Gabadh ilmo yar xadday, iyo Kiiskii ugu cuslaa ee ka dhacey Garsoorka Laascaanood.'Garyqaan Salaad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024
  • Miisaan: 'Gabadh ilmo yar xadday, iyo
    Kiiskii ugu cuslaa ee ka dhacey Garsoorka Laascaanood.'
    Garyqaan Aadan Salaad Seed
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

ความคิดเห็น • 14

  • @mussasheikh143
    @mussasheikh143 ปีที่แล้ว +2

    Waar waxad tidhi somaliland markey laascood QABSATEY! hadalka iska sax raaligalina ka bixi waayo somaliland cidna may qabsan dadka reer laascaanood iyo dhulkuba waa somaliland, waqtigaa aad sheegtayna si hufan ayaa loo soo dhaweyey dawlada, wax qabsi ahi majiraa.sharci yaqaan ayaad sheegatey dib ugu noqo.
    QABSASHO=WAA XOOG + MUQUUNIN AWOODED OO SHARCIGA BAAL-MARSAN.

  • @istaahilismail5117
    @istaahilismail5117 ปีที่แล้ว

    ( Bulshadu Wacyina ka hesho ) waa weriye itaalka dalkiisii jooga afsoomaali khaldana ku hadlaaya!!!!!!!!!!! Weedhani waa khalad waxaa sax ah ( Barnaamij kan waxaanu u qabanaynaa in aanu bulshada wacyi gelino) waxaad kaloo odhan kartaa ( Barnaamijkan waxaanu u soo jeedineynaa si uu bulshada wacyi gelin uugu noqdo )

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o ปีที่แล้ว

    Kkkk jalkii dhamaabey iibsatoo albaabka iskugu dhufatey

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 ปีที่แล้ว +1

    Garyaqaan Wiilka yar eed dhali karto maxaad walaal u leedahay da,da lama dafiro.

  • @markcaa2942
    @markcaa2942 ปีที่แล้ว

    Your background music reminds me that the Mohamed mooge liibaan Allah SWT haunaxariisto

  • @sahradiriye3026
    @sahradiriye3026 ปีที่แล้ว

    Subaxanalaa

  • @hassanfarah8417
    @hassanfarah8417 ปีที่แล้ว

    OGI OGI HADII WAXBA LAGU WAAYO EEDAYSAN MUDO SANAD KU DHOW U XIDHNAA FAL DANBIYEED LAGU SOO EEDEEYAY MA LEEYAHAY XAQ SIIN SHARCIYA, MUXUUSE XAQ U LEEYAHAY EEDAYSANE KASTOO BED LA'AAN NOQDAA?

  • @hassanfarah8417
    @hassanfarah8417 ปีที่แล้ว

    OGI OGI HADII AY BILAYSKA IYO XEER ILAALINTU AY MARIN HABAABIN LAGU SAMEEYO FAL DANBIYEED DHACAY OO SI QALDAN LOO MAAMULO SIDEE LOO MAAREEYAA.

  • @mohamodmohamod3574
    @mohamodmohamod3574 ปีที่แล้ว

    Maxaa sabab u ah in kiisaska crimeka ama denbi.culus sida dad la xaday oo kale loogu iibsan lacag.?
    Waxaa denbiyada fududaynaa sow lacagta maaha.

    • @markcaa2942
      @markcaa2942 ปีที่แล้ว

      Waa iimaanla aanta Faraha kabaxsan nolool taariikhedeena Deena maanta

  • @sabahsabrie1426
    @sabahsabrie1426 ปีที่แล้ว

    Ilmaha ma waxay rabtey in ay gado

  • @namiin3034
    @namiin3034 ปีที่แล้ว

    ACCDUBILLAH

  • @Bashatalents
    @Bashatalents ปีที่แล้ว

    Sababta askarta loo iibsanayaa waxba weydaan siin
    Hadaad mid kasta 2000 Dollar siin lahaydeen waloosan midna ficilkaa sameeyen 100 Dollar waa maxay shitty

    • @abdirahmanaidid1289
      @abdirahmanaidid1289 ปีที่แล้ว +2

      Kkkkkkkkkkkkkkkk wakhtiiga ay dhacday walalo wa xiili horee lakin maa jiira askari jooga kiniya somaliya somaliland d jabuti sudan oo qataa waxad soo qurtay kkk