Waa in umada lagaa qabtaa waayo kooxdii xag jirka ahayd ee aad aasaastay ayaa ilaa iminka shaqacabka xasuusa
Takfiirnimo Waxa u dheer Waa Axmaq Stupitku
Csw❤️
shiikh wuxuu yidhi waxaa la dilayaa Qofkii Qofkii kale oo kaliya. oo miyaan dilay qofkii diinta ka baxa ee ridooba iyo qofka sinaysta ee meher xalaal ah soo marey?
+Pacific Printng Prss xadul saani ma aaminsano ninkan sxbow waa nin yaab leh
Dadka aan diinta aqoon waa in aan culumada ceyn ileen quraanba mayaqaaan
Dowladda farmaajo shaqo ka raadi , halkaas ayaa adokale anfacayaa
Kishka shaydaan baad tahay mar Un baa lagu soo qaban doonaa ,waa tabliiq shiica ah
caalim dhul gaalo deggan fstwa ma laga qaadan karaa sodiisaba?
Ninkaan ma aqaane ma isllaaxaa ,
Swc
Kishki yaa abuu lahab
Waxaa beenisey diinkeena wayo 2 qof ka badan ayaa diinku dilku xukumey
Subxanallah ilahy ba daadka tobada u baneyay e ma adaa xaran ka dhigaya war daka diinta ha ka qaldiin ashabaab yahow
Walee wixii nebiga caayey ma sahlana ee hatoobad keenan
Nebiga (csw)dad ayaa loo diley caydiisa mana banaanka ceyda nebiga
Dadka reer waqooyiga siiba reer burco ayaa markey xanaaqan nabiga caaya waa arin murogo leh. Laakiin ogoow dadka degan koofurta waa la qaxiyaa maalin walba iyagoo loo cuskanayo dowladda ayey taageereen. Iiga soo jawaab maxaa qaldan, mase Hawiye ayaan laheyn culimo naga difaacda wahaabiyo
afkaarta kala duwan waa lo baahan yahay, waana horumar la gaaray iyaadoon la is gaalaysiinaynin.
waayo saxaabadi isku caqli iyo isku afkaar ma ahayn iskamaba saaye fahanka
Magaca aawadato eeg markaad hadleesana fikir diinta dood magasho ilaa aad gaalo wax usharxeeso
Ducada uu dhahay nabiga a ku diceeystah waa daciif
Kolee ani ma ku kolsooni kishki maxaa yeelay markaso wuxuu difaacaa cadowga diinta Islamka Somaliyee Qofkaan iska ilaaaliya waa iga talo diinta qaab kaloow u fasiraaaa Allah kuma fidneeyo fadwadiisa umada islaaamka
Sh kishki baa saxan
adiga dhiig somali aa kugu maqan maxaa lagu dili waaye? ama sharciga dad ka kale uu qabtaa wa su\aal. tan kale waxaa tahay nin xagjir ah oo yahuud e elacag soo Siisay loo soo diray dhiiga somali inuu daadiyo. tuug tuug dhalay aa tahay waa in lagu guba ameesha laguugu arko
shydaan kishki
Culimo isku eekausiis batahy e culimada sharafta ha ka qadiin ninka so horeyow
Csw
War wax caaylayiraah maleh nebigu
Kishka ayaa saxan waxa uu shegaayo waa run waana xaq. Qolada wahaabiyada way qaldan yihiin goorwalba. Xasan Daahir waa ninkii unada laynayay dhiigoodana banaystay
Intaan comments bixineysa waxaad moodaa in ay yihiin kuwo cabiidiyiin u yihiin shibile iyo umul
Dayuuus kishka in lagu dilo ayaa waajiba eey yahaw
Ma adigaa abuuray maxaad u dileysaa.
Allaha kaa dhaafo gafkaas
Bloody murder, probably gacan ku dhiigle ayaad tahay Akhirana guruubka criminals ayaad ku jirtaa
Gaalkani isagaa u baahan in la salbiyo
Waa adika shiikha gaaleysinaye diinta maxad ka taqaanaa adika
Xasanoow soo ma aadan aheyn ninkii shabaab aas aasay walina taagero
MaashaAllah Kishki oo badan aan u baahannahay, wahaabiyiinta waxooda diin ma ahan ee waa qarax, dil,iwm. Ha leyska ilaaliyo wahaabiyiinta.
Maxaa cadeynayo ma hadal lajarjaray oo alshabaab u buunbuuniyay maa lagu gubaa xaafad dhan
Argigixiso sadan naga aamusiya wahabiyada ah 😃😃
Kishka alakunac duli mustashriq ah
Kishki markad somalia imaato wa lagu dili doona murtad bad tahay
Aqligiina ku fiiriya kulahaa war jahil diinku aqli maaha
Kishki ninka dhagaystaa kawaalan sxb raali ahaw ilaahayna utoobad keeeen
Maya Caqliga orod oo dad u dhiibo, no wonder
shiiq shibil iyo shiiq umul waa kaafiriin ee umada waa in laga qabtaaa
sheekh xasan daahir aweesoow soomalibadan ayaa kumaqan gacan taada oomuslimiinah marka makaayeeley naa in aadna soohorfadhiisato oomisana nawacdiso